Tafsiirka Darsiga 279aad MUMTAXINAH 01 ilaa...

  Рет қаралды 29,523

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 36
@FariaAbdi-x7j
@FariaAbdi-x7j Жыл бұрын
Barakalaah shekh muxamed shcumar dirir iyo.inta noosoogudbisaba iyo intii dhagysataba jasaakumulaah sheekh
@macalincabdifataxonlinequr9753
@macalincabdifataxonlinequr9753 3 жыл бұрын
Mansh allaah jasakalaahu khyran sheekhuna sh maxamed cumar dirir alle hakuxafido
@yaxyecali2449
@yaxyecali2449 2 жыл бұрын
alle hakuxafido sh maxamed
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 жыл бұрын
jasakallaahu khayiir ilaahen hayiinaxafido Aduun iyo Aakhiroba Aamiin
@sahrayusuf9862
@sahrayusuf9862 3 жыл бұрын
Asc walalaha qayrka noo soogudbiya allaha idika ajar siyo sh cimrigii allaha ubarakeeyo xayey siinta tafsiirka malmahan aan kuarkeyno waalalay ma wanagsan kasaara waa mahadsantihiin
@Msslomataliyanta
@Msslomataliyanta 8 ай бұрын
شكرن 😊
@BushroMaxamed-d6c
@BushroMaxamed-d6c Жыл бұрын
Masha allah❤
@mdeeq1865
@mdeeq1865 2 жыл бұрын
Suuradda waxaad mooddaa inay hadda soo degtey siday waaqiceenna u tilmaamayso,وسبحان الله
@bashirabdullahi4374
@bashirabdullahi4374 3 жыл бұрын
Jazakalahu kheyran Sheikh Maxamed Cumar Dirir.
@Msslomataliyanta
@Msslomataliyanta 8 ай бұрын
ماشاءالله شكرن جزيلا شيخ ذرر الله يبارك فيك ❤
@mariamabokor5071
@mariamabokor5071 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ولنا ولك ان شاء الله جنة
@AhmedAbdilahi-cx6sv
@AhmedAbdilahi-cx6sv 11 ай бұрын
@rahmaahmed6438
@rahmaahmed6438 2 жыл бұрын
Maashall tabaarakaraxmaan sheesh allayxafidukum
@abdiqaniofficial4314
@abdiqaniofficial4314 3 жыл бұрын
Mnsh allh sh maxamed sh cumar dirir
@mohamedgadid1602
@mohamedgadid1602 2 жыл бұрын
ALXAMDULLILLAAHI CALAA NICMATUL ISLAAM WAL MUSLIMIIN
@ladanladan8461
@ladanladan8461 2 жыл бұрын
Alle ha inagu anfaco quraankiisa isagaa wayne
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 3 жыл бұрын
Allaahu Akbar kabiiraa jasakallaahu khayiir
@khadrahana9667
@khadrahana9667 3 жыл бұрын
Sheekh jisakala khayr
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 2 ай бұрын
Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aminaali5806
@aminaali5806 2 жыл бұрын
Masha allaha
@roxmaahmed3538
@roxmaahmed3538 3 жыл бұрын
Jazaakalaah sheekh Maxamed
@SacdiyamuxumedNuur
@SacdiyamuxumedNuur Ай бұрын
Alle haka abaal mariyo😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@abdukadirhashi3748
@abdukadirhashi3748 3 жыл бұрын
Mashaa alaah
@fardowsaabdulahihassan5635
@fardowsaabdulahihassan5635 3 жыл бұрын
جزاك الله خير
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 22 күн бұрын
❤❤❤
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Waxyaabha Guud ee suuratu الممتحنة laga qadanayo iyo faawaaiida ayaadahu ina tusayan: 💥Waxyaabaha Guud: 1.Gaalada inaan gacaltooyo iyo xidhiidh iyo jacayl loo muujin. 2.Nebi ibraahiim in lagu deydo xaga caqiidada iyo sida gaalada looga beri noqonayo. 3.Gaal maxaa xidhiidh laga wada yeelan karaa. 4.Dumarka soo islaamay ee Gaalada kasoo hijrooday iyo sida loola heshiinayo . 