Africa iyo kuwa ugu dadka yar | Soomaaliya maka mid tahay?

  Рет қаралды 88,453

Tanaad

Tanaad

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Sidad had iyo jeer taarikhda naga daahsoon noogu iftiimisid thank you Tanaad🖐️😊
@gouallahmohedlast-man4530
@gouallahmohedlast-man4530 Жыл бұрын
Cabdilahi golden voice mustaqbal fcn ayaa ka soo muuqda🙏💯💯
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Golden voice next kasoo hadal dhaqamada qaarada africa 🌍 ❤
@nuuradiinmohamed8996
@nuuradiinmohamed8996 Жыл бұрын
Legend of geography ❤
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
Golden voice❤
@abass10y
@abass10y Жыл бұрын
Viva Djibouti ❤🇩🇯
@abukarsheikh2268
@abukarsheikh2268 Жыл бұрын
Bare tanaad soyaal iyo deegan ka wax naga fahansiiyo mahadsanid 👍
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
Tanaad Mahadsanid Xogtaa Muhiimka ah Ee Aad Nala Wadaagtay Waan Kaaga Mahad Naqayaa Sida Wacan Ee aad u Diyaarisay?
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Жыл бұрын
Kawaran Somaliland waxay le,eeg tahay bedka wadanka Ingriiska wax yar ayey ka yartay shacabka samalilad 5.7 million 2030 wuxu noqon doonaa wadanka ugu qanisan Africa uguna horumarsan lkn waa hadii hesho dad ku fekeraya horumar oo ka gudbaya qabyaala iyo dagaalada ay kala siman yihiin Somalida Kale ee aduuna ka reebtay Somaliland ha noolaato 💚🤍❤️
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
Insha Allah Hormar Lagu Soo Hirto.
@wewonwm7349
@wewonwm7349 Жыл бұрын
😂😂😂been ba isku sheegte jaajilow taas ma dhaceeso
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
H.was been ku xoog wayniida Gobol somalia kamid ah baad tihiin wlhi riyaad ku nooshin hal qabiil waadan manooqdo adeer wake up to reality Africa dal dambe oo ictiraaf lasiinayo majiirto wxa ugu dambeesay South Sudan inta kadiibna waa lajoojiyay in ictiraaf la dhiibo ee beenta iyo Niyaad dhiska iska dhaafa kuso laabta somalinimadaa wax idin dhaamo maleh 😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
@@wewonwm7349waa dad riyo ku nool nacaala dhalee subxnllah 😂😂😂
@HassanMohhamed
@HassanMohhamed Жыл бұрын
Ileen woqoyga Somalia 🇸🇴 waa dad qayaali kunool waa dad naftooda been ushega gobal kamid ah jmh Somalia 🇸🇴 batihiin indha adeega iskadaya qariirada afrika miyadan ujedin😅
@aamiinmaxaudguuleed1110
@aamiinmaxaudguuleed1110 Жыл бұрын
Background music maxaa u badeshay
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
2:10 😂Music hore noo soo celi mxa wye wxn teeda kle barnaamijki 3 magaalo aawe mahadsanid😊❤ ustaad
@kinghared9960
@kinghared9960 Жыл бұрын
Ustaad hore u soco🙏🙏
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Golden voice ✨️ 💛
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 Жыл бұрын
Thank you Tanaad
@muzamilcabdinuur5663
@muzamilcabdinuur5663 Жыл бұрын
Masha Allah wabaan kaa faa idney Macalin
@noface6981
@noface6981 Жыл бұрын
Masha allah xogo ad loso. Aruriyay oo qiimo leh✌️
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
M.a keep going bro TanaaD 💪 🙏 💯
@MCStudio-zo1oq
@MCStudio-zo1oq Жыл бұрын
Thank you tanaad❤
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Жыл бұрын
Cape Verde 🇨🇻 waa dal aan jeclhy insha Allah dhawaan waa booqan doonaa❤
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Qaraduu ku yalaa😊
@amirabukar2913
@amirabukar2913 Жыл бұрын
@@suldaanzinzibaar5869 west Africa waa dal yaroo qurux badan jasiiirad ah
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Shb warbixin iga sii iyo sidaad ku jeclatay iyo wuxu kafican yhy 🙂
@cabdikariim1077
@cabdikariim1077 Жыл бұрын
​​​@@suldaanzinzibaar5869adigu malaha muuqaal waxa looga hadlay maadan fahmin umaleynaa cap verde wa mid ka mid ah wadamada ugu badka yar ee qaadarada Africa Wuxuna ku yaalaa Africa😂🥰
@osmanibrahim233
@osmanibrahim233 Жыл бұрын
Asc wll qofka ubahan barashada quranka sii online ah welcome
