Tartanka Cunto Karinta ee DHADHAN 2021 Wareega 1aad Tartanka 4aad | Bisha Ramadaan | Astaan HD

  Рет қаралды 37,583

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
Astaan Tv 2021

Пікірлер: 70
@libanmohamed59
@libanmohamed59 3 жыл бұрын
7:50 qofka wuxu Bahan yahay ma loo fududeyo xey tahay isku dhax yacan nidamka Hala tosiyo qofka waqti Yara sisen waqtigina wax radso ayad ledihiin waxan tartan ma ahane waa xujo ee iska dhafa xujada 👍
@Somaliancookingchannel
@Somaliancookingchannel 3 жыл бұрын
gudiga ayaba waramayo makrofanka me iska xeran hdalkoda ayaba la maqla nidam ma yalo
@zuleikhabakhiit9883
@zuleikhabakhiit9883 3 жыл бұрын
ninka fadhiya raiga in uu bixiyo 29:41 cuntada qashinka in uu kusoo tufo labo siyaabo uma ficno 1 cunta laguma tufo weel qashin ah 2 xitaa hadee cuntada ku cajabinin in aad la aadid weelka qashinka wiilka ayuu niyad jab u yahay tiish saar marka kutufaysid saas maad ku tahay garsoraha cuntada kow isoo sax kadib dadka kala saar adiga ayaaba u bahan in dib isku saxdid
@hudayfiyarechannel9820
@hudayfiyarechannel9820 3 жыл бұрын
Waxaan ahay qofkii afraad I dhiiri Galiya oo iga farxiya walaalkayow ama walaasheyey
@mariaali677
@mariaali677 3 жыл бұрын
Guuleyso
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 3 жыл бұрын
Abdi Ali hambalyoooo hambalyoooo
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 3 жыл бұрын
Abdi ali waad guulaysatay hambalyoooo hambalyoooo
@abdirahmankatar2134
@abdirahmankatar2134 3 жыл бұрын
Astaan TV garsorayasha shahaatadooda aaway ama qufki aad ku araktaan wada chief ayad Uma leedaan
@quennalka7570
@quennalka7570 3 жыл бұрын
Wow walaal inaan kaqaybgalo ayaan rawaa sidee ooga qayb galikaraa
@ussotransportation8387
@ussotransportation8387 3 жыл бұрын
Apaayo Sanadkaan gabdho maahan waa wiilal kaliya ok inaad fahntay rajeynaa sharafey
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 3 жыл бұрын
Waxaan idinku kordhinayaa, tartama yaasha gacmohoda biyaha faraxalka ka da ayo stiraashada faraha isaga qalajiyaan , nadaafada u diyaar garowga isdabayaac, labada tartame yeesan isasoo aadin xayeesiinta bilaashka ee qAlabka ji kada yaalo, paratocolka ha la ilaaliyo, intaas ayaan idinku kordhin la, haa walaaleheyga, guuleeysta intaanba hadaan soo gaarnay, waa dadaleynaa
@shukriali5038
@shukriali5038 3 жыл бұрын
masha allh
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
@nasra abtidoon talada way fiican tahy dadk bara meesha ay wax ku jiraa waa 25 daqiiqo wax laguma raad raadin karo plse idil kadaa exerta time uugu dara ama caawiye ag istaajiya
@sahrasy7102
@sahrasy7102 3 жыл бұрын
Fadlan wilasha cunto caadiya u dira maxa laga wada faro malaaay?? 🤔🤔🤔🤔🤔 cuntada somalida cunto u dira wilasha fadlan
@aliabduule6903
@aliabduule6903 3 жыл бұрын
waa marki igu horeysay aan maqlo
@sahrasy7102
@sahrasy7102 3 жыл бұрын
@@aliabduule6903 haa walhi anba sido kale waba ka xanaqey caawa kuwan ajanib ajanib iska dhigayo 😒
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Maamiiska usaartaan waxa loobaahan yahay Wiilasha
@jhussain1507
@jhussain1507 3 жыл бұрын
Cali qaabka oo u hosha u haaye kaheelay walahi.masha allah waaye
@safiyoaxmed751
@safiyoaxmed751 3 жыл бұрын
Cali cabdalla keep going 100% dhanka nadafada masha allah
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrikllha 👌👌👍👍❤❤❤
@najmanuura9354
@najmanuura9354 3 жыл бұрын
Astaan waxaa niigu farsanaa inaa shampo iyo istiraasho wax lagu tirtiro jikada keyntaa sandankii hore Ila hada ma arko. Hada waliba cuduraa jiro waa muhiim handsoap 😊😊
@barlinmahamudsabriye6471
@barlinmahamudsabriye6471 3 жыл бұрын
Waa yaalaan meel aysan oo lin ma jirto. Astaan waxaas oo dhan way ku fiican yihiin. Waxaan dhaheenaa waa mahadsan tihiin waxa ay bulshada u haayaan.
