TALIYAHA NISA MAXAMED SHEEKH (3412)

  Рет қаралды 72,889

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 56
@SurprisedDachshund-kj5wi
@SurprisedDachshund-kj5wi 6 ай бұрын
Allaha xafido taliye maxamed sheikh xassan runtii waa nin aad in lagu deydo mudan wllhi wuxuu mudan yahay inuu dalka uu kanoqdo madaxweyne waana noqonaa insha allaah ❤❤❤
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 6 ай бұрын
Waa nin qabyaaladda iyo dulmiga ka fog nabadda deegaankana si fiican ugu shaqeeya dadka deegaanka Marka oo dhanna aad ayay u jecelyihiin .
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 6 ай бұрын
Maashaa'allaah tabaarakallaah Sidaaswa aaaaaw ilaaheyow Ing kaalmeey adoonkaang Dalsheey dadsheey ii diintiisba Ing dethaaleey aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
@haaboali1198
@haaboali1198 6 ай бұрын
Asc. Adam , Masha Allah Allah haa ku barakeyo.
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 6 ай бұрын
Maashaa'allaah ilaahay ha ku xifdiyo walaal maxamed
@XasanAweysKhalif
@XasanAweysKhalif 2 ай бұрын
Maxamed anigoo xasan aweys xasan ah intaan kaa salaamaa taliye guul Allah ku xifdiyo horey u soco hadaan noolahy waan is arki dnaa dhaqaaq walaal ha u joojin
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 6 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@mohammadhussainnuur4156
@mohammadhussainnuur4156 6 ай бұрын
Maasha Allaah maxamed shiikh Wuu hadley hadii dhigo wax maqlaayaan intii qof wax loo sheegi karo waa loo sheegey. Yeela ama ha yeelina
@haaboali1198
@haaboali1198 6 ай бұрын
Asc. Ameen Ameen.
@XusenMaxamedyariisow
@XusenMaxamedyariisow 6 ай бұрын
Somalia gaar ah Haan Manalapan kismaayo
@somalihanolato741
@somalihanolato741 6 ай бұрын
Allaha aqbalo ajiibo guul cadow kastoo ku so wajaho waxba laysma ogolee yaa rabi xifdi
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 ай бұрын
Aamiin illaahay hakukaa ajar siiyo waanin wanagsan guulaysta
@nadifajamac4111
@nadifajamac4111 6 ай бұрын
Masha Allah Raga somaliyeed sida wiilkan oo kale ilaahay hakadigo
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 6 ай бұрын
Maashaa'allaah hambalyo
@adanbile4237
@adanbile4237 6 ай бұрын
Ciidanka nabadsugiddu waa ciidan qarsoon, Maaha ciidan sawirra laga qaado, oo la soo bandhigo.
@massmass8300
@massmass8300 6 ай бұрын
maansha alaah ninkaasu waa ligend ilaahy hayska dayee waa shiikh hogaamiye ciidan ah 👍👍👍👍👍👍🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@maxamedxaajicabdulaahiabii1272
@maxamedxaajicabdulaahiabii1272 6 ай бұрын
Masha Allah waa hadlay taliyaha
@YuusufnuuradiinAxmed
@YuusufnuuradiinAxmed 5 ай бұрын
asalamucaleykum walal qaali _ walalkeyga waxow ka haadla xaaqa ayo abaaray ( allaah ) ayan ku dhaartay _ wa sax caabsi ( allaah ) aya kuugu leh wa dhaabta nolasha ❤❤❤❤❤
@XiisMedia
@XiisMedia 6 ай бұрын
Soomaalia guul
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 6 ай бұрын
Ka shub waxaay al shabaabka ku shuban dhalinyarada wadanka ee ah dowlad waa gaalo. Ilahey ha u keeno kursiga madaxweyno nimada Somalia xaakim caadil ah oo bini adamnimada iyo cabsida alle ku weyen tahay. Somali cidu rabo ha ka ahadee.
