Takhasuskee ama Kuliyadeen Dhigtaa?

  Рет қаралды 26,132

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

Waa sharaxaad yar oo ku saabsan sidaad Takhasus ku dooran laheyd
Waxaan u mahadcelinayaa sxbkey Omar inshaar oo gacan iga siiyey soosaarista muuqaalka.
Daawasho wacan
abdiweliqalif@gmail.com

Пікірлер: 112
@somacapella
@somacapella 4 жыл бұрын
From ogaansho keep going 😍👍
@theqodax
@theqodax 4 жыл бұрын
Miisaanka xasanaatka Alle ha kuugu daro macalin.
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
aamiin walaal mahadsanid
@axmed_jeylaani
@axmed_jeylaani 3 жыл бұрын
From omar ishaar Cabdi wali sxb loo baahnaa ayaad tahay جزاك الله خيرا الجزاء
@Haykal.fitness
@Haykal.fitness 2 жыл бұрын
mahadzanid ustad alaha ku sharfo wax badan ban ka fa'iday 💚
@munamohamed-w3t
@munamohamed-w3t Ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
omar inshaar ayaa ikaabaray
@muscabbinu-saalax1899
@muscabbinu-saalax1899 4 жыл бұрын
From ogaansho thanks wll👏
@adnaaxmed2434
@adnaaxmed2434 7 ай бұрын
Steel listening this topic
@ahmedibrahimdalha4770
@ahmedibrahimdalha4770 2 жыл бұрын
I.a civil engineering rajeynaa jamacada hormuud allaha iifududeeyo
@duceysane3322
@duceysane3322 11 ай бұрын
Jazakhery
@abdulkaadirak
@abdulkaadirak 4 жыл бұрын
Jazaka allah Ustaadi ♥️
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
Thanks my brother allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo abaal igu ileeday Wlo
@tarakodokhan7774
@tarakodokhan7774 4 жыл бұрын
أولا أني أشكرك من القلب لانه هذا الشيء يفرحني وايه ليش لأنه كنت متلبك شنوه رح أتعلم بالجامعة أعطيتني نصايح غالية وأشكرك علي ذالك وأستمر الله يحفظك من الشر ويعطيك الفرح والسعادة كما فرحت قلوب الطلاب الطيبة أرجولك الخير .😇🥰
@ubaxmumin6934
@ubaxmumin6934 4 жыл бұрын
Alx waligeey wxaan jeclaaa medicine uku danbeyna waan dhameey
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 4 жыл бұрын
Masha allah waxbadan ban kaafaaiidey ustaad mahadsanid
@puregenius3493
@puregenius3493 4 жыл бұрын
Ardaydii dibada wax barashada udonatay ee PhD soqatay, waxa ka cilmi batay nin degree hatsta oo inta ay maqnayen hormar paratical badan sameyey. Kadib marka ay dibada ka'imadan isla ninki degree ahaa aya tababar ufura wa mida aan layaabay! Fadlan waalidka hadhibina adiga wax iska dhigi kara rabina kaasho.
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@shaqalleibnuaar7090
@shaqalleibnuaar7090 4 жыл бұрын
Manoo sharaxi kartaa Eng
@jacfarzaneti4789
@jacfarzaneti4789 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرن، shukran💕
@aimang8396
@aimang8396 4 жыл бұрын
Software engineers iyo software development faah fashin managa siin kartaaa plz
@nihaamnihaam9828
@nihaamnihaam9828 4 жыл бұрын
Runti waxad jeceshahy oo ilahay utala sarata umba wadi karta jaceyl an lablakac aheyn WA sax Alxmdulilh Anu kuliyada darasatka islamka aya jecla waxana ku dortay taqasuska xadithka aya Jecl ila thanawigi madarisada wana kujira alxmdulilh Lkn wa Run xirfadana wa muhiim
@Dangarad.01
@Dangarad.01 3 жыл бұрын
from ogaansho keep going
@maliment9292
@maliment9292 4 жыл бұрын
Asc ustaad, maxaad kula talin lahayd arday dhigta kulliyad uusan jeclayn OO uusan ku qanacsaneyn, sida in eey waalidku u dooreen ama duruufto ku qasabtay????
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Hadduu bilow yahay tuu rabo, uuna Heli karo ha u badasho, haduusan Tu kale Heli karrina tan uu dhigto haku dadaalo, kuliyad mid kale Ka fiican ma jirtee waa suu qof oogu dadaalo wax u akhriyo.