@najmanuura9354
@najmanuura9354 3 жыл бұрын
@@barlinmahamudsabriye6471 haa sanadkaan wee qurxiyeen jika qaab casriye wee sameyeen, lkn nadafada wax ka mahiimsan ma lahan gacmaha biya iyo welasha biya lee ku dhaqaan.
@haalmohamed8815
@haalmohamed8815 3 жыл бұрын
M.a 😋
@abdirashiid1629
@abdirashiid1629 3 жыл бұрын
aad ayuu u wanaagsanyahay m.a
@thuriyaaxasan9699
@thuriyaaxasan9699 3 жыл бұрын
mashaAllah 👍👍👍
@shshss1192
@shshss1192 3 жыл бұрын
Caawa comment lagama bixin miyaa hal mar lee natiijada noo sheegeen see cml😂😭
@banoodachannal4379
@banoodachannal4379 3 жыл бұрын
Gudiga Nasro iyo Xaajiyada Xanta joojiya xanta hala joojiyo heee hooy hooy Hellow ismaqal ma jiraaa
@libanmohamed59
@libanmohamed59 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤪👍
@caaasho4369
@caaasho4369 3 жыл бұрын
Wr qofka trtamaya inta lo bolawin trtnka albu u baahnyhy hso diyrsdo
@fartafani5128
@fartafani5128 3 жыл бұрын
Xan badnidinaaaa cawa
@UmurayaanRiyaan
@UmurayaanRiyaan 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@balqiisaabkow4013
@balqiisaabkow4013 3 жыл бұрын
Camerada ladul taga wiilasha siloo arko waxay isku dardaraan o qofkasta halkamiro qaas halo dulgeeyo e anaga hoolka fiirsigiisa micna noma sameynaye
@gureyyare2996
@gureyyare2996 3 жыл бұрын
Iga fican igana karti badan iskaba da wax kale xita shah ma karin aqan mash alh somalia
@casrikhayre7093
@casrikhayre7093 3 жыл бұрын
Saan xaq maaha dadka waqti yari iyo wareer yaan la iskugu darin jikada tii gurigooda mahee alabta usoo diyaariya
@aishamoha5978
@aishamoha5978 3 жыл бұрын
War dadka maad udiyaarisaan istaraa shooyiin istaraa shooyiinka waxey kaqeyb qataan nadaafada kacmaha iyo tan weelkaba
@farhiyaadammahamud2907
@farhiyaadammahamud2907 3 жыл бұрын
Masha Allah 🥰❤🙏
@sacdiyo7714
@sacdiyo7714 3 жыл бұрын
Cunto somzli halo diro wiilasha cunto cajaaniib udhiibtene
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 жыл бұрын
Horta tartan hala qabto ma xumo school cunto karin miyee tageen oo miyaa la soo baray wexey karinaayaan ? Waxaa taqaan baa tartan lagu galaa. Waxaa rajeyn doonaa wadankeena in lagu daro maadooyinka schoolada laga qaato oo nadiijada lees ku xisaabiyo sida wadamada hormaray
@queennafta_uroonali8722
@queennafta_uroonali8722 3 жыл бұрын
Caawa gudiga wax comment eh malahan maxaa dhacay mise wax laga sheego wiilasha inti la waayay ayaa dhibco kaliya lagu dhawaaqay
@filsanxajji9095
@filsanxajji9095 3 жыл бұрын
1obon daqiqa hore wax radhis leee wilasha kujiran
@madadaloshow2023
@madadaloshow2023 3 жыл бұрын
Wan aqana cunto karin plz astaan TV halii soqabto
@aminahmed4713
@aminahmed4713 3 жыл бұрын
🧢🧢
@salahmussesalah9389
@salahmussesalah9389 3 жыл бұрын
Panel kuwa fadhiya waa asxaabul cuno ,odaygaa u daran.
