Tafsiirka Darsiga 273aad WAAQICA 77 ilaa...

  Рет қаралды 30,872

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 30
@DahirCabdi-m7z
@DahirCabdi-m7z 2 ай бұрын
Alxmdlh shekh na aalaha ka abaliyo nuurka awno nuriyay aaaaamiiin
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 8 ай бұрын
MaashaaAllaah sh dirir❤❤❤❤❤❤❤❤❤raxmu allaaah illahaw Anfaac
@CaliJama-wv8nn
@CaliJama-wv8nn 4 ай бұрын
ALLE HAKU XIFDIYO SH MAXAMED
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ee سورة الحديد ka hadleyso iyo faaiidooyinka laga Qaadanayo: 💥Faaiido Guud: 🍃Suuradan iyo Tan ka horaysa munaasabad ayaa ka dhexaysa oo dhamaadka suurada iyo suuradan horaanteeda ayaa su aal iyo jawaab isu ah. 🍃Suuradani waxay ka mid tahay qaybta loo yaqaan Quraanka المفصل waxaana lagsoo bilaayaa الحجرات. 🍃Suuradan 21 magac oo illhaybaa ku jira taasi waa waxa uugu weyn aan u abuuranahay waa inaan illahay baranaaa. 💥waxyaabaha Guud ee suuradu ka hadlayso: 🌸illahay magacyadiisa oo faro badan ayay soo bandhigaysaa in la amaaano cida u ehelka ahi wa Alle . 🌸Iimaanka Qiimaha badani waa Iimaanka dhala camalada . 🌸Dooda Qiyaamaha ee muminiinta iyo munaafiqinta udhaxaysa munaafiqiintu way ku fashilmayaan doodaa. 🌸Tilmaamo uu illahay siin doono dadka muminiinta ah siday sharciga uugu toosi laahayeen siday ukhushuuci lahaayeen . 🌸Aduunyada xaqiiqadeeda iyo waxay tahay waxa keliya ee laga macaashaa waa camalka saalixaa. 🌸Qofka mu'minkaa iimaankiisa waxana uugu jira qofka mu'minka inuu Rumeeyo wuxuu illahay go aamiyay xukumayna. 🌸xikmada ku jirta rususha uu illahay soo diray maxaana laga faaiidayo. 🌸Bilowga iyo dhamaadka suuradu waxay ka waramayaan iimaanka waana midka uugu weyn ay ku wareegayaan Arimuhu. 💥Faaiidooyinka Aayadaha laga Qaadanayo: 1:illhay waxa utasbiixsanaya waxa samada iyo dhulka ku sugan keliyaa waxa diidey illhey Qayb insiga ka midaa iyo Qayb jinka ka midaa. 2:illhay waxba kuma Adkaadaan shay walbana meeshii ku habooneyd ayuu dhigaa. 3:magacyada illhay ee kala ah الأول/الآخر/ الظاهر/ الباطن macnahooda waxa inoo fasirey Rasuulkeena sidan ayaanu ku fasiray: الأول فليس قبله شيء والآخر فليس بعد شيء والظاهر فليس فوقه شيء والباطن فليس دونه شيء . 4:Samada iyo dhulka abuurkeeda dhulkaa horeeyay xaga abuurka lix maalmood ayuuna ku abuurey samada iyo dhulka illhayna wuu awoodayay inuu markiiba abuuro laakiin wuxuu ina barayaa degenaanshaha iyo degdeg la'aanta. 5:Samada waxyaabo badan ayaa kasoo dega:waxyiga /Roobka/Arsaaqada/malaaiikta... waxyaabaha samada xageeda loo Qaadayo waxa kamidaa: camalka wanaagsan. 6:Adoonku marku cabsado waa inuu magan galaa illahay. 7: marka aan illhey baryeyno waa inaan magacyadiisa iyo sifaatkiisa ku barinaa. 8:ka feejignow inuu illaahey kugu arko wax xun ama kaa maqlo wax xun. 9:Iimaanka dhabtaaa waxaa markhaati u ah inaad naftaada u hurto diinta alle sidey u horu mari laheyd,iyo inuu bixiyo xoolaha jihaadka ku gelayaan. 10:Qofkii illhey rumaysan marka iimaan lagala hadlo waxa laga doonayaa iney iimaanka kordhiyaan. 11:kelmada ألاّ waxay naxwe ahaan noqoneysaa صلة وتوكيد. 12:Aaydan intan من قبل الفتح culimada qaar waxay yidhaahdeen waa: 🍃furashadii makka 🍃Heshiiskii xudeybiya. 