TEAM KOKO IYO AMIIRO VS TEAM ASAD CEYDA IYO CUMEER XANAAQ DARTIIS CIYAARTA KA BEXEEN🤣🤣

  Рет қаралды 147,841

Amira Qurux

Amira Qurux

6 ай бұрын

Пікірлер: 308
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 6 ай бұрын
Amiiraan arkay mana qoslin haddaan ka yeelo...😅❤ Koko caawa shaqay ka qabatay Raggii Alleylehe.😂😂😂
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 6 ай бұрын
Ma qoslin maxaad ka badalikartaa sxp
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 6 ай бұрын
@@Nalkanur1234 adigay kuu taal,aniga faraxdayda miyaa ku dhibaysaa yaa soomaali?😂
@BilanQaldane
@BilanQaldane 6 ай бұрын
​@@AsmaDhaaki-oe3lv qac😂😂
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 6 ай бұрын
Sallalahu calayhi wasallam ❤❤
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw
@user-fh1xs9ds1o
@user-fh1xs9ds1o 6 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤
@hiboabdi745
@hiboabdi745 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@deinabaabdinur1957
@deinabaabdinur1957 6 ай бұрын
Scw❤❤
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 6 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤
@sacdiyocumarshiikhey4087
@sacdiyocumarshiikhey4087 6 ай бұрын
Amiiro abayo wanku jeclahy allah ku xafido qurux dumar guuleso wajiga nolosha kumaciisho geerida haku ilowdo hoyo kartile guushada jeclahay guuldaradada wanecbahay ❤❤❤❤❤❤
@queenofquens8930
@queenofquens8930 6 ай бұрын
Koko style was igu dishay dhar xirasho❤❤❤❤❤
@Hiiiiiiiiii.i
@Hiiiiiiiiii.i 6 ай бұрын
Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw scw❤☝️🕋🕌
@Darajopwouy
@Darajopwouy 6 ай бұрын
Amiro quruh qofta kaliiii antagerooo❤
@QueenDheeman
@QueenDheeman 6 ай бұрын
Dharka is not easy 😂
@HafsaAbdulkadir-ch7pk
@HafsaAbdulkadir-ch7pk 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@mariaclaraofficial8118
@mariaclaraofficial8118 6 ай бұрын
Hh somlia 2015 laga xirn jiry dhrkaa😂😂
@NajmaAli-mi7ld
@NajmaAli-mi7ld 6 ай бұрын
Dharkee ​@@mariaclaraofficial8118
@masbal9180
@masbal9180 6 ай бұрын
masha Alllah Amira qurux and ceyda team qabqab to qalbi ❤ayan salaamaya
@user-xt9vu2jk2y
@user-xt9vu2jk2y 6 ай бұрын
Allah is one ☝️
@nuuralceensiidcumar517
@nuuralceensiidcumar517 6 ай бұрын
The Best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed(-ﷺ-)☝️🕋❤️
@Hiiiiiiiiii.i
@Hiiiiiiiiii.i 6 ай бұрын
Scw
@MaanoAbdukadir-kx9om
@MaanoAbdukadir-kx9om 6 ай бұрын
Caawa dhar madow la is la soo xirtey ceyda io amiiro ased io coco caadi ma ahan m.a my team 💚💚
@user-tm1yv8dd2r
@user-tm1yv8dd2r 6 ай бұрын
Wow Koko stylkeda😊😂❤
@faizahhassan3862
@faizahhassan3862 6 ай бұрын
Amiira wll live tiktok hasoo galin plz qof sharafbadanbatahay oo dacada dadku markay ku dhiiqaynayan mafahmaysid hal kalmad oo kaa baxda ayaa sharaftada wax udhimi karta wll plz hadaadan waxba uga baahnayn iska daaa love u ❤
