Tartan Qur'aan ah| Challenge Qur'aan| Cod Macaan...

  Рет қаралды 140,563

ilfis Family Channel

ilfis Family Channel

4 жыл бұрын

Tartan Qur'aan ah| Challenge Qur'aan| Cod Macaan...
Tartamo Badan oo Qur'aan ah, Ducooyin, Wacyi Galin iyo Qisooyin waan idiin soo wadnaa

Пікірлер: 1 300
@mustafaibaar1966
@mustafaibaar1966 3 жыл бұрын
Alloow codkoodo u dhowr Allow carabkooda u xafid Allow xifdigooda uwaasici Allow aqrinta quranka ajir ka sii Aamiin
@indhouroonofficiall1779
@indhouroonofficiall1779 4 жыл бұрын
Mamada codkeeda ayaaa ku leh m.a hadaad igu raacdy like saar
@zamzammacalin9661
@zamzammacalin9661 3 жыл бұрын
Masha allaah mamada ayaa kuleh alle ha xifdiyo dhamaan tina Masha allaah
@nasroabdullahi6743
@nasroabdullahi6743 3 жыл бұрын
M.a
@subanhassan9137
@subanhassan9137 3 жыл бұрын
Masha aliah
@subanhassan9137
@subanhassan9137 3 жыл бұрын
@@nasroabdullahi6743 afkaaga cno lakuqa8ay
@safarkaygiisweden6658
@safarkaygiisweden6658 3 жыл бұрын
MashaAllah Jzkh ukti
@asmaabduqadir8124
@asmaabduqadir8124 4 жыл бұрын
1.ilfis 2. Amaal 3. Xamdi M. A walhi ma jiran gabdho quraanka saan ugu tartamayo KZbin ka illh ha idiin dhoowro wallo❤️💯😍💖
@haliimohassan3898
@haliimohassan3898 3 жыл бұрын
Maansha alaah ilaahay ha idin xifdiyo Aakhiro iyo aduunba
@shamsoabdirahman5562
@shamsoabdirahman5562 3 жыл бұрын
Masha allaah ilahay haydin xafido
@fatiman2077
@fatiman2077 3 жыл бұрын
Wlle wey buuxan gabdho xaafidin ah oo tartan ah galo
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 жыл бұрын
Ma SHAA Allah gibdaan wangsan xagee jogaan. Runti waxan raba inan barto
@apdivatahjericho4361
@apdivatahjericho4361 3 жыл бұрын
M.a run ahaantii uma anan mleynayn wali in hablihii sifadan laha ay dunida korkeeda saaran yihiin khaasatan somali codkiinah makala dhaco aad baanuh ii cajab galiyey alfiz run ahanti wakhti fara badan ayay galisey alle haydin sharfo dhamaantiin😘❤🤲
@halimahassan657
@halimahassan657 4 жыл бұрын
Asc maansha allaah jzk qayran codkiina macaan aad inoogu deeq deen illaahey ha idiin barakeyo Aaaaaammmmmiiiiiinnnnnn
@xamsoshqqalaf6075
@xamsoshqqalaf6075 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد⁦❤️⁩ ماشاء الله ماشاء الله ، الله يحفظكم ويبارك فيكم ان شاءالله جزاكم الله خيرا 🌷👌
@hadiyahali5441
@hadiyahali5441 3 жыл бұрын
maa shaa allah noo soo badiya tartanka noocaan ah xamdi ku noqo meesha ah وما قلي maaha وما خلي waa xarfu qaaf
@munamahmeth808
@munamahmeth808 4 жыл бұрын
Maaansh allha alle haydii barakeeyo dhmntiin cod macan ayaa Ku akhrdeen
@kaafimohamudali4303
@kaafimohamudali4303 4 жыл бұрын
Ilfis best quraan recitation walaahi Xaafidad weeye Haka caajisin wlshey
@nadifabule6797
@nadifabule6797 3 жыл бұрын
Mashaaal 1ilfis 2amal 3 xamdi
@omarxusein6709
@omarxusein6709 3 жыл бұрын
Foosyo nambar wan adaa kuuleesatay
@abshiromaxamed5673
@abshiromaxamed5673 3 жыл бұрын
Mash Allh❤❤👍👍👍
@umuxudeyfa4176
@umuxudeyfa4176 4 жыл бұрын
Codka waxaa 1 gashay ilfis waxaa 2 gashay amaal waxaa 3 gashay xamdi xifdiga dhamaantii waad saxdeen بارك الله فيكن وكثر الله امثالكن
@ashasuber3479
@ashasuber3479 4 жыл бұрын
masha alah amaal
@farihahassan1013
@farihahassan1013 3 жыл бұрын
