Tariikh iyo dhacdooyin Yaab leh oo Culimaaudiin Caan ah ku dhacday Part 1

  Рет қаралды 430,717

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

Күн бұрын

Sh mustafe xaaji ismaaciil ,Sh cabdirashiid sh cali suufi, sh maxamed idiris iyo Sh Cabdirisaq Jiir iyo culimaa udiin kale oo ka sheekeynaya Taariikhdooda,dhibaatooyinkii iyo xabsiyadii ay soo mareen iyo sheekooyin qosol badan

Пікірлер: 609
@XiisahaWararka
@XiisahaWararka 4 жыл бұрын
Qeyb kale oo ay Culimadu uga hadlayaan Soomaalida Shakiga laga Geliyay Jiritaanka Alle iyo Quraanka iyo Arimaha Dhalinyarada iyo Shahwada ayaan iyana idin so gilin doonaa ee la socda Family Xiisaha wararka
@farahhassan7829
@farahhassan7829 4 жыл бұрын
insha alaah koronto ilaah haka awaal mariyo akhiii
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 4 жыл бұрын
koronta please walal nosohali qeybtaas waliba jiritaanka illahay ayan jeclahay marwalba inan dhageysto wayo yaqiinta iyo iimaanka unba iigu sii siyaado marka eebahay subxanahu watacala laaiiga shekeyo jiritankiiisa
@queenlove1447
@queenlove1447 4 жыл бұрын
Insha allaaah mahadsanidin abweyal❤️❤️k🌹🌹🌹k♥️♥️♥️
@maandeeqibrahim7388
@maandeeqibrahim7388 4 жыл бұрын
Xiisaha Wararka mahasanidiin
@amiiranuurofficial1223
@amiiranuurofficial1223 4 жыл бұрын
Wcs waanu kaa sugayna insha allh
@yahyamuhamed9686
@yahyamuhamed9686 4 жыл бұрын
Video ka quruxbadan ka xiiso badan oo ka qaalisan oo qof somali ah youtube soo galiyo ma arag❤❤❤❤❤❤❤
@aminaabdirahman116
@aminaabdirahman116 4 жыл бұрын
Manshallaah
@mulkihenna9278
@mulkihenna9278 4 жыл бұрын
Y
@mulkihenna9278
@mulkihenna9278 4 жыл бұрын
Masha Allah ilahay hanaga dhigo kuwi dinta xafida
@nuuroawil9264
@nuuroawil9264 4 жыл бұрын
Shiikh mustafe waan jeclahay ilaahay ha jeclaado aamin 🤲🤲
@mohameddahirkeynan5446
@mohameddahirkeynan5446 3 жыл бұрын
🤲🤲 Asiga iyo dhaman Culimada kaleba inta hada fadhisa iyo Inta maqanba.
@Nika_kit800
@Nika_kit800 2 жыл бұрын
sheikh mustafa iyo sheikh maxamed dirir waa culamada aan ugu jeclahay ilaahey hano daayo culamadeena 😍😍
@juweriyafarah7425
@juweriyafarah7425 4 жыл бұрын
Mash Allah ilhay haa xafido Culimada sharafta badan siba Shiikh Mustafe shiikh Ismacil o ah Shiikh an aad u jecelahay
@deeqaisxaq7939
@deeqaisxaq7939 4 жыл бұрын
Mshallh alle ha barakeeyo culumadeena anagana alle ha.nagadhigo kuwxii kudaa
@aminamohamed9916
@aminamohamed9916 4 жыл бұрын
Allaha xifdiyo culimada dhaman wan jeclahay jaceel aan uqaba dartii ah Mustafa wilkeyga curadka ugu magac daray saa karajeynayo allaha iiga dhig Amiin
@abdizamad7664
@abdizamad7664 4 жыл бұрын
Inta guraanka ALLH JCK LIKE 👍❤🙏🏻
@akassimkassim3252
@akassimkassim3252 4 жыл бұрын
Shiekh mustafa hadalkiisa dhan waa cibro wlh masha Allah ereyga tumaal uu adeegsaday si uu u tuso dadka dadku ku liidaan shaqadooda ineysan wx xun aheyn masha Allah
@maryanfaraweyne734
@maryanfaraweyne734 4 жыл бұрын
Dhaman alaha xafdiyo culumadena ... masha alh .. shekh mustafa ilahay aya jeecel sas aya anagana ujeclnahay wlh ilahay darti aya ujeclhay
@bishaaromohammed321
@bishaaromohammed321 6 ай бұрын
Erayga tumaaal waa Afracbi waana farsama yaqaan Soomaalidaaa cay u Qabtee
@Sheeekhaawi
@Sheeekhaawi 4 жыл бұрын
