TAXANAHA ARDAY | XALQADA 4AAD | ISMAHAN

  Рет қаралды 1,827,123

Bile TV

Bile TV

Жыл бұрын

Taxanaha ARDAY oo ay soo saartay shirkadda Bile Media uuna Director ka yahay Axmed Faarax kaas oo la tayo ah kuwa caalamka ayaa 27da bisha April 2023 laga bilaabay baahintiisa Bile Media, waxaadna ka daawan doontaan Channel-kan BIle TV, sidoo kale dadka ku nool Muqdisho ee heysta ama uu guriga ugu jiro Bile Media waxa ay ka daawan doonaan kannaallada kala ah Bile TV iyo Bile Drama Plus.
©️©️©️ AFEEF ©️©️©️
Xuquuqda filimka waa ay dhowrantahay. Lama soo gelin karo meelo kale dibna looma codeyn karo ogolaansho la'aan. Hadii lagugu helo waxaa ku qaban doona xeerka copyright-ka.
#taxanahaarday
#arday
#bilemedia
#biletv
#riyofilms
PROTECTED BY
DMCA.com
www.dmca.com/r/9p215y8

Пікірлер: 5 000
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 Жыл бұрын
Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dhayman6740
@dhayman6740 Жыл бұрын
Anigaaaaaaa
@laylokaarshe1400
@laylokaarshe1400 Жыл бұрын
Anigaaa❤
@munaabdi1630
@munaabdi1630 Жыл бұрын
Been meeha wlhy wllo
@hibaaqnuura4321
@hibaaqnuura4321 Жыл бұрын
Haaa walhi quraanka wax ka macaan ma jiro
@IqroAbdalla-lo8tx
@IqroAbdalla-lo8tx Жыл бұрын
Anigaaaaa❤❤❤❤❤❤
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
Wixi muqdisho ka daawanaYa wan salamay from borama ♥️🙌🏽😂
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 Жыл бұрын
From baydhabo 😂👋Salama caankeena
@camirdaahir7504
@camirdaahir7504 Жыл бұрын
war inader borama miyaa jogta coments kasta wakugu arkaa inan magalada kugu arkaa ii dhiman wana laga qady
@hanisaciid9655
@hanisaciid9655 Жыл бұрын
Kaa qaadny legenow
@moha-Swiftie
@moha-Swiftie Жыл бұрын
😍😍
@axmed556
@axmed556 Жыл бұрын
Lagaa qaad bro
@Boqoroqurux5451
@Boqoroqurux5451 Жыл бұрын
Ilaahayow hablaha meel waliba joogaan dhawr oo xafid yaaa rabii 😭🤲🤲🤲
@abdikadirali2492
@abdikadirali2492 Жыл бұрын
Qaybtaan gabadh walbaa cashar ayay u tahay... Wiil walbaana cibro ayay u tahay... Nimanyahoow hablaha hala dhowro!... Tani si maalinle ah ayay oga dhacdaa gayiga soomaaliyeed!... Thanks Team Bile Company..🙏
@Legend33661
@Legend33661 Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤
@muniishbea5068
@muniishbea5068 Жыл бұрын
Alhuma aamiin🤲
@fatxicali8235
@fatxicali8235 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@HadiyoDahir-nk6ft
@HadiyoDahir-nk6ft Жыл бұрын
Amini😊
@sungul6877
@sungul6877 Жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@nadiifocismaancumar2008
@nadiifocismaancumar2008 Жыл бұрын
Amiin yarabi
@ALPHA___710
@ALPHA___710 Жыл бұрын
Nabi muxamed an ku wada salino scw❤
@fahmohasaan5780
@fahmohasaan5780 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ClxaakiinClxaakiin-xp6dx
@ClxaakiinClxaakiin-xp6dx Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@habsohassan8483
@habsohassan8483 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw❤❤❤
@carfixareed6318
@carfixareed6318 Жыл бұрын
Scw
@mohammedhirsiawad1252
@mohammedhirsiawad1252 Жыл бұрын
Salalahucalayhi wasalamsalalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalamsalalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam
@ayeeyokoriz4781
@ayeeyokoriz4781 Жыл бұрын
Wixii xamar ka daawaniya waan salaamayaa from jigjiga 😁
@abdi535
@abdi535 Жыл бұрын
Filmkaan xigmadu xambaarsanyahay intii fahan waan salaamay🎉❤😊
