No video

Taliye Shub ayaa sheegay in dalacsiin iyo taalo loo dhisidoono askarigii shalay ka diiday weerarka.

  Рет қаралды 5,751

Universal TV

Universal TV

Ай бұрын

Пікірлер: 19
@adoonti-Alle-12
@adoonti-Alle-12 Ай бұрын
Subhanallah !!! Allaha u naxariisto askarigaa shahiiday.Taalo gaalada ayaa dhisata. Ruuxa kan waa muslim uma baahna Waxyaabahaasi oo idil . Dalacsiintuna wax micnaa ay leedahay ma jirto marba haduu ruuxa geeriyooday ee reerkiisa mushaarkii uu qaadan jiray sidiisa ha ugu socdo. Sidaas dheh hadii aysan jirin kaalmo kale oo la siinaya reerkii uu ka baxay cala aqal
@user-dh6jc7ke4i
@user-dh6jc7ke4i Ай бұрын
Allaha unaxariisto Allahuma aamiin yarrabi 🤲
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 Ай бұрын
Masha allah abaalkiisa oo janno ah rabbi swt agtiisa ayuu kahelayaa
@faysadmohamed6995
@faysadmohamed6995 Ай бұрын
Ma sha allah. Who. Aad uga faraxsanahay. Arnikas. Taliyaha. Qalbigeyga in arkaayay. U maleysaa❤
@mancityfan660
@mancityfan660 Ай бұрын
Jandii fardowsa alle ha ka warabsho
@warsameahmed585
@warsameahmed585 Ай бұрын
Taliye shuub mahad saniid Guleyso
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Ай бұрын
Taalo Taalo haisku boojeenina ninka cida uu kadhintay lacag magdhow ah halasiiyo idinkaa naftiisa dayacdeen 100,000 habartiis iyo hooyadiis halasiiyo
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 Ай бұрын
Allaha u naxariisto intii meesha ku nafweyday laakin ma awoodi weysen xataa inaa taliyaha weydiisaan inuu qaadayo masuuliyada wixii meesha ka dhacay mise waa laidiin yeertaa uun oo wixii la rabo laidiin ajhriyaa kadibna aad duuduub noogu soo gudbisaan .
@abdisalanmohamed4678
@abdisalanmohamed4678 Ай бұрын
Yaab, Nidaamka Federaalka nin dhintayna waa dalacsiiyaa, midka nool oo hadda iyaga u shaqeeyana baahi ayaa heeyso oo lama siiyo mushaar ku filan!🤔😱😢
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Ай бұрын
Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
@mohamoudabdi6778
@mohamoudabdi6778 Ай бұрын
Wax ka muhiimsan in caruurtiisa la daryeelo
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Ай бұрын
Iiwad sheekada
@Gmaaad
@Gmaaad Ай бұрын
Taalo hanoo dambeyse yaa kadambeeyay inee hub helaan maxaabista shabab
@CabdimaaligIsmail-rb3sx
@CabdimaaligIsmail-rb3sx Ай бұрын
Tuug beena Waas ah sow adiga hawsha hadalka ka dhac dey mas'uul kama tihiid in askari gaa naf tii hura ha ah adiga lagu maxkamad eryo maaha
@OmarMaxfuud
@OmarMaxfuud Ай бұрын
yaa soo geliyey Hubka meesha adiga miyaan taalad iyo Hooyad was
@mukaram2018
@mukaram2018 Ай бұрын
War iska hagaaji hadalka aad ku hadaaqeysid...
@mohamedomar610
@mohamedomar610 Ай бұрын
HOOYADIIS HA CAAYNIN
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Ай бұрын
Ey af khashuusha leh aabahaa afka bakhaarka ah ka was nedel fooqal nedel nin dhintay maxay taallo taraysaa maad ehelkiisa wax siisid
@mukaram2018
@mukaram2018 Ай бұрын
Ceeb inaad sidaa u hadasho ee xishoo waryaa..
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
Harley Quinn lost the Joker forever!!!#Harley Quinn #joker
00:19
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 24 МЛН
Senator Dubbe" Marka Qofku Mucaaradka yahay Kheyrba uma muuqdo"
4:45
Dood Wadaag iyo Xaalada Dalka 14 08 2024
2:11:37
Universal TV
Рет қаралды 24 М.
Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho & Gungaarka Maanta.
28:12
Somali National Television
Рет қаралды 168 М.
Warka Universal Tv  15 08 2024
41:03
Universal TV
Рет қаралды 8 М.
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН