Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 1aad Tartanka 2aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD

  Рет қаралды 56,422

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 129
@husseinsalaad2901
@husseinsalaad2901 3 жыл бұрын
Camira manka waxaan dhihi lahaa cuntada inaad safican u soo bandhigtid safiican uguma jeedno hadaan nahay daawadayaasha waadna mahadsantahay qeebta nalkana aad ayuu uliita studio ga ee wax halaga badalo ✌️
@sagalsimansalaad9870
@sagalsimansalaad9870 3 жыл бұрын
Horta ma sugeynin in wiilal ay Ku tar tami doonan lkn markan arkay aaadban ugu farxay wlh Hormar wacan astan TV shaqada culus Allaha idin fududeyo guul insha'Allah ✌️❤️
@cabdiqaadir6459
@cabdiqaadir6459 3 жыл бұрын
Nacunada adunka ugu macan rag ba kariyay
@ribnarim7518
@ribnarim7518 3 жыл бұрын
@@cabdiqaadir6459 war hush
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
Hhhh Gabdhihiinu markaad aragtaan Rag wax karinaya aad ayaad ugu faraxdaan😂 Waayo waxaad isleedihidiin Hawsha way idin kala wareegi. Alle haydiin fudaydiyo hawsha culus eed no haysaan.
@sowdacabdiqadir8755
@sowdacabdiqadir8755 3 жыл бұрын
@@cabdiqaadir6459 ¹
@Asmaabukar225
@Asmaabukar225 3 жыл бұрын
yqay macalimadii oo nasra ah Haday mezh taagnyhiin magiuldaresnayan coz qof malaimad dhaftaa mesha jogta Mucalinmoooh🌎🌎❤
@sabriinasabnaa1403
@sabriinasabnaa1403 3 жыл бұрын
Horta wilasha mit ba gurey ah ma aragtaan🥰m.a keepgoing
@AsiaMohamed6779
@AsiaMohamed6779 3 жыл бұрын
Sanadka dambe waxaa idin ka codsanaa mamooyin ka ayagana in fursad la siiyo wana codsi astan tv waxaa thn dad talent fcn leh waana tv ga aan ugu jeclahay waana ku mahadsan thn wax qabatkiina Aad ka u fcn👏👏👏👏
@ayanjama2845
@ayanjama2845 3 жыл бұрын
Mashallah😍
@ayanjama2845
@ayanjama2845 3 жыл бұрын
Astaan dhadhan 2021
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha guul wacan ayan idin rajena insha Allah Ramadan Mubarak dhaman inta musli meel walbo joogtin waxan idin leyahay Ramadan karim ⭐🌙⭐🌙👌👌❤❤❤❤
@saammuxudin802
@saammuxudin802 3 жыл бұрын
Gudiga dhadhamiska intaa ka salaame 😂🤣🙋🏻‍♂️
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
😂😂😂yaaqay xaga dhadhamiska aniga mey igu de Yan🙃
@nacimamohamed7120
@nacimamohamed7120 3 жыл бұрын
Asc astaan tv waxan idiin shega burka sonkorta bariiska iwm in aad weelal ku diyaarisaan cabirkooda waxii lagu cabiran laha mid walbana aad dhex galisaan intas iska saxa insha allah
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
MashaAllah TabarakaAllah ilaahey ha barakeeyo wiilasha Cunto kariska ku Tartamaya Somalia
@ratata1043
@ratata1043 3 жыл бұрын
Tom guul inshllh👍
@yameniboy9606
@yameniboy9606 3 жыл бұрын
Adoo dharagsan hadaa vedio gan daawaneyso ismuuji 😂🌮😂😎😅❤
@somalimemes1337
@somalimemes1337 3 жыл бұрын
Bro wali waba somanahay anuka from Europe
@hodanabbas1333
@hodanabbas1333 3 жыл бұрын
Waaaw masha allh waa arin ficin
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 3 жыл бұрын
20:00 bu barnamijku bilabmaya inta kale waqti hayskaga lumin daawade😅
@munaali4950
@munaali4950 3 жыл бұрын
Thank you xoog ah yaaqey😁
@faaraxcilmi3640
@faaraxcilmi3640 3 жыл бұрын
Waa dadaaleen ayagoo ragah masha allah koleey qibrad ku filan ayey heleyaan
@xamdimaxamed5592
@xamdimaxamed5592 3 жыл бұрын
waxwalba waa isku day guul wacan ⚘😘
@abdirahmanahmed3972
@abdirahmanahmed3972 3 жыл бұрын
Ninkan dhadhamiska oo kukoray
@abdirahmanahmed3972
@abdirahmanahmed3972 3 жыл бұрын
Inta ila aragty like sara
@abdulkadirabdirasak3644
@abdulkadirabdirasak3644 3 жыл бұрын
Chef yasir soo celiya odeygaan bedela
@inajaamac5780
@inajaamac5780 3 жыл бұрын
m.a abuuka sxb guul mar walba
@abiikatoonaad5608
@abiikatoonaad5608 3 жыл бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 жыл бұрын
M.a wx bdn ka faaiday ani ahaan
@naimamohamed8323
@naimamohamed8323 3 жыл бұрын
Wilashaan number adooda hoos nogu sooqaraba bal ninman cunta karis yaqaano waba weysanay be😂😂😂😂🥺
@beyazii
@beyazii 3 жыл бұрын
Abuukar keep gonig pro kuma aqaani lkn mrkii hore ayaan kula jiry mrkii uu tartanka bilaabanaayy keep going 👊👊👊
@abiikatoonaad5608
@abiikatoonaad5608 3 жыл бұрын
Thangs por 🙏🙏🙏🙏🙏
@ayannour_112
@ayannour_112 3 жыл бұрын
Nasra meelkasta akhlaaq iyo bina aadanimaa ku joogaa macalimad Mahadsanid
@fardusomar2794
@fardusomar2794 3 жыл бұрын
Barnaamijka aadaabuu ufiicnyahay MaashaAllah. Balse iftiinka iyo muuqaalka kasii diicneeya sidan.
@sahrasharaf447
@sahrasharaf447 3 жыл бұрын
Mashaaa alllah hambalyo wiilasha soomaliyed
@thuriyaaxasan9699
@thuriyaaxasan9699 3 жыл бұрын
mashaAllah dhiirigalin 👍👍👍👍
@drhayaatmohamud9547
@drhayaatmohamud9547 3 жыл бұрын
Wilasha time kahaloo kordhiyo hamblyo wilasheeena
@trap9532
@trap9532 3 жыл бұрын
Guul cheif abuukar
@ifrahhersi7554
@ifrahhersi7554 3 жыл бұрын
Masha allah intaas baa nagu filan in dalkii laga helo cunto kariye wiil ah guu leesta
@aragsan9200
@aragsan9200 3 жыл бұрын
Dr idil sanadkan anigu waan wataa 🌻🌻🌻
@inamohamud3677
@inamohamud3677 3 жыл бұрын
Astaan Tv waa mahdsantihiin hawshaad bulshadiina u haysan macalin saalax iyo nasro igu salaama.
@milyan_milyanweroow2317
@milyan_milyanweroow2317 3 жыл бұрын
Wa arin fiican gudiga in kuligood somali yihiin tartamaha ay is af fahmayaan Astaan tv bra
@ibomohamud
@ibomohamud 3 жыл бұрын
Bis waaye qola gudigaan ka kid noqohaa, cunow aa ka dhargi lahay😌
@abdiazizabdulle7496
@abdiazizabdulle7496 3 жыл бұрын
Hormar wacan sameysen Astan tv
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 3 жыл бұрын
Mashlh waydadaleen
@Hawoluul3072
@Hawoluul3072 3 жыл бұрын
my Nasra Abtidoon waan kuwataa my blood
@shugrifarah5166
@shugrifarah5166 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin astaan
@queencalwiyah135
@queencalwiyah135 3 жыл бұрын
Guul wcn abuubakar
@tiktokcomments8339
@tiktokcomments8339 3 жыл бұрын
Manshaallah faxad badnaa ❤️❤️ Somali waa la ilbaxay oo ogowna waxaad umadeysid hablid ayey guushaa kujirta❤️❤️👆👏👏👏Hormar wacan
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Makarafooon u gaar ah u sameeya Adigana iska taagnaaaw
@fardusomar2794
@fardusomar2794 3 жыл бұрын
Cunada sifiican uma aragno ma samaynkartaan muqaal intaa ka dhaw.
