Taariikhdii Tataarka Qaybtii 8aad Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

  Рет қаралды 553,982

Baraarug Media

10 жыл бұрын

Kala Soco Muxaadarooyin iyo Duruus Cusub Channelkan Baraarug Media
kzbin.info
Sidoo kale ka Dhegeyso Quran,Tafsiir,Muxaadarooyin iyo Kutub www.baraarug.net

Пікірлер: 247
@MaxamudCarab-kg4po
@MaxamudCarab-kg4po 9 ай бұрын
ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎
@najmanajuu2861
@najmanajuu2861 4 жыл бұрын
Maanta oo la joogo dunida islaamka ahi waxay u bahantahay Najmuddiin ayuubi iyo Qidis oo miiran, wayse ku dhex jiraane idamka Alle ilahay ha ka soo saaro.
@sahragamadiid8161
@sahragamadiid8161 5 жыл бұрын
Ilhy ha ka abaal mariyo Culimada muslimiinta cilmigay soo gudbinayaan
@ifrahfarasle5497
@ifrahfarasle5497 6 жыл бұрын
Ilahay dartiis ayaan kuu jeclahay sheikh mustafe ❤️ ilahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiro
@RIYAALRIYAAL
@RIYAALRIYAAL 3 жыл бұрын
I do admire the stories of Sh. Mustafa. May success and happiness be all to him
@cabdalladuqow9219
@cabdalladuqow9219 2 жыл бұрын
Amin
@waliidbarre417
@waliidbarre417 5 жыл бұрын
Mshalllah shekh mustafe ilahey haku xifdiyo wyo taariikhdan cidkalo ka shekaysa oo adiga aheyni majirto ilahey wxan ka bryaya inu cimrig ku barakeyo Aakhirana jannada
@waliidbarre417
@waliidbarre417 5 жыл бұрын
Sayfudiiin qudus alllah yarhamak halyeey
@ninkarmeed4220
@ninkarmeed4220 3 жыл бұрын
Markuu Qutuuz Yiri “ YAA MUSLIN AHEEY “ waan jiricooday waan qiiroooday waxaan halmara jeclaystay inaan maalinkaas kujiri lahaa kuwaas Qutuz dagaalka kula jiray safafka muslimiintana maalinkaas taariikhiga iyo masiirigaba ahayd. Sidoo kale waxaa mangol ka lasocday Arminian giriig iyo Iranian aan badnayn oo u dagaalamayey saasoo aytahay muslinku waa ujilibdhigeen waxayna halkaas ku burburiyeen riyadii mangolka ee ahayd inay masar qabsadaan kadibna makka iyo madina sidoo kale marqib iyo maroko ilaa ay Europe kasoo galaaan Spain kadibna France ay galbeed kasoo weeraraan. Lkn waxaa badbaadiyey maalinkaas muslimiin tiro yar. Masha allah.
@imanshegow7204
@imanshegow7204 8 жыл бұрын
1- حديث أَبِي بُرْدَةَ بْنِ عَبْدِ اللَّهِ أَنَّ أَبَاهُ حَدَّثَهُ أَنَّ النَّبِيَّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ كَانَ إِذَا خَافَ قَوْمًا قَالَ اللَّهُمَّ إِنَّا نَجْعَلُكَ فِي نُحُورِهِمْ وَنَعُوذُ بِكَ مِنْ شُرُورِهِمْ " رواه أبو داود 1537 وصححه الألباني في صحيح أبي داوود 1360 . 2- وعن ابن عباس رضي الله عنهما أن رسول الله صلى الله عليه وسلم كان يقول عند الكرب : " لا إله إلا الله العظيم الحليم ، لا إله إلا الله رب العرش العظيم ، لا إله إلا الله رب السموات ورب الأرض ورب العرش الكريم " رواه البخاري 6345 ومسلم 2730. 3- قال صلى الله عليه وسلم : " كلمات الفرج لا إله إلا الله الحليم الكريم ، لا إله إلا الله العلي العظيم ، لا إله إلا الله رب السموات السبع ورب العرش الكريم " صحيح الجامع الصغير وزيادته (4571) . 