Taariikhda Ururkii USC | Burburkii Dowladdii Kacaanka

  Рет қаралды 94,712

ITAAL MEDIA

ITAAL MEDIA

Күн бұрын

Пікірлер: 418
@NUUR_WADANI
@NUUR_WADANI 2 ай бұрын
Mudo ku dhow 4 bilood ayaan ku xidhanahay chanelkada xaqiiq waxaan ka faaidey tariikh badan waxaa sidi biyo qabow igu socda warbixinadada sxp waanku tageraa ee horey usoco❤ From jigjiga
@YasineApdallah
@YasineApdallah 2 ай бұрын
Marka hore mahadsanid ustaad mida kle so badi taariqda somalia ku saabsan
@nasir6916
@nasir6916 2 ай бұрын
ani waxaa ah yemeni waxan jognay 1991-2024 muqdisho whli waqti xanuun badan buu ahay allah umada somali ka dhulqaado ani iyo ehelkeena wax ma soo garan alx intii ku dhimantay allah unaxariisto 😢😢
@taamirsharif6716
@taamirsharif6716 2 ай бұрын
Msha allah ani dagaal afar bilood ayaan dhashey 1994 degmade ka degeneed muqdiso
@MohamedIbrahim-tl8tc
@MohamedIbrahim-tl8tc 2 ай бұрын
Kan ayaa na afcayo soo badi tarikhda madow ee jabhadii bila muqifka ahaa ee burburiyay dowladi umadana dhigay dowlad la.aan dhalinta Somaliyed ee aan aniga ugu horeyo ee ay qaxoti kadhigen
@farxiyadeeq8704
@farxiyadeeq8704 2 ай бұрын
Dawlada ayaa marka hore sababtay jabhadaha
@wolfgamming5148
@wolfgamming5148 2 ай бұрын
siyaad bare ayaa U sabab ahaa asagoo dagaalkaan sababay ayuub hadana waxii darood ahaa oo dhan intuu iskugu wacay ayuu dagaal kale Soo abaabulay
@abdikariin5471
@abdikariin5471 2 ай бұрын
Cuqdada wa caadi 😂😂😂
@YasincabdiQawle
@YasincabdiQawle 2 ай бұрын
Kuli findi cinda geel siyaad bare muxuu dadka kle u reebay isugu marku isku koopay madaxda wadanka
@YasincabdiQawle
@YasincabdiQawle 2 ай бұрын
Daarood down
@cade809
@cade809 2 ай бұрын
Ustaad waa ku baryeynaa taariikhahaan noo soo badi
@road-tech358
@road-tech358 2 ай бұрын
Nin wax bdn fahamsn golden vioce na leh guleyso wllkei laxawga somali jacaylka ❤️
@Abdikafi-Hashi
@Abdikafi-Hashi 2 ай бұрын
Wlhi sidaa u daawanayay ayeeba iga dhamaatay. Aaway dowlad isku sheega hada jiraan mee waxaan iskuulada ku dhigaan siiba dugsiyada sare iyo dhexe si jiilkeena danbe ee aan waxba soo arkin u baro dhibaatada ee leedahy duminta dowlad dhan ee ummad leedahay history waaye iskuulada halagu dhigo hana loo baxsho taariikhdii madoobeed ee dalka somaliya 😢
@asmahassan2247
@asmahassan2247 2 ай бұрын
Taarikhdaaan sidee iskugu xig xigaan nogu so gudbi macalin waan u baahanehe in aaan ogaano in aaan ogaano burburkeena
@mxmdismacil3813
@mxmdismacil3813 2 ай бұрын
Waa markii iigu horreysay ee aan wejigaaga arko macalin 💪🏻
@yousofosmanalikalay6607
@yousofosmanalikalay6607 2 ай бұрын
Migdigaan ku dhashay July 1992 ayaan Ilaa iyo just 2024 ku suganahay Wa nasiib daro marka aad adiga ubadkaaga taariikh xumo wadaag tihiin yaa rabbi yaa rabbi
@mohedshukri5675
@mohedshukri5675 Ай бұрын
Saaxiib Lecturer Aqoonyahan Daganaan Fahansiin intaas baad iskudarsatay maashaa allaah saaxiib Nin Waxbartay Baad tahay waligay video 1daqiiqo kabadan madaawan waayo soojeedintooda ayaanan kahelin laakiin kaada waan dhamaystay maashaa allaah sxb allaha kuxifdiyo taariikhda dalkayga ayaan kaabartay waxbadan