13:meelaha kheyrka leh uu illahay kuu tilmaamay waxay ka markhaati ka ceysaa iimaanka Qofka iyo Aaminada uu illhey aaminsanyahay iyo Qanaacad uu ku Qancay wuxuu illahay u yaboohay. 14:Qofka waxyigu soogaadhey caqlina leh cudurdaar uuma laha inuu waxyigii ka tago. 15:Naxariista alle aadbay ubadantahay asagoo waxyi ina siiyey ayuu hadana waxyaabo kale inoogu darey ay ka mid tahey waxyaabaha aan labaxeyno. 16:Hadey fadli badan leedahay wixii alle kusiiyey inaad wax ka bixiso waxaa dhamaystirka fadliga ah inaad udhameyso . 17:maalmaha Adagi dad gobonimadooday soo kala saartaa oo waa lagu kala bartaa. 18:illahey markii wax bixinta ka hadlayey wuxuu dhahay:yaa illahay wax amaahinaya sababtuna waa kalsooni qalbigaaga ku beerayo wuxuuna qofku qancaya inaanu marna waayeen, lkn yahuudu afxumo ayey arinkaa markey maqleen kala hortageen. 19:waxbixintu waxay noqotaa mid wanaagsan markey dhawr arin koobsato: 🍃illaahay daraadii inay tahay. 🍃Naftuna inay ku faraxsantahay. 🍃Dhib iyo manad sheegasho aaney la socon. 20:markaad cid ama meel baahan wax ku bixineyso waxaad isku Qancisaa inaad illahay la mucaamilooneyso.
@boqor4353
@boqor4353 11 ай бұрын
Suuradaan hadaad akhriso hada oo Gaza la duqeynayo, korontada laga jartay, cuntada laga jartay, hospitalada ee koronta la’an yihiin iyo sida madaxda muslimka ee munaafiqnimo la aamusan oo magaci Islam isku qarinayan iyo sida rer falastiin ee iimaankooda illaah iskugu xeren markaa aragto, wxaaa isleedahy wxe ka hadleysa wxa Hada dhacayo. Maanta iftiinka loo diiday reer falastiin aakhiro Allah kadhigo kuwa la weydiisto iftiinka
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@shukricali8061
@shukricali8061 3 жыл бұрын
mansha allah
@shukricali8061
@shukricali8061 3 жыл бұрын
mansha allah
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabaha Guud ee سورة الواقعة ka hadlayso iyo faaoidooyinka suurada laga Qaadanayo: 💥Wadyaabaha Guud ee suuradu ka hadlayso: 🍃Waxay isku mawduuc yihiin suuratu الرحمن oo makala foga keliya waxay la dheertay waa inuu illaahay kaga waramay: 🍃Marka hore illaahay wuxuu soo bandhigayaa qiyaamaha iyo isbadalkan wayn ee soo socda ee lama huraanka. 🍃 Adoomaha ayuu ilaahay baraarujinaya. 🍃Awoodihiisana ilaahay ummadda wuu u cadaynayaa. 🍃 inay iyagu iska diyaar garoobaan kol hadi halkaasi tahay xaqa ehlu naarka iyo ehlu jananaha qola walba abaalmarintooda ayuu xusi doona. 🍃Awoodihiisa iyo aayaadkiisa la yaabka badan ee cirka/dhulka/ xidigahaaynu ka arkayno nimcooyinka alle inoogu deeqay. 🍃Qofku marku Aduunka kasii tagaayo aduunka iyo sida uu u Awood daran yahay Ee aan cidna wax ugu qaban karin ayuu alle inoogu soo bamdhigayaa . 💥Faaiidooyinka suurada laga Qaadanayo: 1: qiiyamaha taariikhdiisa lama sii sheegin ee waa kadiso. 2: wax beenin karaa ma jiro Qiyaamaha oo wabay dhacday malintaa qofwaliba indhihiisa ayuu ku arkayaa rumayntaana cid ka aqbali mayso. 3: Natiijooyinka ka dhalanaaya maalinta marka suurta la afuufowaxa ka mida: 🌸Qofki Diin lahaa alle wuu sharfayaa maalintaa. 🌸Qofka aan mabda' iyo caqiido toona lahayna wuu dulaynayaa maalinta. 4: Dadku waa 3 qaybood maalinkaa Qiyaamaha: 🌸Qolo Kitaabka looga dhiibay midigta . 