TARTANKA HEESAHA BAABA JEY OO HEES LAGU KARBAASHAY & IDIRISKA IYO KABTAN BAARA OO KU NIIKIYEEN...

  Рет қаралды 132,329

Barbaarta Media Show BMS

Barbaarta Media Show BMS

7 ай бұрын

TARTANKA HEESAHA BAABA JEY OO HEES LAGU KARBAASHAY & IDIRISKA IYO KABTAN BAARA OO KU NIIKIYEEN...

Пікірлер: 634
@Tiktokedits252
@Tiktokedits252 7 ай бұрын
BABA iSKU TASHO 💯% abwan+fanan 🎉 nin waleyn big fan ❤❤❤❤
@ahmedyare1573
@ahmedyare1573 7 ай бұрын
Baba isku tasho
@mahirabdulahixasan8050
@mahirabdulahixasan8050 7 ай бұрын
Like inaa isareyso wan niyestay wll isar😢
@abdiwahid997
@abdiwahid997 7 ай бұрын
Bar baarta wa ku baryaa labada a soo celi jeestoole coda dhamaaday waaw walee dad talent leh waa haysaan kuwaan Jimca walba keena Pls ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maryanxabeeb93
@maryanxabeeb93 7 ай бұрын
TEAM BAABA ISKU TASHO 👇
@user-ns5ij7nt4n
@user-ns5ij7nt4n 7 ай бұрын
Bᴀʙᴀ ɪs ɴᴏᴛ ᴇᴀsʏ❤
@user-yr9cv4ld3p
@user-yr9cv4ld3p 7 ай бұрын
Baaba isku tasho legend cod+laxan+music+teembo 🎉😊
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 7 ай бұрын
Jestole amazing voice ❤ Isku tasho amazing masrixiyad
@user-vz8zz9fp1h
@user-vz8zz9fp1h 7 ай бұрын
Baaba isku tasho ayaan wataaa 100% waa nin dhamaystiran keep up bro
@Kassimyare
@Kassimyare 7 ай бұрын
Labaddaan ragg waa in eey wada shaqeeyaan wlhi, talentigooda waa is dhanaystirayaa🔥🎤
@khaalid713
@khaalid713 7 ай бұрын
wlhi waa nin.legend ah oo shaqadiisa ku faraxsan waana sharaf in qofku uu shaqaysto ee aanu shaxaadin
@SihamAxmad-ox3lb
@SihamAxmad-ox3lb 7 ай бұрын
War waxaan fanaan waa dhaafeen heesahooda aad baan ula dhacay ❤
@jimcaleapdirisak2732
@jimcaleapdirisak2732 7 ай бұрын
Baaba iskoris maanta legend aa so qabateen ninka tik tok fans ba u ahy waa ku salaamey baaba ❤🎉🎉
@roodoxasan301
@roodoxasan301 7 ай бұрын
Maxa ugu qoran
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy 3 ай бұрын
​@@roodoxasan301baaba isku tasho
@bakarsharriffalli4460
@bakarsharriffalli4460 7 ай бұрын
Part2 hala soo sameeyo, waan ka helay run ahaantii labada legend taalantigooda waxaana lee yahay both of you keep going❤❤❤
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 7 ай бұрын
Baba isku tasho qatar waaye codkiisa iyo music wa isla keenoya legend waaye
@munirsharafat1962
@munirsharafat1962 7 ай бұрын
Baba isku tasho waa another level runtii jestoole na caadi ma aha asagana part2 isku tasho iyo Abdi malik halis ku balamiyo
@saidabdallahsabrie4744
@saidabdallahsabrie4744 7 ай бұрын
Baba is koris another level ❤🧔🏻‍♂️✌️
@QaasinxQaasinx
@QaasinxQaasinx 7 ай бұрын
Baba iskuris waan wata
@cawiljiyo5578