@ibrahimhusien9350
@ibrahimhusien9350 Ай бұрын
Wcs. Waa. Taariiq. Cajiib. Ah. Dad. Xun. Ayaa. Walaal. Aan. Noqonay. Intii. Dhimatay. Ilaah. Ha. U. Naxariisto. Aamiin. Aamiin
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 2 ай бұрын
Maasha allaah USC Guul❤
@safiahassanali1226
@safiahassanali1226 2 ай бұрын
allah ha unaxariisto marxuum madaxwaynihii hore ee somalia maxamed siyaad bare hero geesi ayuu wadani ayuu ahaa mumin ayuu ahaa wadani ayuu ahaa dal kama danbayn
@mohamedmumin-xt5uy
@mohamedmumin-xt5uy 2 ай бұрын
Niyo ninkaas ayaa sabab u eh burburka somaliya
@zhuap_xlvii
@zhuap_xlvii 2 ай бұрын
asagaana ka danbeyay in dadku kacaan Alle hajaneyee Kolba ma aqaan meshu kudanbeyndoonee kaligii taliskaa 🙌
@AbdullahiAbdirasakAli
@AbdullahiAbdirasakAli Ай бұрын
Haye ma cadayn kartaa qaabku uga danbeeeyay ​@@mohamedmumin-xt5uy
@lubex3486
@lubex3486 Ай бұрын
Aun, Wuxuu dalkiisa ka difaacayay addoomo u shaqaynayay Itoobiya
@Abdiwali_Hero
@Abdiwali_Hero 2 ай бұрын
Waa dhibaato na Soo dhaaftay waxana ha boon cashar Ina ka barano
@qorsheeye8631
@qorsheeye8631 2 ай бұрын
Waa Topic aad u xiiso badan Ustaad Aways Sharaf iyo Karaamo dushaada Alle haka yeelo.
@zakariyaali6075
@zakariyaali6075 2 ай бұрын
Mujaahidiin ayeey ahaayeen 🎉❤ ilahey ha u wada naxariisto
@Mr-Jama_Hazad
@Mr-Jama_Hazad 2 ай бұрын
USC WAXAY AHAAYEN Dad toos u ugaarsaday qabiilada daarod waqtiga ugu xumaa ee qabiilka Daarood dadkamida si arxandaro loodilay oo kabaxsan nidaamka dunida kadhacay ayna ugeeriyooden I'llaahay haunaxariisto aamin aamin waatana maanta maxay hayan😢😢😢😢
@jaasawicali5706
@jaasawicali5706 2 ай бұрын
😂😂😂
@mssdagan-c5r
@mssdagan-c5r 2 ай бұрын
Ilahy ayaa jaraya kuwii dhibkaa u gaystay beeshaas tankle hada bal maxay ka hayaan wixii ay u ordayeen iyagiiba maanta nafeey taagan
@cabduqaadirmaxamed1383
@cabduqaadirmaxamed1383 2 ай бұрын
Dilkaas dilbaa kahoreeyay 21sano Ninkii Hawiye iyo isaaq dilayay miyaa Ilowday
@Ladan_cidi-s3e
@Ladan_cidi-s3e 2 ай бұрын
Wallahi beentada mahan awowgey Aabe dhalay oo dhulbahante aha iyo labo wiil uu abti u ahaa oo mareexan ahaa waxaa dilay rag habargidir oo ceyr ah baa baar ubax oo mogadishu ah ku dilay hal wiilna waa inoo badbaaday indhacas baa la dhahaa ninkii dilay xamar dabaqyo ku leeyahay maanta alla mooryaana naarta ku waara reerkaasi dhan baa nacay markii aabahay aan ka maqlay sheekadas oo wuxuu yiri yaa tahay darood baan ahay baa lagu dili jiray inta badan dadka meedka awowgey afar biri buu barxada yaalay intuu bararay buu dilaacay😢 mogadishu waxay la qarxeyso waa magaalo umad badan si naxariis daro logu dilay🥺
@mssdagan-c5r
@mssdagan-c5r 2 ай бұрын
@@Ladan_cidi-s3e Haa wllo dadka dagaalamayey hadafkii ay u dagaalamayeen muusan u cadayn waayo maatada iyo dadka aan waxba ka ogayn siyaasada maysan dhibaateeyeen calaa kuli xaal qof walba dhibaataduu gaystay ilaahy ayaa kala xisaabtamaya
@AbdisalanMaxamed-th5ov
@AbdisalanMaxamed-th5ov 2 ай бұрын
Wll soo badi ilaahy haku saharfee banaamij yayda🙏
