TAARIIKHO CAJIIIB AH || ISLAAMKA IYO SOOMAALIYA | MAXAA LA SOO MARAY ? || Sh Xasan Xuseen

  Рет қаралды 44,996

Daacad Production

Daacad Production

Күн бұрын

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- www.facebook.c...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Пікірлер: 85
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 4 жыл бұрын
👍👍👍MASHAA ALLAAH SH. XASAN XUSEEN si cilmi yaysan oo Qodobaysan ayuu uga sheekeyey BARAARUGA islamaaka cusub ee soomaalida. RABBI CIMRIGII HA BARAKEEYO
@fahdinhocabdinasir8660
@fahdinhocabdinasir8660 2 жыл бұрын
Maansha allaah allaah cimri dheer iyo cibaado suuban allaha ku siiyo jinatul fardowsa allaha kugu irsaaqo insha allaah
@ilyas9555
@ilyas9555 4 жыл бұрын
Mahadsanidiin Sh Xasan Xuseen iyo culimadii kale.
@fadumoaddow5228
@fadumoaddow5228 4 жыл бұрын
Maashaa Allah ilaah ha ku xafido adeer si fiican ayaad uga hadashey ilaah ha unaxariisto sheekh.maxmad macalin
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Anigu waxaan jiraa 62 sanad Sheikh Hassan Hussein waan isnaqaanaa waxaana markhaati ka ahay waxa u Sheikha sheegay in ey runtahay Allah ayaan karajeyni in dhamaanteen jannada nagukulmiyo.
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
الحمد لله...حفظك الله وجزاك الله خيرا. Aad baad umahadsantihiin Daacad Production, Ilaahay subxaanah ha idiin sahlo umuurihiina.
@zowdasweety9712
@zowdasweety9712 4 жыл бұрын
Mnsha laaah sheekh xasan xuseen alle hku barakeeyo adeer❤️🥰
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 4 жыл бұрын
Maanshaa Allah sheekh ilaahay idinkama lumiyo ajarka aad shaqaysateen
@Lakulan19
@Lakulan19 4 жыл бұрын
Mashallah Allah habarakeeyo shiekh Xasan xusien
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 4 жыл бұрын
Maashaalaah sheekhu waa naga farxiyey illaahay kheyr ha ku siiyo niydaa noo dhistay.
@fathiahmed1468
@fathiahmed1468 4 жыл бұрын
Mansha Allah it’s good to learn your history
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 4 жыл бұрын
Allah hakaa abaal mariyo kheyr adduun iyo mid aakhiro
@mohamedaliibrahim7650
@mohamedaliibrahim7650 4 жыл бұрын
Ilaahayow kheer Ku sii, oo Ku cafi
@dr-maryamahmed6381
@dr-maryamahmed6381 4 жыл бұрын
Mashallh Allaha ku xifdiyo adeer sheikh hassan
@ahmednoor5925
@ahmednoor5925 4 жыл бұрын
Duqaan wa lagu dambaabi beentiisa ayaa isqilafi
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Jazaakallahu kulu kheir Sheikh Ilahay Haku Barakeeyo Insha'allaah
@khalidmahamud2911
@khalidmahamud2911 4 жыл бұрын
Mansha allaah sheekha allaha daayo
@xaajianelka415
@xaajianelka415 4 жыл бұрын
Alxamdulilah alxamdulilah waalidkay waa nool yiiin inta dhimatayna alle janno fardowsa haku arsaaqo oo uu ugu horeeeyo sh cabdirashid sh ali suufi waliidkiisa alle naxariistiii janno haka waraabiyo anaga nooga daba naxariisto yaa ameen
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 4 жыл бұрын
Dulli ku bax muxuu been sheegay khawaajir diin maysan keenin wxaa keenteen qarax iyo dhib diin dad mabaraan fikir kii ina Abdi wahaab miyaa diina
@husseinegalqeyliye8836
@husseinegalqeyliye8836 4 жыл бұрын
qabuuro la caabudo ee waa loo duceeyaa
@mahamedcusman3402
@mahamedcusman3402 4 жыл бұрын
ALLAH AYA MAHADA ISKA LEH TOWXIDKA NASO GARSIYEY . SHEIKH MOHAMMED MACALIN XASSAN MISANKISA XASANATKA ALLAHA USAARO
@maryansh.hussein5848
@maryansh.hussein5848 4 жыл бұрын
Alx ilahey baa mahad leh naga dhigo ahlu towxiid
@daudomarguraji8711
@daudomarguraji8711 4 жыл бұрын
سبحا الله عما يشركون!