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Inta saake oo Jimco ah daawanayso ismuujiya ❤❤❤❤ Jimco wanagsan aynaan idinka soo leeyahay caasimada dalkii hooyada ee muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤
@IsmaaciilIsmaaciil-lv8iu
@IsmaaciilIsmaaciil-lv8iu Жыл бұрын
😂
@yusraindho6324
@yusraindho6324 Жыл бұрын
🤣🤣waad iqabatay 🤭jimco lamid ah ✨
@abdulahifarah7983
@abdulahifarah7983 Жыл бұрын
👆
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Soo dhawoow sami
@abdiwadudmohamud3210
@abdiwadudmohamud3210 Жыл бұрын
Ani 😂😂
@BukhariJamac
@BukhariJamac Жыл бұрын
Jijiga wixi ka daawanaya waan salaamaya reer muqdisho❤❤
@ritaajmoha5735
@ritaajmoha5735 Жыл бұрын
Wa xalda dhabta ah e ka jirta wadankena ya rabi hda nahy gabdhaha musliminta na xafid oo cadowga naga qabo 😢😭
@5minutetoheaven103
@5minutetoheaven103 Жыл бұрын
Iam watching this series from (debre birhan city) which is in ethiopia. Specially amharic region. I love this series. FG(iam somali).❤❤❤
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be
@ConfusedAnacondaSnake-lq1be 4 ай бұрын
Thanks for your watching
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss Жыл бұрын
Inta gabdha la qiirooty gacanta taaga maskiiin😢😢😢😢
@user-ir9bn7ub4d
@user-ir9bn7ub4d 2 ай бұрын
🙏
@xurmoqowdhan7126
@xurmoqowdhan7126 Жыл бұрын
Xaqiiqda marka laga hadlo filmka ardey wuxu Ka hadlaya wax runa oo dhaca markasta Somali oo dhana wada ogtahay Insha Allah waxa rajeynaya in hablo badan Kuwano qadan donan dhanka gabdhaha lala saxibayo Sido kale guurka khasabka iyo qof walbo somaliya inuu ogado iney qabyalada qudhun tahay oo somalinimada Ka weyntahay🇸🇴❤
@fardowsahussein9730
@fardowsahussein9730 Жыл бұрын
Haa walhi😢
@IbnukasimIbrahim-lu5vx
@IbnukasimIbrahim-lu5vx Жыл бұрын
Masha'allah isku fikir ayaan nahay waa sax waxaad sheegtay
@Nastehafarhan-li9hs
@Nastehafarhan-li9hs Жыл бұрын
Wallee waa runtaa❤️🫶😍
@nasromalay8525
@nasromalay8525 9 ай бұрын
​@@fardowsahussein9730afdoor
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 Жыл бұрын
Waa waxyaabaha la rabo in bulshada looga digo marka la rabo in la dhiso bulsho dhaqan wanaagsan waxaa soo saaray filimkaan maskax wanaagsan insha Allah mustaqbal fiican yaan idiin rajeeyay mahadsanidin dhamaan
@isburaash_2400
@isburaash_2400 Жыл бұрын
Najma heesteedaan ka helay inta sidayda oo kle love saara
@princesmalyuun1768
@princesmalyuun1768 Жыл бұрын
Film ka arday inta xiisayso ama ku heesato like😮😅😊
@muscabxayoow4268
@muscabxayoow4268 Жыл бұрын
Kuxumeen aa fiirsnoyaa 😂😂😂😂😂😂
@alonegamenig7535
@alonegamenig7535 Жыл бұрын
@@muscabxayoow4268 hhhhh
@maaidaxasanreermagaal-xe8he
@maaidaxasanreermagaal-xe8he Жыл бұрын
@@muscabxayoow4268 hh😂🤣
@abdiaziizibraahimnuur2271
@abdiaziizibraahimnuur2271 Жыл бұрын
Kir
@SihaamAbdi-tv5zb
@SihaamAbdi-tv5zb Жыл бұрын
Aqlaaqdeyda Maxaa Meesha keenay 😮 Siduu U Dhahay Waan Kahelay wllhi wiilka Asaa Filimka Ugu Jeclahay ❤❤❤😊
@zahrabon
@zahrabon Жыл бұрын
Atoraha filimka waaye wiilku
@MOHAMED_ABDI3
@MOHAMED_ABDI3 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mireyaretube800
@mireyaretube800 Жыл бұрын
Ana gabadha la fadhida ugu jeclahey 😂😂😮
@xasanxasaasi7261
@xasanxasaasi7261 Жыл бұрын
makuugu soo xeraa
@clxaafidcali271
@clxaafidcali271 Жыл бұрын
​@@xasanxasaasi7261 war ma walaashay?