4- كان النبي صلى الله عليه وسلم إذا غزا قال : " اللهم أنت عضدي وأنت نصيري وبك أقاتل " رواه الترمذي 3584 وصححه الألباني في صحيح الترمذي 2836 5- وقال صلى الله عليه وسلم : " ألا أخبركم بشيء إذا نزل برجل منكم كرب أو بلاء من أمر الدنيا دعا ففرج عنه ... دعاء ذي النون : لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين " وفي رواية " لم يدع بها رجل مسلم في شيءٍ قط إلا استجاب الله له " صحيح الجامع الصغير وزيادته (2065) . 6- وكان رسول الله صلى الله عليه وسلم يعلم صحابته من الفزع كلمات : " أعوذ بكلمات الله التامة من غضبه وشر عباده ومن همزات الشياطين وأن يحضرون " رواه أبو داود 3893 وحسنه الألباني في صحيح أبي داوود (3294) . 7- قال رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ دَعَوَاتُ الْمَكْرُوبِ : اللَّهُمَّ رَحْمَتَكَ أَرْجُو فَلا تَكِلْنِي إِلَى نَفْسِي طَرْفَةَ عَيْنٍ وَأَصْلِحْ لِي شَأْنِي كُلَّهُ لا إِلَهَ إِلا أَنْتَ " رواه أبو داود 5090. وحسنه الألباني في صحيح أبي داوود 4246 . 8- وكان إذا كربه أمر قال : " يا حي يا قيوم برحمتك أستغيث " وفي رواية : " إذا نزل به همٌّ أو غمٌّ " صحيح الجامع الصغير 4791
@cabdinaasir5221
@cabdinaasir5221 3 жыл бұрын
Aad iyo aad shukran
@sacadcabdilahi9436
@sacadcabdilahi9436 8 жыл бұрын
مان شاء الله Ale ha inoo xifdiyi sh mustafa
@ZuhritaShAelmi
@ZuhritaShAelmi 6 жыл бұрын
Maansha allaah sheekh mustafe jazaakalaahu khayran ماشاءالله شيخ مصطفي حاج بارك الله فيك
@xulkacaashaqa9032
@xulkacaashaqa9032 8 жыл бұрын
Maashaalah maashaalah maashaalah ilAahay haku xafido Sh mustafa x ismaaciil haaruun
@jeelemacalin2196
@jeelemacalin2196 2 жыл бұрын
15342
@khadarjama4813
@khadarjama4813 5 жыл бұрын
Allaahu Akbar Allaah mualif beyna quluubi muslimiin aamiin
@faadumocaddeeyqalbisan6963
@faadumocaddeeyqalbisan6963 11 ай бұрын
Hada kahor ayaan kamaqlay Walalkey asoo dhageeysanayo Qalbigeega wuukabixi waya Waanraadiyay Lakin Anoo qisooyinkale raadinayo ayaan hela Alxm❤️‍🩹👋❤️‍🩹💟
@maxamedsiyaad8552
@maxamedsiyaad8552 6 жыл бұрын
Macha allah sh mustafe xaaji ismacil allah ha ka jaa is siiyo sida aad noo soo gaadhsiisay tarikhda islamka illaahay ha ka abaalmariyo
@gaabkayare336
@gaabkayare336 4 жыл бұрын
M,a allh shiekh Mustafa allha kudhowro
@jaamacgeele8676
@jaamacgeele8676 5 жыл бұрын
jazakalaahu khayr sh mustafe
@sharmaarkealvaromorata5460
@sharmaarkealvaromorata5460 5 жыл бұрын
Alla yacasak sh.MuzTaPhe
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 5 жыл бұрын
Ilahay sheekha cimrigiisa cafimaad ha udhereya
@nuurcumar8122
@nuurcumar8122 8 жыл бұрын
مانشاالله جزاكالله خير sheikh raabi haa kaa jaa iza siiyo
@rashkabindhajka4971
@rashkabindhajka4971 5 жыл бұрын
Shukran sheekh mustafa
@abdihakimmbakri6798
@abdihakimmbakri6798 5 жыл бұрын
Mncha Allah sheikh mustafe Alle ceebahaga ha Asturo awlaadana haku barakeeyo angna Allaw noo Barakee
@abdikhaliqawil
@abdikhaliqawil 5 жыл бұрын
العز بن عبدالسلام. رحمه الله.