🌸Qolo Bidixda looga dhiibay 🌸kuwo السابقون la dhaho oo ka horeeya kuwa midigta looga dhiibay kitaabka, Allena uuga dhow . 5: meelaha alle kuso dhaweeyey waxa ka mida Beero nimcooyinkeedu aanay dhamaanayn. 6: Erayga إذا waxaaloo isticmaalaa shayga mustaqbal xaqiiqada ee jiritaankiisu dhab yahay halka إذ loo isticmaalo wixii tegay. Erayga: إن waxa loo isticmaalaa wixi dhacay ama aan dhicin. 7: Amaan waxa ugu filan dadka wanaagsan in la yiri waa qolada midigta halka kuwa bidixda laga siiyeyna intaa ay ceeb ugu filantay. 8: inta qofku uu joogo daartan aduunyo waxa looga baahanyahay inu ismiisaamo iskuna miisamo sifaadka wanaagsan . 9: Aduunku waa tartan qofka dheerayaana ilaahay uu u dhowaanayo qofka mu"minkaa keliya waxa qanciya udhowaansha ilaahay iyo raali ahaanshaha alle . 10: Dadka saalixiinta ee tartankaa ku badiyey waxay inaga mudanyihiin : 🌸inaynu amaano kuna dayano 🌸 Inaynu caayno ama eedayno inagama istaahilaan. 11:Janada laguma Gaboobo Rafaadna ma leh oo waxa ku diyaarsan shaqaale jajaban. 12: nimcooyinka yaala janada waxa lagu gaadhaa rajo iyo camal ee yididiilo laguma helo. 13; laguma maqlo hadal ku dhibaaya janada dhexdeeda. 14: Nimcooyinkaa janada waxa helaaya qofka ku sabra tacabka aduunka. 15: waxa ku kulmay xuurul caynta : 🌼Muqaal wanaagsan 🌼Dhaqan wanaagsan. 16: Qof Gaboobay ma Gelaayo janada ee asagoo dhalinyaro laga dhigay ayuu janada gelayaa. 🍃 17: Abaal marinta أصحاب الشمال: 🌼Biyo kulul ayaa gudaha loo Geliyay سموم kuna Dubka iyo Diirka ayuu ka leefayaa. 🌼Hadhkoodu waa midaan qabow iyo nasasho toona lahayn. 🍃18: waxyaabaha ay ku mutaysteen cadaabta: 🌸 Nimcooyinka alle siiyey ayey si xun u isticmaaleen. 🌸 Dunuubta waawayn ay Daaimeen Sida gaalnimada . 19:Erayga كان waxa loo isticmaalaa :qofku marku wax joogtayo. 20: jees jees iyo Dafiraad ayay isku darsadeen. 21: Dadkii hore iyo kuwooda Danbaba waa lasoo saaraya maalin alle uun garanaayo waana qiyaamada. 22: Geedka الزقوم aan gaajo kaa bi'ineyn iyo biyo kulul oo layskaga dajinaayo gaajana ma biiyaan haraadna ma biiyaan ayaa naarta yaala. 23: kelmada الهيم : 🌼Mar waa Geela biyaha aan ka dharkinba ee caba uun. 🌼Marna waa Dhulka buska ah ee biyaha liqa. 24: Nimcada qudheedu waa imtixaan. 25: Nimcada oo la badsado waa laysku dhex iloobaa hadhowna Kibir ayaa laga dhaxlaa Kibirka, nimcada Allena waxa lagu mutaystaa naarta. 26: illaahay hadaad u tawbad keento wax kasto sameeyoo waxaad ka dhigantay inaanad danbi galinba . 27: Ehlu naarku inay si walba u cadaabanyihiin ayuu alle inoo sheegay si aynu u cabsano. 28: Alle wuxuu ina siiyey fursad wayn oo ah ina aynu aduunkan nimi si aynu Aakhiro ugu shaqaysano. 29: Beeraha waa mid ka mida nimcooyinka alle ina siiyey. 30: nimcooyinka ilaahay markaad Garato inaad ugu mahadnaqdaa ayay mudanyihiin. 31: Qofna alle kama baxsan karaayo. 32: kitaabka illahay ma Taabtaan kuwa aan la Daahirinin. 33: waxa layidhaahdaa مقرب : waa qofka wajibaadka sameeya, sunayaasha sameeya,xaraamta ka fogaada, shubahaadka iyo karaahiyaadkana iska daaya. 34:kelmada رَوْح : 🌼waa Raxmad 🌼 marna waa Raaxo. 35: waxa laydhaahdaa أصحاب اليمين :waa ka wajibaadka Gutay xaraamtana ka fogaaday. Inanbaa Qortay.
