Tafsiirka darsiga 28aad Al-Baqara 267 ilaa...

  Рет қаралды 48,003

Sheekh Dirir Official Channel

Sheekh Dirir Official Channel

Күн бұрын

FADLAN SUBSCRIBE SAAR CHANELKA RASMIGA AH EE SH DIRIR SI AY KUU SOO GAADHAAN VEDIO-YADA CUSUB
SHARE GAREE VEDIO-GA SI KHAYRKU WALAALAHA KALE U GAADHO

Пікірлер: 41
@ismailismail510
@ismailismail510 5 жыл бұрын
Jazaakallahu khayr khayra jazaa sheequnaa sh maxamed cumar dirir ilaahay misaanka xasanaadka hakuu saaro
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 жыл бұрын
Kheyr badan Allah haku siiyo sheekh Maxamed Cumar Dirir
@mariammahmoud4091
@mariammahmoud4091 10 ай бұрын
MACHA ALLAH sheikh Dirir
@jamaxirsi798
@jamaxirsi798 Жыл бұрын
Ilahay ha siiyo cafimad iyo wanag badan aduunka iyo akhiroba Amiin
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 5 жыл бұрын
Shiikh allaha kuusaaro miisaanka aaqiro allaha kuxifdiyo aamiin aamiin ❤
@farhanelmi1719
@farhanelmi1719 3 жыл бұрын
Sheekh khayr allehakaasiiyo Amiin.
@amalhassan9854
@amalhassan9854 5 жыл бұрын
sheeqena allaha barakeeyo ajir iyo xasanaadna allaha ka siiyo aamiiin yaa rabi.
@ahmedhaji6864
@ahmedhaji6864 3 жыл бұрын
Waa dhamesatay filaa abaay mcn tafsirka ani mar dhaw bilaway alle ha ifudadeyo
@fay6834
@fay6834 3 жыл бұрын
اللـہم صلِ وسلم علێ نبينا محمد ﷺ ❤❤❤
@makomacow8692
@makomacow8692 2 жыл бұрын
On
@mubarakadam2187
@mubarakadam2187 5 жыл бұрын
mash allha alle haka jesaya siiyo shiikh
@asiaabdulah8147
@asiaabdulah8147 5 жыл бұрын
Masha ALLAHA 👍🌹🤲
@ciidagaleabshir924
@ciidagaleabshir924 2 жыл бұрын
Abayo 88òAQ
@hiwaadabintuziad5721
@hiwaadabintuziad5721 3 жыл бұрын
يعطيك العافية يا شيخنا
@abdisamed3578
@abdisamed3578 5 жыл бұрын
انا احبك يا شيخ
@abdidiiwaan2227
@abdidiiwaan2227 5 жыл бұрын
Masha allah shikh jasakalah
@awdeeq
@awdeeq Жыл бұрын
Maasha Allah Ilaaheey barako haku siiyo
@baashecabdi6371
@baashecabdi6371 3 жыл бұрын
Jazaakalaah khayr
@abuuamiira957
@abuuamiira957 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@cabdiwelishoopinle6837
@cabdiwelishoopinle6837 Ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@alleaamin497
@alleaamin497 5 жыл бұрын
ILLAAHOOW AJAR BADAN IDIN SII ADDUUN IYO AAQIRO ANAGOO GURIGEENA IYO ILMAHEENA KU DHEX JIRNO AYAN LIVE U DHAGEYSANAA TAFSIIRKA IYO QEEYR WALBA MAASHA ALLAAH ILLAAHOOW NAGA QABO SHEYDANKA IYO MUNAFAQINTA SHARKOODA OO INOO HIILI MAR WALBA
@suhaybhuud1378
@suhaybhuud1378 Жыл бұрын
Amein wlloh Allah hakaa yeelo dadka quraannkogu gaadhsiisyo janada halka u saraysa
@nimcojama4513
@nimcojama4513 Жыл бұрын
Manshalah jazakalah sheikh
@maxamedabdilaahi787
@maxamedabdilaahi787 5 жыл бұрын
Ilaahaay hanaga yeelo kuwii uu ushafeeco qaado quraanku maalinta qiyaamaha
@Abdirahmanapdullahi
@Abdirahmanapdullahi 8 ай бұрын
بارك الله فيك ❤
