TAN OKALE WALI MA MAQLIN SURATUL BAQARAH ALLAHU AKBAR

  Рет қаралды 15,005

Amino Shiiqunaa

Amino Shiiqunaa

Күн бұрын

Пікірлер: 166
@Saciidoabdirisaak
@Saciidoabdirisaak 2 ай бұрын
Suuratul baqraah qofkii laazimay uunbaa khadli kraaa wllhi alx🤲🥺Allow adgaa mhd iska leh murug walwal fikir cabsi qalpi xnuun intabaa iga qadyyy alx ddka oodhn qalpigodaa idhx dhigayy jcyl qof iididnaa an arkin wllhi alx alx 🤲🤲🥰
@AnabXarago-j3e
@AnabXarago-j3e 4 ай бұрын
Yarabi ilahay kuwygii qeyrka isku dardaarmo ilahay hanaga dhigo
@umalkhayrabdi8313
@umalkhayrabdi8313 4 ай бұрын
Yaarabi usiyaadi nimcada anagana nawaafaji khayrka iyo suurat albaqra❤
@Aminasacdia
@Aminasacdia 6 ай бұрын
Aniga iyo suratu baqara umba og waxa nakala qabsaday rabiyow wadkumahdsantahay inaad inad iwafajisay
@aaminomohamed5021
@aaminomohamed5021 6 ай бұрын
Abayo no faa iidey xagee kaala so xiriirnaa
@Aminasacdia
@Aminasacdia 5 ай бұрын
@@aaminomohamed5021 akhriso baqara abayo wad ku liibaneysa inshaAllah iyo quranka odhamba
@zahraomarmohamud
@zahraomarmohamud 6 ай бұрын
Walalahey iso duceya safarka suratul baqara bilawaya inu alla faraj igu furo, inta ila mid ka ahna Allah waxa noga barya cariiriga dareemayo ina alla faraj noga furo, yaa rabi humumu dunya aya garbahayega saaran alla iga kala fur, yaaa allaaaah, ya rabi no saqir oo na waafaji oo no fudude taqwadada iyi dikrigaga. Walalahey Somali wlh culeees aya ii heesto iso duceya wa idin barya.
@sahankaabe8930
@sahankaabe8930 6 ай бұрын
Culeeys walbo oo kuheysto wll illahay hakaa Dul Qaado
@dr.sukeenaabdullahi7888
@dr.sukeenaabdullahi7888 6 ай бұрын
Allaha kaa dulqaado wlal cibaadada alllaha kuu saqiro adun aaqirana allah kaa farxiyo adna dadaal niyad saliim la imow waa liibaaniye
@zahraomarmohamud
@zahraomarmohamud 5 ай бұрын
@@dr.sukeenaabdullahi7888 Alaaahuma aamin, shugran
@asadjaamac6730
@asadjaamac6730 5 ай бұрын
Allah swt hakuu hagaajo arimaha dhan wllo
@abdalleali354
@abdalleali354 6 ай бұрын
Suuratul Baqara arzaaqda ayaa ku siyaada shayaadiinta ayaa kacarara guriga lagu akhriyo iyo sidoo kale barako ayaa laga helaa intaba Anigaa ka arkay kadib joogtayn maalin walba ugu yaraan 15 daqiiqo hadii waqtiga iisaamixi waayo.