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
Filmkan inta sidayda dib ka daawatay wan idin salaamy🤝
@nasraabubakar6525
@nasraabubakar6525 Жыл бұрын
Wanka qaaday😂🤚
@nashadcamo6628
@nashadcamo6628 Жыл бұрын
Wanka qaday😊
@NimcoMacallinAadan-xe5br
@NimcoMacallinAadan-xe5br Жыл бұрын
Wan kaa qaaday🤩🤩🤩
@deeqaabdiqani-ow1pr
@deeqaabdiqani-ow1pr 11 ай бұрын
Kaama qaadin😂😂
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 ай бұрын
Kama qaadin😮😂😂😂❤
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Жыл бұрын
Waa taxane wanaagsan oo nolisha dhalin yarada ka hadlaaya. Halkaa ka wadda ha dhageysanina waddaadadda somaalida ee sheekh Umal ka mid yahay ee ka soo horjeeda ilbaxnimada iyo hore u marka dhalin yarada somaaliyeed
@user-un6jo7ht9b
@user-un6jo7ht9b Жыл бұрын
Qeyb walba waa muhiim qeybtaana waxay muhiim u tahay gabar walbo aan ogeyn halkee dhigeyso cagteeda, Mahadsanidiin Bile Media❤
@Zapriina
@Zapriina Жыл бұрын
Waa Xaqiiqada dhabta Ah Ee manta jirto😢 Gabdhoow Sharaftena Allaha no iLaaliyo Anaga Aan is iLaalino😭🤚
@anfackhan
@anfackhan Жыл бұрын
Wilika qawar haa a minin abayo 😢 wey aqli yartaxay 😢
@hajiahmed6873
@hajiahmed6873 Жыл бұрын
Abaayo gabdha badan miyaa arrinta maanta somalia ku haysata
@mfaris8738
@mfaris8738 Жыл бұрын
Ayaga isku ah cadowga 1aad tii soo kaxeysay ee halkaa uga tagtey sow 1daba ma laho masuliyada dhibkaasi
@ruqiachannel1434
@ruqiachannel1434 Жыл бұрын
@@hajiahmed6873haa wlhi waa arin xaqiiqa badaana gabdho ayaa shir qoola 😢
@ruqiachannel1434
@ruqiachannel1434 Жыл бұрын
@@mfaris8738haa wlhi dumarka iyagaa isku cadaw ah intay rag iska ilaalinayaan ayaa dumarkii god ku ridayaan 😢
@amiracadey9703
@amiracadey9703 Жыл бұрын
Inta manta o sabti eh dawaneysa like saar 😀but I feel sorry for what happened to ismahan 😢😭
@Dugziiye8918
@Dugziiye8918 Жыл бұрын
Intii Xamar ka fiirsanaysaa waa salamayah 🖐👊💯😍 from Burco
@naciimakhadar5136
@naciimakhadar5136 Жыл бұрын
Plz wiigiiba 2 xalqadood noo soo daaya yaa igu raacsan 😢
@alaaibrahim1030
@alaaibrahim1030 Жыл бұрын
walal waa ruunta we want two xalqa war hanagu yareyn arsaaqda 3 hanolaga dhigo
@MohaanHassan-tb4ri
@MohaanHassan-tb4ri Жыл бұрын
Lacag Ka fiirsanoyin 1weak 1 xabo 1malyan veiws Ka udarn bis 😅
@seonjin8005
@seonjin8005 Жыл бұрын
Me
@quenxanan9716
@quenxanan9716 Жыл бұрын
Abayo film wuu yar yhy wallkey ku jiro hada xalqado bdn lasoo wadaaa
@KalsoonidaNafta10
@KalsoonidaNafta10 Жыл бұрын
Asiga dhanbaa 10 xalqad ka kooban marka waa lagu yar yareenaa iska sabar
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
OMG!! gabadha waanka naxay walahi run ayaan moodayba balse waawax ka dhaca wadankeena 😢😢
@canabqardho7963
@canabqardho7963 Жыл бұрын
🥺
@hinatah9989
@hinatah9989 Жыл бұрын
✨️Ohey africay huruday✨️ Waan ka helay siday u qaaday najmi😢
@abdifitahahmed9768
@abdifitahahmed9768 Жыл бұрын
Awey gabadha yeraahda saxiibta nolasha wax arag hee nafsadaada saxiib la noqo si guudna dadka wanaaji qalaas Well done team #bile TV ❤️👍
@HanaadAli
@HanaadAli Жыл бұрын
Inta Wareesiga Isa so dhafisey Team Cajis❤️🤳😭😂😂
@alphagamer6555
@alphagamer6555 Жыл бұрын
Kkk
@HanaadAli
@HanaadAli Жыл бұрын
Hhhh
@deeqarashiid6220
@deeqarashiid6220 Жыл бұрын
Wallhi cajis wadhafay
@NimcoMacallinAadan-xe5br
@NimcoMacallinAadan-xe5br Жыл бұрын
Yes like me
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 Жыл бұрын
Cawada taxanuhu waa wacdi caadi ah tan ugu muhiimsan sxpada xun in laga fogaado, saaxiibka wanaagsan waa hadyad qurux badan dhabtii Allow saaxiiba xun aa ka magan galnay.
@alisiyadshukri7279
@alisiyadshukri7279 Жыл бұрын
Fillim kan waa dhaafay yaan maqlin Somaali mataqaan romantic masha allah from Borama 🙏🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@samuelcharles65
@samuelcharles65 Жыл бұрын
Somalis telling their own stories I love that and support, this community will one day prevail in every sector of life
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le Жыл бұрын
Marki aan Hooyo noqdo xalaqadaan ciyaalkeyga waan daawad siin doonaa insha'allah, Aniga waala iigaga shekeyay marki aan yaraa lkn ayaga si film eh ayey ku arki doonan ❤❤❤
@itsayaan-5
@itsayaan-5 Жыл бұрын
Insha Allah ❤️🥺
@xafsocabdi7902
@xafsocabdi7902 Жыл бұрын
I.a alalha ku siiyo
@ridwaannasir4989
@ridwaannasir4989 Жыл бұрын
Xalqadan qeybtee ka hadle abayo
@maryancabdulaahi2
@maryancabdulaahi2 Жыл бұрын
Insha allah
@fatimacabdi
@fatimacabdi Жыл бұрын
Maxay ka faidayaan marka abyo ifahansi Mxa utusesa
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q Жыл бұрын
Waa habeen jimco ah waxba kaama rabo halmar igula sali nabigeena Muhammad scw ☝️🥺
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@yahyeyunis289
@yahyeyunis289 Жыл бұрын
This goes to the director Bille congrats on how you are creating awareness towards our community plus all your co-workers, actors . Everything is absolutely professional, unique and perfect.🎉. To this episode is so emotional and talks about current situation so Our lovely sisters be aware of such friends , guys should forcus on how to build their mentality and exploring their mindset, this is a piece of advice as a brother, Entrepreneur and a mentor.