@maliment9292
@maliment9292 4 жыл бұрын
@@cabdiwali mahadsanid🙏
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
@@maliment9292 adaa mudan.
@ugaasbarre5166
@ugaasbarre5166 4 жыл бұрын
Ustaad ka waran computer science xirfad may leedahay mise malaha??
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 4 жыл бұрын
Waaba kuwa ugu horsetail Shaqooyinka Xirfadaha ah.
@mariamali3496
@mariamali3496 4 жыл бұрын
Thanks ustaad
@bashirbashka7396
@bashirbashka7396 4 жыл бұрын
Ustaad waan ku salamay marka hore waxaan rajaynyaa inaad caafimaad qabto. Waxaan ku weydinayaa suaal aad ii jahwareerisay ustaad waxaan ka mid ahaa ardydii sanadkii hore scholarship Ethiopia heshay dawlduna waxay isiisay medicine iyadoo natijadaydii tixgalinysa lakiin nasiib wanaag weli kuliyadaydii kuma biirin keliya semester fresh ah baan qaatay oo kuliyadayda ka madax banaan after that karona Virus baa dhacy wadankaana dib ugu soo laabtay,anigu waxaan daneynayaa inaan barto cevil engineering lakiin medicineka laftirkiisana waa daneynayaa. Marka sidee kii igu haboon u doortaa medicine &cevil engineering?ilhay amarki labadaba waa jecelhy markaan mid doorto kan kalaa isdhahaa isgaa ka haboon kaa doorty. Fadlan ila tali waa mustaqbalkayga hadaad awoodidna video iga soo samee. Wabilaahi towfiiq. Mahadsanid.
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
walaal waxaa jiro test la sameeyo oo qof sidaadoo kale uu isku barbardhigo kuliyada uu daneynayo tan natiijada oogu fiican hesho ayaana la doortaa, online-ka ka raadi. ama salaad istikhaaro laba ragco tuko kadib tii qalbigaaga ku qabooobo ku go'aan qaado.
@mehranyuusufshariif7079
@mehranyuusufshariif7079 4 жыл бұрын
From omar inshar ogaansho
@najaxjaamac9284
@najaxjaamac9284 4 жыл бұрын
Shukran ustad
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 4 жыл бұрын
MAHADSANID. LKIN ANIGU WAXAN JCLAHAY ICT ILA YARANTAYDINA WAN JECLA technology gana WA shaqada ugu fiican ee aan farxad daremo markan KU gudo jiroh waxanan ISKA dhex daremay inan ku ficnahay arimahaas
@suldaanmediahd7765
@suldaanmediahd7765 4 жыл бұрын
Wlloh macluumada ma iga siin karta telecommunication engineering
@waawamoha5374
@waawamoha5374 4 жыл бұрын
Thnk you pro
@قصصالعجائب-ج7ز
@قصصالعجائب-ج7ز 3 жыл бұрын
Abdi wali ka soo hadal bank finenc
@iftiinkabariga5129
@iftiinkabariga5129 4 жыл бұрын
Asc abdiwali sxb waxan aad u jecelahay inan barto ganacsiga marka maxaad igula talin lahayd mahadsanid
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
baro xirfado badan ayuu leeyahay.
@siciidali1360
@siciidali1360 4 жыл бұрын
Jasaaka laah waxan ahay ardaydii Sanadka baxay waxN rabaa inan barto inernatiol computer technolegy Losogabiyo Ict far ahaan brogrmin
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@samawademedia1951
@samawademedia1951 3 жыл бұрын
Asc bro
@amiingamer907
@amiingamer907 4 жыл бұрын
Astronomy xirfad miya mise cilmi
@hiboaxmed8440
@hiboaxmed8440 3 жыл бұрын
Waa cilmi Waxa uu ku kordhinayaa cilmi
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 2 жыл бұрын
Assallam Aleykum wll waxaan ku waydiiyay bal ka warn kuliyad Business management
@emirMOHamed101
@emirMOHamed101 4 жыл бұрын
Agricultural science maxaan dhihi karna ma xirfad ayy ku dhisanthy mise waa maya
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Xirfadda waa inuu qofKu beer abuurto isagoo dabaqayo xilmigi uu bartay, ama beraleyda la taliyo amaba uu macalin Ku noqdo. Lkn cilmiga beeraha naf ahaantiisa xirfad ma aha.