@AminoHaji-d5d
@AminoHaji-d5d 6 ай бұрын
Wall ila maeqa beej aqrin jirtay adi ahan ado mahadsan
@SuhuurAbdi-rz8gn
@SuhuurAbdi-rz8gn 6 ай бұрын
Asc wll barakada io caafimaadka daganaanshaha lagahelo suratulbaqra lamasokobikaro mudo yar Hadad kogtayso Ada arkidona o qiso kaqoridon insha allah
@AminoHaji-d5d
@AminoHaji-d5d 6 ай бұрын
Thanks wku dadala i.a 😘
@FaadumoAbdisamed-sn8vl
@FaadumoAbdisamed-sn8vl 6 ай бұрын
Wllo salaada subax markan tukado ayaan labo bog ama hal bog akhriyaa saw caadi maaha
@amlahqueenqueen857
@amlahqueenqueen857 5 ай бұрын
Maasha allah runtii waa qiso cajiib ah Abyo alle khayr badan oo dhan walba ah alle hakusiiyo Anagana alle hanagadhigo kuwii joogteeya Sidaasookalena kasoosheekeeya qisooyinka ay ka arkeen Insha allah
@UmulkhayrMuuse-s8e
@UmulkhayrMuuse-s8e Ай бұрын
Inshalaha inaan Larimore iguduceya aqristo
@AishaAbdalla-r6d
@AishaAbdalla-r6d 5 ай бұрын
Aamiin Aamiin walaahi abaayo waxa moodaa gaba gavada asheekada in aad ani aga hadlaysi abaayo runtii aniga waxaa igu dhacday tacdiil sawaaj wal camal iyo waliba xanuun sanad la ah oo sanad walba aan waasho lakiin alx mudo labo sano ah ayuu aabe go aan kugaaray inuu suuratul baqara aqriyo alx alle wuu igu caafiyay bishii lixaad ee sanadkan ayaa la imehersaday alx ano galay sanadkii 41 waad subxanalaah qufwalba waxu idhijiray qurux diin iyo aqonba wa leedahe maxa laguu gursan wayay tan xanuun bay igu aheed walaa uma malaykartid inta shaqo inta si wanagsa ugu guulaystay aan ka caray oo wadi waayay Walayaal ii soo duceeya in alke guurkayga ii hagaajio ubasna isiiyo shaqadan alle ii furo inta shahaado A oo iixaraysan wan kanaxaa teeda kale igu duceeya ina alle suurada ii fududeeyo in aan 4 jeer aqriyo istiqfarna ku daro.
@Bashicabdi-p8d
@Bashicabdi-p8d 5 ай бұрын
Abaayo intee kala soo xariiraa❤❤
@dr.sukeenaabdullahi7888
@dr.sukeenaabdullahi7888 6 ай бұрын
Maasha allaha allaha kaa abaaliyo adna qofki rabbi waafajiyo uunbaa og qeyraadkeeda lkn waa hiba minalaah allaha na waafajiyo
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 6 ай бұрын
الهم امين يارب العالمين 🤲
@ayaanburhan5966
@ayaanburhan5966 6 ай бұрын
اللهم رقني توفيق من عندك
@UmulkhayrMuuse-s8e
@UmulkhayrMuuse-s8e Ай бұрын
Wanbilabaya inshaalha
@TIMIRQOLOFMALEH2024
@TIMIRQOLOFMALEH2024 3 ай бұрын
Jazaakallah kheyr walaalo ❤
@asmawarsame2647
@asmawarsame2647 4 ай бұрын
Toban jeer kabadanbaan aqristay 🎉alxamdulilah
@maryamadam6932
@maryamadam6932 3 ай бұрын
What????????
@maryamadam6932
@maryamadam6932 3 ай бұрын
A day?????
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah barakallah fiikum❤❤🤲🤲🌹🌹✨️🎁
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 5 ай бұрын
Mashaa Allah Jazakallah kheyr walaashey macaan qisadan way itaabatay kuwi ka faa'idaysto Allah naga dhigo amiiin yaa Raxmaan
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Wlhi wa qiso cajiiba oo ku dayasho nudan❤❤
@hamdayousuphadr143
@hamdayousuphadr143 5 ай бұрын
rabiyow raxmnow culuska iga qaaad😢😢
@israimar4289
@israimar4289 6 ай бұрын
Masha Allah
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Habo Mcnto Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Wlhi waa qiso cajiiba oo ku dayasho mudan❤❤
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo xbbti intaas in ka badan ayaan kuu rajaynaynaa 🎉🎉🎉🎉
@IbrahimIbrahim-ly6wv
@IbrahimIbrahim-ly6wv 5 ай бұрын
Masha Allah.
@habibofarah5901
@habibofarah5901 6 ай бұрын
Masha Allh abaayo thanks amiin yarabii ❤ Allh nokaso kheeyr kaa
@asmawarsame2647
@asmawarsame2647 4 ай бұрын
Mashaa Allah mahadsanid aniga laba maalmood baan aqriyay afar afar jeer alxamdulilah hada halmar baan aqriyaa 🎉🎉🎉🎉
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 6 ай бұрын
Mnsha Allah laa quwata ilaa billah abayo ilaahay ha ku sharfo wajigaaga waxaa ka muuqda nuur ilaahay janadiisa ha nagu kulmiyo aamiin Abayo suratul baqarah qisooyinkeeda noo soo badi wlhy aad baan u jeclahay
@ubahnuur6216
@ubahnuur6216 5 ай бұрын
Masha alah
@Waano-x9
@Waano-x9 6 ай бұрын
Msha all tbrklh soo badi. Hadaad xaga alle u cararto inaad gùulausan waa lahubaa
@safaamoohan733
@safaamoohan733 6 ай бұрын
Masha Allah jasakallah qeyr habaryar ❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 5 ай бұрын
Maanshaallah .