@neverlookback1244
@neverlookback1244 Жыл бұрын
Can you shed more light on exploring your mentality as a guy
@fatimaali909
@fatimaali909 Жыл бұрын
best Somali show I've ever sawn
@mahamedmahamud-yz8sc
@mahamedmahamud-yz8sc Жыл бұрын
From jigjiga waan Salamay inta muqdisho kadawan haysaa 💯😊
@axmed556
@axmed556 Жыл бұрын
Sxb waa lagaa qaaday
@ibraahimmuusexasan4410
@ibraahimmuusexasan4410 Жыл бұрын
Waa kaaqadnay saxb mahadsnd
@Fetmayuu
@Fetmayuu Жыл бұрын
Waka qaadey bwe from kismayo
@sawdahassan9570
@sawdahassan9570 Жыл бұрын
dad badan ayaa umalyn doona anshaxumo lkn wa xalad dhab ah oo jirta oo haysata gabdha filimkan nolosheena ayuu ka turjumayaa haday ahaato qabyaalada ,guurka qasabka io arinta muuqalada gbadha laga duubo mahadsanid bile ❤❤❤
@Iq_option._Somalia
@Iq_option._Somalia Жыл бұрын
Wxaas majiran fasal hees lagu qaadayo maxaa waaye waa anshax xumo filmku
@namliy8049
@namliy8049 Жыл бұрын
Sitoos ah ayuu ugalay qofta wllhi wey iga nixisay
@muqtaarismaaciil7923
@muqtaarismaaciil7923 Жыл бұрын
Sax Waaye Wllhi
@faaraxcali2047
@faaraxcali2047 Жыл бұрын
Waa SaXanTahyy😢
@hawaabdirashid
@hawaabdirashid Жыл бұрын
@@Iq_option._Somalia oo kaalay school mana niliiqaadi jirin 😂😂 soomaali yaabadnaydaa
@anasluckyboy9465
@anasluckyboy9465 Жыл бұрын
The reaction "maseer makuhaya " 😂😂😂😂 Sey udexe kadaran 😂😂
@user-rq7ns3eq9g
@user-rq7ns3eq9g Жыл бұрын
Waxii calamka dhan ka dawanayaan waan idin salamay❤❤ from muqdisho ❤
@abshiroabdiwahid8752
@abshiroabdiwahid8752 Жыл бұрын
Xalqadan wax badan baa ku duugan oo dhibato ah oo uu saxibku leeyahy aada umahadsan tihiin bile tv 🙏 Gabdhaha somaliyed is ilaaliya meelkasta ood joogtaan One love❤
@MohammedMohammed-ki1ct
@MohammedMohammed-ki1ct Жыл бұрын
Filmka atorisha meleh miyaa
@umuraaqib3313
@umuraaqib3313 Жыл бұрын
Waa saas micino badan ayaa lagu baraarujinayaa
@shukrifaarax3263
@shukrifaarax3263 Жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo wllky
@abdirahmanahmed7882
@abdirahmanahmed7882 Жыл бұрын
This last part was so emotional. I think every girl who watched it should know the so called "friends". Naftada sxb lanoqoo. Arday totally speak what happening currently in our somali society...
@geniuz_0g185
@geniuz_0g185 Жыл бұрын
Ya Allah protect our beloved sisters 😢 it is soo shame to see your sister like this 😢
@zuumahmedhussein7406
@zuumahmedhussein7406 Жыл бұрын
Aamiin our brothers thanks 😊
@aminaahmed7832
@aminaahmed7832 Жыл бұрын
Woow waa iga gadanyahay😂❤
@abdirahmanahmed7882
@abdirahmanahmed7882 Жыл бұрын
@@geniuz_0g185 amiin
@abdirahmanahmed7882
@abdirahmanahmed7882 Жыл бұрын
@@zuumahmedhussein7406 most welcome 🙏
@yasminm7173
@yasminm7173 Жыл бұрын
this series highlights a lot of serious topics that we in the west are aware of and are warned of in our societies, I'm happy that this platform highlights these issues for our brothers and sisters back home and that they are witnessing important lessons on not only bad friends and trust but also how to properly deal with trauma and to self advocate for your personal feelings and rights as muslim women.
@neverlookback1244
@neverlookback1244 Жыл бұрын
Two major ones Arranged marriage and peer pressure
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 Жыл бұрын
If western is your role model you dead soul
@maywalomaywalo7505
@maywalomaywalo7505 Жыл бұрын
@@neverlookback1244I would call this forced marriage
@ifrahabi4834
@ifrahabi4834 2 ай бұрын
This series is the best series ever in high school students. Manshaallah. It’s like Hollywood movie. Somalia way taagtey. Everything is beautiful ❤❤
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
From Borma waa idin salaamay Somali ween 😍🙌🙌
@akhdarmohamed-dg2db
@akhdarmohamed-dg2db Жыл бұрын
Kaaqaadnay from xamar🙏
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Waan idiin salaamay gobta somaliyeed reer muqdisho from duriyada ❤
@maryan_nuur
@maryan_nuur Жыл бұрын
Waan kaaqnay from Mogadishu ❤ duriyada❤❤😊
@user-km4bi9tg1z
@user-km4bi9tg1z Жыл бұрын
one of the best somalian director ‘ wow best series let’s gave them support asaxaabe make it share‘ we’re somalian Fam let’s do it ❤🇸🇴
@daudelmi8086
@daudelmi8086 Жыл бұрын
this series of Ardey is another level...really liked!
