Brother ilaahey haa loo Sujuudo plss Haduu ManTa Wadaanka Timii yarkan Wuu Soo wayaa Arkay inn Tii Dimatay Naa ilaahey haa uNaxrsTO Yaa Allah aameen
@samirasahra17479 ай бұрын
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@muhyadiinaxmed63076 жыл бұрын
Zahibkay Khadar ahmed nuux ( Duuduub) alxamdulilaah maantaba hadaad nabad ku wada joognee allH haKu barakeeyo sahibo
@abdihakimjoseph18676 жыл бұрын
Alxamdu lilaah maantaba ciiddaadii hooyo Somaliland ayaad joogtaa Ilaahay aafada tahriibka ha innaga joojiyo waa masiibo la raadsanayo iyo halaag loo badheedhayo
@nasrahussain43986 жыл бұрын
Imikaa weey Soo waayo Arkeen uMaleyin mayo markalee inn labaxayo TaNaa Waa Ilaahey Mahadi Manshaa Allah
@SaleebaanHG6 жыл бұрын
Xirada u sheegeeyo bin waliid waa soo marey waxaa ka shaqeen jirey sadax wiil somalia Wiil samaroon ah dollar ladhaha iyo mid jabuutiyaan ah oo cawaan ah sida Somalida loo dilo yaqaan wiiL mid yaroo ogadeen, waa goob aad u xun Somalida lagu gumaado qof Somaliya u hiliyo majiro Meelaha kale sida dadka tariibta maraan laguma dulmiyo xabashida waayo qof xabashiya hadii u shaqeeyo magafaha asiga shaqalaha kala hadlaayo
@shukriahmedfarah5856 жыл бұрын
allow umada ugargar oo tahribta noga badbadi
@dadxaruuriyadunxariiraahsi59206 жыл бұрын
Carabtu waa kuwaas waxaasay soomaliduna u kala dheeraynayaan oo kii aan carab reer-kooda ku sheegini waa mid ba ay.
@xidigaqarniga92846 жыл бұрын
Mansha allah mar hdii aad rafadkii iyo dhibtii alle kaa badbadiyay
@daarali6 жыл бұрын
Cid wax ku qaadaynausa ma le hadiii kasta wax loogu sheego qaarbaa hadaba dhexda ku sii jira Libya wakhtigii qadaafi noolaa bay wadan ahyd dhibtuna yareyd 2008 ayaan soo maray dadku xawayaan ha iska ahaadaan lkin service ka aad u timid ee inaad bada gasho ah wy kuu qabnyeen lacg yar way qaadanyeen hada lacag ba marabaan dadka way iska dilyaan wixii niyadooda ku dooo dhaca ...illaahy u gar gaarno umada somaliyeeed iyo dhamaan africa ba
@alhudaonlineacademy54746 жыл бұрын
Wiilka isku galasbaanu ahy 8aadkeygii duuduba lagu naaneysi jiray
@xidigaqarniga92846 жыл бұрын
Aragzan Mohamed haa waa lagu naanaysaa
@alhudaonlineacademy54746 жыл бұрын
Haa wan oghy wll magackluu lha
@abdikaderjama21226 жыл бұрын
Aragzan Mohamed Allah muxu waqtiga kala kexeeyey
@alhudaonlineacademy54746 жыл бұрын
Haa wlli
@maankaabchannel63646 жыл бұрын
Mr duuduub
@alishaxasan17836 жыл бұрын
Ax palaYa taHripta izH MaxaD Yurup ku gari zilic o dHaNpa kazo keYe Viva dHuLkaYag hoYo
@isxaaqmaxamed8546 жыл бұрын
Libaax mar hadaad ku tusaale qaadaty dalkaaga aamin yurub na Wax yaala ma le oo walaahaya beenba taala
@mohamedcasanyo29983 жыл бұрын
Way yalaan sxb inkastoon yurub uso socoon lknse waxaan tagayaah canada inshallah qofku ilayo indhihiisa kuuso arkoo ma joogayo ilahay faraj khyrqapa haybixiyo whlll dhalinyartii yurub aya lo hilaciyey
@dahabizizy6 жыл бұрын
Ana landhera ah wataaz😂😳😳😳 Somali islaya idinkana haleyni waso
Wiilka isku class ayaa ahyen Markan dhiiganyey dugsigi hoose wax uu ahaa dadka laga Tiro badan yahye lkn wiil shaqystaa a yuu ahaa goor la qataye garan mayo whli
@Shimba-uh2lx6 жыл бұрын
Dadka laga tiro badanyahay maxaad ula jeedaa. Maad ku ekaysid isku xaafad ayeenu ahayn isku dugsina waynu ahayn. Waa adiga afxumida la soo taagan ee Sxbkaaga Dugsiga hadal quursi ka soo qoraaya. Waxa meeshaan ba dhigay waa Qabyaaladda aynu isku cunayno. Qurun waaye (laga tiro badanyahay). Ma Jarmalaa wiilku mise Waa Carab???