@amiinibrahim9761
@amiinibrahim9761 2 ай бұрын
Waxaan u baahanahay taariikhdan oo kale kuwii burburiyay dawladeenii noo soo badi waa taariikh murugo badan💔💔😢😢
@AkadiirafgaabDaahir
@AkadiirafgaabDaahir 2 ай бұрын
Mudane labo Arin waanu kaa cabanaynaa Maqnasha badan Muuqalada gaaban soo dheere muqaalka soo badi
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 2 ай бұрын
Zxp soo badi taarikhda dalkeena iyo wixii xumane iyo wanag aynu samaynay si annu u ogano waxa no wacan iyo waxa no xun sida qabyaladu anay naf ulahayn aways wad mahad santay❤❤
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 2 ай бұрын
Waadku mahad san tahay sida quruxda badan ee aad noogu hurtay wakhtigada qaaliga 🎉 Runti decementiydada waan yar yaraystaa si aanan uwada dhamaysan Waxa tahay best dc dhaman yutuberda somaliyed Nooso badi kuwaa camal ❤😮
@SomalianTime
@SomalianTime 2 ай бұрын
One of the best KZbinr nin wanagsan ❤❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
First comment horey u soco saaxiib mahadsanid nabiga alle ku saliya scw ❤❤❤
@moohaanmaanka6416
@moohaanmaanka6416 2 ай бұрын
scw
@mohazat5009
@mohazat5009 2 ай бұрын
Jazakallah kheyr sxb
@qisooyin.channel.m2
@qisooyin.channel.m2 2 ай бұрын
Abuu😢
@bashiircabdirashiid
@bashiircabdirashiid 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad aweys ❤❤
@abdulkadirmohamed2020
@abdulkadirmohamed2020 2 ай бұрын
best soomaali journalist i have ever seen.
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤
@Mrprimo617
@Mrprimo617 2 күн бұрын
Muhammad Sallalhu Alaihi Wasallam ❤️
@adenmohamed4874
@adenmohamed4874 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb wariye weyn aweys
@axmed4220
@axmed4220 2 ай бұрын
ZAAXIIP SNM SOO SAMEE BAL❤
@AbdihassanShaamow
@AbdihassanShaamow 2 ай бұрын
Cajiib Somalia 🇸🇴 taariikh waa soo Martay walle shacabka Somalia 🇸🇴 waa shacab adkeysi badan
@AbshirMaxamad-d2w
@AbshirMaxamad-d2w 2 ай бұрын
Dhowr mar ayaan ku arki jiray soomaaliya taariikh nooga samey
@ibrahimmusse7423
@ibrahimmusse7423 2 ай бұрын
Horay u soco aqoon yahan.....in kaston ku ragsano...🫡🫡🫡
@dheeredheeredheeredheere6637
@dheeredheeredheeredheere6637 2 ай бұрын
thanks mr aweys waxa tahay youtebar u qalma 1M iyo ka badan balse kuma qabyaalada iyo naceyb iyo dirka umada somaliyed baa heysa
@iM.YOTiNHO
@iM.YOTiNHO 2 ай бұрын
Thank you ustaad
@Mr-Jama_Hazad
@Mr-Jama_Hazad 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉waxaan itaal media kacodsanaya taarikhda Romanka inaad soogaliso oo diyaariso🎉🎉❤Guuleyso masuul
@BisharThe
@BisharThe 2 ай бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 2 ай бұрын
Shirkii burco iyo borama kasoo hadal ❤❤❤❤
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 ай бұрын
Itaal media waa best channel
@adenmohamed4874
@adenmohamed4874 2 ай бұрын
Best documentary of USC
@Zakariya0070
@Zakariya0070 2 ай бұрын
U S C waa Mujaahidiin ❤❤ inta dhimatay allaha u naxaristo
@xariiftuulo1598
@xariiftuulo1598 2 ай бұрын
Ma gaalo Bay ladagalyeen markaa leedahy mujahidiin Bay ahayeen eragya sharfan ee mujaahid hasuurad xumeen