@oladadam7538
@oladadam7538 Жыл бұрын
Salamulah father of Geography❤
@dajiscom463
@dajiscom463 Жыл бұрын
Mahdsanid wllka🫡
@AidarosHassan
@AidarosHassan Жыл бұрын
Africa Nagu So Wareji Wlal Sii An Wax.uga Barano Mahadsanid
@liibaancali3612
@liibaancali3612 Жыл бұрын
Macalinkayga juquraafiga iyo taariikhda
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 Жыл бұрын
Ustad mahadsanid ❤🎉
@abdifatahalpha
@abdifatahalpha Жыл бұрын
Music background soo celi walal
@habanemuse3240
@habanemuse3240 Жыл бұрын
Kasoo hafal halgamaayshii africa mandela samora macheal nyerere Kenneth kaunda siyaad bare omar all mukhtaar
@egalhassan7804
@egalhassan7804 Жыл бұрын
Gd teacher keep going 🚶‍♀️
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 Жыл бұрын
Tnx ustaad
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@EngAA-yp1fi
@EngAA-yp1fi Жыл бұрын
South Sudan and Sudan
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 Жыл бұрын
wadadma lakala jarey sida u jeceshihin
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 Жыл бұрын
Mansha allah
@MaxamedFadxi-f6q
@MaxamedFadxi-f6q Жыл бұрын
Walala waxan ka codnaynaa xaywaanada bada in ka hadshid Ayaan ka codsanynaa
@MaxamedFadxi-f6q
@MaxamedFadxi-f6q Жыл бұрын
Codsiga noo tixgali Marar Horan wan ka codsaday
@XAMSEMaxamud-dp5fq
@XAMSEMaxamud-dp5fq Жыл бұрын
Maya😊
@SharmarkeAbdilaahi-ql2gx
@SharmarkeAbdilaahi-ql2gx Жыл бұрын
Teacher waan kugu daydaa neve give Up
@faqadaricumar5448
@faqadaricumar5448 Жыл бұрын
Legend
@mohamedhurre6484
@mohamedhurre6484 Жыл бұрын
Guulayso 🎉
@abdirahmanalcadaalaabdirah3076
@abdirahmanalcadaalaabdirah3076 Жыл бұрын
www aniga ma ley way mise tanaat ba la way.
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Mr jugrafi wxn kaa codsanayaa in aad noo soo diyaariso sida dalalka caalamku ku samaysmen yacni 100 sano ama 500 oo sano kahor ma jirin dalalkan bdn ee ka jira wxn rajaynaya in aad i fahantay🙏
@a.rizakadan5560
@a.rizakadan5560 Жыл бұрын
❤❤TANAAD CHANNEL❤❤
@baaxmediaproduction18
@baaxmediaproduction18 Жыл бұрын
Music gii hore ino so celi sxb
@CsalanMawliid
@CsalanMawliid Жыл бұрын
Taanad waa dku Mahad santahay xogta adnoosoogud bisay zxp
@yacineriksen
@yacineriksen Жыл бұрын
Eski arka fon müziği yok.😮😢
@HiboAadan-vh2cf
@HiboAadan-vh2cf Жыл бұрын
Wow❤
@RohanNasiibkaa
@RohanNasiibkaa Жыл бұрын
Miss you
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Mahad sanid macalin hory usoco
@abdimaalikahmed2815
@abdimaalikahmed2815 Жыл бұрын
Old music soo celi masul
@hayrufcdeh2845
@hayrufcdeh2845 Жыл бұрын
Bro please Thomas Sankara ka soo hadaL😢😢😢
@khalidmohammed9791
@khalidmohammed9791 Жыл бұрын
Waadku mahadsantahay sidaad usoo diyaarisay
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
Africa dhalmada badan faqrigaa ku soo badanaya
@rachidosman8637
@rachidosman8637 Жыл бұрын
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@Xkabe
@Xkabe Жыл бұрын
Xog ogalka mapka adunka
@muminhussein1450
@muminhussein1450 Жыл бұрын
Comoros 🇰🇲 dadkiisa Soomaalida ayeba u yar egyihiine
@ShafiiCarab
@ShafiiCarab Жыл бұрын
Waba somali is iri somali dhul badan kamaqan seychales xita hada dhow dad lagu beeray
@muminhussein1450
@muminhussein1450 Жыл бұрын
@@ShafiiCarab Haa markat Taarikhdena eektid waxanu aheen Qabiilka ugu xoogan Afrika markas ayaan dhuulal badn xukumi jirney Maldives nin Somali aya xukumi jirey Marka Seychelles laga yaaba in aan lahaani jirey
@Sahamiyee
@Sahamiyee Жыл бұрын
Jabuuti waxaa kunool inkabadan 2,5 Millionen waxaa aad internetka ka arkaysaan waa dadka kaliya ee Sharciga jabuuti haysto. Boqolkiiba 50 ka mid ahii sharcii mahaystaan
@Mogadishu24
@Mogadishu24 Жыл бұрын
Sharci la'aan maxaa dhigay Soo ma ogid wadan dadkiisa hadii sharcigiisa haysan in micnaheeda tahay inaysan udhalan taasina waxay keeni kartaa in wadankaada lala wareego faransiis iyo orom iyo wixii lamid ah inay Soo damacaan!