maansha allah culimada somaaliyeed inta jecel like shere subscribe
@marwaanyare4452
@marwaanyare4452 4 жыл бұрын
Mnzha allah mrka aan arko sheikh c.rashiid Cali suufi io sheikh mustafe bal fiiri sida wngzan oo ay diinteena islamka si fudud no fahansinyaan alle hydiin xifdiyo dhamaan sheikhyada somaliyeed❤️💯
@ahmedfarahnurnur212
@ahmedfarahnurnur212 4 жыл бұрын
Maasha allaah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 4 жыл бұрын
War kan ma cadirizaq jiir baa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 4 жыл бұрын
Mashaa Allah rabi hakuxiftiyo dear brother shiikh mustafa xaaji ismaaciil waa dadka aan dabe cid na kagalin
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 4 жыл бұрын
Intaas na dadka wanaaga iyo dantooda u sheegaayay
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 4 жыл бұрын
Mashaa wax uu ahaa aaba Qur'an iyo tajwiidka quran
@huckaherci
@huckaherci 3 жыл бұрын
Sh. Mohamed Idris waxan ku jclhy waddani nimada iyo sido somali nimada u jaceyl yahay Sh. Mustafe waxan ku jclhy cibaarada iyo tarikhaha Sh. Cabdirashiid waxan ku jclhy quranka karimka Ilaah ha no xafido culama deyda ❤️
@mohamoudabdinazir7583
@mohamoudabdinazir7583 4 жыл бұрын
Sh musdafe wuu iga qosliyay sh aqoontaada ciddi ma dafiri karto anaa lanbar 1 ku ah alle haku dhowro
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
sheekh mustafe waa shaqsiga qudhe soomali oo idil wada jeceshay ayna wada dhegeysateya waa shaqsi hawl kara qof kastana jecel sidiisi kale inuu noqdo bal eeg sidu u soo koobay noloashiisa allaha akabar culmadeena alla ha dhawrto
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 4 жыл бұрын
Shiikh Mustafe iyo shiikh abdirashiid aad baan u jclhy ilah dartiis Waxaa arkaayy shiikh mustafe sidoo hadalkiisa u cabiray masha allh erayga tumaal waa xirfad ama shaqo masha allh
@farahhassan7829
@farahhassan7829 4 жыл бұрын
Shiekh Mustafa dar alla ayaa u jeclahey
@abdirazakabdirazak5286
@abdirazakabdirazak5286 4 жыл бұрын
Merci notre scheik
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 4 жыл бұрын
Mashaa Allah tabaarallah, Allah noo xafido culumadeena somaliyeed
@rodohussein3030
@rodohussein3030 4 жыл бұрын
ManshAlh alow noo xifti cuulimada
@showayeofficial7763
@showayeofficial7763 4 жыл бұрын
@Rodo Hussein, Allahuma aamiin
@abdulciise6989
@abdulciise6989 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe xaaji ismaciil so humble maasha Allah Ilaah ha xifdiyo iyo dhamaan culimada.
@marwonur5325
@marwonur5325 4 жыл бұрын
Mansha allah culumadu inay marmar naga qosliyaan waa arin aanu baahanay...ilahay Culumadeena ha barakeeyo
@ruunsaid9861
@ruunsaid9861 4 жыл бұрын
Mashaaaallaaaaaa illaahay baa mahdleh illaahay culumadeena ha xifdiyo illaaahay dartiis baan ujeclnhy illaahy ha usiyaadsho cilmiga ay nasoo gaar siiyeen wacdiga iyo muxaadirada illaahy ha naga dhigo kuwo qaata kuna dhaqma siina faafiya inshaallaa intii dhimaty illaahy uwada naxsriiso culimadii islma ahayd gaar ahaan kuwii soomaaliyeed aamiin aamiin inshaallaa.
@ladiifabintb7903
@ladiifabintb7903 4 жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah allahuma amiin ilaahayow naga yeel kuwi xaafida kalaamka ilaahay yaa rabi.