Mashallaah
@zahrajaamac8511
@zahrajaamac8511 3 жыл бұрын
maasha allaah alle ha idin xifdiyo aamiin yaarabi aamiin yaarabi
@maxamuudyasiin3226
@maxamuudyasiin3226 3 жыл бұрын
Maansha allaa gabdhahan ilaahay quubtina hanuuriyo quraankan haydi fahansiiyo maansha allaa maansha alaa
@alikheyr8846
@alikheyr8846 4 жыл бұрын
Masha allah cod macan badan oo khyr loo adeegsady runtii wan farxy gabdho qurux bdn khyrka ku tartama xaga xifdinta waaa masha Allah ilfis ayaaa xifdin kuwadata hamplyo alle haidiin xafida
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 4 жыл бұрын
Maanshaa ALLAH ilfis iyo Amaal ma kala dhacaan Maanshaa Allah Hamdi idinkama dhacdo wlhi maanshaa ALLAH ha idin barakeeyo,. Waa farxad waa kheyr iyo barako gabdhaha somaliyeed ee halkan qur,aanka iyo baraarujinta islaamka noogu soo gudbinaya ALLAH ha noo kiin daaya. Maanshaa ALLAH il iyo Cawriba La,aada dhamaantiinba.
@xamdashoppinggirls1960
@xamdashoppinggirls1960 4 жыл бұрын
Mansha alha 1 habo ilhaya codaka iyo cimiriga ha ku barkeyo
@binti9197
@binti9197 3 жыл бұрын
ماشاءاللہ بارکالله لهن اخيرا و احسن الجزء
@mustawacabdiraxman234
@mustawacabdiraxman234 4 жыл бұрын
ilfis .1 Amaal .2 Xamda 3 illhy baa cod qurux badan idinsiyay masha allah abayo noso badi tartamadan❤❤
@abdinasirabdi4617
@abdinasirabdi4617 4 жыл бұрын
Maasha allah
@aaminoahmed9848
@aaminoahmed9848 4 жыл бұрын
M.a ilfis baa usareyso
@mustawacabdiraxman234
@mustawacabdiraxman234 4 жыл бұрын
masha allah cod macan noso badi tartarkan okale illhy Haidin xafido mel waliba aad jogtaan🤲🤲
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 3 жыл бұрын
Naaa inaadeer fowsiyo sidan baan kaa rabaa waliba adigoo dugsi macalin ka ah quraanka ayaa wax noo ah aakhiro iyo adduunkaba aaamiin insha allaah
@ismhanfuaad6334
@ismhanfuaad6334 4 жыл бұрын
Mashalah dhaamantin mid laturo male filsan iyo amal Waliba xamda makaladhacan Ilahay codka hidin dayo walalaha
@khadijaahmed7960
@khadijaahmed7960 4 жыл бұрын
Masha Allah yaka fiican qowlka ilahay qayr badan Allaha idinsiiyo noso badiya
@abukaatechannel9103
@abukaatechannel9103 4 жыл бұрын
Mansha allah Waa sax quraan ku Allah ha idin xafido walalayaal❤❤❤❤❤❤❤
@siciidmahamuudmahamed1964
@siciidmahamuudmahamed1964 3 жыл бұрын
Quraanka illaahey idin qabey ee quraanka haku ciyaarina
@abdielmi6419
@abdielmi6419 4 жыл бұрын
maa shaa Allaah. BaarakaAllaah.
@xayaatiamaal9154
@xayaatiamaal9154 4 жыл бұрын
Mashalllah ilfis suuratul baqara ayey aqrineysaa Barakallahu fiikum Yaa Rabbi hablaheena soo hanuuni inta hanuunsan Allaha nagu dhowro quranka yaa Rahmaan xoog ayan ujeclahay gbr doonta taqaano markan arko ❤❤❤💪
@Riyaan-ti4bo
@Riyaan-ti4bo 4 жыл бұрын
Mashaa Allah walashey fowziyo adiga kuleh gabadhan habaryata u ahana mayareysato mashaa allaah tabaraka laah
@salmacadey6729
@salmacadey6729 4 жыл бұрын
Mashaa ALLAH tabarakalah ilahy hanixifdiyo wllhyga muslimka aah
@cazkaahmed5376
@cazkaahmed5376 3 жыл бұрын
masha allh gabdho sharafan ilaahay haidin xifdiyo
@funnyanimalslife333
@funnyanimalslife333 3 жыл бұрын
Masha allah gabdhaha sida wanagsan ay quraanka u aqrinayan masha allah walahi waa gabdho wanagsan allah barakeeyo.