@abdullahimohamedpubg7729
@abdullahimohamedpubg7729 3 жыл бұрын
Cunada si fican ma u aragno kulahaa adi dhuuni aa tahay wlhi
@fardusomar2794
@fardusomar2794 3 жыл бұрын
@@abdullahimohamedpubg7729 🤣🤣🤣🤣 wax marka laduubayo inla qurixo bay u baahantay tasaan lahadlaayay maanad fahmine.maxaa dhuuni keenay?
@zeinbanz6356
@zeinbanz6356 3 жыл бұрын
ruwaayadaan intii kaheshey like
@mushtaaqqueen2658
@mushtaaqqueen2658 3 жыл бұрын
Cuntad marka la diyariyo pls som so dhah
@RahmaAhmed-bj5bz
@RahmaAhmed-bj5bz 3 жыл бұрын
Dadka cunada ay kariyeen maad natustan hee
@shshss1192
@shshss1192 3 жыл бұрын
Haa xalaqadii hore xataa mana la tusinin taas wa ka xumahay ..anaka ba si fii fiirin leheen oo qiyaasi leheen 😂😭
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
@@shshss1192 haa Addun weynaha wa leska tusaaa
@shshss1192
@shshss1192 3 жыл бұрын
@@malabey197 haa wa arky cabaar dhan gees walba lagaa tusaa🤣
@muxsinahmed1715
@muxsinahmed1715 3 жыл бұрын
Astan tv waa tivi Dadka wax badan oga fa ideeya maamulka tiviga Ad yey umahad san yihin ⛱
@munaibrahim9867
@munaibrahim9867 3 жыл бұрын
Masha allha
@fartunmohamed8422
@fartunmohamed8422 3 жыл бұрын
Mash allh
@ayaanbeelacumar5211
@ayaanbeelacumar5211 3 жыл бұрын
8da da iska qaado seen dheheenaa hee saan uqoslay manooli😂😂😂
@ruweydaaliabdi8827
@ruweydaaliabdi8827 3 жыл бұрын
6w u2 72 7 3ve3 7eve7ev e
@munaabdiazi
@munaabdiazi 3 жыл бұрын
Inta dareentay Salax in Sweden katagay is muujiya
@mlover0740
@mlover0740 3 жыл бұрын
kuwaan kaarto mahayaan bas baas iyo cusbo ayaa looga buuxiya wayba dawakhayaan sas le ku guulaysane
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Idil way iga qoslisay makarafoonka way ka ag qaday adeerka codkiisa
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Ani xata waan daremay inuu hilibka wax jar adkaay marki lajarayay. Lkn saa sheegtay guuldarada mar ayee guul naqani hada wax kabarato : )
@umuaniizacollections7020
@umuaniizacollections7020 3 жыл бұрын
ninka guddiga kujire waxa kafiicnaay kii hore oo carabka ahaay yaa ilataageersan
@rahmamhassan8302
@rahmamhassan8302 3 жыл бұрын
Qofna carab marabno
@umuaniizacollections7020
@umuaniizacollections7020 3 жыл бұрын
@@rahmamhassan8302 balse ninkas carabka wuxu kufiicnaay tafaasiil dherraad ayu kabixinaye balse ninkan information badan kamabixiyo
@shshss1192
@shshss1192 3 жыл бұрын
@@umuaniizacollections7020 haa kan carabka xiiso buu lahaa wax badan bu sharxi jiray 🤣🤣 xataa comment badan laga bixiyay si u dhahayeen badala waa la badalay
@nimcosagalhussein6402
@nimcosagalhussein6402 3 жыл бұрын
Halkaa kasiiwad
@shukrimaxamed9544