@ramla.abdi.54513 жыл бұрын
Waxa weyan gabar yahey xagey walidka wax wanagsan ku bari lahayen bey qashin ku baren
@ramla.abdi.54513 жыл бұрын
E waxa ku wanaagsan in ad diinta barato diinta aya ku shegeyso wax fara badan eysan walidka ku shegin respect ✊
@khaliifhersi12556 жыл бұрын
ilaahy reer xamar dhulka haku jaro waa canaasiirta liipiya
@naemoapdi62896 жыл бұрын
inalilah 😭😭😭😭
@faarahbaasto3806 жыл бұрын
Ilahay Dile baa Dhinta
@حسنزياد-ش2ق6 жыл бұрын
Qof tahriibaya inanu jirin aan umalenaya imika kadib
@maxamadamin88712 жыл бұрын
Warkaaga the same way as Mame and the Same time to and the Same
@MukhtarIbrahim37 ай бұрын
Ka Masaajidka 😢
@abdirahmanyussuf92656 жыл бұрын
Sxb duudub allaha Ku soo nabad celiiyay u mahadnaq nin rageed ayaad tahay
@c.raxmaanmaxamed42803 жыл бұрын
waaya arag dhamaystiran 😴
@abdirahmanfeedhacade6 жыл бұрын
AL wlhyi wiilka waa runti masajida galaya ee imanku masajidku xidhaya wlhyi wiil anu wada jognaya Dalka Bangaledesh ay iga shekeya oo libaya kaso noqdya oo rer Galkacayoda
@MusTafa-wp1nt4 жыл бұрын
Khaa inul wadaniin ayaad tihiin isaaqow, waakaa cayaalkiini aad xerada aad ku oodeyseen magafe u wada cararaya
@isxaaqbadri70466 жыл бұрын
waar waayaha cashar ka barta
@umumaidaumumaida61576 жыл бұрын
Allow umada ugar gar
@asmalovelove21176 жыл бұрын
xa xa xa xa xa 😢😢😢
@captainajiidawaale10376 жыл бұрын
Ax war bal eega waxu kuhadlayo waxey rer xamarku dheegeysa magafe wa magafe qabiil maleh waxase su.aal iga Ah siduu gu ogaade ninku inuu rer xamar ahaa wayo ileen kuma oranaye RER xamar ahaye aduunka dadkani kunool qabyaaladi raadiska ahi war illahada kacabso ee somali wa somaliweyn iney israacda rabi kabaryayna aamiin cuqdada hala daayo somaliyey
@Bskvka6 жыл бұрын
Ma mid ku leh "Aboowe way dhimanayan ee sidani si maha" ma kaaasad afkiisa la garanwaayayaa
@muhammadomer62604 жыл бұрын
Ware afka rer waqoyiga iyo kan konfurtu isku mid mahin Aboowe ahduu yidhaahdo waa reer xamar
@xogeuruuriyemedia57436 жыл бұрын
Waayo arag baad ku soo noqotay
@rukiyajama7716 жыл бұрын
Reer muqdishood baa kusooceliyay
@freenetflix78246 жыл бұрын
Rukiya Jama Run bad sheegyi uuqadada iskadayaa somaliyey lov Somali
ilahow hay geen qof aan ka naxayaana ha geyn wixi tegaya ayaa naftooda nacay meesha Sida ah
@imankhadar92996 жыл бұрын
Sahra Abdirahman write s
@imankhadar92996 жыл бұрын
Sahra Abdirahman io
@imankhadar92996 жыл бұрын
Sahra Abdirahman GB f
@mukhtarmuse71555 жыл бұрын
Futaxum
@fadumina231asma96 жыл бұрын
Niimanka la shaaqeyo magafaha xoog aya lagu heesta ina caarabii taaqano haadii lagu ogado xoogba lagu qaabsaan
@moulidhussein98076 жыл бұрын
Duuduub walee nin soo waya arkay
@Mofamisa776 жыл бұрын
War ya allah ya qaan war heedhe bal dhibka aan marayno arka?ka soomaali ahaan anaga naceeybka iyo burburka aan isu geeysanay ayaa dhalaanteenii sidaa loola dhaqmayaa adoon la gumeeyey,la kufsanaya dumarkeeni horteena aan wax ka qaban karin markaa ma adinkaa wali isku haya somaliland iyo somalia?waa allah waxa uu inoo cadaabay waa waxaan galabsanay maahee wax kale naguma dhicin ee soomaaliyeey wanaag fala noloshu waa gaaban tahay wollaahaan qabiil iyo reer ku badbaadineeyn maalinta qiyaame,soomalinimadu waxaad fahmi kari laheeydeen markaad martaan dhalintaan meesha ay mareen,ha dhageeysanina nimankaan baasaboorada yurub iyo mareeykan wata ee soo shaqo tagay oo idin leh reer hebel ayaa cadow nagu ah.