@zaakirsomali1
@zaakirsomali1 4 жыл бұрын
Aakhiro iyo aduunyapa guulayso alle ducada anagana hanoo aqbalo sheekh mustafe ismaacil haaruun
@zupayrcabdirahman8320
@zupayrcabdirahman8320 5 жыл бұрын
mzha allaH sh aleH Ha ku xaviDo
@bashiirmawliid3321
@bashiirmawliid3321 6 жыл бұрын
maanshaa allaah sh mustafe illahy cimriga ha kuu barakeeyo
@rakiaali5830
@rakiaali5830 6 жыл бұрын
Kapot skeer
@mohamoudabdihassan3980
@mohamoudabdihassan3980 4 жыл бұрын
Mansh allah sheekh mustafe illahay caqliga hakuu barakeeyo
@Rageahcade114
@Rageahcade114 6 жыл бұрын
Masha Allah sheikh mustafa illahey cimrigaada ha dheereeyo illaahow gnti hrmr frfrnto iiga dhg eebow eebow
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
الله يرحمك يا سلطان قطز
@wirbax48
@wirbax48 Жыл бұрын
sh.mustafe Allah dartiis ujeclahy 💯☝️
@yarejr5315
@yarejr5315 6 жыл бұрын
ALLAHA KU XIFDIYO SH MUSTAFE X ISMAACIIL
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 4 жыл бұрын
Maansh allh maansh allh weeye
@bedelabdirahman6567
@bedelabdirahman6567 8 жыл бұрын
jasakumuluhu qayr shikh mustafa alha kubarkeyo
@h.e.dahirabdikadir9260
@h.e.dahirabdikadir9260 4 жыл бұрын
رحمة الله العز ابن عبد السلام
@yusufahmef2774
@yusufahmef2774 5 жыл бұрын
mocHo allH ilaahay haka abaal mariyo wahaad Tahay sheekha kaliya kaaso nagu dheeri galiya Nolozhayda mid aduunyo mid aakhiroba
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 5 жыл бұрын
Maasha allaah sheeq Mustafa xaaji xafidahulaah
@GABAYSIDE
@GABAYSIDE Жыл бұрын
Dar alle kujeclahy sheikhenah
@mustafcabdi7405
@mustafcabdi7405 2 жыл бұрын
السلام عليكم شيخ مصطفي جزاك الله غير وحفظ ك الله
@hamseabdi2184
@hamseabdi2184 5 жыл бұрын
Ilahay hakuu siyadiyo cilmigaga .somalina dad cilmi leh oo badan ilahaw usoo saar
@halimahbarre7061
@halimahbarre7061 6 жыл бұрын
Asc shiiq mustafa xaaji Ismaciil Jazaaka allah qeyr janatul faddowsa allah swc ha kaa waràbiyo
@osmanabdiarab6811
@osmanabdiarab6811 4 жыл бұрын
Mashallah Allah haku xafido shiikh mustafa
@umuhamza1551
@umuhamza1551 8 жыл бұрын
jasaakalaah sh mustafa markaan dhagaystay waan ilmeeyey waayo soomaali way hurudaa dhulkii galadana waxaa loo qaatay jano caruurtooda iyo naagahoodana qaxootigaa laga daldashaa waayo gaalo khiyaa madeedu waa fogtahay lamase oga,
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964
@limanilmulkuyomlilaahilwax5964 6 жыл бұрын
ayan gurxan walaashay waxaad tahay walaal aaad u caqli badan aragtideeduna aaad u fogtahay mashaaa allaaah tabarakallaaah allaaah haku barakeeyo hadalkaaagu aaad ayuu iigalay aadna waaan u jeclaaday ilaaahay wixiii inoo khayra haynagu ilhaamiyo walaashay
@amaaryare9985
@amaaryare9985 6 жыл бұрын
riweyd
@xafsoahmed3013
@xafsoahmed3013 6 жыл бұрын
Feker Saliima Oo XaqiiqaH Wlshey Rabbi Garabkeena Hagalo Quluubta Muslimiintana Hamideeyo Fajarada Kursiga Xoojisanayna Kuwa Halyeeyaa Haynoogu Badalo
@najmamohmed1875
@najmamohmed1875 6 жыл бұрын
Caamir Deeq Nacz
@ifrahfarasle5497
@ifrahfarasle5497 6 жыл бұрын
Waa hadal xaqiiq ah walashey
@abdikhaliqawil
@abdikhaliqawil 5 жыл бұрын
Jassaaka llaah. Sheekh Mustafe X.Ismail Harun
@ruwaydazhafi2509
@ruwaydazhafi2509 5 жыл бұрын
Taarikhadn aad bn ujecelahy Illhy ha ubarakeyo sheekhena sh mustafe x ismaacil Haarun
@aweyscabdule8763
@aweyscabdule8763 10 жыл бұрын
Masha alah ilahau qayr hasiiyo shikh mustafa haruun
@cismaanboqormaxamuud5305
@cismaanboqormaxamuud5305 Жыл бұрын
Waagaad qoraysay qoraalkan waxaan jiray 8 sano 😪😭 school kana class 1 baan ahaa
@hassanmaxamud-tr1yz
@hassanmaxamud-tr1yz 11 ай бұрын
جزاك الله شيخنا مصطفي حاج إسماعيل
@dahirahmed7526
@dahirahmed7526 7 жыл бұрын
masha allaah sh mustafe allaah hakuu naxariisto aduun iyo aakhiro
@TK-fe2me
@TK-fe2me 7 жыл бұрын
Masha Allah, Sheikhana Mustafe, Qudus Hogaamiye Mujaahid Islaami ah ayuu ahaa.... ALLAHA NOO GEEYO.