@umumohamedumumohamed9784
@umumohamedumumohamed9784 4 жыл бұрын
mansha allh Amaal iyo ilfisba waan kuqiirooday codadkooda😰 ilaahay codkiina haydiin barakeeyo waan jeclahay inaan tartamada Quran ka qaybgalo ilaahay hay kaso
@umurashaad6869
@umurashaad6869 4 жыл бұрын
Mashaallah macanto aallaha idin xifdiyo kuligiin inshaallah adna qeyr badan aallaha ku siiyo shukran ilfis 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋
@xayaadabdinaasir7902
@xayaadabdinaasir7902 2 жыл бұрын
mashAllh..Allh.hatdin.xifdiyo.sidad.uxiftiden.qurankisa
@yaasmiinjamac9446
@yaasmiinjamac9446 Жыл бұрын
ilfis maashalah ilaah cod macaan buu ku siiye quranka marka aqrineyso ilaah ha ku barakeyo amiin ifls waa nr1 xaga cod fiican gabadha caatada nr2 gabadha kale hilibka yar leh waa nr3
@marwobuni9872
@marwobuni9872 4 жыл бұрын
Wow beautiful recitation 😍 Ilaahay haydin barakeeyo 🤲♥️🤲
@farhiyaomar4281
@farhiyaomar4281 4 жыл бұрын
Waaaaaw ilfis codkaada ilaahay hakuu barakeeyo
@maryamaabukar4393
@maryamaabukar4393 4 жыл бұрын
Maashaa Allah ilaahow gabdhaheena noo barakeey yaa rabi horay usocda walaalaheey qaali
@abdirahmanahmed6190
@abdirahmanahmed6190 4 жыл бұрын
.masha allh dhamateena allh haidin barakeeyo waxa tehiin asxaap wanagsan
@aliyabunnysshorts3220
@aliyabunnysshorts3220 4 жыл бұрын
Mashallah tabarikallah beautiful voice 😍
@fadumoaliahmed4237
@fadumoaliahmed4237 4 жыл бұрын
MashaAllah 💖😘 abayoy Allah niihafido
@ibrahimnour6951
@ibrahimnour6951 3 жыл бұрын
Mashaallah barakalahu fikum Ilfis 1 Amaal 2 Hamdi 3
@nadanasir253
@nadanasir253 4 жыл бұрын
Masha alaah tabarakalaah wad kala darantihin o waxad inoo aqrisen qowlki alle codkane wa ilfis
@mohamedabdi6907
@mohamedabdi6907 4 жыл бұрын
Hamdi wey khaladay “وما قلى “ waaye “ وما خلى” ma ahan. Sidakale Iflis ayaaa oogufiican dhanka tajwiidka iyo codkaba. Amal ayaa kuxigto. ✋
@siciiddubad9874
@siciiddubad9874 4 жыл бұрын
🤲✋📿🎁❤
@siciiddubad9874
@siciiddubad9874 4 жыл бұрын
🤲✋📿❤💍
@kifaayoali9411
@kifaayoali9411 4 жыл бұрын
Masha allah
@umusumayahani8590
@umusumayahani8590 4 жыл бұрын
Masha Allah
@nastehaaahmedososbleosoble6985
@nastehaaahmedososbleosoble6985 3 жыл бұрын
Wll qur,aanka ha ku qorin luqada somaliga thnks
@ahmedabdi3287
@ahmedabdi3287 4 жыл бұрын
Maashaa Allah may Allah bless all of you. Ilfis waa xaafidad, Cod qurux badan ayay leedahay.