@sacdiyocabdisalan1483
@sacdiyocabdisalan1483 Жыл бұрын
​@@Mogadishu24anaga somalia ku nool shaeci malihin umaan dhalan miya marka oroma bari noqonayna
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu
@DaudAbdullahiomarDaaud-ny3xu Жыл бұрын
M.a My Teacher waad Mahad santahay ustaadi waxaad noo boobsiisaa 6-10
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics Жыл бұрын
Tanaad
@drsocial6889
@drsocial6889 Жыл бұрын
2060 in lagaarayo uma leyn maayo
@Cabdiqani6657
@Cabdiqani6657 Жыл бұрын
Somaliland kasohadal💚🤍❤️
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
Somaliland Waa gobol somalia kamid ah is daaji 😂 calankaaga ku faan 😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@koosxersi3318
@koosxersi3318 Жыл бұрын
​@@sHimaaLi_x1somaliland wa nabad markad aka masereysa from somalia
@sHimaaLi_x1
@sHimaaLi_x1 Жыл бұрын
@@koosxersi3318 Anaaaga nagu hoos noshihiiin ciyalkeena oo xanaaqa tihiin idin qaban maayno 😎🇸🇴😂
@koosxersi3318
@koosxersi3318 Жыл бұрын
@@sHimaaLi_x1 horta manoshiin mise wan inagu garan 😵‍💫
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Жыл бұрын
Beentii Baad weli ku hodantahay toos wax land lan layidhado majirto yaan been lagugu shubin somalia waa Hal dal 😂
@NuurtoSheikhOsman
@NuurtoSheikhOsman Жыл бұрын
Shanta soomaali maxaa ugu soo hadli weysantahay maxaa kugu dhacay soomaali carab miyaa mise afrika
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
jabuuti waa dhul katirsan soomaaliweyn ! .
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo Жыл бұрын
Barnaamij yadaadu ima dhaafaan. Hadana sugi taankooda ayaa igu dheer.........
@bravetdclever6319
@bravetdclever6319 Жыл бұрын
▪︎ Badka Dalka Jabuuti Ma Ahaa 23,180 Sq Km Balse Waa 23,200 Sq Km Tirada Dadka Ku Noolna Waa 1.13m 50.4 Waa Dumar 49.6 Waa Rag Tirikobkii Ugu Dambeyay January 2023 ▪︎ Wax Badan Ba Ka Qaldan Saxib Iska Hubi Warbixinada Qar !!
@maxamedqardho9880
@maxamedqardho9880 Жыл бұрын
Somalidu 🇸🇴. Maaha Qawmiyad walalo ah Waa aadmi kala jinsiyad duwan Qabiil ahaan iyo aadmi ahaan i
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b Жыл бұрын
😂😂
@xamsexadaari2289
@xamsexadaari2289 Жыл бұрын
Golden voice
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Golden voice 🥰
@MakaDoor-r7p
@MakaDoor-r7p Жыл бұрын
Bad voice
@Abdi-uy9ol
@Abdi-uy9ol Жыл бұрын
Vib
@AnwarRidwan-w9y
@AnwarRidwan-w9y Жыл бұрын
Golden voice
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
小丑女COCO的审判。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:53
超人不会飞
Рет қаралды 16 МЛН
Dalka Ragga lagu Dumareeyo | Xog buuxda oo ku saabsan Samoa
11:19
Mathys Tel rejects Spurs move! 🗞️ | Transfer Show LIVE!
Sky Sports Premier League
Рет қаралды 5 М.
Xaqiiqooyin ku saabsan Rwanda | Dal ay Africa ku faanto
9:37