@jacfarmaxamed5099
@jacfarmaxamed5099 4 жыл бұрын
Ilaahay hakuusiyaadiyo Cilmigaaga
@daauudmukhtaar4759
@daauudmukhtaar4759 5 жыл бұрын
Jasakallaaah Sh mustafe ilahay haku sharfo
@engatam4746
@engatam4746 7 жыл бұрын
SH.MUSTAFE XAAJI ISMACIIL HAROON. JAZAAKALAAH ILAAHAY HAKU XIFDIYO AAKHIRO IYO ADUUNBA. oo Ilaahay cimrigaaga Cilmigaaga iyo Caafimaadkaga hakuu siyadsho
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 7 жыл бұрын
sheikh mustafe alle ha kaa raali noqdo ani intii islaam ah aalllee xaqa hana tusiyo
@habiibohilowle1923
@habiibohilowle1923 6 жыл бұрын
Masha allaah sheikh mustafa
@khadarjama4813
@khadarjama4813 3 жыл бұрын
Dersigan Allaaha fahmsiyo musliminta calamka o dhan gaar ahaan umada somaliyed
@ismailazonto768
@ismailazonto768 6 жыл бұрын
Sheekh dhanyaro badan ayan halkan ku jognaa cawa ay dhageeysteen qalbigoda uu ilmeyey noso duceyaa
@ifrahdalmah8167
@ifrahdalmah8167 5 жыл бұрын
Allah haydinka jazaa il siyo
@officialmuniir9449
@officialmuniir9449 4 жыл бұрын
@@ifrahdalmah8167 l
@somalitiktokfans8165
@somalitiktokfans8165 3 жыл бұрын
@@officialmuniir9449 my m mmm I
@abdirahman8213
@abdirahman8213 5 жыл бұрын
Tarikhda marki uhoreysan dhagaysto waxay ahayd 2016 ki ayey ahayd ilaa imka oo laga joogo 2 sanno kama xiiso dhaco dhagaysiga cibradan cajiibka ah ee so martay aduun waaynaha . Alleh haka abaal mariyo shekh
@ruwaydazhafi2509
@ruwaydazhafi2509 5 жыл бұрын
Jacfar rashiid wlloh isku Mid bn nahy wll
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
الله يحفظك يا الشيخ مصطفى حاج اسماعيل
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 5 жыл бұрын
Qudus waa hogaamiye ku dayasho mudan qisadiisuna wa cajiib
@ibnucukaashe196
@ibnucukaashe196 6 жыл бұрын
Mansha Allah sheikhna allaha xafidiyo
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
الله يرحمه عز الدين إبن عبد السلام
@abdinuurmohamed1976
@abdinuurmohamed1976 7 жыл бұрын
Jazakallah sh mustafe x ismcail waa taariikh saamayn badan leh sheekhuna si xikmadaysan ayuu uso jeediyey dhamaan silsilada muxadiradu
@quuleibraahin2952
@quuleibraahin2952 7 жыл бұрын
illahay hakuu siyaadiyo cilmiga
@hamseahmed9532
@hamseahmed9532 7 жыл бұрын
mansha allah
@nadifoabdi8621
@nadifoabdi8621 5 жыл бұрын
Aamin yaa rabi shiikhena ilaahow noo daa from butlan iyo from somaliland waa majirto waa shiikh soomaliyey shiikh musliimiinta ilah Hala abaalmariyo shiikheena waridkana iyo adi iyo ehelkaga iyo muslimiintaba alha xafido anaga kuwii janadada qabta ilaahow naga dhig aamiin yaa rabi shiikhena bara ku laah mashaa alah ilaahow hana fidnayn