@yuusufaadanaxmedaxmed255
@yuusufaadanaxmedaxmed255 4 жыл бұрын
بارك الله فیک
@amishcali8394
@amishcali8394 4 жыл бұрын
Asc masha Allah sheikh Alle hakuxafido
@omarali4344
@omarali4344 4 жыл бұрын
masha Allaha
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Sheikh Hassan Hussein Allah habarakeeyo.
@farhiyosiciid3026
@farhiyosiciid3026 4 жыл бұрын
Masha allaah wa runtaa shiekh
@filsanmahamed7918
@filsanmahamed7918 4 жыл бұрын
Masha allh sheekh alleh haku cafido ❤👍👍
@xasankaafi8533
@xasankaafi8533 4 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@HardTalk1
@HardTalk1 4 жыл бұрын
Sheikhan ujeedadiisu waa diin, Diin first. Aad baan ugu faraxsanhay.
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 4 жыл бұрын
JZK ALAAHU QEYRAN
@sakariyeaxmad6814
@sakariyeaxmad6814 4 жыл бұрын
Asc wr wb wll qeybi hii ka horeyey nala wadag khyr allaha ku siiyo
@shamsomahamud874
@shamsomahamud874 4 жыл бұрын
إنا لله وإنا إلية راجعون, ALLAH BAA MAHDSAN INAAN MAANTA ILAAHEY RAACNO
@khaalid.muxumed
@khaalid.muxumed 4 жыл бұрын
Axl maanta Meelwanagsan
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 жыл бұрын
Shar production
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
28da dislike saareen iyo kuwa caayaaya Sheekha Allah hahanuuniya.
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Wall dislike ta Miya la Arka Anigu like ta un ba Arka inta Sartay Inkasto Xiligii hore la Arki jiray Lawadawa like ta iyo dislike ta Lakin Hada MUDOYINKAN MA ARAGNO DISLIKE TA
@shatylee4807
@shatylee4807 4 жыл бұрын
Masha'Allah marwalbo waa laga fiican yahaay caay iyo afxumo mida xegta waxan isku haya wadaadkaan cadifaad inaay qaday iyo inaay tariqda iskaga qaldantahaay. Hindia 85% muslimiin baay ahaayd maxa ka dhigaay 20% maanta Simaliyana waa lamiid
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
War waxba muuna aflagaadayn walaal, wuu ka xishooday ee nimanka isku dad xitaa manihin. Inaga ayay caadifad na baabi'isay oo nin mushrik ah Soomaalinimo darteed diinta ugu camcaminaynee...nimankan Rabbi تبارك وتعالى in badan ayuu kahadlay. Markii loo sheegayna wey kusii dhaga adeygeen, dad badana shirki bey ku dhimanjireen iyaga dartood hadana wali waa lagu dhintaa. Waana run, anaa Ethiopia soo gaadhay iyadoon la ogolayn waxaan suufi ahayn oo dadku noqday juhalo muslimiin isku haysata lkn mushrikiin ah markuu awrku kabiibabana "Ilaahayow sheekh hebelow qabta" dhahaya. Qubuuraha ay odey beeleedyadu noogu aasanyihiin xataa waanu barakaysan jirnay oon ku dulqalanjirnay. Ha uhiilin kuwaas walaal Ilaahay subxaanah inuu aad kuugu cadhoodo adoon ogayn ayay ubadantahay waayo Rabbi تبارك وتعالى shirkiga iyo dadka ku dhacaba aad iyo aad ayuu unecebyahay, hadee ninkii tawbada diida isaga warkiisaba kaa inaga daa, waligiiba ha tukado oo ha soomo waa un Trump iyo Netanyahu.
@caydiid15
@caydiid15 4 жыл бұрын
Dhiiga muslimiinta ee la daadiyay 30kii sano ee la soo dhaafay ka hadal.
@abdikadirbajuni5326
@abdikadirbajuni5326 2 жыл бұрын
taariikh wanaagsan, odayga lakin taariikh ma sheegayo
@AliSicid
@AliSicid 2 ай бұрын
Alaakuxafida
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Sheikh Abdul Aziz ka xijaabka kahor yimid wuxuu kudintay Nairobi goor dhaw, wuxuuna lakulmay wixii camalkiisa ahaa.