@zamzampretty7871
@zamzampretty7871 6 ай бұрын
Koko wxn dhar mahan dhar asturan xiro 🫣🫣
@HafsahAbdalle-or9if
@HafsahAbdalle-or9if 6 ай бұрын
Amiira qurux is not easy 😂🎉😂
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 6 ай бұрын
allha is one ☝️ 😢❤
@safaabfullahi6232
@safaabfullahi6232 6 ай бұрын
4tan sida xiisad camal ulasocda chanelkoda idiin jeclahay wlhie😂🥺❤️
@user-qj4sp6qd6i
@user-qj4sp6qd6i 6 ай бұрын
Amiiradedi dar allaa kuu jeclahay ❤
@NasracarabXasan-jb5gu
@NasracarabXasan-jb5gu 6 ай бұрын
wlhi cawa ragiiii.waxbaaa hely 😂😂😂😂😂 saaa ku wad amiiry yan in khiyaaamin😂
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Hadii aad kheyr jeceshahy nogu sobiir saad wax noogu faaido ❤
@Farhia110
@Farhia110 6 ай бұрын
Ku sali nabiga Mohammed ❤❤❤❤
@user-gu1eg1du8f
@user-gu1eg1du8f 6 ай бұрын
My team 27amiira ku jclhy wlhi adi cayda iskukiin jclhy lkn wlhi❤❤❤❤❤❤❤😊😊
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 6 ай бұрын
War koko waba xaraabo caadiye saywax ugaraacayso iigudaran😂😂😂
@sacdiyodauud9461
@sacdiyodauud9461 6 ай бұрын
Wey uxanaqsantahay shalay qayanen ceyda sey ugaracday 😂😂😂😂
@Yazmienchama
@Yazmienchama 6 ай бұрын
Koko io amiro❤ gabadhahaygiie idin jeclahay ❤
@user-bj6gt3rv9d
@user-bj6gt3rv9d 6 ай бұрын
Caawa walle shaqa laga qabtay faraxyashi 😂 Mac idinku Tahay 😂😂
@sacdiyodauud9461
@sacdiyodauud9461 6 ай бұрын
Cawa qqsha ma jiro koko wey so jesatay😂😂😂
@user-uh9vb8gz8d
@user-uh9vb8gz8d 6 ай бұрын
Team Amira isn't easy 🥰💯
@user-vg8mf5yu5g
@user-vg8mf5yu5g 5 ай бұрын
Safiyo 👶🏾
@ikranfarax
@ikranfarax 6 ай бұрын
Waaw cawada dhar madow ayaa shidan😂😂❤❤
@Farhia_ali
@Farhia_ali 6 ай бұрын
KOKO BULLE MASLMAHAAN XANAAQEEDA. BADAN SEE. WAX. UJIRAAN😊
@Suhayb263
@Suhayb263 6 ай бұрын
Amiiro iyo asad so.funy wlhi😂😂❤
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 6 ай бұрын
Waw mansha alahu Amira cadey wankujeclo aqwan abayo waxatahay qof farxad badan xafadeno dhan wankajecelno koko iyo asd ceda cumer igusalam Amira cadey jimca Karim
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 6 ай бұрын
wll ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 6 ай бұрын
Tanyar koko barnaamijyada kaqabta qaylo + xanaaq meesha dadbaa idin ka danbeeya oo daawanya muqalada
@Kaaafiyo
@Kaaafiyo 6 ай бұрын
Wiilsha qiyaanadooda makuu muuqdaan miyaa macnaha
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 6 ай бұрын
@@Kaaafiyo game marka la ciyaarayo waalays khiyaameyaa way jirtaa lkn qaylo iyo xanaaq in laciyaro maaloo duubaa barnaamijka
@Kaaafiyo
@Kaaafiyo 6 ай бұрын
@cabdiraxmaan8 koko hadee qeeliso ayakaa kadanbeeyaan qiyaanadooda saaid waaye marka maiska qeelineeso sidaas ula soco
@Cabdiraxmaan8
@Cabdiraxmaan8 6 ай бұрын
@@Kaaafiyo hye
@haliimoxuseen5570
@haliimoxuseen5570 6 ай бұрын