@cawiljiyo5578 7 ай бұрын
Walhi waa laba nin oo Top ah noso Badiya shp Heesaha wadaniga Waa wax kale From Hargeisa 😊
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 7 ай бұрын
ma ada wadani ka hadlaya qoomu loud yohow 😂
@user-kk4ti9xc8t
@user-kk4ti9xc8t 7 ай бұрын
BABA ISKU TASHO 🎉 TALENT SOUND AND MUSIC 🎉🎉🎉
@AbdiJabaar-ps7cs
@AbdiJabaar-ps7cs 7 ай бұрын
Baba isku Tasho Won💪💪 from Jamacadaha 🎉
@zakariamohamed7618
@zakariamohamed7618 7 ай бұрын
Baaba iyo jestoole waan kahelee hala soo badiyo 😂😂
@fatahindhey7001
@fatahindhey7001 7 ай бұрын
Walahii najib saxib wiilasha muqdisho mansha Allah way wayo talenta ayey layaheen kep going
@abshiryusufjamal8599
@abshiryusufjamal8599 7 ай бұрын
Waxaan wataa legend ka baaquli Boy beeley waaye ✌️💪
@abdiwahid997
@abdiwahid997 7 ай бұрын
Jeestoole walee Caadi ma ahan asaga badiyay Lkn kan ma yareysto waaaaaw
@abdiwahid997
@abdiwahid997 7 ай бұрын
Yarkan cusub ok waye music ok waye cod ma jiro Lkn wa fiicanyahay but all the way jeestoole is a winner guuleystaha wa jeesto ❤
@abdiwahid997
@abdiwahid997 7 ай бұрын
Jeestoole💯💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️aya ila fiican number 1 yarka kale aya ku xiga
@mohamedhassansaney2575
@mohamedhassansaney2575 7 ай бұрын
Kabtan baara legend waye wllh 23:15 bal fiiriya
@bilebadal2248
@bilebadal2248 7 ай бұрын
Legend Baaba guul❤
@hafuusshiine
@hafuusshiine 7 ай бұрын
Baaba isku tasho 💯 legend wa wadanaa
@ashkar1460
@ashkar1460 7 ай бұрын
Baabaa legend Talent leh ❤
@bukharimohammedjeilani4209
@bukharimohammedjeilani4209 7 ай бұрын
Baaba is amazing guy 💯
@Zubeir1
@Zubeir1 7 ай бұрын
TeM baba jelend waye
@user-be5ho2mf2m
@user-be5ho2mf2m 7 ай бұрын
Baba isku tashi legend cod leh+ music❤❤
@khaalid713
@khaalid713 7 ай бұрын
waa laba legend waxa aana wataa ninka xidhan shaadh ka cad pls next parte two
@jamaalhassanmabruk.4553
@jamaalhassanmabruk.4553 7 ай бұрын
Wllhi baaba isku tasho waan wataa qof halis ah waaye xitaa qofkii ubaxaayi ayuuuba ka dheelsiiyaya xitaa heesaha uu qaadayi qofkii jestoole ayuuba mostikada ayuuba utumay kan fanaan io fani lawadaba waa isku darsady xitaaa baaquli pooy ayuu hees kala kacsan uqaaday xitaa shaqadiisa tamaha jarida ayuu hees uqaaday waa in kabadan fanaan al abwaane al fanaane al laxameesti al mostikiista. BAABA ISKU TASHO GULEYSO | wax aan ilaahada ku dhaho waan la ahay pro nolow ❤
@abshiryusufjamal8599
@abshiryusufjamal8599 7 ай бұрын
Baabajey legend waaye wlhi soo biisa two legends ✌️
@AbdullahiOsman724
@AbdullahiOsman724 7 ай бұрын
baaba isku tasho great musician and jeestoole great vocalist but both is realy talented upcoming artist.