@CabdiqadarAxmadGarane
@CabdiqadarAxmadGarane 3 жыл бұрын
Seeqa,xaguujoogaa
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
Walee nin dad caynaayo kanoo kale wali ma arkin Walee somaliya wax dhibka ku bilaabay kanoo kale waaye😭😭😭 illahow bidcada naga qabo 😭
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
Maxaa bidca ah? Xaqqa la isku sheego iyo diinta ku dhaqankeeda la is fahamsiiyo? Xijaabka iyo akhlaaqda? Dhaca iyo dulmiga dadka laga waaniyo? Wallee intaa dulmi taageer ledahay yaysan carada Alle kugu dhicin? Waxaad taageerayso waa fisqigi curuba iyo jubba, diin xumadi dadka haysatay iyo xoolihi agoonta masaakiinta xooga lagu qaadan jiray oo culumaau suu'u ugu fadwoon jiray. Alle ku mahdi kuusoo diray dad diinta u adeego oo adiga iyo dadka jahliga ka bixiyo.
@jibagale30magan46
@jibagale30magan46 4 жыл бұрын
War dacwa salafiya idinka uguma horrayn ee warkaas iska hubiya.
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 жыл бұрын
Waxaa sharaf ah in aad iyo dhaaftaan kala geynta muslimiinta
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
Maxa ah kalagenta musliminta?
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 жыл бұрын
Dadka maangaab kaa ku aqriya isbuunbuunintiina
@AliSicid
@AliSicid 2 ай бұрын
Suufiyadu waxay racday shuuciyada wadadaadyna ugu hayeen
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
Odaygaan wuu isku dar darsoomay😭💔💔
@zekeriyebashiir5741
@zekeriyebashiir5741 4 жыл бұрын
Warya hadalkaga tosi alle ka cabso
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
👅🤫
@khaliifhusseinmohamud9776
@khaliifhusseinmohamud9776 4 жыл бұрын
waxa la idiin sheegayo iska hubiya dameeru dhaan raacdey loo baahnee waxay ahaayeen culimmada suufiyadu kuwo dhaihiin walba ka dhisan waxay ahaayeen kuwa kaniisadihii si cilmiyeysan ula dagaalay kana soo bixin jiray ciyaaladii lagu ururin jiray taariiqda baara ha iska hognaaninee meesha waxbaara dagaaladii soomaliya ka dhacay dadkii hogaamin jiray yey ahaayeen
@gambool-
@gambool- 4 жыл бұрын
Wale dinta islamka waxan maqlay ciririn kuma yaraato hada ayan xaqiqsaday
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
Allaa balan qaaday inuu diintiisa kor yeelayo iyo ehelkeeda.
@shamsomahamud874
@shamsomahamud874 4 жыл бұрын
shiek calasowna aaway heee codkiisii muxuu yiri,???
@adenaden9242
@adenaden9242 2 жыл бұрын
Dadka aan tawxiidka usheegno Waxa ay caabudaana aanka reebno iyo aanka dayno oo diinta u bilowno cajiib
@cabdiwalidaacad2880
@cabdiwalidaacad2880 4 жыл бұрын
Sharta yareeya ilaah ka baqee umadaan dhib uma noqotee caqiidada beenta ka daaya iyo iska horkeenka culimada.
@baashiosman1016
@baashiosman1016 4 жыл бұрын
Waa kuwa dadka fasahaadiyay gaar ahaan kuwa sacuudiga kayimid
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Mufsidku waa kraafada suufiyada iyo wixii raacsan
@ahmedcire9628
@ahmedcire9628 Жыл бұрын
Kkkkk afar tuug oo ariga qalata
@cabdulaahiaxmed1543
@cabdulaahiaxmed1543 4 жыл бұрын
Waabeentaa
@hassanabdi305
@hassanabdi305 4 жыл бұрын
Bal odaygan kharija bal ek subxanalahi
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Suufiyada ayaa khawaarij ahi
@elmiroble4608
@elmiroble4608 4 жыл бұрын
Khariji no micne bal waxgaradow
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 4 жыл бұрын
War odaygu been badanaa kitaabka iyo axaadiithta waqigaasi waalahaystay waana lagaranayaye iyo towxiidkaba marka hadalkaaga sow uma eka intaadan adinku iman umada gaaley ahaayeen waasidee oday
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Adiga ayaa beenaala eh.
