TARTARNKII UGU ADKAA IYO GUMEYSI AAN HOREY LOO ARAG || QOOTO QOOTO VS WAA KA WADATAA || AMIRA & ADNA

  Рет қаралды 213,683

Adna Channel

Adna Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 621
@riyadwidson127
@riyadwidson127 Жыл бұрын
Caruurta nabiga scw Waa 7 Abdilahi ,qasim,Ibrahim Faduma, zaynab, umukaltum, ruqiya 🖤❤️
@anisomohamed34
@anisomohamed34 Жыл бұрын
M.a scm❤❤❤❤
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Scw
@xamdimacalin8824
@xamdimacalin8824 Жыл бұрын
M.a scw scw scw scw scw 💚 ♥
@xalimanuur2147
@xalimanuur2147 Жыл бұрын
Waa sax wll🤴🤴🤴
@munomuumin5133
@munomuumin5133 Жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
@nucmaanofficial484
@nucmaanofficial484 Жыл бұрын
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed scw scw 🥰🥰😘
@ummuamran6960
@ummuamran6960 Жыл бұрын
Scw 🥰
@nimcocumar365
@nimcocumar365 Жыл бұрын
Scw ❤🥰
@FaizoCrahman-oq8qo
@FaizoCrahman-oq8qo Жыл бұрын
Scw
@SaaraSiidi
@SaaraSiidi 8 ай бұрын
Scw ❤❤❤❤
@Amiira96
@Amiira96 Жыл бұрын
Saxaaf noo soo badi yaa igu raacsan Ramadankana insh allh sidaan usoo diyaariya insh allh 700k congratulations
@suldanshariff1398
@suldanshariff1398 Жыл бұрын
Inshallah
@ismaciilibraahim5135
@ismaciilibraahim5135 Жыл бұрын
اكثرو بالصّلاة علي نبينا محمد صلى الله عليه وسلم wax kaa farxiyo ayaad arkee wll badi saliga nabiga s.c.w
@sacdiyoali2665
@sacdiyoali2665 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Boqran5
@Boqran5 Жыл бұрын
Shukran wll
@ramasmorgan7574
@ramasmorgan7574 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@rajadeydawaaguul9687
@rajadeydawaaguul9687 Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد
@hoodoaxmed4489
@hoodoaxmed4489 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 Жыл бұрын
Ayy barnamiskaan inta ka heshey like 👍 masha allh barnamishkan
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e Жыл бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🥺🕋❤
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN Жыл бұрын
Scw
@maryanhuseen4625
@maryanhuseen4625 Жыл бұрын
Salalaahu cayhi wasalam
@ilhaanxasancabdicabdi9852
@ilhaanxasancabdicabdi9852 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@ummuamran6960
@ummuamran6960 Жыл бұрын
Scw 🥰
@sahaarqalbi4525
@sahaarqalbi4525 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@maryancadaawe6449
@maryancadaawe6449 Жыл бұрын
Wallahi adna ciwankaga ayan ku jire waa iska dhex waregaayi islamrka so dajisy Wallahi 😳😳❤️‍🔥❤️‍🔥
@nasriinapea6862
@nasriinapea6862 Жыл бұрын
Part 2⃣ inta rapta like aniga halaha gumeysiga un baa ka helaY😂😂😂
@aminotawane7638
@aminotawane7638 Жыл бұрын
Carurta nabiga scw 7yrs ayaa lagu barta ee dadkan mxa kudhcay dinta ku dadala wlaleheyga
@hoodoomer1985
@hoodoomer1985 Жыл бұрын
oo imka ma caruurti nabiga csw ayad gran waydeen 😢😢
@ikraammuhiddin1
@ikraammuhiddin1 Жыл бұрын
😅😅😅 adnaa qosol iguma herin wallahi waaba kahelay barnaamijkaan nosoo badi yaaq 700k wax yar ayaa naga harsan plz asxaabta aan gaarsiino adna waa u qalantqa intaa iyo in kabadan 😘😘
@naciimacabdimacalin396
@naciimacabdimacalin396 Жыл бұрын
🎉🎉🎉
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sucaaddaahirmaxamed3995
@sucaaddaahirmaxamed3995 Жыл бұрын
Wlh tartan aqooneydka school 🏫 aa soo xasuusty m,a Keep going family 👪
@waxcusubofficiall1590
@waxcusubofficiall1590 Жыл бұрын
Inta ku faraxsan ine markasta vedio isla so duban love ❤
@nasraahmed1564
@nasraahmed1564 Жыл бұрын
Xasbunllh warta nabada iyo balaayo wa la yaqaanaa lkin wixii logu tala galy lama baranaayo allh hortii muxuu waryalaaa ya baranaayo kitaabkii iyo sunadii u nabiga ino so djiyyy dakii baran lahaa so kuwan ma ahn o malayacniga melaha la fadhiyo war allh kabaqa tani waa aduyee kitaabkii ilaahy iyo axkaamtii nbgena scws baa laga cararaaa
@filsanjamac9553
@filsanjamac9553 Жыл бұрын
😂😂Wllhy barnaamijkaan xaraabo waaye Team Adna marnaba no hoos💪💪💪💪😂😂 Ciyaartadambe iyo Guumaysi Kale
@MohamedOmar-vs6qx
@MohamedOmar-vs6qx Жыл бұрын
Qaasim cabdullahi iyo ibraahim🥰🥰🥰🇸🇴
@nasrobbe9593
@nasrobbe9593 Жыл бұрын
M.a family 👪 wlhi waa jclhay allah idin barakeyo waxaa tahiin dad kudayasho mudan m.a
@qadarcarab5326
@qadarcarab5326 Жыл бұрын
Caruurta Nabi Maxamed salalaahu caleeyhi wasalam mad garanweydeen Cajiib!
@deeqsanmahad6998
@deeqsanmahad6998 Жыл бұрын
Adna abaayo 1million dag dag inaad ku gaarto kuu rajeenaa waan ku taageeraa wllhi abaayo keep going...💕🫂
@adnoabdikariim2945
@adnoabdikariim2945 Жыл бұрын
A very beautiful family, God bless you❤️🥰
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 Жыл бұрын
Video gan wu ina cebeyna ee kasara mesha tariqda dalka iyo caruta nabiga inad oqon weyso wa wx ceb ah
@Mzzrahul
@Mzzrahul Жыл бұрын
Allahuma salli wasalim cala sayidina muxamad casharada dhinaca diiniga hala fiiriyo
@ayaanmohamedfilsan7947
@ayaanmohamedfilsan7947 Жыл бұрын
Masha allah family faraxsan🥰farxada alle ja idinku dhamaayeyo noloshada
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 Жыл бұрын
Saxaaf ba barnamijka caajiska ka dhigaya su,aalaha dheeraynaya Lkn Waa funny❤
@samiyaabdullahi5054
@samiyaabdullahi5054 Жыл бұрын
Safax wariye waye wxu u baratay barnmjyda radiaha tartan aqonedka
@nasraabdiraxmaan2382
@nasraabdiraxmaan2382 Жыл бұрын
Fatma M.allah gabadh fur furan qosol bdn ❤️🥰💯lkn sumayo waa aamusantahy une ma qoslayse❤️
@sacdiyosiman374
@sacdiyosiman374 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️ salalahu caleyhi wasalam ♥️
@sundusmaxamed6498
@sundusmaxamed6498 Жыл бұрын
Cabdulahi binu maxamed qaasiim binumaxamed iyo ibraahim binu muhamed scw scw scw scw
@halimaahmed719
@halimaahmed719 Жыл бұрын
We need part two2️⃣ lasoo dhaqsada😂😂😂😂😂
@aasiyacabdicumar5766
@aasiyacabdicumar5766 Жыл бұрын
Bart 2 Soo samee🤣🤣🤣🤣🤣 abaayo mcn 💕 keep going 💪
@naciimanalka4128
@naciimanalka4128 Жыл бұрын
Sewa saa kuaqonsanweysen carurta nabi maxamed salahu caleyhi cabdulahi Ibrahim qasim kuwa diinta kuadadag nimaleynaye secamal subxanalaah
@umulkhermahamed1431
@umulkhermahamed1431 Жыл бұрын
Wlhi anabaw is weydinayi lakin Amira bts iweydi Subhanallah ilahaay hano naxrsito wllale 😢😢😢😢
@deqadalka9953
@deqadalka9953 Жыл бұрын
Horta ani ahaan barnaamijkaan waaka helay su'aalaha dhan waa aqaanay marki laga reebo warta nabada iyo wardhiigley aa labo dagmo ka dhigay 😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
Waaw first person adnooy reply igu sharaf quruxeey family an jeclaha tihiin😍🥰😍🥰😍
@AdnaChannel
@AdnaChannel Жыл бұрын
MORE KISS
@quruxleyqalanjo5485
@quruxleyqalanjo5485 Жыл бұрын
@@AdnaChannel waaw🥰😘😘😘more then you quen of social you make my night🥰❤gbr an tagero tahay wlh❣
@qadra.hena.channel8587
@qadra.hena.channel8587 Жыл бұрын
@@AdnaChannel abyo integrmka Ilahadl
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 Жыл бұрын
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🥰💜🤲
@fatimamahad3579
@fatimamahad3579 Жыл бұрын
Wa ceeb in ado wata mgca nabiga scw adan aqon tarikhdisa sida ilmihisa waxase kasi ceb badan 2da team odhan ine garan wayen sual kle ciyaro iyo filiman lagayabe ine garan la.hayen somaliyey diintina barta marti haka noqonina wawax laga naxo
@nasramuuze2541
@nasramuuze2541 Жыл бұрын
Muqdishu degmooyinkeeda waaba xifdiyee😂😂😂from hargaysa
@queenramish3985
@queenramish3985 Жыл бұрын
M.a ugu horeyn wan jeclhy adna iyo saxaf waana taageraa barnamijyadiina lkn caawa barnamijkan wuu isojity waxase qosol igu dilay su'aalo fudfud aa la idinwaydiiyay waana gafyseen maxas dhacy maa akhrisiin buugagta wadaniga iyo siirada ama ugu yaran maad dhagystiin siirada rasuulka intasina waxy iga ahyd bararujin m.a keep going
@salmashire764
@salmashire764 Жыл бұрын
Adno abyo wax micna aan aheen ayaad ku quslesa jwbta dhaxaa ku dhumisay maskaxda qusul iyo jwb iskuma kalaan xuman neh haii arkin abyo 🙏
@samdaiid7712
@samdaiid7712 Жыл бұрын
Pls fikirad maydinku darsan karaa madaamod intanoo qof isku murxina ku joogtaan isku daya inad films isku daydaan inad samisaan oo adna laga dhigo sodoh Faduman miskiin laga dhigo 😄mohmed ruufiyaan Amiira Aktarad eyad iyo cimran saxaafna laadarka qoska mulaaqan 😁😅😅😅
@نوريوعدن
@نوريوعدن Жыл бұрын
Mash Allah beautiful family 🥰❤️🫶😂😂😂
@nasteexacadey9395
@nasteexacadey9395 Жыл бұрын
Adno magacyo gaagaban nookeena sida halgan gruub iyo istar group saasa nalafiican quruxeeeeeey sobadiya qosolnagumaharineeeey🤣🤣🤣🤣🔥💋💯♥️👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌👌👌🙅🙋🙋
@maxamedcarab5657
@maxamedcarab5657 Жыл бұрын
waa barnamij wax ku ool ah part 2 ishaa Allah
@khadrocawil2822
@khadrocawil2822 Жыл бұрын
Nabigena muxad scw wiilshisa waa Qasim cllhi ibrahim
@aaminaabdikaadir583
@aaminaabdikaadir583 Жыл бұрын
Xasuus wllhi tartarkii schoolkeygii primary igu soo dhacay
@umuhanii
@umuhanii Жыл бұрын
Ad an ugu xumadey in ay magaca ilhama nabigena scw garani wayen
@qabuulquube7727
@qabuulquube7727 Жыл бұрын
Saxaaf Argentina waa south America maaha North America , North America waa Canada masha allah barnaamij xiiso leh
@umusalma560
@umusalma560 Жыл бұрын
Maku jira miyaa Hal qof oo dugsi sare kabaxay subxaanallah
@xaawoluul3380
@xaawoluul3380 Жыл бұрын
Adna xasidsanaa qosolka iga dhamady 🤣🤣🤣
@inaxaajicumar4010
@inaxaajicumar4010 Жыл бұрын
Iyaa adna xabiibti wlh barnamijka gumeysi waa dhaafay qosolka adunka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@امنهعلي-ر2ن
@امنهعلي-ر2ن Жыл бұрын
Bismi laah Amiiro Dagmo sharan shuur la dhahaayo maa soo baxay😂😂
@يوربعيسى
@يوربعيسى Жыл бұрын
Saxaf wa fani adnana wa naxaris badan tahey wawax lobahan yahay oo ka qoslinayo ii bashala anigana adba iga qoslisen tariqahana waku baraneysan magacyada madaxweynayasha somarey wadanka hortin adna siyad bare keliya ayay taqana
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Barnamijkaan woo fiicanyahay lkn xukunka qof dabeecad leh Lee dheeli karo aniga No🔕 waxba hadiyad ha,isiin
@sacdiashariffamily
@sacdiashariffamily Жыл бұрын
Alahuma sali cala nabina muxamed
@clxakiinsiciid
@clxakiinsiciid Жыл бұрын
Saxaaf adna iyo dhamaan waan ni salamay hora uu socda waan ni jacalahay waxa aan nika tagara hargayse
@abshirmaktal6791
@abshirmaktal6791 Жыл бұрын
adna waan ka xumahay in aad amiira qurux gumaysatid adiga oo heli kara laba kale waxan jjeclaan lahaa qofta dhexda ku ijirta soori
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Please noo soo badiya barnaamijkaan xiiso gaara ayuu wataa xaga diintana iska soo adkeeya tartamayaasha please
@aaminaabdikaadir583
@aaminaabdikaadir583 Жыл бұрын
Part 2 soo sameeya su'aalahana soo adkee team amiira isi soo adkeeya waan idin wadanaaye
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Mnshlah family aan jeclhy farxad ku wara😂😂❤🔥👑
@احلامسمن
@احلامسمن Жыл бұрын
Hdayba nabi m scw crurtisa gran waayaan diiinta sfiiican ubarta intad malayacni kuluminysan schoolkii hoosa lgubara cruurta
@xamdiali4488
@xamdiali4488 Жыл бұрын
Mash aallh family qurxa badn ❤️❤️
@lajecleeychannel590
@lajecleeychannel590 Жыл бұрын
Saxaaf marka uu wado barnaamijyada waxey u dhacaan si degan wan u hambalyeynayaa waa buuq la aan well done saxaf. Marka kale buuq ayey nagu dilaan
@shukrisharaf
@shukrisharaf Жыл бұрын
Mashaa allaah tabaaraka allaah waa barnaamij loo baahnaa
@haaruunduraan1838
@haaruunduraan1838 Жыл бұрын
Aad iyo aad waan kaheley barmaamishkaan sobadiya iyo qaabka lo diyaariyey
@halimamohamed7431
@halimamohamed7431 Жыл бұрын
Walaahi waa barnaamij aad looga soo shaqeeyey waan ku haystaa aniga from Canada 🇨🇦 ❤
@mumtazdhakhane8548
@mumtazdhakhane8548 Жыл бұрын
Jowhar iyo gobolka hiiraan subxanallah 😂😂😂😂 jowhar iyo gobolka bokool waa yaab wlhi 😂😂😂😂
@hibaqaali1040
@hibaqaali1040 Жыл бұрын
waxaan u maleenaa su‘aasha aheyd Argentine jwbta ay ka bxiyeen reer waaka wadataa inay qaldan tahay waayo waxay dhaheen qaarada north amercia lkin waa south america mahadsanid.
@dahraanalii1096
@dahraanalii1096 Жыл бұрын
Tardankii degmooyinka ayaan soo xasuustay masha allah
@NajmoMahad-pg1bc
@NajmoMahad-pg1bc Жыл бұрын
Walaahi saan uqoslaayay ayaa wadnaha ixanuunay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@salmacdy1873
@salmacdy1873 Жыл бұрын
32:00 waxa suga adno oo amira gumeysaneyso hben danbo noso dub plea 🥺kii adno waa argnay 😆 🤣
@fahimahasan3902
@fahimahasan3902 Жыл бұрын
Keep going Hbo♥️
@sabiriincabdi2515
@sabiriincabdi2515 Жыл бұрын
Saxaaf su , aalaha waa iisi soo adkee pleas
@RuqiyoXasan-i2t
@RuqiyoXasan-i2t 8 ай бұрын
Cabdulaahi ibraahim qaasim umukaltuma Fatma ruqiya zeynab
@zabnaxusen1927
@zabnaxusen1927 Жыл бұрын
Madaxweynaha ugu horeeyey ee soomaaliya waxaa ladhahaa aadan cabdule cusmaan
@xamdishiiqaxmed6303
@xamdishiiqaxmed6303 Жыл бұрын
Wan dhintay qosol a i dilay saxaaf noso badi wll
@munoyuusuf275
@munoyuusuf275 Жыл бұрын
Plz part two qeyba gumey siga 😂😂😂
@zakiyool6772
@zakiyool6772 Жыл бұрын
Ilaahay hay din danbi dhaafo dadan caruurtii nabiga garanay
@Aynimahamud9477
@Aynimahamud9477 Жыл бұрын
Ww msha allh allha idin xafido keep going 💪 👏 👍 🙌 👌 🙏 💪
@fardowsacali2365
@fardowsacali2365 Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Beerkaa icasaday marki adnaa lagu Yidhi dhibca lagajaray akhlaqdaroh Adno koxdaad akhlaqdAABAAR 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😍🤣
@hodanmaxamedmuuse5450
@hodanmaxamedmuuse5450 Жыл бұрын
ADNAY MAGACAYGA HODAN BAD KU DHAGTE🤣🤣😂😂
@nasrobaashi5336
@nasrobaashi5336 Жыл бұрын
Qoto qoto waidinwataa kusocda❤❤
@marriahassan2079
@marriahassan2079 Жыл бұрын
Reer waaka wadataa waa damiiniin 😂😂😂😂
@ishuuppe6569
@ishuuppe6569 8 ай бұрын
Maşallah fmly qurux bdn❤❤❤
@fcsme
@fcsme Жыл бұрын
Maasha Allah cidaan ayagaaba team ah team kaan magac malahan miyaa adnooy😂😂😂
@zuuzaamaxmed637
@zuuzaamaxmed637 Жыл бұрын
Tiimka walaalaha waaye
@fcsme
@fcsme Жыл бұрын
@@zuuzaamaxmed637 maasha Allah🥰
@ruunfamilyvlogs176
@ruunfamilyvlogs176 Жыл бұрын
3 di wil ee nabiga scw garan wayen wA abdullhi , qasim, ibrahim
@yahyaahmed9669
@yahyaahmed9669 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂qosol igu dishee adnoo alaa adnoy wakujeclhy❤️🔐🤩🤩
@asmohassan4460
@asmohassan4460 Жыл бұрын
Coming son 700k adna cadey ♥️
@asmaadam5049
@asmaadam5049 Жыл бұрын
Diinta hala Barto saan si ma ahanee waa idintaageeraa lkn dhanka diinta hala barto I.a
@faliscabdullahi8023
@faliscabdullahi8023 Жыл бұрын
Wllhi qosolka iga dhamaday🤣part2 please🤣
@saynabaxmed8562
@saynabaxmed8562 Жыл бұрын
Saxaaf walaal Dadkaan wax iskasoobar mayaqaanaan diintooda iyo dalkooda waaceeb dhalanyaro aan garanaynin diintooda iyo dalkooda
@faadumomohamed-kx5bb
@faadumomohamed-kx5bb Ай бұрын
Wlhi barnaamij kan wan ka hely noso badiya ❤❤
@rahmahanshi8926
@rahmahanshi8926 Жыл бұрын
Waxbarashada faidadeda sas lagu ogana xita dagmoyinka xamar 😮😮
@RuqiyoXasan-i2t
@RuqiyoXasan-i2t 8 ай бұрын
Cabdulaahi ibraahim qaasim
@safiyoqoorgaab8648
@safiyoqoorgaab8648 Жыл бұрын
Noo soo badiya barnamijka femliga oo saxaaf hogaaminayo aad ayuu u soconaa please
@NaciimoNuuurow
@NaciimoNuuurow 5 ай бұрын
Adno wexeed waa.dhaafey gumeysi bh bisonka😢
@beerlulainbaladweyn6197
@beerlulainbaladweyn6197 Жыл бұрын
Madaxweynihii u horeeye ma shegi wey seen🙈🙈🙈
@cashohussein6177
@cashohussein6177 Жыл бұрын
Mansha allah So badiya barnaamijkaan oo kale waa lo bahan yahay
@حبيبهعمر-ع1ض
@حبيبهعمر-ع1ض 5 ай бұрын
آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤
@naimoabdille5827
@naimoabdille5827 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam 🥰
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 Жыл бұрын
.asc saxaaf kuwaan iskool.ma.dhigan qaaradaha iyo wadamada iyo iyo magaaladii ay ku dhasheen biyo somalai
@abdullahiabdihassan1617
@abdullahiabdihassan1617 Жыл бұрын
Saxafow sxbow family Geena somali ma ahan miyaa hadeyba madaxweyne yasha somalia
@ubaxmahomed758
@ubaxmahomed758 Жыл бұрын
Wah San mafiicno siirda nabiga akhrista dad wawayn oo wada qangar ah oo ilmahii nabgeyna garan cunugta gurigeyna ogu yar waa 8 abtirkiisa iyo ilmahiisa dhaman wagarani wll kudadal baradhda diinta
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 30 МЛН
YAA SIDAN SAMEEYEY || YES OR NO || CHALLENGE QOSOL BADAN PART 2
14:55
Adna Channel
Рет қаралды 360 М.
Epic Reflex Game vs MrBeast Crew 🙈😱
00:32
Celine Dept
Рет қаралды 31 МЛН