@Alqaanuuni798
@Alqaanuuni798 4 жыл бұрын
Ku shaqee goaankaada Waalidku waa beerjilicsanyahay Si dagan uga dhaadhici kuliyadda aad rabto inaad barato Hadii ay awoodaan Lkn haku qasbin waxayna awoodin Mahadsanidiin
@xamaraaweshow6797
@xamaraaweshow6797 4 жыл бұрын
From ustaad Omar Inshaar
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@cabdidhaanteeyeofficial6520
@cabdidhaanteeyeofficial6520 4 жыл бұрын
Dadka ogaansho soo dirayow fadlam booqda kanaalkayga
@ilhaanmoha3105
@ilhaanmoha3105 4 жыл бұрын
From ogaansho ✌️
@abdulkadiryare6815
@abdulkadiryare6815 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad
@mrhanad8148
@mrhanad8148 4 жыл бұрын
Mashallah
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@jaylanihiigsi4552
@jaylanihiigsi4552 2 жыл бұрын
Wll tallo igaH siiH business administration
@TOM-be5dn
@TOM-be5dn 4 жыл бұрын
Aniga waxay jecalhy inaan barto cyber SECURITY walidkeygana wuxuu rabay inan barto shareecada
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
waxaa fiican inaad waalidka si dagan ooga dhaadhiciso waxad rabto inaad barato. tusaale ahaan waxaad u sheegi kartaa inaad shareecada masaajida iyo culimada ka baraneyso jaamacadana Cyber security. markaste waalidka waa in dareenkiisa aad ixtiraamto waayo isaga hadusan kaa raali noqon way adagta inaad guuleysato.
@caliciise4891
@caliciise4891 4 жыл бұрын
From OGAANSHO
@puzhrayar9603
@puzhrayar9603 3 жыл бұрын
IR TEAM
@haajarnabeel1640
@haajarnabeel1640 4 жыл бұрын
Keep going good job 👍👍👍👍👍
@abuukarmacalinxasankulmiye9807
@abuukarmacalinxasankulmiye9807 4 жыл бұрын
Macalin waxaa ku weediinaa kwrn kuliyada banking and finance adigoo mahadsan xirfad ma leedahay maxaana ka faaiidaa
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
way leedahay wayna fiicantahay, waliba wadanka naga waa looga baahanyahay oo hadda ayey bangiyada bilow yihiin.
@farxiyodhabarey9124
@farxiyodhabarey9124 4 жыл бұрын
From ogaansh
@mahmoudshiddo644
@mahmoudshiddo644 4 жыл бұрын
OGAANSHO
@minegirl4613
@minegirl4613 4 жыл бұрын
From ogaansho
@haajarnabeel7408
@haajarnabeel7408 4 жыл бұрын
mashaAllah hore usoco 👍👍👍👍
@Kzhdwwa
@Kzhdwwa 4 жыл бұрын
Mashallah wll horay usoco abdiwali❤❤❤
@yaasincumarchannel886
@yaasincumarchannel886 4 жыл бұрын
Kuluyada luqadaha igawarama İgula tali waan jeclahay
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
way fiicantahay baro hadaad heli karto.
@najaxbaashe8546
@najaxbaashe8546 4 жыл бұрын
Ogaansho 😊
@samirosaid730
@samirosaid730 4 жыл бұрын
Ustaad waxan raba medical iyo art design inan barto xirfad miyaa jwaab an kazugya ( from ogaansho)
@cicasiisakram6212
@cicasiisakram6212 4 жыл бұрын
Thanks teacher but waxaan rabaa inaad ka soo hadashid HEDGE FUND MANAGER
@maxamedsaciid8616
@maxamedsaciid8616 3 жыл бұрын
Wll laboratoryga kasoo hadal adoo mahadsan
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 4 жыл бұрын
Mahad sanid walal qaali ifiye ayaa tahay bro 👏👏👏👏
@Abdirahi
@Abdirahi 3 жыл бұрын
Aniga bachelor degree of engineering ayaa heystaa waxaan rabaa master inaan ka diyaariyo wadanka qadar link ma iga saacidi kartaa adiga oo mahadsan
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
www.hbku.edu.qa/en/admissions Jaamacaddan ayaa bixiso master scholarship kawardoon
@Abdirahi
@Abdirahi 3 жыл бұрын
@@cabdiwali waad mahadsantahay walalkey
@ahmedshimaali9221
@ahmedshimaali9221 2 жыл бұрын
M.a
@muusebiixi9686
@muusebiixi9686 3 жыл бұрын
Kuliyada business maadoyinka soo hoosgala ii sheega
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Chanelka ka raadi muuqaal aan ooga hadlayo ayaa jiro.
