Salaama Calaykum sheekheena, Allaha ku barakeeyo aduun iyo aakhiraba ❤️❤️❤️
@nijibnajib768 күн бұрын
Jazakal allah sheekh
@YuusufMuuse-dt3kh19 күн бұрын
shiikh kitaabka aad taariikh aad ka aqrinisid ii sheeg shiikh
@al_tauhidchannel452618 күн бұрын
Dhowr kitaab Ayaan kasoo koo koobaa
@FilsanHashi-v2w18 күн бұрын
Sheikh umu eymanta usaama dhashay iyo umu eymanta naabiga soo bar baaris labo miyay kala yihiin mise waa isla ayadii
@al_tauhidchannel452618 күн бұрын
Waa Isla iyadii
@Aragtida118 күн бұрын
Si wanaagsan oo aan wali arkin siirada rasuulka sallahu calayhi wasalim ayaad usoo koobtay. Maku fakirtay in aan kadhigto Buug Af-Soomaali ah si dadkanu aqristaan?