Wll ayaga khiyaanoolooyin ah wiilasha aydna SaaS uxanaaqee ee marka kale waa iska caadi
@saynabmahamaddaahir
@saynabmahamaddaahir 6 ай бұрын
Teamkeygiii ❤❤❤❤❤❤ Amiiradeena adan kuujecla
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
Rabiyowwwww😢teamkena no xfid❤❤❤wlhi wani jeclhy team 27
@shukriinainadadaal3462
@shukriinainadadaal3462 6 ай бұрын
Amiiro waa wajeclhy walhi😢❤
@queennadia4390
@queennadia4390 6 ай бұрын
Amira qurux keep going my sis ❤😊
@ryakapthirazak7669
@ryakapthirazak7669 6 ай бұрын
TEAM QIYANO ISN'T EASY 😭😂😂
@QueenHayat88
@QueenHayat88 6 ай бұрын
Koko wa funnyga teamka wlhi xaraabo sug hee noh😂😂😂😂😂😂
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 6 ай бұрын
Wlahi cawad koko wey shidantahy😮
@Jaaaama36
@Jaaaama36 6 ай бұрын
Dhiiga bay ku kiciyeen 😂😂😂 Wey garaacdey 😂
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 6 ай бұрын
@@Jaaaama36 haaaa koko xanaaqeeda qurx
@miskimorata2854
@miskimorata2854 6 ай бұрын
team amiira qurux ❤🔥❤😂😂
@samsamaxmed5528
@samsamaxmed5528 6 ай бұрын
amiira part two soo sameey oo koko iyo asad kujiraan labadn fanny waaye😂😂😂❤
@Najuumfantastic
@Najuumfantastic 6 ай бұрын
‏الله أكبر❤🕋☝🏼🥰
@user-wf2id8be5b
@user-wf2id8be5b 6 ай бұрын
Alahuma sali calaa muxamed❤❤❤
@user-nz1xv3mu5r
@user-nz1xv3mu5r 6 ай бұрын
Alah is one❤❤❤❤
@NasiinAbdi-sn9oz
@NasiinAbdi-sn9oz 6 ай бұрын
Sheekada qabqab qormee nolo sharxaa amiira qurux ❤
@nurtaadan-zt3fl
@nurtaadan-zt3fl 6 ай бұрын
Amiradeena guuleyso hbbti big love for you❤❤❤
@Wankooshow
@Wankooshow 6 ай бұрын
Continue more language❤ worldwide🎉
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 6 ай бұрын
Cayda muxuu koko ku caayey subxanallah sidaan layskuma ogeen gabadha hanaga caayina cidiina😢
@Faiza-el4nr
@Faiza-el4nr 6 ай бұрын
Gormuu cayey daqiiqdaha isheegba
@Naxariis_lugaleh
@Naxariis_lugaleh 6 ай бұрын
Walaal mxu dhehe mamaqalee
@Taliso269
@Taliso269 6 ай бұрын
Subxanllah beenta joji goormu cayey
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
war beenta joojiya cey ma aragnee 😂
@YahyeHazen-qp2ji
@YahyeHazen-qp2ji 6 ай бұрын
Goormuu caayay wll😢
@rakia111
@rakia111 6 ай бұрын
Amiro adiya ceyda erayga qab qab noo sheega😮😮
@NadiifoCabdishakuur-ee9vp
@NadiifoCabdishakuur-ee9vp 6 ай бұрын
Koko cawo cashar bay u dhigtay😂😂😂
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@user-fj9lf4ds6p
@user-fj9lf4ds6p 6 ай бұрын
Amira keep going sister ❤
@apdixakiinxasan
@apdixakiinxasan 6 ай бұрын
Isku dharad tihiin wow inta ihu racsan like me❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 6 ай бұрын
So badi amiira😂😂❤
@aashoabdi2839
@aashoabdi2839 6 ай бұрын
Inta iga danbeeso waa salamay ❤😮😊
@marizadagan2470
@marizadagan2470 6 ай бұрын
Ani amiira iyo asad say isu dhibaan uuun baa iga gadan 😂😂😂
@bayaanabdirashid810
@bayaanabdirashid810 6 ай бұрын