@finsommedia1416
@finsommedia1416 3 жыл бұрын
From Ogaasho
@abshirak6267
@abshirak6267 4 жыл бұрын
zzp mcn side waye engering software and software engenering
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
Aaduu u fiicanyahay, programmingka, web development ama Web sameynta, sidoo kale software sameynta ayaa lagu bartaa wuu Yara adagya lkn qofki barto shaqo ma waayo wuuna lacag badanya.
@naciimaapdinour9260
@naciimaapdinour9260 4 жыл бұрын
Mhdsnit taladada✅wll wn ubaahna xiligan aan jogo💚
@Quuu819
@Quuu819 4 жыл бұрын
Pilot marka aan iskuul bilabaya ilahada markaa dhamaya pilot ayaan jeclahay lakiin dalka lagama barto dibadana dhib ayaay igu tahay
@xasan1713
@xasan1713 4 жыл бұрын
Team ogaansho like iisaara
@noloshamacan1650
@noloshamacan1650 4 жыл бұрын
Team ogaansho
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 3 жыл бұрын
Kuliyada ictga
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
yacni kanaalkaan
@MssRamla-sj2sx
@MssRamla-sj2sx 4 жыл бұрын
Kulliyada computer science ka waran ma xirfad ayey ku dhisan tahy
@Laughsonthepitch1
@Laughsonthepitch1 4 жыл бұрын
😂ina hda so qora rabay wlhi I think xirfad ay kudhisan thy
@MssRamla-sj2sx
@MssRamla-sj2sx 4 жыл бұрын
@@Laughsonthepitch1 🤣🤣 afkaka kasoo xaday miyaa kulliyadn waa jeclahy inaa wax ka ogaado rabaa
@cabdiwali
@cabdiwali 4 жыл бұрын
waa mid kamid ah kuliyada oogu xirfadda badan casrigan looguna baahi badan yahay, waliba adiga oo gurigaaga joogo ayaad xirfadaheeda baran kartaa sida Programming
@Laughsonthepitch1
@Laughsonthepitch1 4 жыл бұрын
@@MssRamla-sj2sx bilahan iyadapa indho indhaynayey 😂ee byo mathka hda kufcn thy isku tuur mustaqbalka dhow gbdho softwareda taqasusku ah wa lo bahan siiba somalida ma bartaan maadadan waana shaqoyinka mustaqbalka dhow dunida qapsanaya #wecandoit💪
@haajarnabeel1640
@haajarnabeel1640 4 жыл бұрын
👍🙏
@shugrihashi3208
@shugrihashi3208 4 жыл бұрын
Shukraaaaan
@sakariyekhubarop4380
@sakariyekhubarop4380 4 жыл бұрын
ogaaansho
@madmullaj444
@madmullaj444 4 жыл бұрын
Thnks ustaad
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
from ogaansho
@yusufmaxamedxersi6802
@yusufmaxamedxersi6802 4 жыл бұрын
From ogaansho
@cabdiraxiin_asad
@cabdiraxiin_asad 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b324n2CeaJ6rg5o SUBSCRIBE IGU TAAGEER WL💯✍
Sidey Meel Sare Ku Gaareen | Qeybta 2aad | ILA AKHRI
15:40
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 16 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Sideen u Maamulaa Waqtigeyga \Maareynta Waqtiga ⏰🎯⌛️⏰
5:45
Aisha cuud channel
Рет қаралды 3,2 М.
JAAMACADAHA UGU WANAAGSAN DALKA | Waa kuwee?
7:43
Dr Adnan Abdallah
Рет қаралды 39 М.
waa maxay content creator? sideesa ku noqon ku noqon karaa
3:56
Barasho24 media
Рет қаралды 1 М.
Waa maxay Information Technology (IT)?
20:47
Duraan Ali
Рет қаралды 23 М.
Siduu Waqtigeena Ku Baxaa Sideense ooga Faa'iideysan Karnaa?
10:59
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 14 М.
Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI
18:35
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 71 М.
Sidey Meel Sare Ku Gaareen? || Qeybta 3aad || ILA AKHRI
16:31
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 10 М.
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 18 МЛН