The beautiful town of Adale Somalia | Bilicda Magaalda Cadale

  Рет қаралды 7,879

Dalmar Travels

Dalmar Travels

Күн бұрын

Kusoo Dhawaaw Cadale
Magaalada Cadale waxee ku taalaa gobolka shabeelaha dhexe ee koonfurta Soomaaliya, muqdisho waxee u jirtaa 180 km.
Magaalada waa mid isku darsatay geedo qurux badan iyo xeeb aad u baalaran.
Cadale wax badan ayee kaga duwan tahay deegaanada kale ee wadanka.
Hadii aad ku qanacdo muuqaalada aan soo gudbiyo subscribe dheh channel keyga KZbin ka.
Music I used: www.epidemicsound.com/referra...
Facebook page: / lifeinxamar
#somalia #Mogadishu #cadale

Пікірлер: 36
@rashkaboy6148
@rashkaboy6148 2 жыл бұрын
Hambalyo sxb 1k waa gartay 100k iyo kabadan soon insha'aallah
@DalmarTravels
@DalmarTravels 2 жыл бұрын
Wa mahadsan tahay walaal ♥️
@user-dx1nt6md3t
@user-dx1nt6md3t 3 ай бұрын
I.a xaafadeyda wan usoo socdaa cadale ❤
@sabuur2005
@sabuur2005 2 жыл бұрын
Qof aad u dadaalo aya tahay. Waxaadna waqti galisay quruxda Dalkeenaً Somalia🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴
@DalmarTravels
@DalmarTravels 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal 🥰
@osamapicks4256
@osamapicks4256 2 жыл бұрын
Go on buddy
@SadiikSindi
@SadiikSindi 3 жыл бұрын
m.a waan ka helay sida nogu so gud bisay bruh
@DalmarTravels
@DalmarTravels 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal 🥰
@salmaanjaawiye6577
@salmaanjaawiye6577 2 жыл бұрын
Wlcme KZbin wlhi bro Vlog Quruxbadanaa nosobandhigtay dhoray usoco bro 🥰🥰🥰
@shamuurey9338
@shamuurey9338 3 жыл бұрын
Wow🔥❤️
@halimahussein2000
@halimahussein2000 3 жыл бұрын
maansha alaah beautiful
@DalmarTravels
@DalmarTravels 3 жыл бұрын
🥰
@macaanjecel2713
@macaanjecel2713 3 жыл бұрын
Well done 👏
@beerlula1047
@beerlula1047 3 жыл бұрын
Iska dag cadale Abdihakiim gurina Waa diyaaar waxba meel ha oodan 😂❤️ Thanks sxb magaaladeydii aan ku dhashtay muuqaalka kasoo diyaarise 😊 🙏
@DalmarTravels
@DalmarTravels 3 жыл бұрын
Coowbaarka dheer iyo cadaley ku dhalatay 🥰♥️
@beerlula1047
@beerlula1047 3 жыл бұрын
@@DalmarTravels 🥰😊🙏
@qalbihodon721
@qalbihodon721 Жыл бұрын
Mesha hotels ma leedahay internet ka wa ka waaye?.
@DalmarTravels
@DalmarTravels Жыл бұрын
Hotel wey leedahay
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 3 жыл бұрын
Masha allh 👏
@macaanjecel2713
@macaanjecel2713 3 жыл бұрын
Muqaal aad u qurux badan
@Waasuge2012
@Waasuge2012 2 жыл бұрын
Wiilka yer magaciisa waa mucaad
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 Жыл бұрын
Cadale maad tagin cowbaarna ma ahayn geedaha muuqday.tuulada aad cadale ku sheegtay ma aha magaaladii cadale taariikhda lahayd waxaan u malayn in aad mareeg Soo duubatay caruurta markaad magaca waydiisay midna ma sheegin
@kismaanyojowhar2504
@kismaanyojowhar2504 2 жыл бұрын
Waan u baahan nahay dhalin yarada soomaliya jookto in ey tusaan quruxda wadankeena .
@qamarnur7370
@qamarnur7370 2 жыл бұрын
Cabdixakiin xajiyo shiine
@abdiraxmaanmaxamuud3336
@abdiraxmaanmaxamuud3336 2 жыл бұрын
Wllhi aniga marka aan video Ga dawanayo waxan Moda in an jogo
@shantagees9425
@shantagees9425 Жыл бұрын
Dalkeenu waa wada jano Alle colaada iyo burburka ha ina ka saaro
@user-wx3om4xj5n
@user-wx3om4xj5n 2 жыл бұрын
Aww you're so nice for buying her an ice cream
@DalmarTravels
@DalmarTravels 2 жыл бұрын
🥰
@hussaindiirshe5317
@hussaindiirshe5317 2 жыл бұрын
Brother you need to monetise the channel and I’ll be the first to always watch the advertisement videos
@DalmarTravels
@DalmarTravels 2 жыл бұрын
Thank you so much brother.
@cwahaabcalimaxamed9650
@cwahaabcalimaxamed9650 3 жыл бұрын
Zxbow xakimw meeshan kuqabso waa quranbadantahay zxb
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 2 жыл бұрын
Nice content but not sure about the music i was expecting shirib.
@saadaqmohamedali542
@saadaqmohamedali542 3 жыл бұрын
Keep going sxp tan kale bro cadale hotel ma leedahay aan kireysan karo
@DalmarTravels
@DalmarTravels 3 жыл бұрын
Magaalada hotel la kireesto maku yaalo, lkn waxee leedahay guri martisoor oo dadka imaado lagu sooro.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 2 жыл бұрын
CAAJIB MEL LA QUURAXA AH CADALE MA ARAG❗🇸🇴 ILAHOW DALKA NABAD NOGA DHIG SIYASIN ARAGTI LEH OO UMADA U FAKARA NA SII. HADI INTA ISKU HELNO WADANKENA WACA NOQONAYA WADANKA UGU DALXISAYASHA BADAN ADUUNKA. LKN AWAY CAQLIGA DADKI KA SHAQAYSIN LAHA
@DalmarTravels
@DalmarTravels 2 жыл бұрын
Is bedel wuu imaan doonaa inshallah
$10 Challenge in xamarweyne | Exploring old town Mogadishu
14:31
Dalmar Travels
Рет қаралды 39 М.
Jasiirada aysan Soomaalidu booqan - Kooyame 🇸🇴🏝️ Bajuni Islands Somalia
18:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 401 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 2,7 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 120 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 7 МЛН
WAREYSI GAAR AH! ODAYAASHA DHAQANKA DEGMADA CADALE
20:54
SOMTV SOMALIA
Рет қаралды 600
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
THE BEAUTIFUL TOWN OF ADALE - BILICDA MAGAALADA CADALE
12:56
Nouh Abukar
Рет қаралды 27 М.
1 DAY as a TOURIST in SOMALIA (Extreme Travel Somalia)
17:15
Indigo Traveller
Рет қаралды 7 МЛН
Safarkaygii Marka Cadeey 🇸🇴 || My journey to Merca Somalia
30:51
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 250 М.