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@NasteexoNuur-y4m
@NasteexoNuur-y4m 6 ай бұрын
Salallahu calayhi wasalam
@AnasMahad-ht5ul
@AnasMahad-ht5ul 6 ай бұрын
FARXADAADA FARXADEEDA WAAYE ❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 2 ай бұрын
Xabiibi Anas
@IkraanXasan-g4n
@IkraanXasan-g4n 5 ай бұрын
Masha allh
@sahraj3885
@sahraj3885 5 ай бұрын
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@IM-ud1pq
@IM-ud1pq 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤maashaa alaah alaah u said iyo anigNa inshaa alaah
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Xbbti noo soo badi qisooyinka suuratul baqra
@fatma23muxyadin79
@fatma23muxyadin79 6 ай бұрын
mansha allah
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 6 ай бұрын
Ilaahay ha ku xifdiyo❤ aamiin
@AishaAbdalla-r6d
@AishaAbdalla-r6d 5 ай бұрын
Mashaa alaha hambalyo hambalyo abaayo
@mrssahra3435
@mrssahra3435 6 ай бұрын
masha alah tabarakalu raxman qeyrkaaa waan kula qabnaa
@UbaxHusein
@UbaxHusein 6 ай бұрын
Jazakallaah qeyr abyo ❤
@farhiyoosman1626
@farhiyoosman1626 6 ай бұрын
Aaamiin yaarabi
@meymunaabdow6222
@meymunaabdow6222 6 ай бұрын
Jazakillah kheyr walashey
@yaasmiinmohamed638
@yaasmiinmohamed638 6 ай бұрын
Aamiin Yaa rabi
@MahdiabdiSharebbb
@MahdiabdiSharebbb 6 ай бұрын
Ani abyo 😢 ilaaahay hagarabgalo
@NastehoAwale
@NastehoAwale 6 ай бұрын
MashaAllaah ❤
@ju4965
@ju4965 6 ай бұрын
Subxanalaah 😢
@safamohamed7441
@safamohamed7441 6 ай бұрын
Waiting baan ku jiraa❤
@RahmoAbdullahi-xe7lb
@RahmoAbdullahi-xe7lb 6 ай бұрын
Hppt allaha ku cafiyo adigana❤🤲 khayrka nooso gudbisayna جزاك الله خير 🥰
@Guesswhich
@Guesswhich 6 ай бұрын
Masha Allaah
@nastehaomar2278
@nastehaomar2278 6 ай бұрын
Hambalyo intaa iyo kabadan ayaan kuu rajeynayaa
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Xbbti shukran ❤❤❤❤
@Aamino-f9d
@Aamino-f9d 6 ай бұрын
Salalaahu calayhi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤Salalaahu calayhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Salalaahu calayhi wasalim
@XanaanXilkas-mu7yl
@XanaanXilkas-mu7yl 6 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@nuuraalinoor3630
@nuuraalinoor3630 6 ай бұрын
Wow that's amazing
@fatimamuza383
@fatimamuza383 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤shukran abyo alle hku sharfo
@shaaficiwarsame8813
@shaaficiwarsame8813 6 ай бұрын
Jasaaka alaah
@familywithus
@familywithus 6 ай бұрын
Walaahi anaa xaaladaas iheystaaa baqarah hal mar baan aqriyaaa lakin hada ayaan badanka insha alah
@hananmohamed5428
@hananmohamed5428 6 ай бұрын
Mahadsanid Abaayo❤
@Deqoliban2023-xe1yj
@Deqoliban2023-xe1yj 6 ай бұрын
Ascww abayo qeyr Allah hakaasiyo jazakalaah qeeyr masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah
@SumayaMohamed-sg6iw
@SumayaMohamed-sg6iw 6 ай бұрын
Hamablyo wad uqalanta qaali ❤
@idilidil7744
@idilidil7744 6 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@Nimcomahamud-c5m
@Nimcomahamud-c5m 6 ай бұрын
Maasha allah hmblyo abaayo
@RahmoMahamed-to9ee
@RahmoMahamed-to9ee 6 ай бұрын
Masha alah walashay qaali hore usoco intaa inka bdn ku rajeynaya
@AnasMahad-ht5ul
@AnasMahad-ht5ul 6 ай бұрын
M.a❤❤
@abdimahamed8782
@abdimahamed8782 5 ай бұрын
Mansha Allah wll ilahay hakubarkeeyo insha Allah anagana noso ducee❤️🙏
@SaadaAden-u1k
@SaadaAden-u1k 6 ай бұрын
Masha Allah jazkalahu khayr Abaayo qaali ❤❤❤
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo ka badan ayaan ku rajeyaa habo Mcnto👏👏🎉🎉🎊🎊🥰🥰