@mustafaibnuisse5164
@mustafaibnuisse5164 4 жыл бұрын
Mansha allaah mansha allaah mansha allaah video gii ugu quruxda badnaa mansha allaah mansha allaah mansha allaah macaan ka video ga ka buuxa iyo quruxda shiekh yada iyo shacab kaba kama dhargaysin alle haka abaal mariyo culimada jasakalaah khayr dhamaan tiinba
@munaomarali466
@munaomarali466 4 жыл бұрын
Maansha Allah Aabaheyba sheeq buu ahaa Allah u naxariiso waan jeclahay wadaada
@Bd-of4bt
@Bd-of4bt 4 жыл бұрын
12:00 Maaasha allaaah Ilaahey ciduu doono Ayuu hanuuniyaa Ilaaahow jidka toosan nagu hanuuni yaa rabiiii
@ismahaanismail566
@ismahaanismail566 4 жыл бұрын
Boba_Something UwU aameen aameen aameen yaa Allah
@tonitootti8950
@tonitootti8950 4 жыл бұрын
Mansha allah dhamaantood culmada somalida allah ha ka raali noqdo. Midwaliba qisadiisa sibay kuu taabanaysa mansha allah tusaale ayay noo yihiin. waa tiirkii umadeena cimri dheer iyo caafimaad dhamaan culimada soomaliyeed. Somali ha israacdo xumaha iyo dhibtana haka dulqaado.allahuma ameen
@AhmadAli-gv9bb
@AhmadAli-gv9bb 4 жыл бұрын
toni tootti amiin
@mamkhayr5279
@mamkhayr5279 4 жыл бұрын
Asc Quranku waa nuur aniga oo aminsan in aanan barankarin ayaan muxadiro ka dhagaystay konfares Sheekhii ayaa yiri ha noqonina dhagastayaal ee noqda bartayaal waa 6 sano ka hor qalbigayga alle waa ka saray ma barankaro hadda kala bar bangaray waa alle ma haddi anigo 60 sano jira
@Bd-of4bt
@Bd-of4bt 4 жыл бұрын
Mam Khayr Maasha allaaah maamo inta ku dhimane allaaah kula garab galo 😍😍
@umuabdirahim9401
@umuabdirahim9401 4 жыл бұрын
Maasha Allah
@aasiyasahal2007
@aasiyasahal2007 4 жыл бұрын
Ilaahy haku fududeeyo inta kuu dhimn Mamo
@alleqabe1045
@alleqabe1045 4 жыл бұрын
Anaa isoo ducay barashada quranka in alle I fududaayo
@mamkhayr5279
@mamkhayr5279 4 жыл бұрын
alle qabe Asc allaaha ku jeclaysiyo Quranka sadaqo bixi si alle kugu fududeyo waqtina u qorshay aad barato sida salada subax kadib iyo waqtiga aad janis hesho alle kula saxiib Quranka
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 жыл бұрын
Sheikh abdirisaaq jiir kama daalo dhagaysigiisa waan ku cel ceshadaa waa qof xalaala
@mustefeumar1546
@mustefeumar1546 4 жыл бұрын
MAnsha allah allow culimada noo daa cimrigoodana noo dheree Sheikh abdirashid sheikh ali Sheikh mustafe hajji ismacil Sheikh Mohamed idirris Sheikh ali Sheikh abdikarin
@hafsaali4297
@hafsaali4297 4 жыл бұрын
Sheekh CabdiRizaaq Jiir xafidahullaah
@ikranawale5450
@ikranawale5450 4 жыл бұрын
Ilahay culimada hano barakeeyo aamiin yaa allaah
@xeydarpoi7
@xeydarpoi7 3 жыл бұрын
What a beautiful video it's my second time am watching this video ❤🔥🥰
@Glydh
@Glydh 4 жыл бұрын
Walee dar Allah ayaan. Idiin jecelahay noogu soo duceeya ubadka iyo anagaba Toronto ayaan deganahay ilaahow noo kii xafido aamin ya rabi caalamin
@fouzeyahyousef3082
@fouzeyahyousef3082 4 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله اللهم احفظ علماؤنا ومشايخنا في الصومال وخارج الصومال اللهم امين يارب العالمين
@cosobyuusuf2979
@cosobyuusuf2979 4 жыл бұрын
Xiisaha wararka mahadsanidiin waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad noola wadaagteen barnaamijyadda. Culumadda dhamaantoodna khayr alle hasiiyo.