@maxamednuur4742
@maxamednuur4742 Жыл бұрын
Allahu agabar
@muxiyadiincismaan5171
@muxiyadiincismaan5171 Жыл бұрын
Mansha allah
@ismahanbintufarah2478
@ismahanbintufarah2478 2 жыл бұрын
JazakAllah qeyr Sheikh maxamed dirir
@ubaxeeytooxow3105
@ubaxeeytooxow3105 5 жыл бұрын
Allah haku geeyo jannada aamiin
@aanoleosman3157
@aanoleosman3157 4 ай бұрын
❤❤❤
@ibrahimmahamud7682
@ibrahimmahamud7682 Жыл бұрын
Jazaka allah
@farxiyaqorane9203
@farxiyaqorane9203 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الحزاء💥
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 жыл бұрын
Noocyada Bixinta ama Sadaqada: 1. Cilmiga 2. Wixii Lagaa dhacay ama Bahal kaa Cunay 3.Dhoola Cadeynta Walaalka 4. Daynta wanaagsan ee Dulsaarka Wadan 5.Kalmada Wanaagsan 6.Wadada oo waxa xun laga Xaadho 7.Salaadaha 8.Adkaarta 9.Galmoodka Xaaska 10. Daynta ood ka Sugto Ruuxa aan waxba Haysan 11. Sharkaaga ood Dadka ka Haysato.
@ahmedshamhaf3111
@ahmedshamhaf3111 4 жыл бұрын
Mashaalah sheikh
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Calayhi salaatu wasalam
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Calayhi afdalu salatu wasalam
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 4 жыл бұрын
Caawa waa maalnti nabigeena dhashay saliga aynu badino
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 3 жыл бұрын
Walaahi Sheikh Mohamedow Arinta Abu Hurrare Waan ku Qoslay Oo waan Layaabay. Brakoow Illahay idamkii
@Haifaa19
@Haifaa19 5 жыл бұрын
Su'aalo badan ayaa igu taagan qof iga jawaabto ma hesto ilaa hayaw iso ifi
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 жыл бұрын
Waxyaabaha wax laga Sadaqeeyo: 1. Wixii aad Shaqaysato ee Wanaagsan. Ganacsi 2.Wixii Dhulka kaso baxa. Beeraha
@aminkafi9785
@aminkafi9785 5 жыл бұрын
Shuruudaha wax bixinta: 1. Iimaanka 2. Meel Xaaraan aan ahayn inuu kubaxo Sida Kaniisadaha Qofka Murtadka ah Mukhaadaraadkak
Tafsiirka Darsiga 71aad Ancaam 19 Ilaa
1:02:46
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 27 М.
Tafsiirka darsiga 32aad Al-Cimraan 18 - 28
1:05:35
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 59 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 83 МЛН
Apple peeling hack @scottsreality
00:37
_vector_
Рет қаралды 131 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 7 МЛН
Tafsiirka Quraanka kariimka surah al baaqra❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰
15:05
Tafsiirka Darsiga 76aad Ancaam 95 Ilaa...
1:01:40
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 24 М.
Sharciga & Qanunka  Sh Mustafe  Xaaji Ismail
1:39:47
KaAflax
Рет қаралды 100 М.
Tafsiirka Darsiga 261aad FATXI 16 ilaa...
1:01:55
Sheekh Dirir Official Channel
Рет қаралды 15 М.
42 TAFSIIRKA QURANKA SH. MAXAMED DIRIR
3:17:05
HOGAANSHE T.V
Рет қаралды 15 М.