@maryanjimale9241
@maryanjimale9241 6 ай бұрын
Aniga aya kamid ah walahi. Degree ayn hesta hadana shaqa iyo guur haba shegin.age of 29 years xita gur Kuma fikiro.waxwaliba oo aan bilabo ima dhamato 😂😂the very stressful Life walahi.suratul baqara 1halmar ayn dhameeya malinti.dikri ayu nocee waan aqriya but hada thanks wa in aan baqara waan badina insha Allah.
@munamahad
@munamahad 6 ай бұрын
Sidkle kula mid ahy abyo 😂
@naimanalka215
@naimanalka215 Ай бұрын
Aniga xitaa kula Mid baan ahay abaayo degree baan haystaa guurna kumaba fakaro yaaaab
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 6 ай бұрын
Xppt alle hake xifdiyo waxad uqalanta inad gaarto 50k❤
@ayanbuule8292
@ayanbuule8292 6 ай бұрын
Wllhi qisoyinka suratu baqara markan qoralkeda arko inan dhageystan jeclahay sababto ah xifdintedan kujira allha ifududeyo iso duceya
@shushuyousif2184
@shushuyousif2184 6 ай бұрын
Alaah ha kuu fudueeyo
@Bashicabdi-p8d
@Bashicabdi-p8d 5 ай бұрын
Abaaayo intee ka dhagestaa asigo arabi ah waan rawaa ii sheeg ❤
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 6 ай бұрын
Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti Abaayo cusub ayaan ahaye hala iso dhaweeyo xabiibti 🎉🎉🎉🎉🎉
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 6 ай бұрын
Insha allh ana barejaynaya gabadhaas ilahay hanaga aqbalo cibadada dhalanteed Cibaado khaalisa ilahay waydisanay
@umuhurayra7377
@umuhurayra7377 6 ай бұрын
Asc xabiibti jazakallah khayr soo da warka.
@abdiahmedthebritishtraveller
@abdiahmedthebritishtraveller 6 ай бұрын
Asc thanks 😊 🙏
@saara.....................8503
@saara.....................8503 6 ай бұрын
Sheikh mohamed xijaasi qisooyinkiisa noo soo badi turjumaadooda aamina
@aminoshiiqunaa
@aminoshiiqunaa 6 ай бұрын
Shaley was iigooyey shiikha magiciisa jazakallahu kheyr ❤
@Najmuuni
@Najmuuni 6 ай бұрын
محمد حجازي
@xusencabdulaahiyusuf9007
@xusencabdulaahiyusuf9007 4 ай бұрын
M.a wll mcn waa mahadsanthy Qeerka aad inosoo jeedisay Dar Alle ayaa Ku jclhy Kuwii janada Ku kulma alaha inaga dhigo abaayo mahadsanid
@IsmailA-b2g
@IsmailA-b2g 3 ай бұрын
I soo duceeyay sixir la soo cusboonaysiiyaa bn qabaa hadaan bilaabay suuratul baqra
@fatimakiin435
@fatimakiin435 6 ай бұрын
Jazakallh maamo ❤
@suldaanzaki5314
@suldaanzaki5314 18 күн бұрын
Wllhi suuratul baqarah wax weyn ayaan ka arkay waliba anigoo akhrinayay 1 xabbo maalin kasta maanta waxaan bilaabayaa i.a safar 3 midh ah iyo 20 kun oo istiqfaar ah muddo 1 bil ah qofkii diyaar ah waan soo dhawaynayaa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 6 ай бұрын
Ka badan baad u qalantaa abayo qof walba oo malaayiin maanta haysta maalin ayuu 1 sabiskarayb haystey adna waad gaareysaa iinsha Allah
@faisafaisa9031
@faisafaisa9031 6 ай бұрын
Jasakumullahu qayran jasaa abaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sakaabaka840
@sakaabaka840 6 ай бұрын
Hambalyo bayo❤❤
@AmoulaAfrah
@AmoulaAfrah 6 ай бұрын
Illaahey dartiis ayaan kuu jeclahay jazakallaah xbbt❤
@umuahmedofficial6604
@umuahmedofficial6604 6 ай бұрын
Hambalyo hambalyo xabiibti 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@halima3985
@halima3985 6 ай бұрын
Shugran abayo ❤
@fardowsamaxamad5624
@fardowsamaxamad5624 5 ай бұрын
asc wll gabdhas xagee ka xiriiraa waan u baahanahy
@RaxmaKiin
@RaxmaKiin 5 ай бұрын
Wllo il Maa ku Haysa' neeftaa ku qabanysa adoo suuratu baqara ka sheekaynaya.ku dadaal inaad aqrido Wllo.