5.illaahay wuxuu suurada dhamaadkeeda ku soo celiyay inaan gaalada gacaltooyo laga dhigan . 💥Sababta suuradu usoo Degtay: 🍃Suuradu waxay kusoo Degtay saxaabi la odhan jiray Xaatim binu abii baltaca wuxuu ahaa nin mujaahidaa oo dagaalkii Beder ka qaybqaatay sidoo kale heshiiskii xudeybiyana wuu joogay sanadii 8 aad ayuu nebigu damcay inuu dagaal ku qaado si uu makka ufuro nebigu wuu duceystay wuxuuna yidhi : اللهم اعمي عليهم أخبارنا allaw warkayaga Gaalada ka Qari. xaatim ayaa warqad qoray Gabadhbuu udhiibey wuxuuna ku qoray nebigii wuu soo socaa ee kusii talo gala,Rasuulkaa loo waxyooday oo Arinkii loo sheegay markaasbuu uyeedhay : zubayr binu cawaam, miqdaad binu aswad , Cali binu Abii Daalib 3daaa oo fardaha ku fiicnaa ayuu ku yidhi meesha la dhaho : Rawdatu alkhaakh gabadhbaa joogtee kasoo qaada warqada ,markaasey yidhaahdeen warqada keen ama intaan ku qaawino ayaan kaasoo saareynaaa markaasey timaheeda kasoo saartey,xaatim ayaa lagu yidhi waaxay waxani isna wuxuu yidhi saxaabadiii makka kasoo qaxdey intooda badan ehelbey ku lahaayeen oo caruurtooda u ilaalinayay ana ehel kuma lahayn caruurtaydana cid ii illaalinaysa kuma haysto in lay ilaaliyaan doonay oo tani gacan ii noqoto, nebigu wuu fasaxay cumarbaa yidhi:munaafaqa aan dilee igusii daa nebiguna wuxuu ku yidhi:laga yaabaa inuu illaahay qoladii Beder xaadirtay udenbi dhaafay. Cumarna illaahay iyo Rasuulkiisa yaqaan intuu yidhi ayuu halkaa kaga hadhey. 🍃suuratu الحشر iyo سورة الممتحنة munaasabada ka dhaxeysaa waa : xaqay muslimiintu leeyihiin inaan gaalada ahlu kitaabkaa lasiiney suuratu الحشر ayaa ka warameysa suuradana inaan mushrikiinta gacaltooyo lala yeelaneyn gaalana waa isku mid. 🍃Sababta ay kusoo degtaya aayada 8aad waa: Asma bintu abii bakar ayaa nebiga utimid oo tidhi hooyaday ayaa madiina timi iguna soo degtay inaan xidhiidhiyana way rabtaa maxaan yeelaa? Hooyada hooyo nimo uxidhiidhi wixii Aduunyaa ay rabtana sii ayuu nebigu ku yidhi. 🍃Sido kale waxa isna uyimi abu sufyaan oo dhalay xaaskii nebiga kolkaasay karaahiyaysatay inay Aabaheed oo mushrikaa soo dhaweyso markuu Aqalka soogalayna furaashkii nebiga ayay ka duuduubtay waxay ku tidhi : Adigu weli Gaalbaad tahay oo Alaabta nebiga ku fadhiisan maysid, markaasbu aabaheed ku yidhi waa lagu bedelay taan aqaanay ma tihid. Markay arimahaasi yimaadeen ayaa illahay aayadahan soo dejiyaya. 8 iyo 9aad soo degeen. 🍃Aayada 10aad waxay soo degtay markii heshiiskii xudaybiya lagalay waxa ku jiray in qofka muslimka ee Gaalada kasoo islamaa Gaalada loo celiyo qofka muslimkaa ee Gaaloobana inaan muslimka looso celin ee uu Gaalada lajoogayo, waxa ka mid noqday dadkii soo islaamay Dumar waxaa ka mid ahayd:ام كلثوم بنت عقبة بن ابي معيط waana kii uugu dhibta badna ee nebiga dhibi jiray, markaa illahay wuuxu ogyahay inaan Raga iyo Dumarka isku mid ahayn Dumarka waxa illahaay ogolaaday inaan la celin la hubiya kadib ha aan loo celin Gaal gabadh muslimadaa xalaal uuma aha meherkeedina uceliya Gaalada markay cido baxdana waad guursan kartaan meher cusubna waad siinaysaan kii hore lagula xisaabtami maayo. Haday gabadh muslimada Gaalowdo waa lasii deynayaa meherkeedina Gaalada laga soo qaadanaya haday bixin waayana muslimiintaa siinaysa oo weliba qaniimadaa laga siinayaa intaan Qaniimada laqaybin ayaa lasiinayaa nin kastoo xaaskiisi ka gaalowday. ‼️sida loo hubinayo iimanaka gabadha soo muslimtay waxay ahayd :1: ma illaahaybaa kugu og inaanad u iman nin ama duunyo aad danaynayso ee aad illahay dartii u islaamtay . 