@shaadiyomaxamed6326
@shaadiyomaxamed6326 7 ай бұрын
Baba isku tasho ultra legendary 🙌 🙏 guuuul big fan
@user-oe2iu2uc1p
@user-oe2iu2uc1p 7 ай бұрын
Amazing ❤
@saadaq2063
@saadaq2063 7 ай бұрын
BAABA ISKU TASHO❤❤❤ PURE TALENTED❤❤ HORAY U SOCO SXB
@daadiriabdi4505
@daadiriabdi4505 7 ай бұрын
Barbaarta media wxn idinka codsanayaa inad noo keentan ninki codka macana ee Abdimalik. Ninkasi waa Legend
@mohairtaqiga101
@mohairtaqiga101 7 ай бұрын
Labadaba isku tasho shiday walahi legend 🎉
@abdifatahcarvalho2818
@abdifatahcarvalho2818 7 ай бұрын
That’s talented 🙌🏾
@jannaalesportstv
@jannaalesportstv 7 ай бұрын
Legend Baaba is koris noo so badi plees ❤❤❤❤❤
@Janogale571
@Janogale571 7 ай бұрын
Woow 2 legend ya salam eshcala sawt
@wadajirtravels3546
@wadajirtravels3546 7 ай бұрын
Aniga waxaan wataa jeestoole❤❤❤❤❤
@user-pz5ul9wf5w
@user-pz5ul9wf5w 7 ай бұрын
Viva marka cadey
@mohaataalyrics7838
@mohaataalyrics7838 7 ай бұрын
Big game heesta baquli boy waa wataa 😂😂😂
@mustafecali2021
@mustafecali2021 7 ай бұрын
Team jeestoole ismuujiya❤
@soumisoumi7120
@soumisoumi7120 7 ай бұрын
woaw legend Baaba isku tasho please part 2
@mohamedupdi7900
@mohamedupdi7900 7 ай бұрын
Legend baaba waa nawashay ciyaal shaleemo waxid😂
@mustitaaz3123
@mustitaaz3123 7 ай бұрын
Baaba isku tasho legend wanku wataaa Halaguso celiyo 😂😂😂😂
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 7 ай бұрын
baaba isku Tasho wa Full Talented lkin jeestole cod bu leyahy ❤
@abdalla_zico
@abdalla_zico 6 ай бұрын
The kings back 🎉 king isku tasho ✅
@sahalyare6642
@sahalyare6642 7 ай бұрын
Baba isku tasho rer marko cadey wan wadanaah wiilkan ❤
@naimahassan4236
@naimahassan4236 7 ай бұрын
wooow amazing🎉❤ baba iskoris legend kaaz il gaar ubahanyha abwanada ine ku firiyaan❤
@saidmohamed745
@saidmohamed745 7 ай бұрын
Team timo jaraahaa✅
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy Ай бұрын
Baaba iskutasho legend❤
@FardowsoSalax-yg1dy
@FardowsoSalax-yg1dy 3 ай бұрын
Baaba isku legend
@hamzikofficial3096
@hamzikofficial3096 7 ай бұрын
Jeestoole onather level my prother keep going 🦁🕺
@user-jg5rb2en3o
@user-jg5rb2en3o 7 ай бұрын
Waqtigana soo badiyaa ❤❤
@mrlaki4826
@mrlaki4826 7 ай бұрын
Legend baaba isku tasho www 10 10000❤❤❤❤❤
@cabdiqanijaamacmire8307
@cabdiqanijaamacmire8307 7 ай бұрын
Viva idiriska ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdalejokar7655
@abdalejokar7655 7 ай бұрын
Baaba isku TasHo is so Amazing❤
@MohamedZakariye-il5uf
@MohamedZakariye-il5uf 7 ай бұрын
Another one Baaba isku tasho legend
@wiizkhaliifa34
@wiizkhaliifa34 7 ай бұрын
LAPDN WLLHI WDA SHAQYA DHHA😮THEY CAN MAKE THEIR self heer sare❤papa isku tasho the way aad u raacinyzoh I like it 🔥wiilka kle ereyda waa wtaa❤mr kle❤
@abdirahman613
@abdirahman613 7 ай бұрын
Nimankan waa legend yal ee markle nogu so celiya I.a
@HaniHeloS
@HaniHeloS 7 ай бұрын
Great two lengtt
@malyunmoha5879
@malyunmoha5879 7 ай бұрын
From Marko keep going asxabta
@teamcomingsoon5526
@teamcomingsoon5526 7 ай бұрын
Please part 2 soo sameeya team barbaarta
@FoosiyoXuseen-hm5gy
@FoosiyoXuseen-hm5gy 7 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@caliyarebajamas9505
@caliyarebajamas9505 7 ай бұрын
aaamiiin aaamiiin
@WllSahal-tg6rp
@WllSahal-tg6rp 7 ай бұрын