@Mujaahid11
@Mujaahid11 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@Zakariya0070
@Zakariya0070 2 ай бұрын
@@xariiftuulo1598 ma ciil baa kaahayo
@ISMAILOMARALIOFFICIALLY
@ISMAILOMARALIOFFICIALLY Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mahamedaden4919
@mahamedaden4919 Ай бұрын
​@@xariiftuulo1598waxay la dagalameen gaalkii afwayne barre
@MaxamuudXassan-t5r
@MaxamuudXassan-t5r 2 ай бұрын
Ustaad taarikhda ceydiid uu geeriyoody Soo 1 aguast somhn
@Muwaxid10
@Muwaxid10 Ай бұрын
Ustaad So baadi Taarikhyadaan camal
@fiidowmrk
@fiidowmrk 2 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 2 ай бұрын
Madaxeayne mudane siyaad Alle ha naxariisto best president ever in Africa and Somalia aun
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
@abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 ай бұрын
Somalia ma ogi lkn Africa been ayaad ka sheegtay ama taariikhda ayaadan wax ka aqoonin
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Wallhi legend ayaad tahay
@claahigoohe3779
@claahigoohe3779 2 ай бұрын
Wllhi waa ayaan daro Waa nasiib xumo Waa qalbi xanuun wllhi
@apdirahman1433
@apdirahman1433 2 ай бұрын
Waa documentary aan wxbdan sugaynay ustaad 🥰
@ShaaficiMahadbanday-g8g
@ShaaficiMahadbanday-g8g 2 ай бұрын
Mahadsanis zxp waxaan ahay arday dhigta eductionka gar ahan histoyga wax badan baanka faiiday chanalkaaga waxaan ku xidhnaa 2 sano ❤
@rumaanmaxamud7236
@rumaanmaxamud7236 2 ай бұрын
Wllhi ilinta ayaan ceshni waayey dalkeeni inta la burburiyey ayaa cadow laysaga keen dhigay nasiib darro weli waxba maynan garan mana aynaan garaadsan 😢
@abdallamahamoud3590
@abdallamahamoud3590 2 ай бұрын
Inshalaah mar un walaga baxayaa
@jaaluud5395
@jaaluud5395 2 ай бұрын
Maasha alaah ❤❤❤❤sax goobjoog aan u ahaa halaagaas waloow aan aad u yaraa❤❤❤❤
@adenmohamed4874
@adenmohamed4874 2 ай бұрын
Best journalist in the world 🌎
@ruumi1665
@ruumi1665 2 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@MahadInhoAntonio
@MahadInhoAntonio 2 ай бұрын
Ma cafin dono kuwi nabaday qax io qaxooti io inaa noqono dad dalkoda qabiil ku bur buriyay😢
@abdikaniMustafa-bd4hy
@abdikaniMustafa-bd4hy 2 ай бұрын
Hore u soco itaal media
@SomalianTime
@SomalianTime 2 ай бұрын
Saxiib mida somalialnd ka soo hadal snm insha allah
@xuseenmaxamedyuusuf-e1j
@xuseenmaxamedyuusuf-e1j 2 ай бұрын
Al shabaab kasoo xadal sxb❤❤
@mohamedisse3993
@mohamedisse3993 2 ай бұрын
Thanks ustaad
@AbdiaziizAwhassan
@AbdiaziizAwhassan 2 ай бұрын
Zxpow tnx qaabka aad wax noogu gudbisay
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c 2 ай бұрын
Wadanka hawiye ayaa burburiyay manta maxad faaiideen qaxooti wada dabo madoow ayad tihin always darood wadani😢
@jaasawicali5706
@jaasawicali5706 2 ай бұрын
Adi ma dabo cadahay mida kale nolol nuce heystan soo 1 Milyan oo quf inan dilay kenya soo uma cararin maskiin 😂
@ajmala522
@ajmala522 2 ай бұрын
Nolol taada dhaanta tuu mujrimkii naku xukumayey dhaanta waa heesanaa adi camal qaxooti manahin
@Servant10
