TARTANKII WARIYAHA OO KU TARTAMAY CUMEER CEYDA AYAANITA AMIIRA YAA RAAYAY

  Рет қаралды 464,754

ASAD HAGIO 27

ASAD HAGIO 27

Күн бұрын

Пікірлер: 3 100
@qalidmohamed317
@qalidmohamed317 9 ай бұрын
Ceyda Is 9/10 Ayaaniita Is 10/10 in My Opinion ❤😊
@abuucubeydah
@abuucubeydah 9 ай бұрын
Sax
@Hibo-e6t
@Hibo-e6t 9 ай бұрын
Wn kugu raacsanay 10 /10 ayaaniita
@cabdullahiaxmed5714
@cabdullahiaxmed5714 9 ай бұрын
AMIIRA CAYDA WAA U CIMAMADAY LKN AYAANIITA 10 OF 10 😂😂😂😂
@tuneycdy8094
@tuneycdy8094 9 ай бұрын
Sax wlh ayanita halaga so garbaxo wexey uqalantaa 10/10
@maysamohamoud5754
@maysamohamoud5754 9 ай бұрын
Ahmed Kaariye Walaashis Waa Saaxibtey Ahmed Kaariye❤
@Samiirofarxaan12
@Samiirofarxaan12 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 9 ай бұрын
Scw scw scw scw
@MASUDABDULLAHI-di1km
@MASUDABDULLAHI-di1km 9 ай бұрын
masha allah
@FadumoMuqtar-w6g
@FadumoMuqtar-w6g 9 ай бұрын
Masha Allah ayaaniit
@MubarakShop-f6p
@MubarakShop-f6p 9 ай бұрын
Scw❤
@muhidinHyper79
@muhidinHyper79 9 ай бұрын
Scw scw scw❤❤
@Duunioquruxchallenge
@Duunioquruxchallenge 9 ай бұрын
Ku salin nabigena the best best verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤❤
@abdirahmanahmedaliismail3587
@abdirahmanahmedaliismail3587 9 ай бұрын
Ayaaniita waa professional journalist , qof kasta wax baa ilaahay hibo u siiyey, saxaafada inay baratayna waan dareemayaa ❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 9 ай бұрын
ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)
@LaylaZahiid
@LaylaZahiid 9 ай бұрын
Amiira waa marki lixaad aan dawado ma aqaan sabatah intaah soo jiido baan dawanaya❤ amiira love you abyo🎉 100/100 amiiro iyo Kuwa kalabah mnsha Allah❤
@Apdullahi_8
@Apdullahi_8 9 ай бұрын
Hooyadey allah unaxariisto iigu soo duceeya 😢
@iglanabdulkadir5473
@iglanabdulkadir5473 9 ай бұрын
Amiin Wll Mcn 😢😢
@MuqtarBakar-mk5zu
@MuqtarBakar-mk5zu 9 ай бұрын
Aamiin wll 🤲🏻😢
@SakariaAhmed-d2k
@SakariaAhmed-d2k 9 ай бұрын
Allaha unaxaristo​@@iglanabdulkadir5473
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 9 ай бұрын
allahka waraabiyo janatula fardosa allah unaxariisto🤲🤲🤲
@kaficcabaas8372
@kaficcabaas8372 9 ай бұрын
Allha unaxariisto 😢
@Xaliimaxayaati1
@Xaliimaxayaati1 9 ай бұрын
Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤
@kowsarHappy
@kowsarHappy 9 ай бұрын
Scw scw ❤
@XayaadCali-l6d
@XayaadCali-l6d 9 ай бұрын
Scw❤
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 8 ай бұрын
Amiira hagar ayaakujirtaa sababtoo ah ceyda iyo ayaaniitaa waay ukala eexatay sorry ayaaniitaa
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 8 ай бұрын
Ayaaniitaa 10/10❤🎉
@munasaidchannel5767
@munasaidchannel5767 8 ай бұрын
ALLAHUMA aamin
@daudabdikadir662
@daudabdikadir662 9 ай бұрын
Ayanita outshine 10/10. What a living talent!!