@shukrimaxamed9544 3 жыл бұрын
Carab ma rabno Somali lee Ajanabi yuusan nasoo dhex galin Anaga kalsooni isku qabno
@sucaadmaxamuud5589
@sucaadmaxamuud5589 3 жыл бұрын
Waqti siiya wiilasha
@fadumiincabdicasiis8948
@fadumiincabdicasiis8948 3 жыл бұрын
Horay usoco Abubakar Dahir xasan
@aishamoha5978
@aishamoha5978 3 жыл бұрын
War yaa rawaba bariis xawaasha kamuuqda bariiska waa inuu waad ahaada caraf baharaat uusan laheyn marka laga reebo carafta heelka iyo bariiska waxii lagu cuni lahaa oodhadhan qurux badan leh
@XpertTechTalkTv
@XpertTechTalkTv 3 жыл бұрын
M.a hormar wacan ayaa sameyseen lkn hal arin ayaa ku darsan lahaa hadaa iga aqbaleysiin directors program kan waxan la soco siin aha in ay iska yara haga jiyaan qeyb aftiinka ama lightning ka meesha wax light oo fican malaha qeybaha tartamayasha iyo qeybaha gudiga
@shukribashir6640g
@shukribashir6640g 3 жыл бұрын
🤴🤴❤❤❤
@fatushosman9796
@fatushosman9796 3 жыл бұрын
Ninkaa åtta kulaha Sweden miyuu kaimaday
@ayishaayoosh9069
@ayishaayoosh9069 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩
@daahiryariisow
@daahiryariisow 3 жыл бұрын
war wiikashaan.xitaa.uma.bilaawna.cunta.carinta.war.basasha.jar.jaristeedaa.cabaar.ku.qaadatay. war.halkaas.joogi.lahaayaa.
@samiyanuradan89
@samiyanuradan89 3 жыл бұрын
Timeka ubadiya hay waxa daganaan larabaa xuman ma aha
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 3 жыл бұрын
Waxan mar hora la dubay weyba u diyarsan yihin
@aragsan9200
@aragsan9200 3 жыл бұрын
Dee waxba looma jeedo ee meesha ma taageerid uunba loo imaada horta anigu hal wax Kama faaidin wiilsha
@cabdalacumar791
@cabdalacumar791 3 жыл бұрын
Hala igu sodaro walaayaloowbsan u qaano kee cunto karis
@Khadro8796
@Khadro8796 3 жыл бұрын
Walalayalow tartanka ma habenki ba laqabta wiilasha wa ayaga badarka iska cunaye
@fardowsaali615
@fardowsaali615 3 жыл бұрын
Sida wax u duubeesaan wax baa ka qaldan. Cuntada ee kariyeen na tusiya Waliba gudiga mark miizka loo saaro lama arkayo.
@mankayusuf9906
@mankayusuf9906 3 жыл бұрын
Kamira manka sanadkan ma nuraayo sanadki hore ka ficna cuntada maba dubaayo cuntada sida lo qurxiyay waa ina aragno hada nahay gudiga dawashada
@muadwalidabdala8cnorrevang696
@muadwalidabdala8cnorrevang696 3 жыл бұрын
Åtta ayuu qaty Wan8
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
Nimankiinan tartanka ka qayb galaya naga daaya fowdada. Gabadhaydii baan khaati ka taaganahaye, igu dhago hadlaysee
@abdimohamed7010
@abdimohamed7010 3 жыл бұрын
Ote 8 waye nasro ciyaal sports ma ahan miya
@cranka7600
@cranka7600 3 жыл бұрын
Somalia bariiska maladhaqaa waa sheeko kale.