@Servant10 2 ай бұрын
Dalkaan adinkaa dumiyey malinkaad dolwad Demoqraadi ah afgambiseen ee naacda nagala taga waxaad bilowdeen ayaan dhameystirnay
@iidalabari3388
@iidalabari3388 2 ай бұрын
Aways xaajinuur soodadaji sxb dukmantariyada
@amoorecio362
@amoorecio362 2 ай бұрын
Plzz ino soo badi taarikh yada sidan o kle walal mr wlba kugu xiranahy allha ku dhawree❤❤❤😊
@fardowsaahmed3778
@fardowsaahmed3778 2 ай бұрын
Masiibadii maalintaa ku bilaabatay ilaa hada soomali way haysaa, qabyaladii maxaa laga dhaxlay balan is waydiino❤❤
@mssdagan-c5r
@mssdagan-c5r 2 ай бұрын
Xaqiiq wlhy dawladoodi ay kibirka u burburiyeen maanta maxay ka hayaan
@hassanrage2840
@hassanrage2840 2 ай бұрын
Shukran ustaad
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Tusaale. Qaddafi. Sadam. Siyad.
@MohamudAbdirahman-ep7su
@MohamudAbdirahman-ep7su 2 ай бұрын
Saxid cabdulahi yusuf wuxuu xilka hayey: 2004-2008
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
ima dhafan weyan. Video yadadu.
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 2 ай бұрын
wariye heer caalami ah ❤
@Allu_Abshir
@Allu_Abshir 2 ай бұрын
Ururada kale ku xiji wllo si aan wax badan ugu ogaano sooyaalka wadanka tani hadda waa bartay mahadsanid waan ku faaiday
@SomalianTime
@SomalianTime 2 ай бұрын
Waa isleenay illahow nacafi 😢😢
@MaxamedIbrahim-l1o
@MaxamedIbrahim-l1o 2 ай бұрын
ileen wuxu waxay ahaayeen dad etopian ushaqeynaya subxanallah
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Kaligii taliye. Wadankuu. Unaxayy.
@Drak-sl3qq
@Drak-sl3qq 2 ай бұрын
Somalia hanoolaato insha allh waaa Midopi doonaaa
@husseinabdille
@husseinabdille 2 ай бұрын
2024 seen nahay alow somalia u gargaar
@cabdigujipages9358
@cabdigujipages9358 2 ай бұрын
Mahdsanidin likta usara chanalka wu u qalmaa
@sadiiqtawakal
@sadiiqtawakal 2 ай бұрын
Aad iyo aad wariye somali dhalada qalad iyo saxna uga hasalay tariiqda,madow ee somalida laisku dirY
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Waynaga. Hosyan.
@MohamedIshakOsman
@MohamedIshakOsman 2 ай бұрын
Allah noo dhaliyo dowlad xoogan daacad ah shisheeye ka dhan ah markle
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 ай бұрын
Jabhaduhu waxay ku dhaliilan yihiin hadday dalka villadiisa galen inay madax noqdaan bay ahayd oo ay dhiiga baajiyaan
@Luqmaan-5
@Luqmaan-5 2 ай бұрын
Mahsind mzule inta dhageysnayy wxa ka fa idey qabil meel ma garsiyo
@EdMoh-b7y
@EdMoh-b7y 2 ай бұрын
Taariikhyahan iyo suxufi dhex dhexaad ah
@Kalayogow
@Kalayogow 2 ай бұрын
Iftiinka xoogaa saa,id waye xoogaa yarey Mahadsanid
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah 2 ай бұрын
Guuleyso wlllky😊
@mohazat5009
@mohazat5009 2 ай бұрын
Burburkii cuthmaniyiinta soo diyaari fadlan
@abdirahmanbestboy6637
@abdirahmanbestboy6637 2 ай бұрын
Soo badi bro
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 2 ай бұрын
Asc walaal waad mahadsan tahay waxaan kuu rajaynayaa cimri dheer iyo cibaado suuban,thank you bye bye
@XidigaXamar
@XidigaXamar 2 ай бұрын
Golden voice aweys aar
@Hassan_haji.