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 9 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵
@Maahir56
@Maahir56 9 ай бұрын
Scw
@ibraahimcabaas3008
@ibraahimcabaas3008 9 ай бұрын
Scw
@zakariyaahmed6877
@zakariyaahmed6877 9 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@YurubzanInahkayse
@YurubzanInahkayse 9 ай бұрын
𝙎𝙘𝙬 𝙨𝙘𝙬
@Dagan_____Cumer
@Dagan_____Cumer 9 ай бұрын
scw❤
@Mujaahid12
@Mujaahid12 9 ай бұрын
Golden voice AYAANITA 100%♤
@cabdiarch9248
@cabdiarch9248 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/boCzXmNpadSdn8U
@SahroAmin-i4b
@SahroAmin-i4b 9 ай бұрын
Ayaaniita 10/10 Ceyda 9/10 Amiira 8/10 Cumeer 7/10 Masha allah Ayaaniita codkeeda allah ha uu xafido ❤❤
@ZakariyeFaysal-i5n
@ZakariyeFaysal-i5n 2 ай бұрын
Walaahay sida sax ah❤❤
@fowziyomaxamed9109
@fowziyomaxamed9109 9 ай бұрын
Kusali nabigena the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤
@Nasteexo-dv8gj
@Nasteexo-dv8gj 9 ай бұрын
Scw
@najaxabuker972
@najaxabuker972 9 ай бұрын
Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲
@AbdifitahJananka
@AbdifitahJananka 9 ай бұрын
aaamiin
@RidwanMaxamed-y3k
@RidwanMaxamed-y3k 9 ай бұрын
@yusromaxamed5004
@yusromaxamed5004 9 ай бұрын
Amiin amiin yarabi
@RibalMoaaz
@RibalMoaaz 9 ай бұрын
Ameen yabi❤❤❤❤❤❤❤
@flowerlady3268
@flowerlady3268 8 ай бұрын
Ameen ya Allah
@Fartuunxassan720
@Fartuunxassan720 5 ай бұрын
Maansha Allaah cayda waxan siin lahaa / 10 , 10. Maansha Allaah Somaliya qoristiisa dhib ayeey igutahay. haikaile yaabina 🎉
@Cashomaxamed-ys8hl
@Cashomaxamed-ys8hl 3 ай бұрын
😂😂
@Rayaan277
@Rayaan277 9 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@XasanMaxamed-vl7tk
@XasanMaxamed-vl7tk 9 ай бұрын
Ayaanita is very nice voice masha Allah 10/10🎉❤
@cabdiarch9248
@cabdiarch9248 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/boCzXmNpadSdn8U
@suhaibartolyrics9272
@suhaibartolyrics9272 9 ай бұрын
Ayaaniita Waa Lgu Qaldamay 10/10 waye
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 9 ай бұрын
The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 9 ай бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 9 ай бұрын
❤Ayaaninta 10 Cayda 9.7 Cumayr 9.4 Amiira 9.7 Inta ka dhiman 2 maalin oo tabara waa diyaarsanyhiin dadkaan maashaa allaah
@yaser452
@yaser452 9 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة يااااارب🤲
@Muxaadaroshorts
@Muxaadaroshorts 9 ай бұрын
Allahuma amiin
@AbdirizakNouri
@AbdirizakNouri 8 ай бұрын
ا لا ا ن نصر ا لله قر يب 😢
@xafsaxafsa7154
@xafsaxafsa7154 9 ай бұрын
Asad iyo amiira qofka hada wax fiican ku aragto masha allh ayaa ladhahaa waa iga waano
@IbrahimGaaboow
@IbrahimGaaboow 5 ай бұрын
0w❤🎉😮😮😮😢😢🎉🎉😢😮😊 15:22
@mohamed_lyrics
@mohamed_lyrics 3 ай бұрын
😂😂 miyay cawryayaaan
@bishaaroadan6992
@bishaaroadan6992 8 ай бұрын
Mashalllah Super women ayaniiita is so perfect voice Queeen congratulations👏🏻👏🏻👏🏻❤🎉🎉🎉👑
@Hussein-g1s
@Hussein-g1s 9 ай бұрын
ALLAH IS ONE ☝️☝️❤
@Zabrin23
@Zabrin23 9 ай бұрын
Omg amiira sas iney uaqreso ma umalynen iney qosleso ban moday😂😂😂😂lkn top wye lkn sey asad isku fahansan yihiin amiira wax ka sisto jirin anu wan tageraa❤❤❤❤❤
@maryanruunbashiir8437
@maryanruunbashiir8437 9 ай бұрын
Wlhi kal iYo Lab u aqrisay ayanita m.a cayda sido kale m.a waye sido kale amira m.a cumeer kama saraysTo asaga xiTa team keygii an jecLa wada jira in badan I.a❤
@ahmedmudiirka8031
@ahmedmudiirka8031 9 ай бұрын
Qaabka ay ayaaniita u fur furatay ayaa laga rabaa qof walba oo war akhrinaya intaasna waa in ka maqneyd qrybta hore ee barnaamijkaan la sameeyay. Masha allah ayaaniita 10/10 lagama xaqiri karo.
@TuneyMaxamed
@TuneyMaxamed 9 ай бұрын
Ceyda Is 9/10 Ayaaniita Is 10/10 in My Opinion ❤️❤️
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 9 ай бұрын
Aad iyo aaad anna sidaa unbaan dhahay ceyda aad buu ufiicnaa lkn ayaaniita ayaa ishaafisay wariye dhamaystiran oo profisional ah weeye
@sahrasahramahamed
@sahrasahramahamed 9 ай бұрын
xaqirad gadee jirin wlhi ayanita best waaye 10/10❤
@Nimcaan120
@Nimcaan120 9 ай бұрын
The best berson ever the most knowledge able and most shine created prophet mahamat scw scw ❤❤
@mohamedosman6986
@mohamedosman6986 9 ай бұрын
Ayanita voice is absolutely amazing.🤩 🎉🎉
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 9 ай бұрын
Ceyda 10/9🥶🔥 Ayaaniita 10/10😮❤ Cumeer 10/6😂❤ Amiira 10/8😂❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 9 ай бұрын
Aad iyo aad sidaa unbaan dhahay naagtani way is daba marisay ceyda iyo ayaaniita ma aqaan ma jacaylkii la sheegayay ayaa jira dhibcihii ayaaniita ayay ceyda siisay
@Lion_gamer10
@Lion_gamer10 9 ай бұрын
​​@@wehelashaq3368 hh kolay qab qabnimo ayy ugu hiilisay ceyda😅❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 9 ай бұрын
@@Lion_gamer10😂😂😂😂😂
@Camudi619
@Camudi619 9 ай бұрын
Liverpool fans like 200❤❤😂
@ALicabdiFaarax-ru4rg
@ALicabdiFaarax-ru4rg 9 ай бұрын
Oky😂
@maxamed-xg
@maxamed-xg 9 ай бұрын
Waw😂😂😂❤❤
@ZakariyeAhmed-y1i
@ZakariyeAhmed-y1i 9 ай бұрын
Leyla pool
@AbdijabarIman
@AbdijabarIman 9 ай бұрын
Intaxataa nio maxamed qadar aakaga sootagayyee😂😂😂😂 Viva Liverpool❤❤❤❤😊😊
@Sahro-pc6hl
@Sahro-pc6hl 3 ай бұрын
My Team levepol madxa isarntheyn
@AmiiraApdirahman-hw6yq
@AmiiraApdirahman-hw6yq 9 ай бұрын
Ayaanita wlhi waa top journalist 👏 👌 ❤ 10/10000000
@MOHAKIIN103
@MOHAKIIN103 9 ай бұрын
Super ayaniita 10/10 👸🏾💗
@qaaliLadan-v9s
@qaaliLadan-v9s 9 ай бұрын
Amira wacan iyada qofkii xumeeye wanageey ugu badashaa walahay qofkas camal waligiis lagama guleysto walahay Amira qurux I love you so mach xabibti qosol wanaag
@zawzanhappy5892
@zawzanhappy5892 8 ай бұрын
Masha Allah talentiyo qarson ayaa mesha kasobaxday waxan urajaynayaa in ay tvyada calamiga ahi ay idinqaatana. InshaAllah ❤
@F-pg3ky
@F-pg3ky 9 ай бұрын
Ayaniita is talented 💯😍😍 Masha’Allah. Wariye calamiyey u qalantaa. Tv yada somalida waa inay qoftaan dalbaan 👌🤗
@MOHAMOUDAHMED-m7x
@MOHAMOUDAHMED-m7x 9 ай бұрын
Golden voice Ayaaniira 100%❤
@cabdiarch9248
@cabdiarch9248 9 ай бұрын
kzbin.info/www/bejne/boCzXmNpadSdn8U
@abuukarosman9977
@abuukarosman9977 8 ай бұрын
Ayaanita ani wxn sinlahaa 100 of 100000 wlhi m.a
@najmanalka6334
@najmanalka6334 9 ай бұрын
omg Ayaanita voice is absolutely amazing❤😊
@Somaligamer2
@Somaligamer2 9 ай бұрын
King ceyda 10/10 ayuu u qalmaa ceyda hore usoco hooyadaa ilaahay haku daayo wll qali 27team keep going hore usocda walaahi waan udin jecelahay❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 9 ай бұрын
Maxaa hooyo meesha keenay . Wlhi been hadaan la sheegayn ama aan lakala eexanayn ceyda ayaaniita ayaa aad uga fiicnayd 10/10 ayaaniita 10/9 ceyda ma aqaan inaad meelo kale oo aanaan garanayn qiimaynaysaye 😂 Haa ceyda aad iyo aad iyo aad ayuu ufiicnaa lkn si wariye profisional ah haddii lafiiriyo iyo war dhamaystiran ayaaniita ayaa uga fiicnayd.
@kingahmeza1408
@kingahmeza1408 8 ай бұрын
Ceyda 8/10 Ayanita 9/10 Cemeer big fan 8/10 Amiira qurux 8/10
@maxamedboosti3518
@maxamedboosti3518 9 ай бұрын
Ayaanita 10/10 Cumeer 8/10 Ceyda 9/10 Amiira 9/10😂😂
@samiiroosmaan4610
@samiiroosmaan4610 9 ай бұрын
Ayaaniita waalaxaqiray ❤100000eeuqalantaa😢
@Naima4m
@Naima4m Ай бұрын
اللهم لا تقبض روحي إلا وأنت راضي عني
@Ameem6677
@Ameem6677 9 ай бұрын
Ayaanita 10/10❤ Cayta 10/9😊 Amiira 10/8❤ Cumeer 10/7😊 absolutely 😂
@abdikarinmohamed399
@abdikarinmohamed399 9 ай бұрын
Ceyda waxa uu qalmaa 10/10😂❤ Ayaaniita 100/100❤❤
@Nalka-dd9yh
@Nalka-dd9yh 2 ай бұрын
Ayanitaa is the best wariye queen 👑👑❤❤❤
@caashomaxamed1560
@caashomaxamed1560 9 ай бұрын
Maalmahaan waalasoo dhaqsoosaa asad mahadsanid❤❤
@mariayusuf2614
@mariayusuf2614 9 ай бұрын
Amiira iyo asad marhore aan sugayay caawa qosol ka a duunka Waaw Waaw ayaniita lamahesan karo cimamadada waan ku siyay 10 of 10 ceydanah 10 of 10 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@NimcoShaaFiAriNka
@NimcoShaaFiAriNka 2 ай бұрын
mnzha allh marka ku xigta qur aan ku tarmiisii inzha allh wll❤
@anwarshacali76
@anwarshacali76 9 ай бұрын
Ku sali nabi maxmed scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Kokobulle6662
@Kokobulle6662 9 ай бұрын
Ayaaniita is not easy ❤
@nuurulhuda3133
@nuurulhuda3133 9 ай бұрын
Ada dhiman huno
@IsmahanMohammed-1
@IsmahanMohammed-1 5 күн бұрын
King ceyda 9/10 Ayanniita 10/10 Cumer bighan 8/10 Amiira qurux 9/10
@raageabdulle7818
@raageabdulle7818 9 ай бұрын
Ayaniita 10/10 golden voice
@robleabdullahi2246
@robleabdullahi2246 9 ай бұрын
Ayanita golden voice 10/10 she’s amazing 100%/100%❤❤❤
@Qadanmuxumed-xm6wq
@Qadanmuxumed-xm6wq 8 ай бұрын
Ayan 10/10 balse biyaha somalilland dheh abti ❤
@NajmaAhmeT
@NajmaAhmeT 9 ай бұрын
Cayda 10/9 Ayaanita 10/10 Cumeer 10/7 Amiira 10/9
