QAMAR SUUGAANI CAASHAQA DHAXALKIISA FANSAN BAND 2020

  Рет қаралды 9,676,863

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

qamar sugani
new song caasha dhaxalkiisa
ereyada cabdirixiin sidiiq hello
music maftuux cadceed

Пікірлер: 1 800
@abdullahiahmedisse
@abdullahiahmedisse 4 жыл бұрын
Dadkayga soomaaliyed wan salamaya la socda haweraar music Heeso badan bana soowada❤️❤️
@momaameshchannel8450
@momaameshchannel8450 4 жыл бұрын
Qamarow wlhi saan kutaagerayay drtaa la ilmayn rba zxb pro lambarkaga whatsapka iso dir hda xushmad taagerinimo ihyzid
@momaameshchannel8450
@momaameshchannel8450 4 жыл бұрын
Wn ka fogahay ma ahane gurigaga kama baxayn jacayl aan ku hayo pro
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 4 жыл бұрын
Laxankaa laysku arkay Musiganu ka sii daranba
@ahmedmohamuud7667
@ahmedmohamuud7667 4 жыл бұрын
Dadka beenta kadaa nin asaga ah haku qaraabane caaaqow
@kifaaxluul6730
@kifaaxluul6730 4 жыл бұрын
Qamarow fanka adaa Hogan u ah horey usoco 😘🥰🙏
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 9 ай бұрын
Hadaa so raadisay 2024 legendry na aad tahay🤗 like ha nala dhaafin👍 😅
@Shucaybxasan-ej2gp
@Shucaybxasan-ej2gp 7 ай бұрын
Yaa kuu shegay inaa 2024 raadin doono😢😅😅
@MaryamaIbraahiimHusni-dw4pd
@MaryamaIbraahiimHusni-dw4pd 6 ай бұрын
Wn so radiyay 2024 wliba April 😂😢
@MaxamudMahamad
@MaxamudMahamad 4 ай бұрын
Maanta Lee iga qabdey😂
@abdulrahamanmouse9331
@abdulrahamanmouse9331 4 ай бұрын
1111111111111111111111111111111111111111111111111111¹11¹111111​@@Shucaybxasan-ej2gp
@NasroMowliid-wj1vw
@NasroMowliid-wj1vw 3 ай бұрын
​@@Shucaybxasan-ej2gpseme😂
@drdaahirofficial5308
@drdaahirofficial5308 4 жыл бұрын
War waryaaa Hubka dhiga away dadki lahaa suldaan ayaa qamar ka fanaansan waxa masamayn kartaan Ma nigga Team qamar ka (1K) halay gaarsiiyo❤
@user-sm8zf2jp1s
@user-sm8zf2jp1s 4 жыл бұрын
Qamar cid gaadha ma jirto, Suldaanka lagu sheegayo iyagaa shida haday laxan noqoto iyo musicba, Multitalented weeye ninkani mucjisada fanka bilaash looguma bixin.
@xogsugan1842
@xogsugan1842 4 жыл бұрын
Isma gaadhayaan pro qamarku wlhi waa fankii oo lugo leh
@zakariyeabdizamad9220
@zakariyeabdizamad9220 4 жыл бұрын
Wlhi marka runta lasheegayo isma gaadhayanaa inkastu suldaanba Top yahay hadana Qamarka hirgalay aya ka mucjisaysan oo ah legend ka fanka
@mahmetidriz8741
@mahmetidriz8741 4 жыл бұрын
Qamar laxan iyo waxksto ba isaga wata baba ku soco 💪🥰
@hamdasiciid7550
@hamdasiciid7550 4 жыл бұрын
Bowe Suldaan wa Fanaan Ficn O fanka hadda jooga Qiima kuleh ...Lkn Ninkaani Mucjisada fankaan Wxbu kusoo kordhiyey Mullaxan Abwaan Mohamett Wardi Muraayada Laba codlaynta ❣❣
@guledantonio5210
@guledantonio5210 4 жыл бұрын
Wax walba waxa ka macan hadalka alleh hadad i rumaysantahay like ta
@zusyyarey4088
@zusyyarey4088 4 жыл бұрын
Wa sax
@ahlam0845
@ahlam0845 4 жыл бұрын
Waaw
@mohamedadanabdi6790
@mohamedadanabdi6790 4 жыл бұрын
maxaa kasoo doontay hada sida u ogtahay
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 4 жыл бұрын
Sa maxad halkan kaso doontay?
@hodanibrahim2284
@hodanibrahim2284 3 жыл бұрын
@@zusyyarey4088 p
@kiinomohamed8869
@kiinomohamed8869 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like isaar😍