@Hassan_haji. 2 ай бұрын
Exactly 💯👍✍️
@abdullahimohamed5432
@abdullahimohamed5432 Ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته waan idin salaamay dhammaantiin waxan rabaa in aan idiin shego qofkii joogay ayaan ahaa wax yar oo dagaalkaas ka mid ah aniga ima seegin waan joogay الحمد لله ilaahena waa iga badbaadiyay haddii aan is Idaho ka shekey maalmo iska daye bilo Laguma dhameyn karo in ka badan tuban jeer ayaa madaxa ak47 la iga aaaray waxa iigu daraa maalin ay saacaddu tahay todoba saac oo duhurnimo anigu waxan Bashar ku lahaa suuqa bakaraha waxa waxan ka baxay bakhaarka wax ka yar hal daqiiqo waxa soo dhacay madfac waxa ku dhintay goobtaas in ka badan 50 qof oo aan aqaanay 35 ka mid ah dhiggii ka soo faniinay ayaa aniga roob camal dharkeygii u qooyay lagama shekenkaro wax yar ka dib waan ka soo tegay hal maalin iguma soo dhcin in aan ku Lambton ninkii u baahan shekadaas waan u haayaa ila soo xiriir inta aanan dhiman talefankana adigu is wedii
@CabaasXaaji-du6lz
@CabaasXaaji-du6lz 2 ай бұрын
Shukran sxb
@abdirahmanbestboy6637
@abdirahmanbestboy6637 2 ай бұрын
Thanks bro
@XassanaxmedXassanaxmed99
@XassanaxmedXassanaxmed99 2 ай бұрын
Wariye wanaagsan
@BukhariMohamed-sf6uz
@BukhariMohamed-sf6uz 2 ай бұрын
Walaal taariikhda dalkeena bilow ilaa dhamaad soosamee run ahaantii waan ku taageeraa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 ай бұрын
Dadka yagii xiligaas saqiirka ahaa amaba 2000 dhashay taariikh baan kaa faaiidney walal maa daama aanan xiligaas dhalan oo somaliya oo burbursan aan ku garaadsaney
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 ай бұрын
Golden voice you're legend
@MuxiAdan
@MuxiAdan 2 ай бұрын
Ku soco
@mahameddahir8813
@mahameddahir8813 2 ай бұрын
Musiibo noola soo diray ayay ahaayeen
@jaasawicali5706
@jaasawicali5706 2 ай бұрын
Usc halgamayal 🥰
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z 2 ай бұрын
thks
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,7 МЛН
How to Fight a Gross Man 😡
00:19
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 17 МЛН
When Cucumbers Meet PVC Pipe The Results Are Wild! 🤭
00:44
Crafty Buddy
Рет қаралды 60 МЛН
Qubrus Maxaa ka dhigay Jasiiradda ugu halista badan aduunka!
12:33
Waaberi Media
Рет қаралды 57 М.
Fidel Castro Hoggaamiyihii Cube ee la shirqoolay in ka badan 638
18:41
Taariikhda Burburkii & Kor-u-kicii Jarmalka
33:30
ITAAL MEDIA
Рет қаралды 85 М.
Xasuusta Maanta Oo Kale | 26 Janaayo 1991-dii Burburkii Qarannimada Soomaaliya
11:53
А я думаю что за звук такой знакомый? 😂😂😂
00:15
Денис Кукояка
Рет қаралды 4,7 МЛН