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 4 жыл бұрын
Abu Omar ruux waxaatahay caqligiisu waxba aan kucabirin mashaqeeyo miyaa caqligaaga markii lagu dhahayo awoowayaashaa diinmahaysan walee adigaa iga beenbadan iyo odaygan aad indha la aanta kudifaaceyso
@marwamiskiofficialchannel770
@marwamiskiofficialchannel770 4 жыл бұрын
Culimada ka, xishoo ayaan carabku ku qalaline
@ابراهيمحاجي-ب5ز
@ابراهيمحاجي-ب5ز 4 жыл бұрын
muna omer odaygu waxaad moodaa inuu lahadlayo dad cawaanah caqliga iyo garashada umada ayuu liiday xishood majiro wallalo waa laga hortagayaa dadka noocan ah wuxuudoono ha ahaado waliba waalahortagayaa lala xisaabtamayaa aqoon xumidiisa , aniga waxaaba iigadaran dadka dhageysanaya ninkan liidaya aqoonti iyo wax grashadi umada soomaaliyeed
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 2 жыл бұрын
Adiguu fahamkaaga hooseeyaa. Sheikha wuu sheegay in dadku culumo lahaayeen diintana yaqaaneen laakiin ay jaahil ka ahaayeen including him. So haduu ka hadlay marxalidihii muslimiinta Soomaalida diinta kasoo mareen miyaad ka xun tahay? Maxaa dhaxalka agoonta loo dhici jiray? Maxaa dumarka la qaawanaan jireen? Maxaa geela loo kala dhici jirau, maxaa kacaan iyo shuuci loo haystay? Maxay culumada waagaas u diidi waayeen waxaas? Maxaa dadka Alla rumeeyay loo laayay soo xataa qofka xoriyad uma laha hadalkiis? Maxaase lagu dilay? Just inay dhaheen Ragga iyo dumarka ma sinno. Wallee jaahil ma jiro waa adoo kale ee xaqqa Allaha ku tuso.
@m.h.a8476
@m.h.a8476 4 жыл бұрын
war nin yahaw dacwada aad wadanka keenteen sawtan maanta aan mireheedii Aragno maaha Dadkii masaajidada dhexdoodii lagu dilayo suuqyadii bartankooda laysku qarxinayo dadkii hore ee aad leedahay diinba may haysan iyo kuwa aad maanta arkeeyso kuwa maa islaansan ishaa macalin inoo ah dhibkaad wadanka keenteen koleey xisaabteedii waa idin sugaysaa
@MusseMNur
@MusseMNur 4 жыл бұрын
Islaamnimadu maaha aamusnow oo xaqqa ha sheegin, ninkan iyo culumada la midka ah sida sh. Mustaffe, umal, shibli, dirir iyo culumada badan ee soomaaliyeed kiis hawga dhigin qaraxyada alshabab ka geysatto muqdisho
@ahmedwarsame3292
@ahmedwarsame3292 4 жыл бұрын
Masha alla
@yusufhasan5802
@yusufhasan5802 4 жыл бұрын
Waa cjiib ninkaan cadiifad ayaa ku jirta waayo umadaan muslim ayeey aheed dadbaana diinta faafinaayay meeshuu kusoo koray ayuu ka hadli karaa ma ahane umadaan towxiid dhab ah ayaa jiray kadaal danbe ayeey kasoo baxeen qaxuu sheegaayo diinta kuma dhisna ee waa sheeko iyo taariiq qaldan ayuu ka hadlaayaa waana meeshuu ku koraa ka jirta
@jaamackaasimkaasim7696
@jaamackaasimkaasim7696 4 жыл бұрын
Cajiib ma da daas 80 jir aw bidci ku yahay oo u aflagaaday haa umada war ileen maxishoodan bidcadu wa imtixaan
@abdifatahosman6018
@abdifatahosman6018 4 жыл бұрын
Manshallah .
@quuriyedable6267
@quuriyedable6267 4 жыл бұрын
masha allah
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 24 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 46 МЛН
CALAAMADA LAGU GARTO QALBIGA WANAAGSAN || Sh Xanbali
47:24
Daacad Production
Рет қаралды 97 М.
BAYDHABO 1972 || QISO CAJIIB AH SH XASAN XUSEEN IYO WAWAAD SUUFI AH
17:15
Daacad Production
Рет қаралды 96 М.
PROF: CABDALLA MANSUUR GOORMA AYAAN HELNAY XORNIMADA RUNTA AH ?
45:15
SU'AALO IYO JAWAABO LAYAAB LEH || Sh Maxamed Cabdi Umal
22:51
Daacad Production
Рет қаралды 2,5 М.
45 GUURADA  DILKII WADAADDADA 1975 -MAXAMED HAAJI INGIRIIS
14:18
HANOOLAATO
Рет қаралды 100 М.
WAREYSIGA SHIIQ AXMED NUUR CALI JIMCAALE
30:12
Universal TV
Рет қаралды 76 М.
MY HEIGHT vs MrBEAST CREW 🙈📏
00:22
Celine Dept
Рет қаралды 13 МЛН