@user-hn2wo7bl7x
@user-hn2wo7bl7x Жыл бұрын
Inta xalqada 1ilaa tan aan dhaafin waa idin salaamey🎉🎉
@zaprinaqueen936
@zaprinaqueen936 Жыл бұрын
wlhi xalqadan wa emotional 😢gbdhahena sanadahan qisoyinka heysto ayanolaso bandhige iyo xaqiiqda aduunka kajirto allaha xumanta iyo ragaxun hanaga ilaliyo gbdhahena somaliyed 🥺
@cabdimajiidkhadar6631
@cabdimajiidkhadar6631 Жыл бұрын
Maxaad ragga eedda u saaraysaa?! Gabadh ay saaxiib ka dhigatay ayaa ninka u jabisaye.
@Xarago319
@Xarago319 Жыл бұрын
@@cabdimajiidkhadar6631good answer gabar ba gabar ujabisa nacas iyo nin xun raga kaliya eda maleh wayahan waxa bulshaweynta ka dhex dhaca wa team shufto rag iyo dumarba ah so sad
@mohamedabdishakur7285
@mohamedabdishakur7285 Жыл бұрын
Bahda Bile TV , waxaan si walaaltinimaaa kula talinayaa inay dumarka aan ardeyda ahayn ee Qoortooda iyo Timahoodu muuqdan u asturaan . Mahadsanidin.
@haweyahashi2636
@haweyahashi2636 Жыл бұрын
These series are not only for entertainment is also 80% for social awareness. Beautiful 😍
@Maslaxgoox
@Maslaxgoox Жыл бұрын
Fanka Hargesa Film jilista muqdisho Yaa igu raacsan
@diliqow140
@diliqow140 Жыл бұрын
Xalqadaan wuxuu matalayaa sheekada ka socoto soomaalia gabdhooy is ilaaliya allena ha idin xifdiyo insha allah 🙏🏾😭💔.
@Shaamsheikh
@Shaamsheikh Жыл бұрын
I’m very impressed, bravo Somali film industry 👏🏼
@Saeedahmedyusuf
@Saeedahmedyusuf Жыл бұрын
Inti muqdisho Ka dawanysa like hala dhafin
@ahmedwaayo-arag3301
@ahmedwaayo-arag3301 Жыл бұрын
Waa musalsal soomaali ah kii ugu horeeyay ee aan si joogta ah u daawado, xaqiiqatan qeyb kasta cilmi iy cibroqaadasho ayaa ku jirta. Dhalinyarooy baraaruga oo waxa la idinkaga digayo dhab uga digtoonaada. Mahadsanidiin Bile Media ❤
@madacade
@madacade Жыл бұрын
Runtii waa xaqiiq taagan waqtigan laakin laguma baraarugsana 😢😢😢
@GARABEYCHANEL
@GARABEYCHANEL Жыл бұрын
Soo dhawoow zxp 8 Xalqadood Oo taxanaha Taarikhda Tataar oo kookoban halkan kaso daawo naguna soo biir mahadsanid.
@abdisalandeyr9843
@abdisalandeyr9843 Жыл бұрын
I'm recommending the administrators to release this fascinating series II times a week. rise your hand if you are with me
@xogahamuhiimka5990
@xogahamuhiimka5990 Жыл бұрын
dad hargeisa ,jabuuti, jigjiga iyo muqdisho ka daaawanaya waaan salamayaaa❤
@ismaip1
@ismaip1 Жыл бұрын
Waxan huba inad 3 mid ka mid ah qoralkeyga ku aqrineysid 1:- amusnan 😂 2:- jiiif 3:- kabo la,aan! Mid kamid ah hadan grty
@Bintu_idries
@Bintu_idries Жыл бұрын
Intaba waa ahy 😂😂
@hodanhappy2673
@hodanhappy2673 Жыл бұрын
Intaba 😂😂
@Shushu7496
@Shushu7496 Жыл бұрын
wllhi intaba wan ahay😮😂
@abdikafimuxumedabdi
@abdikafimuxumedabdi Жыл бұрын
intaba 😂😂garac aatahay cun😂😂
@funnyahmed9619
@funnyahmed9619 Жыл бұрын
Intaba shegty 😅😅
@meyrancadey852
@meyrancadey852 Жыл бұрын
Aniga wn dawaday waaa hbnki igu horeyse wn kahelay
@alinoorofficial6038
@alinoorofficial6038 Жыл бұрын
I have never commented on the previous episodes but this one, it was both emotional and educative, thanks to the directors
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 Жыл бұрын
Waxaan rajeenayaaa xalqada caaawa gabdho badan iney cashir ka qaaaatan😢😊😊😊
@queenbushra7662
@queenbushra7662 Жыл бұрын
wllhi cashar aan waligay ilawayn aya kaqaatay ani ahantayfa😢😢
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@kuweeyeyare657
@kuweeyeyare657 Жыл бұрын
Waan ku cimro qaaday inkastoo gabar aan saaxiibo ahyn lkn waa inaa isilalinaaa wax walba waan unogolnahy😢
@abdirashiid418
@abdirashiid418 Жыл бұрын
CAAWA WAA HABEEN JIMCE AH AAN KUSALINO XABIIBKEENA MOHAMED SCW SCW SCW ❤️✅
@zacduushbintu8076
@zacduushbintu8076 Жыл бұрын
Scw
@sadiyohassan6278