2:Qaarna waxay yidhaahdeen aayada 12 aad Arimaha ay ka hadlayso ayaa lagu imtixaanayaa . ‼️Aaayadahani waa caam oo markasta aayadahani waa lagu dhaqmayaa kuma eeka xiligii nebiga . Commentiga faaiidooyinka ka akhriso
@Ss53426
@Ss53426 2 жыл бұрын
Tafsiirka sh.Dirir: 💥Faaiidooyin: 1.waa inaan illaahay wuxuu ina faray yeelno wuxuu inoo diideyna ka hadhno. 2.Adoonka illaahay cadaawad la galo asaga uunbaa khasaarin. 3.wixii aad dadka ka qariso ogow illaahay waxba kama Qarsoomaan. 4.Dadka waxa kaliifa inuu gaal basaas unoqdo ama dano kale ufuliyo waxa ku dhaliya iney dano Aduunyo ka helaan. 5.kelmada يفصل بينكم labo macno ayaa lagu macneeyay: 🍃waa laydin kala saarayaa. 🍃illaahaybaa idin kala xukumaya. 6.qofka jaasuuskaaa haday ka tahay gaalo jaceyl iyo inuu diinta nacey kaa waa la dilayaa,Gaalbuu noqdey diintana wuu ka baxay oo gaalnimaa loo dilayaa,Haduu qof dileyna waa loo dilayaa labadaa waa leysku waafaqsanyahay. Lkn haduu maslaxad Aduunyo eexaysanayo ciqaab ayaa la marinayaa. 7.Gaal in gacaltooyo xidhiidh iyo jaceyl lala sameysto waa denbi weyn. 8.Qofka ficil uu sameeyay haday suura galtahay inuu ku gaaloobo iyo inaanuu ku gaaloobin lagu degdegi maayo oo lama gaaleysiinayo,sidoo kale haduu wax Awilanayo oo uu is leeyagay armuu kuu banaanyahay arinkani iyagana lama dilayo. 9.Qof haduu qof ficil xun ku arkey oo uu munaafaq ku sheegay isna lama ciqaabayo oo aanu denbi gelin waayo wuxuu u arkayaa inuu denbi weyn yahay arinka uu qofka ku arkay. 10.xaqa in loo noqdaa waa waajib . 11.qofku haduu ahaa qof wanaagsan oo uu denbi ku dhacey wixii aan xeer ciqaabeed ahayn waa loo dhaafi karaa xadka waaweyn iyo cuquubaatka waaweyn ee illahay lama dhaafayo. 12.cuquubaatka guud waxa fulinaya imaamka iyo madaxweyna dalka. 13.Qofkuu meeshuu doono wanaag haka gaadho hadana Denbi wuu ka dhacayaa xalkiisuna waa toobad degdegaa inuu la yimaado. 14.Qofka caasigaa xurmad malaha. 15.qofku haduu denbi ku dhaco oo uu ka toobad keeno lala dabo socon maayo waa laga hadhayaa. 16.waa xaaraan tahay gabadha gaaladaa in jidhkeeda la eego. 17.Qisada suuradu kusoo degtay waxa kusugan mucjisooyinkii Rasuulka . 18.illaahay waxa uu cadeeyay in Gaalo iyo muslim wado kala lahaayeen wuxuu inoo sheegay aabaha anbiyada talaabooyinkuu qaadey Gaalada dacalkooda. 19.Baabka الولاء oo ah yaa sukeeyaa oo xaq kugu leh البراء yaa shisheeyaa oo beri laga noqonayaa, yaaa illaahay dartii loosoo dhaweynayaa yaa illaahey dartii beri looga noqonayaa taas ayey suuradu sifiican uuga hadleysaa. 20.Shareecadeena waa meelaha uugu muhiim ee marjaca u ah qabkaan gaalada uula dhaqmi lahayn waxay diideysaa kalgaceylka gaalada waxay fasaxeysaa mucaamalada wanaagsan. 