😊
@WllMaali
@WllMaali 7 ай бұрын
Baaba isku tasho😊 is the legend ❤😮
@junioraraleofficial7565
@junioraraleofficial7565 7 ай бұрын
The white was amazing more again please
@user-xl7ou2km1g
@user-xl7ou2km1g 7 ай бұрын
Mashalah❤
@maank_offical
@maank_offical 7 ай бұрын
Baba isku tasho legend ❤
@abdiqani6022
@abdiqani6022 7 ай бұрын
Baabaa best waye wlhi
@demabdillahi
@demabdillahi 7 ай бұрын
Baba iskutacho c un beau-goosse ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from Djibouti 🇩🇯
@MaaidaC.fitaax
@MaaidaC.fitaax 7 ай бұрын
Baabaa isku tasho ❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdirabbinour7531
@cabdirabbinour7531 7 ай бұрын
Baba iskutasho wax kle weye wlhi energy miiran wye wuna fur-furan yahy m.a noso badiya plz
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 5 ай бұрын
Waaw ninkaas aa Qatar ah Wali ninka madow aa wataa
@shiishkashow
@shiishkashow 7 ай бұрын
Best Cod Baaba Iskoris❤❤❤
@sabrinaabdallla9876
@sabrinaabdallla9876 7 ай бұрын
Anigu midka shaadhka cad ban wata inkasto intuba aanan fahmayn😭😂🤌🏽
@shoobare460
@shoobare460 7 ай бұрын
farxada wa shey qaali yurub anigo jogo xita sidan ma u faraxsani masha alah
@abdiwahid997
@abdiwahid997 7 ай бұрын
Wadaniga jeestoole waaw wa na kiciyay ❤❤❤❤
@asaadkumar9015
@asaadkumar9015 7 ай бұрын
I love my magaladeda marka baba cirole wan ku wataa
@Mokhtar_Yare
@Mokhtar_Yare 7 ай бұрын
All the way from marko cadey baaba ciroole ❤
@libaancali7272
@libaancali7272 7 ай бұрын
❤ Barbaarta wan wataa ❤
@user-up2yb4dl5j
@user-up2yb4dl5j 7 ай бұрын
Idiriska wan ku salamay zxp❤
@user-clqani-
@user-clqani- 7 ай бұрын
very nice pro❤
@user-nm7eg5wj5x
@user-nm7eg5wj5x 7 ай бұрын
Part2 soo sameeya
@maxamedcali2157
@maxamedcali2157 7 ай бұрын
Baaba isku tasho saxibkeey Wax yar tin imaada jar in thanks pro😊
@fayomar9684
@fayomar9684 7 ай бұрын
Baaba iskursi waa wat❤❤❤❤❤❤
@user-un6nf9ws7t
@user-un6nf9ws7t 7 ай бұрын
Daad legend ah❤
@user-hz4su3po1b
@user-hz4su3po1b 4 ай бұрын
Labada will legends wye wn wye
@user-ui8fr7ts5g
@user-ui8fr7ts5g 7 ай бұрын
Baaba isku tasho big legend
@Siidii_no_9
@Siidii_no_9 7 ай бұрын
Wiif jug qof cusub i'aamin😊
@zamarcabdulahi4930
@zamarcabdulahi4930 7 ай бұрын
Wow best vedio
@abdullahiabday
@abdullahiabday 7 ай бұрын
Jeestoole big legend kuwataa
@malyuundhoore487
@malyuundhoore487 5 ай бұрын
❤❤❤❤🎉 waaw
@caliyarebajamas9505
@caliyarebajamas9505 7 ай бұрын
Jeestoole LEGEND
@HIMILOSHOWChannel
@HIMILOSHOWChannel 7 ай бұрын
NINKA SHATIGA CADLEH YAA UU QALMA WAX KASTA KAMAN KI IYO MUSIG WAA ISKU WATA MASHALLAH
@khadiijomed4649
@khadiijomed4649 7 ай бұрын
Legend baaba isku tasho nosoceliya ❤please
IDIRISKA KABTANKA IYO BAAQULI BOY OO BAABAJEEY KU GOBTAY 😭
16:42
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 79 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 20 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 49 МЛН
BIG GAME KABTANKA IYO  WAZIRKA KALA BIXI LA
13:18
Aj style
Рет қаралды 33 М.
اضحك مع جانتي والمتابعين 😂❤
10:08
ترند TiK
Рет қаралды 38 М.
Babajey iyo East oo toos isku jafay😳
10:26
Xaneey girl
Рет қаралды 887
IDIRISKA IITABO OO CAAWO CHECKING IGA QAADAN WAAYAY DAGAALKA NADHAXMARAY
11:41
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 79 МЛН