@ilyassmohmd7475
@ilyassmohmd7475 4 жыл бұрын
Masha alah Our Role Model Allah hanO xafidO Culumadeena Jazakallah Khayr Mar waliba Sheekh Mustafe BurcO Allah habarakeeye hoos ayu isku dhiga runtii wa sifo wayn lagu gartO dadka wanagsan way yartahay Qof Bani Adan ah Sifadaa leh
@hamdaaliahmed5235
@hamdaaliahmed5235 4 жыл бұрын
Mnsha allh Alxm ilahay Islam waliba somali iga dhigay❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 4 жыл бұрын
Ilaahay ha kaa abaalmariyo walahi waan farxay markaan markaan arkay barnaamijkaan aad soo diyaarisay jasaakal laah al jannah wll❤️❤️❤️
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 4 жыл бұрын
Maa shaa allaah sheikh Abdarazak macalinkaygi ardaydii jiirka aad ku ahayd ood cidiyaha ka siibtay anigo ka mid ah baan hawada salaan kuu soo marinayaa ilahay jirkaada cadaab ma tuso
@israesse7347
@israesse7347 4 жыл бұрын
hadiyah Ali kkkkkk need geel Mise neef ari keeehed ilaahy cimridheer iyo cariamas hasiiyo macalinkeena
@hooyoabdi594
@hooyoabdi594 4 жыл бұрын
Allaahu akbar aad iyo aad ayaan oogu farxay isku imaashaha culimada maasha, allaah ❤💖❤💖❤
@wazzadehuntur9510
@wazzadehuntur9510 4 жыл бұрын
Culumada Allah hawada xifdiyo dhamantod. Sheikh abdirashid sheikh Ali suufi ayan ku qosley marku lahjaada reer xamarka ku hadlaaye. Allah kuwa jannatul firdowsa kugulmo hainaga dhigo ameen ya Allah🙏🙏🙏🙏❤❤🌹📿📿📿🙏🙏 I love you all Culumadena somaliyed illahey dartis ayan idiin jeclhy. Jazakallah kheyr
@maankacade7099
@maankacade7099 4 жыл бұрын
Allaha noo dhaafo culumadeena aamiin
@laylajama6057
@laylajama6057 4 жыл бұрын
Masha Allah sheikhda alle hayno dhawro sheikh Mustafa wiilkygan ugu magac daraay ilhy hayga dhiigo sida sheikh Mustafa aamiin yaa allaah 🙏 🙏🙏 🙏
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Allaahumma Ameen Abaayo Ilahay Hakuu Aqbalo Niyadaada Fiican Insha'allaah
@laylajama6057
@laylajama6057 4 жыл бұрын
Shukran wll qaali
@ilkacasechannel5322
@ilkacasechannel5322 4 жыл бұрын
Aamin Aamin wll
@adoontiiallenaftuwaaamaano7325
@adoontiiallenaftuwaaamaano7325 4 жыл бұрын
Allahu akbar Allahu akbar Masha allah alle swt bay mahadi oo idil usugnatay alle haudin xafido
@zuhuurademh1298
@zuhuurademh1298 3 жыл бұрын
Manshallah tabarakallah Allow cimriga idiin dheeree indhihii dadkaad tihiine🤲❤
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 4 жыл бұрын
Maasha alaahu culumadii soomaaliya ilaah ha xafdiyo aniga waxaan ka mid ahaa gabdhihii guriga shiikh cali suufi soo ka timirtii sacuudigay la keeno qeybin JIRAY alahu akbar alaahu agbar tagbiiri
@mohamedbillowmadowe1454
@mohamedbillowmadowe1454 4 жыл бұрын
Masha Allah
@maxaacusup583
@maxaacusup583 4 жыл бұрын
Sheekhu Idris wa Somali Mashallah wa na ereteriyaan Wlhi wa nin adag
@hanimao8831
@hanimao8831 4 жыл бұрын
Maasha allh ilhey ha noo xafido culumadeena Amin
@farahadanomar5921
@farahadanomar5921 4 жыл бұрын
M. A cajiib Allh noxifdiyo culumadena shrftaleh
@ashajimale2265
@ashajimale2265 4 жыл бұрын
ASC Mansha Allah Allaha xafido shuyuuda aan jecelahay oo meesha fadhida runtii waa saadadeyda kheyr Allaha siiyo dambigeenana Allaha dhaafo dhammaneeen Aamin Allaha aqbalo Thanks. 💖💝💝🌺❤️🇸🇴💖💝💝🌺❤️
@zahrocayni1988
@zahrocayni1988 4 жыл бұрын
Ilahey ha noxafido culumadeyna yarabi
@rahmoahmed2805
@rahmoahmed2805 4 жыл бұрын
Sheikh xusen cali jabuuti ma joogo Wa jclhy sheika ilahy kher ha siiyo
@abdihakinadan2741
@abdihakinadan2741 4 жыл бұрын
ماشاالله تبارك الله اللهم احفظ علماء الصومال كلهم امين يارب
@abdirahmanmaxamed-y5x
@abdirahmanmaxamed-y5x Жыл бұрын
amen ya rabi❤
@ruunsaid9861
@ruunsaid9861 4 жыл бұрын
Aaamiin aamiin yaa allaaah xafidahullaah walaal wariyo sbduqasdir koronto sida hagar laanta iyo tushuuk laanta ah oo aad noogu soo daadihinysay inshaallaa jasaka laah khayral jasaa
@aniisoomar8898
@aniisoomar8898 4 жыл бұрын
Masha Allah tabarkallah culimaden soomaaliyed Allah hadin xifidiyo jizakallahu kheery dhaaman Aamiin yaa rabiy
@khadijajibril4238
@khadijajibril4238 4 жыл бұрын
Alle ha barakeeyo culimadeena somaliyeed
@ismahaanismail566
@ismahaanismail566 4 жыл бұрын
Khadija Jibril aameen aameen aameen yaa Allah
@haweyachannel113
@haweyachannel113 4 жыл бұрын
In an xaadir aha o an so faideystay rabigeygi an uga mahad celinaya masha allah masha iiqteena
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 4 жыл бұрын
Ilaahayoow Culimadeena nooxafid noonabarakee meerkasta oo ay Aduunka kaga noolyihiin Aamii Aamin
@fadumomohamed2857
@fadumomohamed2857 4 жыл бұрын
Macalinkayga macalin jiir waan ku salamay macalin iyo culumadeena qaaliga ilahay hayni xafido dhamaantiin🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝
@rihannaali1990
@rihannaali1990 4 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️May Allah bless our Sheikh.
@jesteyetijabo7972
@jesteyetijabo7972 2 жыл бұрын
M.a Culimadeena sooliyeed allow noo xafid yaa rabbi
@luulabdullahi8498
@luulabdullahi8498 4 жыл бұрын
Illahow barake Culimadena,
@decoalishire5913
@decoalishire5913 4 жыл бұрын
Shikh mustafe caawo lahelay tarikhdisii horay waan waynay
@riskysharkenoor3244
@riskysharkenoor3244 4 жыл бұрын
Beautiful story manshalla may Allah reward them with His blessings
@فلسحسين-ر3ط
@فلسحسين-ر3ط 4 жыл бұрын
m.allh allha inyow barakeyo culimadena dhaman culimaa u diin m.allh rer Nairobi nasib aye uyeshen lkn dadka aa Nasibka uyelan oo anigu kamid ahay waxan kadawaney naaa xiisaha wararka oo aad ugu xeranahay ani ahaa shugran aad ayan ugu farax sanahy anigo aan nasib uyelan hadana aan lasocdo alxm allh aye mahad usugnate alxm
@xaluushaibrahimxaluusheesa5327
@xaluushaibrahimxaluusheesa5327 4 жыл бұрын
Masha allaah jazaakumullaahu qeyra culumadeena allaha xafido xiisaha wararka idinkane qeer allaha niisiiyo
@darylalston9869
@darylalston9869 4 жыл бұрын
Sheekh mustafe masha Allah Adeer wan ku jecelahay illahay ha ku Daayo 🤩😘🤩
@abdinasirhussein3295
@abdinasirhussein3295 2 жыл бұрын
Brother sheikh Mustafa adeer kaaa miya walal
@ummuxamse4832
@ummuxamse4832 4 жыл бұрын
Masha.allah alle haydin xifdiyo cullemadena sharafta lee
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 4 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh *Abdirisaaq* Ilahay Abaalkada Janno Allaha Ka Dhigo Madarasadsa *Alkhadiijo* Dugsi Igu Horeeyay. Ee La Igeeyay Kuna Dhameeyay Alxamdulillaah Shahada Icdaadi Iyo Taxfiid Quraanba Ka Qaatay Alxamdulillaah Al Ansaara Waan Dhigan Jiray Abaal Ayuu Igu Leeyahay Sheikh *Abdirisaaq*
@eedowlogistics7204
@eedowlogistics7204 4 жыл бұрын
Maysa Official mashaAllah waxan kugulu talin laha Quran ka usan ka fakan ee xajiso. Allah cilmiga haku siyadiyo
@raxmomoh7631
@raxmomoh7631 4 жыл бұрын
MASHAA ALAAHU ILAAHEEY HA XAFIDO DHAMAAN CULUMAFEENA WAAFURSAD FIICAN
@simanqaalisimanqaali2383
@simanqaalisimanqaali2383 4 жыл бұрын
Culimada somaliya kuwa uga waa weeyna masha allah xafidulaah
@asmaahmed5709
@asmaahmed5709 4 жыл бұрын
Mnsha allah culimada ilahy ha barakeeyo
@ruunsaid9861
@ruunsaid9861 4 жыл бұрын
Mashaallaaaa walaalha fadhya xalqada aad baan ugu farxay runtii sidaas oo aan uga sii dhawaano inshaallaa
@hassanahmedmohamed3377
@hassanahmedmohamed3377 4 жыл бұрын
Masha allah culumadena alle hanoo xafido dhamantod Koronto iyo xiisaha wararka dhamantin waad mahad san tahin waxii wangsan sidaa noola wadagtin
@saidojama1170
@saidojama1170 4 жыл бұрын
Malaha Tiro Malahan Video Gaan Intaan Daawaday Tan Iyo Maalinki Koobaad Ee Lasoo Gashey Taariikhda Culimadeena Sharafta Badan Iyo Seey Issu Jecelyiih Issu Kaftaminayaan Waa Haldooradi Ummadeena Soomaliyeed Ilahay Ha Xifdiyo Dhamaan Culimadeena Insha'allaah
@mimiqaali9105
@mimiqaali9105 4 жыл бұрын
MACHALLAH tabarakallah jazakallahu kheir. form Djibouti
@الطائرالمحروق
@الطائرالمحروق 4 жыл бұрын
نجوم العلماء الصوماليا الله يحفظكم
@bintidahir2004
@bintidahir2004 4 жыл бұрын
Manshaa allah ilaahay haxafido culimada wax fiican bay kataariikheeyen
@nimcoabdullahi3560
@nimcoabdullahi3560 2 жыл бұрын
YAA RABI 🤲
@hadafabdi
@hadafabdi 4 жыл бұрын
Alaha barakeeyo culimadeena dhamaantood ilaahey dartii ayaan idiin jeclahay.
@hodancigedharaar2817
@hodancigedharaar2817 4 жыл бұрын
ماشاء الله الله يبارك في علماءنا
@jossephsaid1303
@jossephsaid1303 4 жыл бұрын
Ilaahay Culumada Haynoo Barakeeyo🤲😥
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 2 жыл бұрын
Mashaallah alle ha noo xifdiyo culumada
@ayaanwarsame8264
@ayaanwarsame8264 4 жыл бұрын
Masha allaah culimadeena. Thanks team xiisaha wararaka.
@mustafequdciye6490
@mustafequdciye6490 4 жыл бұрын
*Mznha allah Alle Haynagu Sugo Diinta & Dariiqa Toosan Culimadana Allah Hayno Brakeeyo*
@abdihakiinidiris1435
@abdihakiinidiris1435 4 жыл бұрын
masha alah allah ka barakeeyo cullimadeena soomaaliyeed
@ibrahimaliibrahimali5746
@ibrahimaliibrahimali5746 2 жыл бұрын
Alah hakaa abaal mariyo sxb sidaad khayrka ufaafineeyso
@izaqaliosman563
@izaqaliosman563 4 жыл бұрын
Masha Allh sh mustafa & culumada kale Allo idin dhawr
@sudayss19
@sudayss19 2 жыл бұрын
asc culumada iyo dhaman wllahay musliminta culays ayan daremayaye Fadlan isoo duceeya hayla dhafin ducada wll Fadlan
@ruunsaid9861
@ruunsaid9861 4 жыл бұрын
Mashaallaaaa xafidahulaah shiikh abdirishiid iyo culimada kaleba inshaallaaa illaahy ha iifududeeyo ani iyo inta jecel inta rabta in ay ka barato qiraadda quraanka inshaallaa illaahy shsydaanka ha naga xijaabbo
@asiadhool1895
@asiadhool1895 4 жыл бұрын
msha allh rabi yaxfidkum culimadeena🤲waan idin jeclnhy❤
@ruunsaid9861
@ruunsaid9861 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allaah shan iyo tobanka maanty soo xaadirty waxaan alle ka rajyn in ay ku soo biiraan shaniyo tobankun oo alle hanuuniyo reer kiya ama meelha kaleba anaga illaahy ha nasugo inshaallaaa
@mumtaazismail7514
@mumtaazismail7514 4 жыл бұрын
من يرد الله به خيرا يوفقه في الدّين. وفقن الله في دينه.
@لاالهالااللهلامعبودبحقالاالله
@لاالهالااللهلامعبودبحقالاالله 4 жыл бұрын
من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين iskasax walaalo xadiiska
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543
@xishoodkawaaimaankabarkiis3543 4 жыл бұрын
Waa muuqaalki ugu wanaagsanaa aan abid kadawado youtubka.....
@hafusise1455
@hafusise1455 4 жыл бұрын
Mashalllaaah culimadeena allaah haxafido
@وايفا
@وايفا 4 жыл бұрын
الله اكبر الله اكبر الله وفقنا بخير يارب
@mohamedyusuf6062
@mohamedyusuf6062 4 жыл бұрын
MAsha Allah, Culimada Soomaaliyed Allaha Xifdiyo Dhamaan. waxaay nala wadaageeen Nolalshii kala Duwneed ee soo martay. wax badana Wan kafaa'iidnay.
@zulekhamustafa6997
@zulekhamustafa6997 4 жыл бұрын
Masha allh allh hagu anfaco 3 diiii maaal mooood oo qiimha badnaaaaa masha allh alle hanagu anfaco culimadenana alle haka ajar siiiyo koronto manta wan Ku jeday manta
@XiisahaWararka
@XiisahaWararka 4 жыл бұрын
haa lkn meeshu dhowr kun ayaa joogtay mahadsanid
@ibnukmohamed5594
@ibnukmohamed5594 4 жыл бұрын
Aamin
@kingswagtie6182
@kingswagtie6182 4 жыл бұрын
Mnshalah mnshalah sheikh mustafa haaji ismaciil alle haku dhawro , iyo dhamaan culimada oo dhan inshalah
@roosbashiir8626
@roosbashiir8626 4 жыл бұрын
Masha alh guulayso wll wad Naga far xiisay wlhi Alle hakaa farxiyo
@husnibravo0832
@husnibravo0832 4 жыл бұрын
Aad ban ujeclahay culimada somaliyed , Wxn rabi kabaryaya inu macoda iga dhigo qiyamada 😥🤲
@amareto5772
@amareto5772 2 жыл бұрын
Ilaahoow quluubteena isugu soo dhawee sida shayuukhdaan aad isugu soo dhawaysay oo kale. Allah ya barik fiikum.
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah Culimada ha inoo xifdiyo Allahuma.aamin
@heerqaran580
@heerqaran580 4 жыл бұрын
Waa muxaadaradii ugu qatarsaneyd maashallah
QISOYIN LAYAAB LEH 5 QISO CAJIIB AH ! SHEEKH MUSTAFE 2022
35:05
GOOB ISLAM
Рет қаралды 174 М.
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 29 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 152 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,4 МЛН
Kuma Ayuu Ahaa Sh.SHARIF ABDINUUR...ShTaarikhda.Galay Sh.Muse Dahir..
34:09
Kuma ayuu ahaa Sh. Shariif Cabdinuur IHN? Muftigii guud ee ummadda Soomaalida
1:17:36
Quranka Iyo Sayniska Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil
1:03:00
Baraarug Media
Рет қаралды 605 М.
ISDHUL DHIGA IYO ISLAWAYNIDA QISOOYIN CAJIIBA | SHEEKH MUSTAFE
54:48
Maktabadda Alxusayni
Рет қаралды 236 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY | WEERARADA CUSUB  KALA YAAC
14:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 11 М.
Необычная услуга в ресторане #shorts
0:18
тгк - hahalivars
0:48
HAHALIVARS
Рет қаралды 2,5 МЛН
😅😅
0:22
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,2 МЛН
Street selfdefense 🥊 #boxing #mma #ufc
0:15
Farakicks
Рет қаралды 4,7 МЛН
小丑牌ATM提款机?#short #angel #clown
0:14
Super Beauty team
Рет қаралды 31 МЛН