@muftiweyn9481
@muftiweyn9481 5 ай бұрын
Guuuul reer maayland
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 6 ай бұрын
Maashaa'allaah
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 6 ай бұрын
Weelasheena ayaa ku jiraan biimaal guuuuul
@Fadomocsman
@Fadomocsman 6 ай бұрын
Masha Allah
@MohamedAhmed-z2k
@MohamedAhmed-z2k 6 ай бұрын
Wallaahi taliyahaan aad baan jeclahay waayo shaqsi diin leh wadeni ah geesina ah maalintii uu degmada marko amnigeeda loo dhiibay wuxuu kadhigay meel amnigeeda laisku haleyn karo magaalada marka kanoo kale ayaa somaliya ubaahantahay fiiri madaxweynihii dalka xaraashuu kabixi layahay
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 6 ай бұрын
Mansha allha allha ha idin xafida
@XasanCabdlexuseen
@XasanCabdlexuseen 4 ай бұрын
Taliye guul
@nadifomohamed4095
@nadifomohamed4095 6 ай бұрын
ASC guuleysta horay usocoda viva
@MariyanMaxamad
@MariyanMaxamad 6 ай бұрын
Warjeeta hubka qaada soomaaliya kacayrsha
@CraxmaanMuhudiin
@CraxmaanMuhudiin 4 ай бұрын
Waa geese garage waayay
@CabdimaalikMahad
@CabdimaalikMahad 6 ай бұрын
Cabdimaalik 1:35
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 6 ай бұрын
Mansha allha guuuuul marka caday
@City-sr4iv
@City-sr4iv 6 ай бұрын
Xasan shekh waxa kabagaa inuu alshaab usoo diro dee
@AlimacalinBishaar
@AlimacalinBishaar 6 ай бұрын
Guúuuuuuuuuuuuuuuul
@SabriyeadanSabriye2024
@SabriyeadanSabriye2024 6 ай бұрын
Masha. Allah. Allxamdulillah. Sinaan. Iyo. Garsoor. Buuxa.
@MaxamedAbuukar-mk3yb
@MaxamedAbuukar-mk3yb 6 ай бұрын
M.a My Tolkayda Guul wacan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 6 ай бұрын
ZXB BEENTA IYO DHALEECAYTA UMADA KADAA BEEENAAALE DABO DHILIF YAAAL AYAAD U WARAME MA SHACABKA MISE DOMEERO AYAAD UWARAME ZXB WAXAAD YAHAY BEEENAAALE DHINTAY OO DABO DHILIF AH
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 6 ай бұрын
WER KA DABO DHILIF YAAAL MAXAAD TIDHI BEEENAAALE MA ADAA RON SHEEGA ZXB BEENTA GIDAAR LAFADHIISOO ZXB BEENTA IYO DABO DHILIF NIMADA NAGA DAAA BEEENAAALE WAX LABARTAY BAAAD TAHAY DABO DHILIF YAAAL
@Cumar243Colaad24
@Cumar243Colaad24 6 ай бұрын
allahhakubarakeyo
@abdirahmanlfc3218
@abdirahmanlfc3218 5 ай бұрын
Somali Allah unaxariisto waayo shisheye itobiya kamidtahay wadankena jogta waxa sobandhigtay wiil sadka qoreynayo lkn inaad nosobandhigto itobiyan iyo usa moodaybcidan kutabareyn inay wax kubqabanayan waxa kafican sarkalkabkaligisa 20 cidan wata Somaliyey shisheye hakutashan tusale hakugu filnato Afghanistan 300 kun cidan noockasto hubboyo milititi nucanugu fican heysta aderow ninkan video sobandhigayow sxbow waan kutahera lkn isku day dhalinyarada Somalia inay hurdada kakacdo qabiilkaan qurunkisa dhafan halokaco Somalia melkasto joogto inadan shisheye kutashan sxb anaga waxa nalanhaharay waa shisheye mid faniya ushaqeyo UN iyo AMisom maxay qabteyn aan isweydino 2007 ila manta war somaliyey UN waa kuwa aad ujedaan Falastiin wax uqaban la Somaliyey iskutashta youtubleydan beenta badan dhaftan walahi wadankena xureyso midas kusharaf ah qabilna wale wax ka ogyahay majirto waxna kuma qabanaye ogow Somalia hurudoy