@dhafearaale3933
@dhafearaale3933 4 жыл бұрын
Jazaakallah
@user-uc3rv1bt4m
@user-uc3rv1bt4m 8 жыл бұрын
masha AllAh sh mustafe xaaji AllAh kuxifdiyo Allh cimrigaga dheereyo cilmigaga AllAh ku anfaco umada mansiladi ibnu cizi c.salan ayaad nootaagantahay anaga lkn dowlad mahaysano iyo cidi garanlahayd qiimaha culimada AllAh ayan karajaynaynaa
@charleschaplin454
@charleschaplin454 7 жыл бұрын
أم عبدالرحمن wlloh inaad dagaal wax ku xaliso mahaa jihadku balse waad kuxalin karta inaaad qofka galka aad caqidada uu sheegto oo aad afka uga shegto aya ka wanagsan inaad dagalanto
@aischahussein7530
@aischahussein7530 6 жыл бұрын
Maasha allaah
@user-sl7fk8ok8w
@user-sl7fk8ok8w 4 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤
@sacdaismanjamac5246
@sacdaismanjamac5246 4 жыл бұрын
Makaxiiso go inaan dhagaysto maxaadiradan
@cabdiaabi6619
@cabdiaabi6619 2 жыл бұрын
@@sacdaismanjamac5246 L plppp lppplplppp pp00
@cabdiaabi6619
@cabdiaabi6619 2 жыл бұрын
L0p0 0l0l
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 жыл бұрын
119 dislike yidhi waa munaafiqiintii faasiqiintii ( kuwii shaadhka la bixi jirey ee reerkasta oo somaliyeed ku jirey lkn aaney weli somaliyi fahmin )(maayii la jooji)( cilmiyada qaldana Somali iyo Islam kaba kuwaday long time ) Allah wuu arkaa wax kasta subxaanallah nooloow Shekh mustafe Allah yaxfidak adigiyo scholars kaleba
@ramlaabdijamac1239
@ramlaabdijamac1239 6 жыл бұрын
like yan lala dhafin fadlan video
@nawaalmohamud9452
@nawaalmohamud9452 7 жыл бұрын
masha allah jazakallahu khayr sheekhunaa musdafa xaji ismaacil
@abdikaniabdirahman8073
@abdikaniabdirahman8073 6 жыл бұрын
Jazaakalaahu kheyran
@masculinezaylin1349
@masculinezaylin1349 8 жыл бұрын
ماشاءالله شيخ مصطفي حاج بارك الله فيك
@suleimanali7378
@suleimanali7378 7 жыл бұрын
Masculine Zaylin
@abdulahiahmedraage7113
@abdulahiahmedraage7113 7 жыл бұрын
mansha allaah
@faadumojaamac2489
@faadumojaamac2489 4 жыл бұрын
Ale cilmiga ha kuu siyaadiyo sh
@odaykasheekee6929
@odaykasheekee6929 4 жыл бұрын
Jazakalah
@cabdiqanidalqo3411
@cabdiqanidalqo3411 8 жыл бұрын
sheekh jasakalah khayran
@siciidaxmed8928
@siciidaxmed8928 3 жыл бұрын
ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO ILLAAHAY MUSLIMKA ha GUULEEYO
@isaknakeye6935
@isaknakeye6935 3 жыл бұрын
Ilaahada Waan dhagaystaa tariikhdaan 🙏🏽 allaha kubarakeeyo shiikh
@abdirahmanyaya3969
@abdirahmanyaya3969 5 жыл бұрын
Ma sha Allah
@user-dw8pb1jf8w
@user-dw8pb1jf8w 7 ай бұрын
AllH Baku BarakeyO ❤
@user-sx8pt6kz4x
@user-sx8pt6kz4x 6 ай бұрын
Masha Allah Allow cilmiga kuu barakee