@hamdixilkas829
@hamdixilkas829 3 жыл бұрын
Boor uu leyhy bariiska soomalia yaalo hada la dhaqin dhadhan ma yeelanaayo
@sundusomar6919
@sundusomar6919 3 жыл бұрын
Asc
@fuadshirwa9199
@fuadshirwa9199 3 жыл бұрын
Otte qaadatay otte maxaa waaye kkk
@boonoboono6301
@boonoboono6301 3 жыл бұрын
Please malagu shaqeeyo glove markaad jikada ama cuno karineysid Tan xigta advertised waxaad u sameeneysaan jawaanka bariiska miiska la soo saaray iyo wax yaabaha walka saaran ka fujiya haday lacag idinka soo geleenin hadana shawga kuma qurux badna ma ahan dukaan lagu iibsho raashiin ee waa jiko
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 3 жыл бұрын
Macalin gabdhaha la fadhiya kulaha soo gaabi kkkk inta ila maqashay kk
@harbiboyz7640
@harbiboyz7640 3 жыл бұрын
Otto (8) maxaa waaye ku lahaa Nasra 😁🙏✋
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Talyaani o gashtay yaaah
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 3 жыл бұрын
Anigaba dhahaye wxa waye😂😂
@abdirisaaqabdullahi8154
@abdirisaaqabdullahi8154 3 жыл бұрын
hhh ww m.a nasra abtidon joogto madxda cunta krinta😂😂😂😂😝
@adenzam6gmail
@adenzam6gmail 3 жыл бұрын
C’est vraiment n’import quoi
@ronaaldoyare5774
@ronaaldoyare5774 3 жыл бұрын
Dadka hadaa niyada dishaan mafico hore socdaan anee dhamaan kuwan welikee waxba ma karin 29 jir ahay 😂😂
@mankayusuf9906
@mankayusuf9906 3 жыл бұрын
🥩 steka biyo laguma kariyo dhacankisa waa inu dabka le ukabiyo
@doctormohameddr5558
@doctormohameddr5558 3 жыл бұрын
Hhhhh kkkkk
@cabdiqaadircirro228
@cabdiqaadircirro228 3 жыл бұрын
somalia naag waaye somalia naag waaye nasg waaye hhhh gabadha wariyaha sawmaaha tii sidaa tidhi
@munaali4950
@munaali4950 3 жыл бұрын
Somali nin waaye😂😂😂
@dhaqankaabe4566
@dhaqankaabe4566 3 жыл бұрын
Wan sugi kari lahay barnaamijka cunto karin
@kingtakow4670
@kingtakow4670 3 жыл бұрын
Ani xitaaaa
@kingtakow4670
@kingtakow4670 3 жыл бұрын
Bro
@malabey197
@malabey197 3 жыл бұрын
Cunto karinta jaamacad ayaa loo galaaa
@saamiyacadey7218
@saamiyacadey7218 3 жыл бұрын
haa anaa dhigto lkn somaliy malahan
@ramlahusseinali7646
@ramlahusseinali7646 3 жыл бұрын
@@saamiyacadey7218 intee kabarataa apayh
@adenzam6gmail
@adenzam6gmail 3 жыл бұрын
’’importe quoi ils parle même pas ils expliqué même pas c’est qu’ils font qu'elle recette il prépare et comment ils prépare
@shabcaancismaan998
@shabcaancismaan998 3 жыл бұрын
Xoolaha nool Ayaa idin dhaama
@atiyanorhussein4081
@atiyanorhussein4081 3 жыл бұрын
Inte ku xanunosa kkkkkk
@shabcaancismaan998
@shabcaancismaan998 3 жыл бұрын
Meel aanad dawayn karin
@nasteexonalkaaduunyada1346
@nasteexonalkaaduunyada1346 3 жыл бұрын
Dadka Dislike saaraya Videogan maxaa ka Qaldan
@bulshaawisports3928
@bulshaawisports3928 3 жыл бұрын
Welcome Subscribs my Chanel asxaabta
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,6 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 57 МЛН
AFARTANKII (40) QISO OO UGU SAAMEYNTA BADNAA_2022 iyo 2023_ SHEIKH MUSTAFA.
3:26:03
IFTIN BROTHERS STUDIO
Рет қаралды 2,1 МЛН
Digaaga cooska maxuu utaraaa  waxaan usoodeynay banaanka
4:23
Dr Mohamed Nana
Рет қаралды 8 М.