21.waqtiga kala duruga Gaalada iyo muslimka meesha ka baxeysaa waa marka illaahay la rumeeyo . 22.Gaal laguma tukan karo looma duceyn karo illaahayna Denbi dhaaf looma weydiin karo. 23.Qofka ku qanacsan Aakhiro in illaahay la hor tagayo anbiyada illahay ee wanaagsan haku daydo. 24. Waxa uu illahay muslimiinta usheegay is isbedelo Imaan karaan oo ay ku xisaabtamaaan taana istaatiijiyada mustaqbalka ka yeeshaan wixii xalaala ee gaalada lagala xidhiidhi karo aanay jarin ama Dhaqanka wanaagsan kusoo jiitaan . 25.kelmada عسى xaga Alle markay ku saabsantahay waa wax sugan, wixii alle ka sukeeyana waa kelmad Rajaa. 26.Awliyada illaahay inaad ku dayataa aduunyada wa Deganaanshiyo iyo Raaxo ,Aakhirana waa guul. 27.Qofka ka dhigta ciduu illahay jecelyahay qudwo iyo ku dayasho isna illahay wuu jeclaanayaa ,qof illahay necebyahay hadad jeclaatana alla ku nacaya. 28.Qaybaha Iimaanka uugu culus ayay ka mid tahay illahay dartii inad wax ujeclaato uuna nacdo . 29.Imtixaan waxa uugu daran ka qaraabada kaaga yimaada 😢. 30.Ducadu waa hubka muminka. 31.Dhaqanka muminkaa sida uu naftiisa uugu dedaalayo inuuu hanuuniyo ayuu dadka kalena uugu dadaalaya. 32.marnaba kama san taagaan Awliyada Alle iyo Saalixiintu isriqfaarta iyo wardiga inay illahay ubadiyaan cisi iyo sharafaana inoogu jira. 33.Qofka mu'minkaa iimaankiisa Dhabnimadiisa waxa kamidaa inaanuu diinta dadka ka firdhin lkn uunoqdo mid diinta dadka jeclaysiiya. 34.inaad Aakhiro rumaysantahay oo aad ucamal falayso oo aad Aaminsantahay inaad illaahay is hortaagayso wuxuu kuu fududeeyaa wax kastoo kugu adag. 35.Dulmiga uugu weyn waa in Adoonka markasta illahay uu u ixsaan samaynayo inuu Adoonkiina cid kale xidhiidhiyo illahayna ka goosta. 36.Albaabka toobada inuu furan yahay cidwalba xataaa Gaalka . 37.Iimaanka waa shayga uugu Qaalisan ee lagu xidhiidho. 39.Gaal gabadh muslimaada ma Guursan karo mana sii qabi karo haday muslimto isna gaal yahay. 40.Hadii ninkii gaaloobo asagoo muslim ahaa gabadha xalal uuma aha sidoo kale haday gabadhu gaaalowdo isna xalal uuma aha . ‼️Culimada labo mad hab ayay ka leeyihiin : 🍃Waxay leeyihiin inta cadad baxaa lasugayaa . 🍃isla markaasay kala soconayaan ayay qaarna leeyihiin. ‼️Hadii qofku illahay /Rasuulka / Diinta caayo qofkaasi wuu gaaloobay amaba asagoo ciyaaraya oo dheeldheelaya diinta ka baxo kaasi wa agaaloobay . 41.illahay hadaad Rumaysantahay waad ka Amar qaadanaysaa. 42.Nebi muxamad haduu qof denbi dhaaf illahay uweydiiyo waa loo Aqbalaa. 43.Arimaha lagula heshiinayo Dumarkii soo islaamay : 🍃inaan illahay cid kale lacaabudin. 🍃inaanay maalka xadin. 🍃inaanay sinaysan. 🍃inaanay caruurtooda laynin. 🍃inaanay Been Abuurad ay ka samaynayaan Gacmahooda iyo lugahooda samayn. waana : Gabadha ilmo ninkale ka dhalay caruurta uugu darin ninka qaba. 🍃wax samo fal ah inaany kugu diidin= ( inaanad qaylinin is qaawin )ummu cadiya sidaa ku fasirtay samo falka. Waana waxkastoo wanagaan. 44.islaamka iyo towbada wiixi denbi ah way buriyaan oo qofka waxay ka dhigayaan sida qof aan denbi lahayn. 45.Dumarka Nebigu gacanta kama salaami jirin inay muslimiintu sameeyaan waxaanu nebigu samayn waxay ku tusaysaa daciifka iimaankooda galay. 