@soomaalaaymidnimo6667
@soomaalaaymidnimo6667 3 жыл бұрын
Masha allah masha allah adiga ilfis ah baa kasita xaafidad masha allah allaha ku xifdiyo anigana adiga iyo xaajigaaga mar walba iisoo duceeya waxaan ahaa xaafidad kitaabka alle mantana ma aqriyo kitabka alle aduunyo iyo ciyaal ban mashquul kunoqday waana jeclahay kitaabka alle hadana aqri saan uleeyahay baa waqtigu igu dhamaadaa Reer badbaado allaha idin xifdiyo
@ashawarsame7752
@ashawarsame7752 3 жыл бұрын
Masha alah tabaarakalaah ilaahay codkiiyna iyo xifdigiiyna ha idiiyn xiftiyo
@laylakeysegas948
@laylakeysegas948 4 жыл бұрын
Sh. Muhaysin ayaa i xasuusisay ilfis 2 gabdhood ma xuma mashaa allaah xuruufta la weyneynaayo iska ilaaliya mashaa allàah kuligiin allaah ha idin xifdiyo amiin👌🌹🌹🌹❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiyoaden4362
@abdiyoaden4362 4 жыл бұрын
Manshallah
@nafiizahusen9418
@nafiizahusen9418 4 жыл бұрын
Mashallah sadexdiinuba makla dhacdaan❤❤❤
@daahirjv
@daahirjv 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah allaha idinxafido amiin
@xaliimocoking4404
@xaliimocoking4404 3 жыл бұрын
Maamada m.a ilaahay codka hakuu barakeeyo Ana isoo duceeand inaan xifdiyo quraanka
@samaraqueen4867
@samaraqueen4867 4 жыл бұрын
Msha Allah dhamantiin Alle ha idin xafido codkiina masha Allah dhamantiin lkn Aniga 1ilfis 2Amal 3 xamdi Ayaan ugu shubay
@faadumoaadan1641
@faadumoaadan1641 4 жыл бұрын
Wlhi Waxaaa iQabatay Yaaa ku bara Dadkaan Aad La Gashiiiid Tartanka Qur,Aanka Alle 😓 Mshallah
@foosjomow4846
@foosjomow4846 4 жыл бұрын
Masha allah codkaga alle haku barakeyo
@yasminhussen268
@yasminhussen268 4 жыл бұрын
Mashan allha ilahay ha ni barkeyo noh so badiyaa quraan aqriska
@deeqaaden62
@deeqaaden62 4 жыл бұрын
Absolutely awesome great voices noo soo badiya abaayo aan ku raaxaysanee Quranka Alle illaahay ya idinka abaal mariyo Masha’Allaah wonderful aad baan u jeclahay Quranka xitaa meel uu ka daarneen ma jecli Masha’Allaah waana ku seexanaa kalaamka Alle (CW)❤️❤️💓❤️😭😭❤️
@cabdiqaadirdaahir47
@cabdiqaadirdaahir47 4 жыл бұрын
Marsha Allah ahlul Quran ahlu laah
@unknownywuux_bus
@unknownywuux_bus 3 жыл бұрын
Masha Allh tabarak Allh My Allh protect you
@fadumoaxmed1984
@fadumoaxmed1984 4 жыл бұрын
Mashallah tabrakaallah allah yubaarik fiikunna
@Maaher07
@Maaher07 4 жыл бұрын
(اللهم صل وسلم على نبينا محمد)ﷺ
@nasteexoyuusuf7235
@nasteexoyuusuf7235 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@dekaali3998
@dekaali3998 3 жыл бұрын
Masha allh quraanka illah (swt) yaa iska heli karo allahu akbar
@abdirisakabdi6646
@abdirisakabdi6646 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha Idin Xifdiyo baarakaallah walaashay
@cabduqaadircabdulle9386
@cabduqaadircabdulle9386 4 жыл бұрын
maasha alaah alaah idin xafido inshaa alaaah
@samsamabdi7526
@samsamabdi7526 3 жыл бұрын
masha Allah masha Allah tabarakallah illahaay ha idiin xaafido aaaamiiiin aaaaaamiiiiin aaaamiiiin
@faaiidoofficial3419
@faaiidoofficial3419 4 жыл бұрын
Alle haidin BARAKEEYO walaalahayga cod aad umacaan baad ku akhriseen kalamka alle 😍
@adanabdi9428