@sadiyohassan6278 Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalim 😍 ♥️ ❤️ 😍 ♥️ ❤️ 😍 ♥️ ❤️ 😍 ♥️ ❤️
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@calicabdikariin-uf2ki
@calicabdikariin-uf2ki Жыл бұрын
Scw
@Nashaadalbakri
@Nashaadalbakri Жыл бұрын
Sallahu caleyhi wasallam
@user-du3rr4dd4f
@user-du3rr4dd4f 4 ай бұрын
# Bill Tv ❤
@yahyeyunis289
@yahyeyunis289 Жыл бұрын
@Bile appreciating your efforts And wishing you the best in the coming episodes🎉🙌🎊🥂💯💪🤝
@QdroBoobe
@QdroBoobe Жыл бұрын
100 100 filimkani wuxu kahadlaya xalada katagan somali 🙂lkn inta ugu badan dadka mafahmayan 😢
@fatxiabdiwalialifatxi2759
@fatxiabdiwalialifatxi2759 Жыл бұрын
Really wlhi 😢
@SaciidoMaxamed-no8pg
@SaciidoMaxamed-no8pg Жыл бұрын
Haa wallhi waa sax
@asiyacabdalla3619
@asiyacabdalla3619 Жыл бұрын
realy wlhi
@kingstonexasey6435
@kingstonexasey6435 Жыл бұрын
Waa sax run waye xaqiiq ka jiro iney sxbtaada aad ku kaal soon thy iney ku qiyaamto dambi weyn iney madax ku Kaliso hadii run laga hada lahayo willshyna 40/% ciyaal suuq waa nahnay waxaa naga sii kalan naag oo naag kale iney soo wado sidaa mustaqbalkayga lagu ciyaaro dharteed iyado og waxaas hadii iyada lagu sameyn lahay sidaas gabar kaas u ooyse dhakaran ayey u oy lehed gabdhahayna 60/% ayaa ciyaas suuq tihin mishaa aad ula dhaqam lahyd baxar miyey sii kaliye gabar kaas waxey sameyse ma aragkeyn iyada ayaa weli diniini sii se swbta aan u tahay 60/% waa naga sii dharan tihiin🎉🎉
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs Жыл бұрын
Kawaran Filimkaan Dadka Dhahaaye Hala Joojiyo Waa Waxkalee True Story Absolutely 💯 U sheeg dadkaa Hubsiimo Hal baa la siistaa
@medhassmedia7866
@medhassmedia7866 Жыл бұрын
War niyohow ma fahmin daadkaas sida xun u ifikiraya whli waligey ma arag film somaliyeed oo sidan oo kaleh ah . wax gira anshax xunmo ma Aha
@yacquubcali3825
@yacquubcali3825 Жыл бұрын
WAR SHAYDAAN TOLKII WAA WANAAG SANTAHAY INAAD SHADAAN AHAAN HORUMARISID DUMARKA SOMALIYEED OK 💯🤣🤣🤣🤣 EE SE ISKA JOOJI WAXAASI WAAXUMAANE
@Degaliah
@Degaliah Жыл бұрын
Kuwa diidaya wa kuwa wadanku kadagi laaya’ay
@user-cl3fi3if3m
@user-cl3fi3if3m Жыл бұрын
ASL Taxanaha ardy waxay leedahay. Faaidooyin badan guul baanidin rajeynayaa
@dulufteam6438
@dulufteam6438 Жыл бұрын
best film of all time in somali love you BILE media film kaan xaqiiqda hada jirta ayuu qeexayaa dadka intooda bdn qisada filmkan ma fahmayaan
@tarrapianchannel5347
@tarrapianchannel5347 Жыл бұрын
Qaar ayaa hada odhan doonal waa dhaqan xumo gaar ahan raggeena si ay u qariyaan waxa maalin kasta kaa raadiyan telegramka☹️ waxaa zoo xasuusty walashen fahima fariiday😢 bal ka wrn kuwa qaarsoon yaa u hadli🥺hablaheena somaliyeet ONE LOVE❤✊🫀
@nimaabdullahi3125
@nimaabdullahi3125 Жыл бұрын
😭😭
@stupidnani
@stupidnani Жыл бұрын
telegram lol
@mustafamohamed8374
@mustafamohamed8374 Жыл бұрын
Aniga wxn la yabanahay waxa waye dhmn dadka commentiga dhibanayo mxy English uso qoranyan😢 Mida kale qeybtan cawa wxy runti ka turjumeysey xalada dhabta ee ka jirta guud ahaan Somalia khasatan Mogadishu. Thank you Bile tv from wajir Kenya
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Haaaa😢
@quraishabdihabashow8593
@quraishabdihabashow8593 Жыл бұрын
A true story that is replica of what is happening in our society ❤
@GaradIftiin
@GaradIftiin Жыл бұрын
Girl means priceless😥 we will never know the exact value until we miss them. God help our sisters in the world
@josephmohamud8878
@josephmohamud8878 Жыл бұрын
I have never watched or watched a series of movies but this one I decided to watch because it contains many lessons about the behavior of school administrators, teachers and students in Somalia and the movie is about reality. Thank you Bile TV
@maxamedtahliil5452
@maxamedtahliil5452 Жыл бұрын
Filamga waa anshax xume sabatoogabar islaamed aya fidiyow lakadoobaa waraaway dowladii filangaan waain meshiisa lakusimaa
@Master__Bvlogs
@Master__Bvlogs Жыл бұрын
@@maxamedtahliil5452 Filimka Waa tusaale Waa Wax Si dhaba u dhaca Marka loo Noqdo Nolosha dhabta, Marka Waa Wacyi gelin In laga feejignaado ama laga Digtoonaado Waxaan Oo kale Sidaa weeye Walaalo Teedakale Waxaa Jira dad badan Somali Adiga Camal Oo wax fahmeynin, Yarka Waxaan Ku dhihi Lahaaye Gabdhihiina ilaashada iyo Bulshadiina Sidaas ayaa Dhowrsananta kujirta Mahadsanid 😂
@KhalidXaajii
@KhalidXaajii Жыл бұрын
Waad fiicantay, lkn Afsomali inoogu beddel intaas, baro afkaaga hooyo
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@maxamedtahliil5452 Waad saxan tahay Saaxiib waa filim dhaqan Xumo ah waa in dalka laga mamnuucaa mida kale gabdhaha meesha ku jiro waalid ma dhalin miyaa micnaha soo kama war qabaan waxa ay ilmohooda ay samaynaayan!!
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
@@Master__Bvlogs Adiga filim miyaad amaanaysaa mise Ninka ayaad caynaysaa
@xaawoibraahim3704
@xaawoibraahim3704 Жыл бұрын
Saxibka xun ayuu ka tujumi xalqadani wllee caawa faidada aanka helaa igaga daranbaa thanks you
@mulkimohamedahmed6427
@mulkimohamedahmed6427 Жыл бұрын
Wan la ilmeyy gawdha video laga duubey wlhi yaarapi naxafid😭😭😭😭😭😭😭😭saxiib nagged marnba fcna
@ilwaat4158
@ilwaat4158 Жыл бұрын
Omg this is soo Good and Based on true daily life stories!
@abdourazakfahmifatoum9358
@abdourazakfahmifatoum9358 Жыл бұрын
This serie is so fascinating and congratulations bile Tv i am from Djibouti
@naxnoofficial4445
@naxnoofficial4445 Жыл бұрын
films kan dadka diidan qalad u arka waayo waxa dalka iyo dadkeena ku dhaqman ayuu ka hadlaya hore u socda and thanks ❤ waxan jaclahay sida loo sameeyay sax waaye qalad iyo been dhan kuma jiraan keep going guys ❤
@sumayamaxamed3304
@sumayamaxamed3304 Жыл бұрын
Waxaan miyaa dalkena kadhaca
@daauus_abdullahi3078
@daauus_abdullahi3078 Жыл бұрын
Wax Kadaran Ayaa Kadhacah
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
​@@sumayamaxamed3304 Halaag aad foolxun ayaa wadanka ka dhaca.
@liibaanibrahim2507
@liibaanibrahim2507 Жыл бұрын
​@@sumayamaxamed3304 ooma ogid miyaa in gabdha bdn sidaan in lagu sameeyo, markii laga dhameystana lagu rakaateeyo clip yarka laga duubay, mana hadli karaan xitaa reerkooda, intaas waxey ka fikirayaan sharfteeda, WLLh waa xanuun, Mx qof wax ogeyn iskaga Dhig Dhigee 🤔
@abdirisakabdirashid7354
@abdirisakabdirashid7354 Жыл бұрын
Teamka filimkan suga habeenka khamiista ah waan idin salamaya Inta igu raacsan in la kordhiyo daqiiqadaha gacanta taaga👋
@hamse7162
@hamse7162 Жыл бұрын
THE BEST FILM IN THE WORLD ❤
@Aadilali602
@Aadilali602 Жыл бұрын
Najmo cod macanaa 😮 m.a
@yasminclkarem7225
@yasminclkarem7225 Жыл бұрын
Wixi hargysa ka daawanaya wan idin salamay 😊😂❤
@user-pr1bu5bc5u
@user-pr1bu5bc5u Жыл бұрын
Dad badan ayaa umalyn doona anshaxumo lkn waa xalad dhah ah oo Jirta oo Haysata gabdha filmkan Nolosheena ayuu Turjumayaa Haday ahaato Qabyaalada, Guurka qasabka io arinta Muuqalada gbadha laga Duubo 🥺
@user-en3im6in1y
@user-en3im6in1y Жыл бұрын
Aaad io aad dadki aqliga usaaxibka ah unba fahmi karayah
@mssneyruuzah2656
@mssneyruuzah2656 Жыл бұрын
Muqaaal inteee kufsi ga day qaraxa guurka qasabka kan khiyaali waa arrimha na heesto
@Tashia1
@Tashia1 Жыл бұрын
Haa qaasatan gabdhaha shirqoola kuwa masaakinta😢
@camuudcali8042
@camuudcali8042 Жыл бұрын
Haa 😔
@canabcabdulaahi4795
@canabcabdulaahi4795 Жыл бұрын
Wan og nhy lkin lombahna dhibtda wdenkena hysta inan wdamda kle ay arkn am ay maqlan
@mohammedmukhtaar2895
@mohammedmukhtaar2895 Жыл бұрын
What amazing episode and heart touching 💙 ♥️
@mohamedmohamud7231
@mohamedmohamud7231 Жыл бұрын
Najma darteed lee udawdaa filmkan full confidence wlh nyc act najma
@deeqowabuukar10
@deeqowabuukar10 Жыл бұрын
Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar الله أكبر ❤❤❤
@alizapea
@alizapea Жыл бұрын
Ayy hye ma qirote
@samiraabdilahi9894
@samiraabdilahi9894 Жыл бұрын
@saqawxhaka1939
@saqawxhaka1939 Жыл бұрын
الله اكبر سبحان الله
@abdullahiomar3324
@abdullahiomar3324 Жыл бұрын
@umanajmo6684
@umanajmo6684 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Abdimalow433
@Abdimalow433 Жыл бұрын
“Dulli lama hillaabtee aaway hanadaadii” Heesaha ayayba ii sii jeclaysiiyeen Team Arday👏
@hadrawisarcad5432
@hadrawisarcad5432 Жыл бұрын
Mansha Allah Najmo code leedahay Illahey ha dhowro
@adiljb5943
@adiljb5943 Жыл бұрын
Movie wa marki labad uu ka hadlayo wax ku sabsan nolosheyda Mar wa arinti qaraxa Marna wa arinti ah qof in midgaan lagu caayo Sidan Ayay ugu cay Jiren gabadha an jecla marki an secondary ahen aniga Ayay xita igu dhihi Jiren kuwo dad igu dhawa gabadhas wa midgaan ee ka siko balse jacel xad dhaf ah Ayan usi qadi jiray ayagana wan ka dagali jiray
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Жыл бұрын
inta Rabto in waqtiga filimka la dheereeyo farta soo taaga 👍🏾 ❤️ 😎
@ayhaanmahad6184
@ayhaanmahad6184 Жыл бұрын
Anaa rabo😢
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi Жыл бұрын
Inta Rapta iney Filimka arday Dhameesato😂 LikEta.❤😂😊
@cabdulaahiaaran8139
@cabdulaahiaaran8139 Жыл бұрын
Real wahaba iga qadan soda gabdha wilks u qancisey oo San hanageynin
@AbdifataaxMohamoud-qt5ti
@AbdifataaxMohamoud-qt5ti Жыл бұрын
Qof walboo Firsadey filimkan is nooleeya🥰❤️
@somalilab8848
@somalilab8848 Жыл бұрын
Inanta najma la idhahdo waa qalanjo heesta aya qadayna wlhi waa ka helay 🎉🎉🎉❤❤ waxa aan ku leyaya najana l love walal
@inaburale8518
@inaburale8518 Жыл бұрын
يَا أَيُّهَا النَّاسُ إِنَّا خَلَقْنَاكُم مِّن ذَكَرٍ وَأُنثَىٰ وَجَعَلْنَاكُمْ شُعُوبًا وَقَبَائِلَ لِتَعَارَفُوا ۚ إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ۚ إِنَّ اللَّهَ عَلِيمٌ خَبِيرٌ
@Yusuf-Qays143
@Yusuf-Qays143 Жыл бұрын
Gabadhaasi waxa lagu sameeyay waa xaqiiq jirta oo u baahan inay ka feejignaadaan gabdhaheena😊
@AdnushMoha-og1bc
@AdnushMoha-og1bc Жыл бұрын
Inta sideyda dib kadaawate waan salaamayaa🤝🤣🤣
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 5AAD | SEYNAB
31:42
Bile TV
Рет қаралды 2,2 МЛН
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 7AAD | DAMBIILE
28:47
Bile TV
Рет қаралды 1,4 МЛН
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 20 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 60 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
Musalsalka Habboon: Xalqada 1-aad :-soo laabashada Jamaal:
30:17
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 9 & 10AAD | SIR IYO CAAD
41:14
Bile TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
TAXANAHA ARDAY | XALQADA 1AAD | FAARAX
25:48
Bile TV
Рет қаралды 2,9 МЛН
TAXANAHA ARDAY  XALQADA 4AAD  ISMAHAN
31:30
Somali best Actors-Collection
Рет қаралды 2,7 М.
HAYAAN XALQADDA 2-AAD | “ WAAN DILAYAA “
27:29
Astaan
Рет қаралды 671 М.
Khadar & Khadra EP 1
6:28
BUuTI Television
Рет қаралды 818 М.
SOMALI HIGH SCHOOL!
22:36
FAM TV
Рет қаралды 1 МЛН
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 369 М.
HOOYO uur baan Leeyahay Episode 1 (Mum I’m pregnant)
15:40
BUuTI Television
Рет қаралды 773 М.
路飞还是太年轻了#海贼王 #路飞
0:19
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 2,3 МЛН