@aishaahmed4502
@aishaahmed4502 Жыл бұрын
A
@sadia2947
@sadia2947 Жыл бұрын
24:25 bilaawga suurah xadiid
@m4our549
@m4our549 2 жыл бұрын
Manshalah
@QOFWAREERSAN
@QOFWAREERSAN 4 күн бұрын
اللهم أنت الأول فليس قبلك شيء، وأنت الآخر فليس بعدك شيء، وأنت الظاهر فليس فوقك شيء، وأنت الباطن فليس دونك شيء، اقض عنا الدين واغننا من الفقر 38:49
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 3 жыл бұрын
Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo sheekh
@nurtaabnur2077
@nurtaabnur2077 3 жыл бұрын
Jizakallahu qeyr sheekh illahey dartisaan ku jecelnahay
@abdiqaniofficial4314
@abdiqaniofficial4314 3 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا
@ahmedhasan689
@ahmedhasan689 3 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khair sheekh
@ayanlejama8147
@ayanlejama8147 2 жыл бұрын
Masha allh shiiq asc
@mohamudwiilfican4651
@mohamudwiilfican4651 3 жыл бұрын
Jazakallah kheiral jazaaa
@imrankhaliffarah1279
@imrankhaliffarah1279 3 жыл бұрын
Mashallah
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 2 ай бұрын
❤❤❤
@mariamabokor5071
@mariamabokor5071 3 жыл бұрын
jazaka allah khayr
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 3 жыл бұрын
Masha allah
@mohamudwiilfican4651
@mohamudwiilfican4651 3 жыл бұрын
Masha Allah
@maryambishar1913
@maryambishar1913 3 жыл бұрын
Masha Allah sheikh jazakallahu kheyr
@ahmed-nurmohamed3736
@ahmed-nurmohamed3736 3 жыл бұрын
Adinkoo mahadsan kasaara Adska soogalo oon kuhabooneyn, maxayeelay waa kalaam Allah.
@Kay-jy2be
@Kay-jy2be 3 жыл бұрын
Xayeesiinta kadaaaya wll
@aminaali5806
@aminaali5806 2 жыл бұрын
Masha allaha
@ibnuabbas6559
@ibnuabbas6559 Жыл бұрын
Masha Allah
Tafsiirka Darsiga 274aad XADIID 12 ilaa...
1:04:50
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 32 М.
Tafsiirka Darsiga 276aad MUJAADALA 07 ilaa...
1:02:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 25 М.
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4,1 МЛН
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 45 МЛН
Dawladi Rasuulku Maxay Ku Dhisnayd ? ll Sheekh Dirir
1:00:58
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 9 М.
13  TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:44:13
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 37 М.
sh shibli su'aal tiens
8:30
asmacii
Рет қаралды 1,2 М.
Tafsiirka Darsiga 280aad MUMTAXINAH 12 ilaa.
1:00:32
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 17 М.
Tafsiirka Darsiga 271aad RAXMAAN 41 ilaa...
59:30
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 23 М.
Tafsiirka Darsiga 272aad WAAQICA 17 ilaa...
59:30
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 35 М.
Tafsiirka Darsiga 283aad TAQAABUN 13 ilaa...
1:04:41
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 39 М.
Tafsiirka Darsiga 288aad AL-XAAQA 01 ilaa...
1:03:48
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 72 М.
Tafsiirka Darsiga 235aad ZUMAR 22 ilaa...
58:27
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 21 М.
Darsigii 98aad | Kitaabka Sunanau Abuu Daa"uud | Dr Ahmed Daahir
1:10:55
Dr Ahmed Daahir Aweys Official Channel
Рет қаралды 202
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 4,1 МЛН