@adanabdi9428 4 жыл бұрын
Mashaallah beautiful recitation alle hainawada xifdiyo walalyaal💗💞
@salaaxjeensaar4483
@salaaxjeensaar4483 2 жыл бұрын
Maashalaah
@salaaxjeensaar4483
@salaaxjeensaar4483 2 жыл бұрын
Waa
@saidaosmansaidaosman841
@saidaosmansaidaosman841 4 жыл бұрын
Ilfis iyo amal iyo xamdi waad kuwada leedihiin mcn iga dheh
@gudonaxmed4588
@gudonaxmed4588 3 жыл бұрын
Mansha allah tabaarka raxmaan rabi ha idin barkeeyo oo ha idin xiftiiyo
@sudaisabdi2258
@sudaisabdi2258 3 жыл бұрын
Masha Allah 100/100 wan kufaraxsahay walahey
@qureshaalio7048
@qureshaalio7048 4 жыл бұрын
Mashaallah tabarakaallah❤
@jijahaji4640
@jijahaji4640 4 жыл бұрын
Masha Allah 3 diinaba ilahey aniixifdiyo 💞💞💞💞🤗💞💞💞💞
@nimcoshiikh1375
@nimcoshiikh1375 3 жыл бұрын
Mash allaah cod aad umacan ayaad ledinhin sadaxdina allaah idin siyadiyo allaah yaxfadka
@mcali8816
@mcali8816 Жыл бұрын
Masha Allah tawarkalaah towjet fiicn m.a coda macaan ayaa ledhiin wll
@mcali8816
@mcali8816 Жыл бұрын
M.a ❤🧡💗💓💓💓💞💙💚💛💟💜👏🤲👸👸👸
@falismohamedmohamudfaalis8164
@falismohamedmohamudfaalis8164 4 жыл бұрын
Masha Allah
@umuabdalla7990
@umuabdalla7990 4 жыл бұрын
Maasha allah amal habo
@cashomohamed3441
@cashomohamed3441 4 жыл бұрын
M.a tasjiida quruxu badan ilahay haidin barakeeyo
@dantadadkaiyodalka7594
@dantadadkaiyodalka7594 3 жыл бұрын
Ilfis maashaa allh nr1 codka allh nii xafido😍❤️❤️👏🏾👏🏾
@shantiofficial6210
@shantiofficial6210 4 жыл бұрын
MashAllah
@hawahakima4451
@hawahakima4451 3 жыл бұрын
Mashlllh
@samiiraxasan5732
@samiiraxasan5732 4 жыл бұрын
masha allah👍
@nasramohamed7403
@nasramohamed7403 2 жыл бұрын
Masha Allah Allaha idindaysto wall❤❤❤
@lulmohamed799
@lulmohamed799 3 жыл бұрын
Maanshaallah 3 WONDERFUL young ladies
@shashaxleysuban8655
@shashaxleysuban8655 4 жыл бұрын
Masha Allah sister masha Allah masha Allah masha Allah tawaraka Allah ❤❤❤❤❤❤⚘⚘💐💐💐💐🥰masha Allah
@halimamusaali6851
@halimamusaali6851 4 жыл бұрын
Masha allaah dhamantiinba lkn aniga gabadha kow bilawday baan siiyay codkeyga👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@kaafiyohasan1458
@kaafiyohasan1458 4 жыл бұрын
Masha allha allha idin xifdiyo hadaan idiku soobiiry
@deeqoomar3074
@deeqoomar3074 4 жыл бұрын
Mashaa allaah jazaakumulaah kheyr
@fadimaumar3774
@fadimaumar3774 4 жыл бұрын
Mashaallah
@kaabe9459
@kaabe9459 3 жыл бұрын
I have subscribed this channel by the sake of allah . May allah bless u
@ismahancabdulahi6218
@ismahancabdulahi6218 3 жыл бұрын
Masha Allah
@saaduhassan6763
@saaduhassan6763 3 жыл бұрын
Maanshaa alaah
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
Mashaalaah mashaalaah keep going guy’s you all have beautiful voices
@malyuunmaxamed7145
@malyuunmaxamed7145 2 жыл бұрын
Masha Allah ilfis aya ucod macan ilahey haku xifdiyo
@riyaanhassan5112
@riyaanhassan5112 4 жыл бұрын
Masha allah cad qurux badan allah nisiyay xada i jaresay codkiisa masha allah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍✅✅✅✅
@naimasuleima2541
@naimasuleima2541 4 жыл бұрын
Mansh Allh
@Asmafarah40
@Asmafarah40 4 жыл бұрын
Manshallah manshallah beautiful voice thank you all for