@SalwaIbrahim-zy9qm
@SalwaIbrahim-zy9qm 6 ай бұрын
Hambalyo🎉🎉
@FaayFaay-h7g
@FaayFaay-h7g 6 ай бұрын
Asc wlshy amina ilahey haku xiftiyo abayoh ilahey haku cafiyo naf qabad ma fcno
@sundabashir5461
@sundabashir5461 6 ай бұрын
Aad ayaan u jeclahay qisooyinka suuratul baqra diirigalina way ii noqotaa
@amaalabdi6621
@amaalabdi6621 6 ай бұрын
Waaa tan ihesato ilahow no fududey amuran
@sacdianur4528
@sacdianur4528 6 ай бұрын
Qofkii rabto in albaqara laga aqbalo waa inuu ku daraa istaaqfaarta weliba ugu yaraan toban Kun Kudara una sabara wadana ilaa 7 bilood sanad wada
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 6 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير
@yusufmohamud1237
@yusufmohamud1237 6 ай бұрын
اختنا أمنه
@AishaAbdalla-r6d
@AishaAbdalla-r6d 5 ай бұрын
Abaayo alaha khayr haku siiyo ani malin dhaw baa kugu soo biiro markan dhagaystay mucjisada suuratulbaqara wan bilaa bay malin walbana wan aqriyaa alana waxa kabaryayaa inuu ii daa imiyo
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli 6 ай бұрын
Alxamdulillah Alxamdulillah❤️❤️❤️🤲🤲🤲🥰🥰🥰
@hodanabdi1328
@hodanabdi1328 6 ай бұрын
abyo shukran 4 jeer kaban weey u qalantaa waayo Farxad aduun & Akhiro aya ku dhan i.a wan bilaawa ana kula soo wadaa gaayo Waan aqriyaa in badan lkn Ma joogteeyo isbuuc ma dhaafo Abyo Neefta ku dhibeso wa shayaadin 😢
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 ай бұрын
Hda ma wada afar jeer mlinti mny badnayn hysku badin intad la qabsaneyso
SUURATUL BAQRAH MAXAN U AQRINAAYA MAXAAN KA HELAA
27:22
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 19 М.
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН
ВЛОГ ДИАНА В ТУРЦИИ
1:31:22
Lady Diana VLOG
Рет қаралды 1,2 МЛН
BADAL NAFTADA SI AD HORMAR UGAARTAN INSHAA ALLAH
18:30
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 3,9 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:30
SIWALBUU UDHEERAADO HABEENKA MAALINBAA KA DAMBEYSA
25:08
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 1,2 М.
SUURATUL BAQARAH CAJIIB QISA LAYAAB LEY
23:02
Amino Shiiqunaa
Рет қаралды 33 М.
Mucjisooyinka surat Al baqrah ay leeedahay maxaa ka taqaanaa⁉️
33:36
Fatima Abdullahi
Рет қаралды 12 М.
TAN WAA MARQAATIYASHII SURATUL BAQARAH  IYO FALCELINTII MASHA ALLAH
25:41
Жездуха 42-серия
29:26
Million Show
Рет қаралды 2,6 МЛН