@dayaxgeesey6316
@dayaxgeesey6316 6 ай бұрын
Maxamad shiiq maqaranaa mise waa qabiil bimaal ow daneenayo mafahmin 😅😅
@farxiyomumin4848
@farxiyomumin4848 4 ай бұрын
Guuleyso wll mcn
@DahaboSheikh-y3d
@DahaboSheikh-y3d 6 ай бұрын
NACAM naf waliba waa baxaayaa adduunka Marti buu ku yahay
@AdanIdow-sy4hv
@AdanIdow-sy4hv 2 ай бұрын
War raxaweyen waa samaali ubeer yabuur samaale waye kharkood waa makhaare samaale 9 samaale waa raxaweyen hawiye dir adiga nugma jirtid daarood ayaa thy ok
@CabdiDhere-z1u
@CabdiDhere-z1u 6 ай бұрын
BEEENAAALE BEEENAAALE BEENTA NAYADAAA ZXB WAAR QOXOOTI DABO DHILIF AYAAAD TAHAY kaaas uwaran 🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🦮🦮🦮🦮🦮
@XiisMedia
@XiisMedia 6 ай бұрын
Soomaalia hanoolaato
@Abdifatah-j7d
@Abdifatah-j7d 6 ай бұрын
😊
@XiisMedia
@XiisMedia 6 ай бұрын
M,a
@mohamedyusuf9809
@mohamedyusuf9809 6 ай бұрын
Waxan u maleynaya inad kuwa najaasada ah ad kamid noqotay oo beenta you tube ka ay gaajada dhex keentay wad naga badatay been ayaa ku so celcelineysa war alle ka cabso
@متعةومجرايات
@متعةومجرايات 6 ай бұрын
Comminti walbo qof jiran iyo qof cuqdadesan iyo ilmo xaaran lagama wayo yaahuu
@Mohacali-t4x
@Mohacali-t4x 4 ай бұрын
ᴛᴀʟɪʏᴀʜᴀ ᴡᴀᴀ ᴛᴀʟɪɪʏᴇ ғɪɪᴄᴀɴ
@MacaruufmuxumudMuuse
@MacaruufmuxumudMuuse 6 ай бұрын
Oohinta miya qarisay
@MaanoAli-u4j
@MaanoAli-u4j 6 ай бұрын
8
@shukriahmed-i2n
@shukriahmed-i2n 6 ай бұрын
Weelasheena ayaa ku jiraan biimaal guuuuul
@CabdiIimaan-el2jf
@CabdiIimaan-el2jf 5 ай бұрын
M,a
WIXII DHEX MARAY LAFTAGAREEN IYO BEESHA CAALAMKA (5038)
13:15
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,3 М.
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 105 МЛН
What type of pedestrian are you?😄 #tiktok #elsarca
00:28
Elsa Arca
Рет қаралды 27 МЛН
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 6 МЛН
DIGNIIN BEESHA CAALAMKA
27:39
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
RW XAMSE WEERARKII UU KU QAADAY AXMED MADOOBE (5036)
43:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4,3 М.
CANAAN LAGALA KOR DHACAY LAFTAGAREEN (5037)
19:47
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,1 М.
WAY CULUSTAHAY ARRINTA JENERAAL SHEEGOW (1380)
28:29
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 60 М.
Nitiijada hordhaca ah ee Doorashooyinka oo lagu dhawaaqay
MM Somali TV
Рет қаралды 1,5 М.
MW XASAN SHEEKH OO BANJARAY (5030)
57:01
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 11 М.
Goobta aysan Soomaalidu booqan -Afgooye
15:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 226 М.
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 105 МЛН