Amira 2024 wa lagary qab qab kasogona😊
@umalkhayrmuhumed5869
@umalkhayrmuhumed5869 6 ай бұрын
koko iyo amiiiro barnaamijka wad foolxumaysen Plz Doooda Joojiya Sida inamada Ahaada
@najiibMk
@najiibMk 6 ай бұрын
Qab Qab noosheega nio 😂😂😂
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h 6 ай бұрын
Ku saliya NABIGEENA nn korkiisa ha ahaatee ❤❤❤❤❤scw scw scw scw scw ❤
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y 6 ай бұрын
I love u koko ❤❤❤
@user-em9oq5ly1r
@user-em9oq5ly1r 6 ай бұрын
Anoona Team 27 dawan majiifto wlhie 😊
@user-km3qo9vu7i
@user-km3qo9vu7i 6 ай бұрын
Waaw cawada dhar madmadoow Ayaashidan❤❤❤❤❤❤
@fatximahamed5478
@fatximahamed5478 6 ай бұрын
Amiira qurux 224 wa la garay alx lkn balantenu waxa ay ehed erayga qab qab ina noso macnesan waliba hal videoyow kaso samaysan❤
@nimcoyacquub7744
@nimcoyacquub7744 6 ай бұрын
KoKo is not easy ❤ Amiira xaareey
@hoodojano199
@hoodojano199 6 ай бұрын
Koko cabsida ushu cofee with dayax ka keentey koko quruxeey coffee with karan weeyi 😂😂😂😂😂
@raziyahmohamed4530
@raziyahmohamed4530 6 ай бұрын
Wow amazing keep going amira 🎉😂😂❤❤❤
@MaryamoCabdi-tm5bq
@MaryamoCabdi-tm5bq 6 ай бұрын
Wankusaray xabibtiyey 800k kabadan oqalnta ❤😢
@user-gu1eg1du8f
@user-gu1eg1du8f 6 ай бұрын
Habeenkii idinkaa nigu dhafraaa😅 kwrn😊
@Baazka_YT1
@Baazka_YT1 6 ай бұрын
Koko iyo Cayda wa izku dhar 🎉😂❤
@Sacdiyo937
@Sacdiyo937 6 ай бұрын
Qab qab macnaheeda wansugoona qalbi tu qalbi❤❤❤
@Jaaaama36
@Jaaaama36 6 ай бұрын
31 December la sheegaaaa😂
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
​@@Jaaaama36yaa dhahay 😂
@bashkacade4642
@bashkacade4642 6 ай бұрын
Caadi inolo qiyaaamay teamka wiilasha wax beeen ah sheegeen😂
@King___ziizuu
@King___ziizuu 6 ай бұрын
Koko qareer weynaatey weeye
@OskaIbrahim
@OskaIbrahim 6 ай бұрын
M.a team 27 keep going
@user-uq4dz1dn2e
@user-uq4dz1dn2e 6 ай бұрын
Amira hanbalyo 800k subscribe i.a😮😊😊
@Mineyyyyyyy
@Mineyyyyyyy 6 ай бұрын
😂😂wlhi cawa wa raftee😂😂😭ceyda io asad mela lasre😂ul loga cnomle😂
@user-kc4ko8bw4s
@user-kc4ko8bw4s 6 ай бұрын
Ceyda cumeer weey isku shegayeen😂😂
@filzanQurux
@filzanQurux 6 ай бұрын
Koko isn't easy 😂😂😂❤
@sacdiyodauud9461
@sacdiyodauud9461 6 ай бұрын
Ceyda asgo wax shaga lag kici😂😂😂😂
@user-qm2xs2sm5y
@user-qm2xs2sm5y 6 ай бұрын
Koko lamajoojiyaan ladhahaaa
@deeqamohamed320
@deeqamohamed320 6 ай бұрын
Koko and amiiro fan 😂
@user-yu5bd4xk2y
@user-yu5bd4xk2y 6 ай бұрын
Koko is cute i love her❤❤❤❤
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 6 ай бұрын
Mashallaah ❤❤
@rihaamyussuf-lj6zt
@rihaamyussuf-lj6zt 6 ай бұрын
amiira io ceyda washamzi izku diyariyaa 2024 wla garay qap qap la idinka raba😂😂😢
@MaxamedCabdulahi-fn6yz
@MaxamedCabdulahi-fn6yz 6 ай бұрын
qab qab wax weyn miyaa umaleyseen 😂😂
@haniabdi3866
@haniabdi3866 6 ай бұрын
Horumar wacan allow sahal amuuraha ( Arkaa milkiile)
@user-dw7jl9tz8c
@user-dw7jl9tz8c 6 ай бұрын
Gabdha unaxariista❤❤❤❤❤❤
@user-uq4dz1dn2e
@user-uq4dz1dn2e 6 ай бұрын
Team is funny wallahi
@Nafisaofficial74
@Nafisaofficial74 6 ай бұрын
Adna channel & Fartun happy ayaba ilawde 😅😅
@hafsomuun9978
@hafsomuun9978 6 ай бұрын
Amiro Ceyda Koko Jah labiska Mana walaysiin
@BisharYusuf-uw9ol
@BisharYusuf-uw9ol 6 ай бұрын
You tube raba Amiira ❤
@user-zt1hi3zp2t
@user-zt1hi3zp2t 6 ай бұрын
Qofki uguh horeyey eedaawada ahy😂
@Mss_kroumi
@Mss_kroumi 6 ай бұрын
❤amira qurux channel love you❤
@Maya_6678
@Maya_6678 6 ай бұрын
Amira green aye wty weyiska sobxisay 😏😂😂ceyko for ever🫶🏻🫶🏻❤️❤️😂
@nashaadelmi8314
@nashaadelmi8314 6 ай бұрын
Green wadata lkn camerada saan ka dhigeyso dhoor jeer arkay saaas 😊
@Maya_6678
@Maya_6678 6 ай бұрын
​@@nashaadelmi8314maya abyo video tag oo ceyda so digy green aye wtaa so firso hdneh sako black eh oo funandh black aya kakorwadhataa
@Taliso269
@Taliso269 6 ай бұрын
Cayko wali dad miya tagero inan aniga u danbeya modaye🤣🤣🤣✌️
@ahmedshabeel2238
@ahmedshabeel2238 6 ай бұрын
Next game si ay khiyanada udhamato yaanay isku xigin wiilashu hdi kale wey isu sheegayan game kan suu udhanyey wey isu sheegayan insha allah next game habluhu ha udhexeeyan wilasha
@user-mh1mx2nl9g
@user-mh1mx2nl9g 6 ай бұрын
Part2
@Xayaat-omar
@Xayaat-omar 6 ай бұрын
Cwdda maxaa jiro black yaa idiin qeybiyyy😂
@craxmaanmaxamed8922
@craxmaanmaxamed8922 6 ай бұрын
Amira abaayo mcn 2024 waalagaray qab qab maxaalaga wada nooso sheega❤❤❤
@Mandeq-gz2ym
@Mandeq-gz2ym 6 ай бұрын
Channel ayanita kasoo first huno
@craxmaanmaxamed8922
@craxmaanmaxamed8922 6 ай бұрын
@@Mandeq-gz2ym de adu maxa gagalay amiran weydiyay amiri mada is gu daquan na laqabsiga igadaa
@user-uy9oh2xt4y
@user-uy9oh2xt4y 6 ай бұрын
Fartun happy❤❤
@user-np4sc6gg6c
@user-np4sc6gg6c 6 ай бұрын
koko wax kalee😂😂😂😂
@user-kq1zt6je1f
@user-kq1zt6je1f 6 ай бұрын
xaaaax amiiro lelatumay caawa iskaceli koko baway iskacelisaye intad qoslee maadsifikirtid
WUU BAXAY WALAALKEYGA OOYINTA CESHAN WAAYAY SAFAR SALAAMA😭😭
13:19
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 125 МЛН
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
COCO IYO CUMEER LABADINA YAA ROMATIGA KU FIICAN…..😱
8:21
GAME maskax u bahan CEYDA WAXBA LAGAMA QABAN KARO omg 😲
6:55
ABDIRIZACK SIYASI
Рет қаралды 20 М.
WHO AM I SOO SAAR QOFKA MADAXA KUGU DHAGSAN
12:04
KOKO BULLE
Рет қаралды 79 М.
TEAM WILASHA VS TEAM GABDHAHA CIYAARTI UGU ADKEED IYO ASAD OO…?
18:14
QIYAAS QOFKAAN
11:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 405 М.
CEYDA SI XUN U GALNE  TUUG IYO ASKARI QAYAANADA ADUUNKA😱
12:59
Amira Qurux
Рет қаралды 146 М.
SHAATIGEYGA XIRO CADNAN OO IGA ARSADAY EVERYTHING YES😳😳…
22:08
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 125 МЛН