@abdinasirabdi4617
@abdinasirabdi4617 4 жыл бұрын
Maasha allah ilah ha idiin barakeyo
@farhiamohamoud1634
@farhiamohamoud1634 3 жыл бұрын
Msha alh mama elfis iyo hblha allah yxfdkum. 1:ilfis 2:Amal 3:xmdi
@fartunwasuge8322
@fartunwasuge8322 4 жыл бұрын
masha Allah masha Allah ilaah ha idiin barakeeyo ❤❤❤
@dugsigaalansaar8965
@dugsigaalansaar8965 4 жыл бұрын
Maasha Allah walaal
@adarosman609
@adarosman609 4 жыл бұрын
Manshallah
@zaarahsiman5592
@zaarahsiman5592 4 жыл бұрын
masha allah masha allah alle ha idinxifdiyo
@farxiyoomar2068
@farxiyoomar2068 4 жыл бұрын
Xamdi tajwiidkey ku fiicantahay. Amal codka. Ilfisna masha Allah macalimad
@amiirachannel6108
@amiirachannel6108 4 жыл бұрын
Mashallaha
@hamdamuusejibril101
@hamdamuusejibril101 4 жыл бұрын
MashaAllah Jazakallahu khyr, gabdho qrx bdn, cod macaan Allah idin sharfo waxan sugayna ineed video yo sidan u qrx bdn noso galisan InshaAllah 🥰😘❤
@fadumoabdi4138
@fadumoabdi4138 2 жыл бұрын
Masha alh masha alh masha alh masha alh masha alh masha alh
@farhiyaahmed21
@farhiyaahmed21 4 жыл бұрын
Masha allh rabow isdin barake anaga iyo ilmahena san allh naga dhigo aamin
@ruwaidadirir8772
@ruwaidadirir8772 4 жыл бұрын
Mashallah allaha allaha ku xafido kun saa idiyo aamiin
@sacdiocadey5546
@sacdiocadey5546 3 жыл бұрын
Masha allh taparaka raxmaan wlalehen ilahy haidin xifdiyo marwalba diinta koryeela si ilaahy idin koryeelo runtii youtube cilmigii iyo caqligii wakuyaradey lkn halkan waxan ka arkaa channel wax laga faaidayo masha allh taparaka allh walashen ilfis♥️♥️♥️
@farhiyamohamed5780
@farhiyamohamed5780 4 жыл бұрын
Masha allah
@yha6741
@yha6741 3 жыл бұрын
Masha Allah
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 3 жыл бұрын
Maasha'Allah tabaarikallah Alaahuma baarik ukhtii
@umoibrahiim968
@umoibrahiim968 4 жыл бұрын
Mashalaah tabarakalaah dhamantiin sifican baa uakhriden quraanka tartanka waxan siinaya anig Amaal hambalyo👏👏👏
MUNA ABDIFATAR ABDIFARAH - #KENYA |   منى عبدي فاتار عبدي فرح - #كينيا
23:44
جائزة دبي الدولية للقرآن الكريم DIHQA
Рет қаралды 714 М.
PRANK ||SAXAAF OOHIN || ADNA NEH......
16:43
Adna Channel
Рет қаралды 102 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
터키아이스크림🇹🇷🍦Turkish ice cream #funny #shorts
00:26
Byungari 병아리언니
Рет қаралды 29 МЛН
40 RABBANA - POWERFUL DUAS FROM THE QURAN - أدعية من القرآن
1:08:23
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 10 МЛН
ALXAMDULILAH ILAAHAY I BADBAADIYEY SABABTA U MAQNAA IYO WAXA IGU DHACAY
6:55
ilfis Family Channel
Рет қаралды 4,4 М.
SAFARKA INTA QOF ISKU RAACI LAHEEN IYO TICKETYADA SOO JARANAY..?
8:56
Ku soo dhawaada cabitaanki misaan dhimista
5:06
walaalaha isjecel
Рет қаралды 2,7 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 284 М.
Wiil Sagaal jir ah oo ku guulaystay tartankii Masjid Cali Mataan
1:51
Surah Yasin (Yaseen) سورة يس كاملة Full with Arabic Text & Translations
23:54
QURAN COD MACAAN LEH | UMALKHAYR  YAR | HARGEYSA
2:22
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 73 М.
Sigma Girl Past #funny #sigma #viral
00:20
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН