Ilaahey wadankeena nabad iyo barwaaqo ha inooga dhigo oo hana jecleysiiyo labaatan kun tahriib kubixi markad meeshad kuhamineysey tagtey sifudud halagu soo qoorqabto sidii bisad ma istaahilan soomaali 😢.
@Aymo7219 сағат бұрын
Haa walaahi masaakiinta laakiin ayaga kaligooda maahan waxaa lasocda Sudan Eritrea Nigeria gana Afghanistan ĥindi iyo kuwa kaloo badan African iyo Asian ah
Ilaahay baa arimaha iska leh ilaahay haka badbadiyo wixii shar leh sharkooda. Cilmi ware Mustafa martin iyo loyarada maraykanka jooga ee somalida ahi dadka ma cabsi geliyan si xigmad leh bay wax ugu Sheegan candida dadka ka daa