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 жыл бұрын
Malaay Farofaro majirey iikow
@caashocuud9105
@caashocuud9105 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@imtheshit9388
@imtheshit9388 3 жыл бұрын
Barnamijkaan qaabdaro badanaa manta dhaan saliid shiilmeso mala dhagesana wtf waxe ahed in xakamka aa maqalno wilashana meel kale wax ku kariyaan xakamka faaleeyan systemka iyo say wax uwadaan wiilashana ay sharxaan siday wax uwadaan
@drshanidaahir
@drshanidaahir 3 жыл бұрын
Hhhhh nasro iyo idl meel ay isku heleen war lagama waayo
@nuurlkchannel8407
@nuurlkchannel8407 3 жыл бұрын
Wll waxan rabaa inan kaqeybgalo
@Tayba283
@Tayba283 3 жыл бұрын
Dadka wareer ku rideen
@hodanabdi3430
@hodanabdi3430 3 жыл бұрын
Mahir waxa loga gulaysaytay wa gacan adayga kudadal gacan fudayd inad isbartan
@raxmacabdi7691
@raxmacabdi7691 3 жыл бұрын
Wlahi waa yab kuwa qiimeynoyin maxey yaqaniin kkkkkkkjj
@mankayusuf9906
@mankayusuf9906 3 жыл бұрын
Youtubkey cunto ka kariyaan
@mlover0740
@mlover0740 3 жыл бұрын
malay fara faro ah maxa waye waa shuqul gaal wah😂🤏. haddana gudigu waba faqooyaane
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 3 жыл бұрын
Waxa idinku dari laha inaa la maqlin cunada shan'qarteda/dhawaqeda iyo adinka gudiga ah hadalkina inaa la maqlin anaa maqlaye intuu jooga qofka tartamayan hagalinuna waswas kamiroyinka badiya qofka waxuu so kariyan tusa dadka
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 3 жыл бұрын
Cali hala sooqabto ma ma qaaxi ow kashaqeeya wan islaahaa bilawgiiba asaa soobaxaa
@nasrosiciid4915
@nasrosiciid4915 3 жыл бұрын
Cawa kudika maxa kaqaldan 🤣🤣
@khalidismail9498
@khalidismail9498 3 жыл бұрын
Astaan Iney Hormuud Leedahay Shaki Miyaa Kaaga Jiro...????
@maryuum9678
@maryuum9678 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@zamzamidaan8365
@zamzamidaan8365 3 жыл бұрын
Cawa nidaamka sax ilama eheen sidii cadada ueheed wax comments ah maybixin gudida. lkn waxan kudarsanlaha Hadi comments' laqimaynayo wiilasha haloo diyariyo waxkasta oyubahan karaan wayo wakhtiga aad siiseen inay wax radiyan ilamahan, meel kasta qofna Uma garan karo sidii gurigisa confuses Aya kudhacaya qofka. Sedo kale Haduna garanen qofka sidaliskugu dardaro waxa lodiray maba garan karo Marka please intaa haku imtaxanina wiilasha kalodabciyo wabilahi taowfiiq.
@user-dc5hz3ic5c
@user-dc5hz3ic5c 3 жыл бұрын
😂😂😂😂 bala inku dhacday madhahaa finger fish kulahaa Malay caadi ah maa iska dhahdiin caawa dhan fara malay aan xulaye ka faideysa lahaa malayga farahiisa
@rahmarage254
@rahmarage254 3 жыл бұрын
Naagahan ayagab u baahan iney wax so bartan oo nimadamka ka qaldan qofka waxba loma sharaxin waxa uu ku wanaagsanyahay loma sheegin waxa uu ku qaldanyahay loma sheegin yaab🤔🤔🤔🤔 qaabka tartamayasha ila hadleysan xita waa qaldanyahay 🤔🤔 qofka hadu wax qaldo direct loma dhaho waxba ma sameyn idinka marka hore barta nimadka 🤣🤣🤣👎👎👎👎👎
@munakhadar369
@munakhadar369 3 жыл бұрын
Gudida ma nay soomin
@mariaali677
@mariaali677 3 жыл бұрын
😂💔ani waxba maba karin aqno wlhi wayabaha cadiya un ba aqana
@caseclosed7103
@caseclosed7103 3 жыл бұрын
Kamerda saxanka ku adiya si loo arko cunada 😄😄 mise wax duubow wad ku cusub tihiin lol
@Ummu-ayash
@Ummu-ayash 3 жыл бұрын
Somali nidaamka saxa maxaa waayay fadhiga ee idin kugu keenaayaan waa inaa soo istaagtaan oo dhadhamisaan Mida kale waa inaa paper ama istiraasho lagu qalajiyo weylasha aad siisaan saxanka oo qoyan hada cunto saarto nah ma lahanayo, waa inaa alaabta ee wada baahan yihiin asoo dhamees tiran waa inaa meesha u saartaan Maanta dhan wax raadis ayee ku jureen oo waqtigii baaba saas ku dhamanaayo
@luulsidow5285
@luulsidow5285 3 жыл бұрын
cutakaris
@luulsidow5285
@luulsidow5285 3 жыл бұрын
hsgsihsi hwgsieh
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 59 МЛН
Alat yang Membersihkan Kaki dalam Hitungan Detik 🦶🫧
00:24
Poly Holy Yow Indonesia
Рет қаралды 11 МЛН
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 72 МЛН
Bur kus kuus aad u macan badan  Si fudud aad u sameesan karto
11:06
sihaam sultaan
Рет қаралды 6 М.
CEYDA IYO AMIRA OO NAGA CARARAY ANI IYO CUMER QOSOLKA ADUNKA😂
11:40
Ardayda Sheekh Cismaan Cali Xuseen | Documentary.
45:59
Astaan
Рет қаралды 1,1 М.
Touching Act of Kindness Brings Hope to the Homeless #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН