Ubax ad ban kaga mahad celinyaa qisadan soo dayn teeda waayo waxyaabo iga maqnaa ayan kaa faa'iidey.waxa jirey dhaawac weyn oo isoo gaarey lkn hadda laga bilaabo waa in an jidka anku iloobi doono qaadaaa ...Inshallah. thanks sis❤
@mahadomar29312 жыл бұрын
Allhu Abkar. Ma, aqaan sidaan u bilaabo lkn qisaadaada cashar ayaa ku duugaan . Walaaloyaal Alle xumaan oo dhan ka nasahanyee waxaa uu inooga digay in laba qof oo aan muxram isu ahayn ahayn kaliyoowaan. Yacnii aan isqabin ama aan qaraabadkii la karaameeyay aan ahayn. Taas waa qalad markihore walaalo. Alle ha kuu danbi dhaafee oo wax roon Alle ha ku siiyee. Alla waxa uu dhahay waxaa idinku dhacaa waa waxaad gacmihiina ku kasbateen, inbadan waa laydinka dhaafaa. Sidoo kalee waxa waxa uu dhahay (Hadiii laydin qaban lahaa waxaa kasta oo aad samaysaan cidbiba kima hadheen aduunka) . Allahu Akbar, salaadu wuu wehel iyo dambi dhaaf inagooga ahaatay xagga rabbi. Sidaad bada ugu dartay noloshaas tan hemmabana ugu dar. Asaalda iyo Istiqfaar tala ka dhigo meel- marjac kuu ah. Hore u soco kana baro qisaadada in Illahay ku jecalahay . Mahad sanad, sidaad noola wadaag tay qisadaada. Omar
@fatimo15082 жыл бұрын
Mashlaah ilaahay haku barkeeyo caafimaad
@khadrajaaamac61222 жыл бұрын
Mansha allah wllo runtii waad dadaashay wax fiican baadsamaysa nafadaa wa kaga fiican majirto waan ka helay ganaanka aad gaadhay
@hudacisman42092 жыл бұрын
Ana mid kula wadagaya😰 ma isoo dayne
@dugsiiyaofficial41222 жыл бұрын
Inistgram igasoo qabo Wll Ubah dugsiiya ku qoran 40k flowers
@hodanibrahin15692 жыл бұрын
@@dugsiiyaofficial4122 Aslaamu Alaykuma wll
@fatteyg73742 жыл бұрын
Magacaygu Waa abdi Fatah Ani waxa igu dhacay qiso lamida waxan ahay wiil joga qurbaha kaligey ayaa ka joga Familigeyga wadanka jarmalka waxan jecladey gabdh jogta jgjiga waxan u jecladey si qof bili adam ah loo jeclan 100% wan jecla gabdhas waxay itustay intii hore jcyl faro badan lkn Been ah Wan aminey waxan ka go ay asxabtyda dhan family gayga xata markay isoo wacan iyadan qiimayn jirey waxan arkay bilo kadib gabdhii oo is badashay hadan is ku xanaqno an is dayno leh wan ilmeya waxan arkay gabdhii oo igu madsan marka ooyo waxan arkay 😭😭😭😭😭😭😭gabdhii oo i af lagadeynaysa waxan arkay gabdhii oo farxadyda ka xun waxan arkay gabdhii oo igu tumaneysa marka jecladey waxan nacey wax barashadydii malin mal maha ka mid ah ayey igu tidhi an is dayno dadku way is dayan wan ilmeyy inan nolsha is dhafiyo damcay 😭😭😭waxan cabey saliid naqaska igu dhagey intay imaqashay ayey abdi fatahow itidhi ayey igu jarty way iskaga baxdey khadka arortii anoo ad u xanunsan ayey isoo wacdey iga rali noqo igu tidhi Hye iska idhi wan ilmeyy malin kadib hadana qoftii maha waba igu diganysa waxay itidhi wan ka marmay iga maran san kaga marmay wan ilmeyy waxan arkay iyadii ona sidii hore ii ahyn walhi xanun ad iyo ad u badan ayaan ka qadey gabdhaa ugu danbeyn waxan go an sadey mar hadii ay ilintyda ku diganeyso inan ka fogado lkn naftu kama fogan karto 2 isbuc ka maqna gabdh dume ah unba iskala hadlay malin whatsapp cusub oo Samenzelle qorey kadibna iyadii aya iso wacdey an is canio ayey igu tidhi lkn hye dhahay lkn inay qalbiga iga disho iso wacdey waxay igutidhi Kwrn hadii an isku noqono waxay dhahay ok wan ku jecelahy wali kadib intay igu qososhy ayey igu tidhi ani kuma jecli ida hye dhahy wan ilmeyy waxan sameyy in allah iga madobeyo labo ragcadod oo suna ah tukadey alxm isla markiba wan qaboby asxabtydi cusub sameysty numberkedii wan iska deleted gereyy alxm hada wan ficnhy lkn in yar yar so xususanaya intasna allah ayan ka baryaya in qalbigyga ka madobeyo takale ma cafin waxan sugaya markii layso shego iyadoo ilmeynaysa unba cafin dona 😭❤️🔥so gudbi wll ubax
@Yusra7932 жыл бұрын
Sorry bro alle haku siiyo mid aad ku ilowdo
@hooyomacan67822 жыл бұрын
Sorry walaalo lkiin mid ogow hadii aad aragto qofkaad u ilmaynayso inaanu ilmamadada qiimaynayn ha u ooyin plz 🙏
Macquul matahay inan maalin nolosha ku midawno dugsiiya❤️🫂👸
@fahiima1223 Жыл бұрын
Was qiso xanuun Baden runtii mar hadii aad nolosha si adag usoo ilmayso runtii dib danbe cayaar u I’ll mayn maysid Wax wabadan Ayaan soo il meeyay bal se hada ineey igi dhamaatay ayaanba umaleyn qof dhintay xitaa uma ooyo runtii
@abdirashidabukar65122 жыл бұрын
Mashaalah it is lesson to us
@maahirkee36562 жыл бұрын
Dugsiiya waxan modayay inay wiil mar is arooseen see wax ujiraan wiilka kahor miyaa wax jecleed ama kadib
@hothoahmed40662 жыл бұрын
Iyadamaaha wll qof usoodhibtya
@maahirkee36562 жыл бұрын
@@hothoahmed4066 haa wllo waanba yaabanaa
@suhaylaaliabdi83462 жыл бұрын
Hor mar wacan wll ubax
@nffamilychannel29272 жыл бұрын
ubax qurux hormar wacan qaali ❤️
@sucdialifarah81182 жыл бұрын
Ax jacaylka xanun aan la qiyaasikarin weye
@muxiyomaxamed98202 жыл бұрын
Uvax dugsiya waan ku salaamay qisadan ma aday kugu dhacfay mise qofkale labada isoo kala saar waan ku soo biiray janankaagee
@fathianour71492 жыл бұрын
Ubah dugsiiya sxb hore usoco 🥰😍
@nasiimcabdilaahi93542 жыл бұрын
Omg ubax qisadaada wlhi ad ayay u xunuun badn thy 💔😨😟
@shamismaxamed3848 Жыл бұрын
Qisadu iyada kuma dhicin Awal in ay dugsiya ku dhacday baa modayay waa xiso xanuun badan