@idalahow3 жыл бұрын
Tahriib waa taas
@mustafeamiir60706 жыл бұрын
Warwaabixinayaa waabixinayaa.aa aa igadaa lorontada.. hhhhhhhhhhhj
@hibaaqlibaax21086 жыл бұрын
Haaye hadii aad arkeeysiin oo maqlleeysiin dhibaatadda dadkeenna soomaaliyeed dhibaatadda kuheeysta dalalka kale bal miyeeyddaan diir naxa lahaayn war illaahaay ka cabsadda oo dagaalka ah nagaddaaya bellaayo idinku dhacddaay oo kursi laaydinka raac
Ax ax subxnalah dhalinyarooy dhulka hooyo wax dhaama ma leh
@abdiqanipaashe83254 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@jamilamaxamed78266 жыл бұрын
Ax ax ax
@hassanaligedanar90386 жыл бұрын
Waa baantiis iyo soomali neceb non deer xamara kulahaaaa
@yusufxamud83926 жыл бұрын
🙌😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭aaax
@umumaidaumumaida61576 жыл бұрын
Bismillah
@haniahmed44274 жыл бұрын
Asc
@lilshak18556 жыл бұрын
Waryaa nigan wuxu ka mid yahay 7dii xerada naloogu keeny binu walid,, congra sxp habenki sidad uga baxsadeen xerada wllhi rag maskax badan biyihi bala wada furay markasey sulaga jabiyen ay dadeen,
@sakariyekhadar46466 жыл бұрын
LIL SHAK sir adna xerada maad kula jirtay bro ilahye ma ka badbaadiye sxb bal ii waran
@lilshak18556 жыл бұрын
Sakariye Khadar alx sxp wn nabd qabaa
@husseinmohamed56516 жыл бұрын
War walid kirooz haynok iyo jabuuti mad garanaysa xeradi binu waliid wlhi xerada ana so maray cadaab
@abdimalikomer23916 жыл бұрын
Xage jogta hader
@SaleebaanHG6 жыл бұрын
omar sxp xirada aniga soo marey 2016 may ila jun aya joogey hadii tahey xirada jabuti ka shaqeeyo cadaab aye aheed
@galaydhyare75014 жыл бұрын
inuu ku wasaa bay ahayd
@invisiblehandsmaliby32666 жыл бұрын
Cjb hhh bal soomaalidaan eega african oo inagu maxy nu nahay ma cadaan mise carab lol
@mehmetlacin69904 жыл бұрын
😅😅😍😍😎😎🙂
@nimcosharaf3053 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@anigaburcouxiisegobolkarag50756 жыл бұрын
kHadar duduub
@geeljiredaljire91886 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/aqGUi4uneteKoMU Adeer magafaha ku haystey waxa ka sii xun ka kuu diidey in aad hargeisa ka soo degto ee rabey in diyaaradu kula dhacdo, balse ilahay waxa uu kuu direy Garoowe oo ku badbaadisey maxad uga hadli weydey, weriyaha bila aqoonta ah ah ee aan kala garaneyn somali iyo somaliland waxan u sheegaya, wiilka aad wareysanaysaa waxa uu sheegey in uu yahay somali, balse adigu waxad sheegeysa in uu yahay somaliland oo ah dhulka somaliyeed, waa Baha samaroon wiilku sababtaa ayaa loogu diidey in uu ka soo dego hargeisa.
@sucdihusen80006 жыл бұрын
Geeljire Daljir ma asagaa ka hadlo Kara wuu cabsanayaa xabsiguu liinta ku cabi
@geeljiredaljire91886 жыл бұрын
sucdi husen waa runtaa hadii uu ka hadlo sidii naciima qorane ayaa dawooyinka loo diidi lahaa, liin laguma cabo biyo qadhaadh ayay siiyaan, cuntada iyo sharaabka family ku keeno kuwa xabisiga ilaaliya ayaa kaa cunaya oo roodhi qalaln bay kuugu bedelaan ayan maqlay, is ilaali hadaad joogto meesha ha hadlina la yidhaa.
@sucdihusen80006 жыл бұрын
Geeljire Daljire Kkkkkkk lhy ima geeyo qaraxa la qaataa
Wax Abaalo Dawladda Xamar Kajirta ee itaalka daran loogu Hayaa Ma jiro Rabbigoodba Soo Badbaadiyey somaliya Lahayne
@abdimalikomer23916 жыл бұрын
Oo waayo? Xaasidnimadu yay caloosha kudilacin
@ismailmohamed79356 жыл бұрын
.
@isxaaqbadri70466 жыл бұрын
reer xamar waxasa ku odhanaya soomaali baanu nahay iyo somaliya ha is raacdo wada magafaha ah ee jiidhkooda cunaya illaahay ima joojiyo maalinta qiyaame meesha la idinku xisabi dono munafiqiin
@isku-dubba-ridnaan3846 жыл бұрын
saaxiib dhallinyaradn dawladda xamar joogta ayaa liibiya ka soo celisey, markii diyaaraddi xamar ka soo qaadday Hargeysa damacday in ay ku soo degtana waad u diidden in ay degto, ma waxaad rabteen in ay la dhacdo oo ay dhammaantood dhintaan. Dawladiinuba waa ma gefe kale