@alia928
@alia928 7 жыл бұрын
Manshallah sheikh mustafe
@ismaaciilaxmed7599
@ismaaciilaxmed7599 6 жыл бұрын
masha Allah sh mustafe alle xafido
@halimahbarre7061
@halimahbarre7061 6 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته جزاك الله خيرا بارك الله فيك شكرا لك شيخ مستفي
@ahmedti1955
@ahmedti1955 6 жыл бұрын
Jasaakalaah sh Moustafa
@abdiaziziali6562
@abdiaziziali6562 5 жыл бұрын
masha allh sh.mustafe jazakaaalh ❤️
@user-nm3mu4fg2s
@user-nm3mu4fg2s Жыл бұрын
Maansha alaah sheekh mustafe ❤
@kheyrjecel58
@kheyrjecel58 9 ай бұрын
Sheekheena musdafa ilaahey hannoo barakeeyo
@daahirfarhan7662
@daahirfarhan7662 6 жыл бұрын
tariikh wanag san masha allah
@al_cadaalamedia642
@al_cadaalamedia642 7 жыл бұрын
masha allah
@zhucaybalcantara2002
@zhucaybalcantara2002 4 жыл бұрын
Mansha alah❤
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 4 жыл бұрын
Sheekha uduceeya alle haku xifdiyo
@ramlaabdijamac1239
@ramlaabdijamac1239 6 жыл бұрын
imam quudus allah unaxaristo gacantisa iyo aqligisa ayu alle wakhtiga islamka kaga badbadiyay taatarka
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 5 жыл бұрын
Mujaahid qudus Alle ha ka abaal mariyo Abaalku islaamka u galay
@cabdicaziizaabi3222
@cabdicaziizaabi3222 7 жыл бұрын
alle ha kaaaa abaal mariyo sheekh
@axmedali2695
@axmedali2695 6 жыл бұрын
Cabdi Caziiz Aabi
@axmedali2695
@axmedali2695 6 жыл бұрын
Masha allah
@cabdulahiaxmed5882
@cabdulahiaxmed5882 4 жыл бұрын
Xafidahu laaah sheeq mustafa
@mohammedhassan8978
@mohammedhassan8978 2 жыл бұрын
M.A Allah hanagu canfaco cilmiga aan ka faaidney Sh . Allah haka ajer siyo
@jamacclaahi3012
@jamacclaahi3012 3 жыл бұрын
alle cimriga hakuu dheereyo sheekh mustafe ismacii x haruun
@abdifataahrashiid7386
@abdifataahrashiid7386 7 жыл бұрын
baaraka Allah sheekh
@haadiahmed3132
@haadiahmed3132 3 жыл бұрын
Waa markygii 3 dexaad ee an ku cel ceshanyo taariku tataar
@mohamedahmedmohamed5722
@mohamedahmedmohamed5722 9 жыл бұрын
شيخ مستفي جزاك الله خيرًا وبارك الله لك
@khalidabdullahi1346
@khalidabdullahi1346 5 жыл бұрын
صحح اسم الشيخ يا أخي..أكتب شيخ مصطفى
@habibaadan9633
@habibaadan9633 2 жыл бұрын
🥶👹💥✋🤘👈👌👁👀🤷‍♂️🧏‍♂️🤷‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🐕🐈🦮🐕🐶🐶🦧🦍🐒🐵🐈🐱🦝🦊🐺🐩🐕‍🦺🦄🐎🐴🐆🐅🐯🦁🐷🐄🐃🐂🐮🐮🐯🦁🦁🐷🐄🐃🐂🐮🦌🦌🦓🐷🍡🦑🦀🍩🍪🍩🥦🍆🥔🥕🥨🥖🤐🤐💌💞🥰💗💜🍍🍌🍋🍊🍉🍈🍆🍇
@suldankacade1203
@suldankacade1203 4 жыл бұрын
شيخنا حزاك اللة خيرا
@ridwaanmaxamed4047
@ridwaanmaxamed4047 2 жыл бұрын
Jasakalaahu kheyr sh. Mustafe
@user-iz4uh6jk3b
@user-iz4uh6jk3b Жыл бұрын
Imikaynu sugayaa warkii farxada lahaa iyo tataar oo dhulka lala jaro ♥️