46.illahay suurada wuxuu ku bilaabay ayuu ku dhameeyay oo ah in Gaalada Gacal lala noqon taasina waxay ku tusaysaa muhiimada iyo miisaanka Arinkaasi leeyahay. 47.Aayada uugu danbaysa suurada labo tafsiir ayay leedahay : 🍃Waxay uuga quusteen Aakhiro siday uuga quusteen kuwa dhintay. 🍃Gaaladan illahay u cadhooday Aakhiro ayay ka quusteen siday Gaaladu u quusteen dadka xabaalaha Galay ee ka midaa Gaalada . 48.Qofka illahay iyo Rasuulkiisa Rumaysan Rag iyo Dumarba heshiisbuu kula jira inuu illahay ka Amar qato . 49.Basharka waxa lagu Adeecaa wuuxu sharcigu ogolyahay. 50.Naxariista uu illahay Adoomaha unaxariistay wuuxu ujideeyay heshiis islaamka lagu soo gelayo oo u damaanad qaadaya waxay Diintooda iyo Aduunyadoodu ku hagaagayso. 51.Qofka bani aadamka ee denbiga badiya noloshiisu waxay ku Gebo Gabawdaa Quus . 52. Qofka muminka ah illahay kama quusto ee marka arinka uu ku adagyahay ayay illahay rajeen jireen markay sii dhimanayaana way sii qosli jireen halka Gaalku quus taaganyahay marka dad aynaan isku mabda ahayn inaan ku dayano maaha hadaan illahay diidno anakoonbaa khasaarayna alle waxba yeeli mayno.
@abdirisaqahmed803
@abdirisaqahmed803 7 ай бұрын
Aad iyo aad baad u mahadsantahay wll😊
@jaamacfarxiya9207
@jaamacfarxiya9207 4 күн бұрын
Suuraduba waxy ka hadlaysa xalada musliminta 2024
@Khayrbahiye
@Khayrbahiye Жыл бұрын
42:04 8
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂🎉
@musaafirah999
@musaafirah999 3 жыл бұрын
Xayaysiiska maad naga dhaaftaan
@abdiali9146
@abdiali9146 3 жыл бұрын
-m pop
@maxamedismaaciil3627
@maxamedismaaciil3627 2 ай бұрын
Alle haka abaal mariyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@cumarcabdirixmaan909
@cumarcabdirixmaan909 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
Tafsiirka Darsiga 281aad AL-JUMUCAH 01 ilaa...
1:05:30
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 36 М.
Tafsiirka Darsiga 302aad SHAMSI 01 ilaa...
1:03:43
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 62 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН
POV: Your kids ask to play the claw machine
00:20
Hungry FAM
Рет қаралды 21 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Tafsiirka Darsiga 278aad XASHRI 10 ilaa...
1:02:18
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 18 М.
Casharkii 221, Tafsiirka  Al-Dhalaaq 1 ilaa 12  Sh. Cumar Faaruuq (AUN)
1:02:37
Tafsiirka Darsiga 229aad SAAFAAT 77 ilaa...
1:00:09
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 17 М.
Tafsiir Surah 60 Al-Mumtaxinah ۞ Sh Maxamed Cabdi Umal
1:27:01
Tazkiyah Network
Рет қаралды 185 М.
JANADA WAXA LAGU HELAA TASBIIXDA Sh Maxamed Umal
21:05
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 9 М.
Tafsiirka Darsiga 235aad ZUMAR 22 ilaa...
58:27
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 20 М.
Tafsiirka Darsiga 286aad MULKI 01 ilaa...
58:23
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 112 М.
Tafsiir Suuratu Mumtaxinah Sh Ahmed iimaan
57:42
Salafmedia
Рет қаралды 20 М.
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 11 МЛН