aniga waxaan idinla wadaaga waxyaalaha cusub ee social media kusoo kordha , xanta fanaaninta , iyo dhamaan xaqiiqoyinka jira wixii aahfahina ku qora magaca fanaaninta kadib xogta soo dawada waxaad helasan waxa aan ka hadlayo oo kasii faahfaahsan love you all mahadsanidin 😍🥰
@saadodeeq28222 жыл бұрын
Waarun wll beena maaha sifican baan uga war hayaa qisoyinkaaga xataa waxaan arkay website yada aad waxka soo wadato sida TMZ iyo Kpop
@deeqsalaadabshir3542 жыл бұрын
Kkkkk waan la yaabay kuwa lasoo tagan waxb kama jiraan legend waan kugu kalsonahay keep going
🥺way isjecelyihin laakin shirkada YG uma ogola inay blackpink inay date aadan away xidhiidh sameeyan
@farduus69492 жыл бұрын
Walahi ma labaduba
@qadarcumar5107 Жыл бұрын
@@farduus6949 haa🎉
@aminozuberahmed20632 жыл бұрын
ani ahan waxan leyahy lawadodo wax kama dhaxeyo
@HibomaxamedAzmed1212-jz3vy Жыл бұрын
Baal dahab ayamahan intee ade😢
@yoyotae09872 жыл бұрын
Thnks wll kpop somali army wax kahadlaba adaanku arkay thnks wll tedakale aniga ra'yigayga waxaan aminsaney in ay v iyo jennie ineysan waxba ka dhaxeen hadi kadhaxeyana ay tahay tuhun ama shaki balse xaqiiqdu wey sobixi
@baal-dahabtv73982 жыл бұрын
Waaba inta aan idin soo shegay wll waxa laga sheegayo ayaan so dhigay qaarba mooda in aan mana awalayo ama leeyahay waa run waxan xanta lamanaha la dhaha hal san laysku xamanaya waliba hada si wayn wiigan dambe ana taas uun baan idinla socod siyay madama army's ka markasta rabaan xogaha jira ama la sheegayo in ay maqlaan
@farduus69492 жыл бұрын
Aniga iga soo hadal
@barnimaxamed3502 Жыл бұрын
@@farduus6949 🤣
@Chioazlaam2 жыл бұрын
Iyaah 😂😂😂Alaa maye qashiinka boqorad intey Ku noqotay dhiilana 😏😏
@fardowsa45112 жыл бұрын
Hogamiyaha bts ama kan ugu weyn yawaye nososhek pls
@Farxiyaaaaa2 жыл бұрын
Rm
@miskiyariiseey626 Жыл бұрын
Jennie and jk😊😊💯love
@fs66172 жыл бұрын
Mingyu seventeen iyo Lisa kasoo hadal xiriiirkooda
@xamdixuseen63512 жыл бұрын
Walaawaxaanrabainaanogaadofiijinijaceelkooda
@Hana_fantastic2 жыл бұрын
Please kasoo hadal black pink diintooda waan shakineye
@naajmasalah44367 ай бұрын
Lisa diinteedu waa budhist Jennie waa Christian Jisoo diin ma haysato Rose ma hubo lkn inay Christianka haysato ayan filayaa
@deeqahassan73422 жыл бұрын
Lisa black pink and jung kook bts xiriirkooda la soo hadal
@FaadumofaaraxFaadumofaarax6 ай бұрын
Ilah ba og😂😂
@farduus69492 жыл бұрын
Waar wax khayrle kasoo hadal
@hodonziiciid77712 жыл бұрын
Kasoo hadal bilada bts ay qaadeen blackpink 😪
@anzalcumar31512 жыл бұрын
Oo jennie waxay ku haysta kai
@iidclaahi6356 Жыл бұрын
Been ta naga daa wll plz
@msskookie92162 жыл бұрын
Huno waxan dhan waa been waayo Laba shirkadoode ay ka Kala soo jeedan Ayaan ba ogalyn in ay kulman kadisa waa macquul balse kulan cadiya ma jiro xita waxa jira wiil tae u eg oo ay army ga ku khalkhaan 😂mida kale jennin wiil ayaa hooyaded sisay 🥰
@fs66172 жыл бұрын
Maxey u diiidaaan
@Cs-if1uh2 жыл бұрын
Wa run abaayo
@sarakookie2 жыл бұрын
jennie wiil miya la siiyey
@nucmaanshiekhxassan1309 Жыл бұрын
😂😂 jennie aaba nin lasiyaya kulaha waad iga cilmi badan tahay wlhi😂
@ayanjacfar7492 жыл бұрын
oo hada V waa lagu yaacay miyaa😂🥺🤣
@baal-dahabtv73982 жыл бұрын
Waa wararka xanta ah ee ma cada ilaa hada waa sir walal
@xabsocabdulahi50672 жыл бұрын
Aboowe ka soo hadal lisa iyo jungkook
@farduusahuseen2524 Жыл бұрын
Maya sassi Maha
@mdeeqoffecialabdimdeeqoffe12042 жыл бұрын
Dariiqda dhabta ah ee kunkook iyo lisa maxa kadha xeeyo soo kili aboowe
@MumtaazMahad-g2j5 ай бұрын
balag. wayadi. xagisadambytagntay
@Cs-if1uh2 жыл бұрын
War dadku heysku dhajin isma ba ya qaanine
@deeqsalaadabshir3542 жыл бұрын
Waar dadkan miyay walàn yihin mise army baanay ahayn ku qora youtube ka V and Janie dating waxan hore ayaan u dawaday anigu macal xog intaa ka badan baan ka haya
@sarakookie2 жыл бұрын
maxa ka dhexeeya
@farduus69492 жыл бұрын
Maxidhiidh ayaa ka dhaxeya
@Farxiyaaaaa2 жыл бұрын
Jk kso hadal wllo😫
@Farxiyaaaaa2 жыл бұрын
Jk kasohadal mlin wlba kudhaha😫
@duniyamaxamed61492 жыл бұрын
Anika wnba raba inn isgursdn v iyo jennei
@pbekaash78902 жыл бұрын
Thanks walaalgen 🥰🥳💕
@aaminaabdullah95662 жыл бұрын
V iyo lisa is jecel naga daaya beenta jennie waxay jeceshahay kai exo ku jira
@nucmaanshiekhxassan1309 Жыл бұрын
Madama ay isracracan maa kuledahay wee isjecelyihiin labadaas shaqa ka dhaxeso oo hal shirkad bee lawada shaqeyaan jennie kia exo 2019 bee kala hareen oo mesan isjecleen kaliya shukansi bee eheed
@meymamohamett87842 жыл бұрын
Liskook kasoo hadal pls
@xilkaz___qaliif33032 жыл бұрын
Lizkook kasoo hadal
@kimsoyatae17082 жыл бұрын
Been waye 😅
@wifekookie59072 жыл бұрын
haa lkn uu Kala laabtay markiba waliba jennin waxa ay xidhidh LA leedahay wiil ku jira kooxada big ban jey dragon 🥰🔮💜