@nihaaninasheikh
@nihaaninasheikh 9 ай бұрын
Ayaniita ayaa kusoo baxaysa wariyo nimada m allah ❤😂woow
@Mohamed-q9l
@Mohamed-q9l 8 ай бұрын
Allah is one ☝️
@ak_poi
@ak_poi 9 ай бұрын
Ayaaniita 10/10+ uqalanta wlhi best❤ Ceyda 9/10👍 Amiira 7/10😮 Cumeer 4/10😂
@MYOB-r3j
@MYOB-r3j 9 ай бұрын
Ayaanita waxay u qalantey 100/100 wlhi wariya cadiya mudeysaba😊 m.a❤
@Kingmohan123.
@Kingmohan123. 8 ай бұрын
Cayda is 10/10 ayanita is 9/10 in my opinion😮❤
@LakiNur-vx4ye
@LakiNur-vx4ye 9 ай бұрын
Ayaniita 10/10 🎉❤ Ceyda 10/9 Cumeer 10/6 Amiira 10/8
@mariyadiomond5117
@mariyadiomond5117 9 ай бұрын
Ceyda10/9❤
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 9 ай бұрын
Dhamaan dadku ceyda 10/9 ayay soo qorayaan ayaniitana 10/10 wlhi waa s aad dadku si sax ah ayay uqiimeeyaan waxa runta ah waana sida aan dhahay uun ayaaniita waliba 100% ayay uqalmataa . Balse waxaan fahmi waayay waxa dadka dhan sidaa uga qaylyeen ayaaniita wariye dhamaystiran cama profisional warka inoogu akhriday qofta 9 siisay ceydana 10 intaas baa fahmj waayay amiira maxaa ka qaldan . Jeedaalada nafta miyaa 😂
@fahmocramaan3731
@fahmocramaan3731 9 ай бұрын
Amiira 10/10 Cayda 10/10 Ayaaniita 10/10 Cumayr 10/9❤❤❤❤❤❤❤
@HussainB.M
@HussainB.M 9 ай бұрын
Ayanita 10%10 markii lasiin waayay waanka niyad jabay wax aan waan iskaga tagay barnamijkan Ayaan wxay dhaanta wllhi wariyeyaal badan oo mihnadooda ay tahy wali shahaadooyin uhaysta lkn sida ay iyaduba ino xaqiijisay waa minalaahi allaha ubarakeeyo ❤
@IzaZaid
@IzaZaid 9 ай бұрын
Next Final iskukeen Ceyda Ayaniita Adnan iyo gabadhi uguhoreysay rer waqoyiga aheed 🥰
@rayaanahmed
@rayaanahmed 9 ай бұрын
Ifka lagu yahay walal😭 Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please
@cabdiraxmaancali8043
@cabdiraxmaancali8043 9 ай бұрын
Ayaan 10/10❤ Ceyda 9/10 🤩 Cumeer 5/10 😄 🤣 Amira 7/10 👌
@AxmedLio
@AxmedLio 9 ай бұрын
Wallaahi asad hagio intaan ma u qalantid wallaahi uma qalan tid 1m kabdan ayaa u qalantaa sxp intaas inka badan rabi haku siiyo ❤❤ sababtoo ah chanelkaaga waa meesha kaliya ee aan ka qoslo 100M insha allaah sanadkaan waa kula rijeenaa inshaa allaaah waxaa rabaa yutubarka dunida ugu fiicaan alle hakaa dhigo saan lee kuwad intaan iyo inka badab insha allaah❤❤❤
@abdiwasahmed6375
@abdiwasahmed6375 9 ай бұрын
The best person ever the most knowledgeable ever ❤❤❤ ankusalino habibkeena Mohammad salalahu caleyhi wasalam🕋🥰🥰
@AdansheikhaliTeacher
@AdansheikhaliTeacher 9 ай бұрын
Ayaaniita 10 of 10 ayey leedahay maashaa allah,alle ha xafido walshyda ayaaniita
@FLISANsiead
@FLISANsiead 2 ай бұрын
CEYDA IS 9.5❤ AYANITA 10/10
@adoontiallesiman262
@adoontiallesiman262 9 ай бұрын
waa wareey Ceyda wariye muu soo ahaan jiray masha Allah caadi maaha 😅
@Catoosh16
@Catoosh16 9 ай бұрын
Allah is one ☝️ ❤
@NimcoAmiro
@NimcoAmiro 9 ай бұрын
Allah akbar
@Riyansadiq27
@Riyansadiq27 9 ай бұрын
MashaAllah ayan you deserve to be a journalist 💯❤️
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 9 ай бұрын
Ayaaniita waxay mudneyd 10/10 iyo wiliba kabadan 100/100 ❤❤❤❤
@Masnamunira2356
@Masnamunira2356 9 ай бұрын
Cayda 10/10🎉 Ayaaniita10/10🎉 Cumeer 7/10🎉 Amiira 9/10🎉 Hurey u socda team 27 ❤
@AhmdShokeh-dc9zw
@AhmdShokeh-dc9zw 9 ай бұрын
Ayanita 100% siin laha fadhiga intan uga kaco usacbinlahaaa Waa Waalantihiine😮
@shamismaxamed3848
@shamismaxamed3848 9 ай бұрын
Cayde waan ku wadanaa from rer galmudug ❤ 100 % ceyde toob baa tahay Qofka 2 waa Ayanita m.a waa qatar❤
@Liiiiyaan
@Liiiiyaan 9 ай бұрын
Qabiilka maxaa meesha keenay😏
@nasraabdullahi
@nasraabdullahi 9 ай бұрын
​@@Liiiiyaan qabiil ma sheegin
@bishaaroosman440
@bishaaroosman440 9 ай бұрын
@@Liiiiyaan galmudug qabbiil maha waa gobal
@haniihm
@haniihm 9 ай бұрын
​@@Liiiiyaanqabiil meesan sheegin degaan ee sheegty asgana degaankeeda war kasoo aqriyay huuno someday garan taasna ceeb maaha ado qabiil maskxda kaa galay😊
@md5m164
@md5m164 9 ай бұрын
beenta iska dhaaf cayda qal qal ku jiray waxaa uu yiri xildhibano ka tirsan police ka taas macquul miyaa lkn gabdh kalsooni wax ma qaldin 10/10 u qalantaa lkn cayda 10/5 u qalmaa
@maftuuxyare4474
@maftuuxyare4474 9 ай бұрын
Ilaahey dartiisa love igu saar ❤❤❤❤
@OsmanSaney-fm1si
@OsmanSaney-fm1si 7 ай бұрын
Ayanita 10/10 what a voice ❤
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 9 ай бұрын
Ayaanita 10/10 OMG ❤ Cumeyr 10/6😂😂 Amira 10/10😂 Bye😂🎉
@SafiyoCali-ws4qi
@SafiyoCali-ws4qi 9 ай бұрын
Taas dumarland waaye😂😂
@ayaangacal3720
@ayaangacal3720 9 ай бұрын
@@SafiyoCali-ws4qi soma aha 😂
@HaawoAbdi-q4x
@HaawoAbdi-q4x 9 ай бұрын
Py kulha kly😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 9 ай бұрын
Ceyda maxaad ugu booday 😂
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 9 ай бұрын
Ceyda dhan aba hilmantee😂
@hassan_macruf
@hassan_macruf 9 ай бұрын
Ayaaniita maradeedii kuma dhegani Ani 10/10❤❤❤
@HoodoCabdilaahi-w1n
@HoodoCabdilaahi-w1n 8 ай бұрын
Ayaaniito 1001/100❤❤❤❤best voice
@asadtoxow401
@asadtoxow401 9 ай бұрын
Ayaaniita ayaa u qalanta 10/10 inta igu fakir ah like 👍 inoo sara
@أميرةأبي-ض6ن4غ
@أميرةأبي-ض6ن4غ 9 ай бұрын
Aad io aad
@sumayaabdurahman9901
@sumayaabdurahman9901 9 ай бұрын
Ceyda 10/9 uqalma eye contact mu samyn , ayaanita 10/10 also ayanita wxay hyd qofki ugu fiicna barnamijkn wararka wxay uqalmta suxufi cadiya
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 9 ай бұрын
Waaba suxufi ayada iyo haajiga adna ba
@hakimh22221
@hakimh22221 9 ай бұрын
Ayaan is 10/10 Ceyda 9/10 Amira 8/10 Cumeer 7/10
@ayaanniita-v3l
@ayaanniita-v3l 9 ай бұрын
Allah is one 😢☝️
@yussufmuhumad391
@yussufmuhumad391 9 ай бұрын
Ceyda 10/9 Ayaanita 10/10 Cumer 10 /8 Amiira 10/8
@faizahhassan3326
@faizahhassan3326 9 ай бұрын
Amiira waxeeda waa waxkale ayaaniita 10/10
@libansalah9285
@libansalah9285 9 ай бұрын
Absolutely walhi AYANIITA one of a kind ✨️ mashallah super❤
@deeqoduniyo7454
@deeqoduniyo7454 9 ай бұрын
Wow waxbaa ka dhacay😮 Walaahi ceyda iyo amiira waan yareysanaaye waxan is lahaa qosol uga baxayaan😂 Lkn cadi mahan masha allaah Ayaanitana parnaamijkii hore ayaan dhahy waxaab ayaaan ayaan been dhihi laheyd maxaa loo jeeni waaye🎉❤
@Ahmedmaxamud170
@Ahmedmaxamud170 7 ай бұрын
Ayanita waxey uqalanta 10 of 10❤❤❤❤
@dauudgodane723
@dauudgodane723 9 ай бұрын
Inanta ayaanita waa ku khaldanteen inaaydan siinin 10/10 top bay aheyd masha Allah
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 9 ай бұрын
Oo sawap neh
@ladnajama9787
@ladnajama9787 9 ай бұрын
Ayaaniita labadiinu inaad siisan bay ahayd 100%😢🎉🎉❤
@caliyare-k9n
@caliyare-k9n 9 ай бұрын
Haa walahi😢😂
@Nastii145
@Nastii145 9 ай бұрын
Haa maragte asad dame bo amira dad ay kaficned 10 sise ayadane9 wahas mahawaye😢❤❤❤😂😊😊
@Jamaalkinboy
@Jamaalkinboy 9 ай бұрын
Asxabey Asad hagio...Aan garsino 2M ...Plez inta aan lagarin Ramadaan ka..Go❤❤❤
@F.faBio44
@F.faBio44 9 ай бұрын
Ayaaniita 10/10 the best voice i even seen 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
KOKO OO KU TARTAMAYSA WARIYENIMO
19:56
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 416 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 28 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 7 МЛН
ARIMAHEENA OO KU TARTAMAY WARIYE NIMO YAA KU FIICAN WAR AQRINTA
25:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 408 М.
CEYDA AYAAN UWACAY QOF UUSAN MAQLEENIN IYO KOKO OO XANAAQDAY…?
17:01
QIIMEEY YAA SHIDAN SUITKA AROOSKOODA
19:47
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 765 М.
HA ISKU QOSLIN CHALLENGE / QOSOLKA ADUUNKA 😂
11:55
Amira Qurux
Рет қаралды 656 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 28 МЛН