@cabdifataaxkhadarcabdi9773
@cabdifataaxkhadarcabdi9773 4 жыл бұрын
Nᴀʙɪɢᴀʜ ɪʏᴏ ʟɪᴋᴇᴛᴀ ᴋᴀʟᴀ sᴀᴀʀ ɴɪᴏ ғᴜᴄᴋ ᴛᴀʜᴇᴇ
@nuurabdisugow426
@nuurabdisugow426 4 жыл бұрын
Scw scw scw
@najmaazhkuromedia9474
@najmaazhkuromedia9474 4 жыл бұрын
KaaL meezHa mxa kEenaY wxno HdaLa nabiga itii JCL like Saar baa lagu yidhibEe
@cabdiwaxidcabdow2604
@cabdiwaxidcabdow2604 4 жыл бұрын
Scwscw
@ayssr3302
@ayssr3302 4 жыл бұрын
Scw❤️❤️❤️
@كبرياءرجل-ص1ف2ن
@كبرياءرجل-ص1ف2ن 3 жыл бұрын
From iraq we love you🇮🇶😍
@cabfikariimcali6634
@cabfikariimcali6634 3 жыл бұрын
💖
@saafiabukar7763
@saafiabukar7763 2 жыл бұрын
❤🥰💋💋
@كبرياءرجل-ص1ف2ن
@كبرياءرجل-ص1ف2ن 2 жыл бұрын
@@saafiabukar7763 ❤️🌹
@cabfikariimcali6634
@cabfikariimcali6634 2 жыл бұрын
💖✔💯💝z
@cabfikariimcali6634
@cabfikariimcali6634 2 жыл бұрын
❤💋💋💋💋😍😍@@saafiabukar7763
@jamahasan5970
@jamahasan5970 4 жыл бұрын
deqsan Ciyarteda Inata ku Haystah Ismujiya👋🙏❤
@dahabobintumaxmuud1826
@dahabobintumaxmuud1826 4 жыл бұрын
Deeqsan gacanban utaagay wlee naag kuma gaadho dheesha❤😍😘
@aragsanahmed9728
@aragsanahmed9728 4 жыл бұрын
Iyadiyo qamar unban eegayayba😂
@jjgirl2693
@jjgirl2693 4 жыл бұрын
Waxa Igu jiraa jecel inanta Arageeda & Ciyaartedaba Waa boqorad xagayga 😎🤎😅 🤎🤎🤎❤️
@taarikofficial6609
@taarikofficial6609 4 жыл бұрын
Labis keeda iyo ciyaarteeda waku heystaa❤
@mrsnastexo955
@mrsnastexo955 3 жыл бұрын
Asal iga dheh poqorada sanadka deeqsan
@abdullahiaamin8505
@abdullahiaamin8505 4 жыл бұрын
War waryaa Hubka dhiga away dadki lahaa suldaan ayaa qamar ka fanansan waxa masameyn kartaan me Team qamar 🥰🥰🥰
@yayaadam75
@yayaadam75 4 жыл бұрын
Intaa qamarka tageersan ee uu qiraysa inuu xidiga sanadka yahay like ha saraan hawraar studio 2020🤚
@maajidlove8350
@maajidlove8350 4 жыл бұрын
Wow....𝗌𝗎𝗉𝖾𝗋 𝗐𝗅𝗅𝗄𝖾𝗂 𝗊𝖺𝖺𝗅𝗂.....𝗐𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺𝗉𝖺𝗑 𝗌𝖺𝗍𝗒....𝗁𝗈𝗋𝗒 𝗎 𝗌𝗈𝖼𝗈 𝗐𝗅𝗅 𝗆𝖼𝗇𝖾...❣
@ubaxas7580
@ubaxas7580 3 жыл бұрын
Waryaa
@ubaxas7580
@ubaxas7580 3 жыл бұрын
Rasuulka ku saliya
@asadofficial5991
@asadofficial5991 3 жыл бұрын
@@ubaxas7580 away Qa
@abdirahmaan7384
@abdirahmaan7384 3 жыл бұрын
@@maajidlove8350?, 00p
@hasanjama518
@hasanjama518 4 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like saar ❤❤
@mustafedhako1101
@mustafedhako1101 4 жыл бұрын
Hees iyo nabiga kala saar waryaa like doo baa tahee
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 3 жыл бұрын
Scw
@faadumodhoodi4966
@faadumodhoodi4966 3 жыл бұрын
Navi madame saw asc scw
@najmocalisheik1874
@najmocalisheik1874 3 жыл бұрын
scw scw scw scw
@isiicaydid6016
@isiicaydid6016 3 жыл бұрын
@@faadumodhoodi4966 pa
@hanadjaako1916
@hanadjaako1916 4 жыл бұрын
Qamaraka mucjisada fanka intuu yahay ma igula raacday 🎶😍✊🏻
@hamzahonesttripleh7722
@hamzahonesttripleh7722 4 жыл бұрын
Xaqiraad waa meshedii ee aniga waan UQIRAY Fananka somaliyeed 🇸🇴 Qamar suugani 💯inuu ciyarta asga hogaminayo 🏆💯🙏, yaa igu racsan???
@nimcojamac810
@nimcojamac810 4 жыл бұрын
Mashallah Mashallah
@yaxyemuxumed6206
@yaxyemuxumed6206 4 жыл бұрын
@@nimcojamac810 qamar sida
@ramlaabdi8796
@ramlaabdi8796 4 жыл бұрын
Anigu kuguma racsani😂
@hamzahonesttripleh7722
@hamzahonesttripleh7722 4 жыл бұрын
Ramla Abdi xaqiraada na ga daa 😂
@regalsnow9707
@regalsnow9707 4 жыл бұрын
Hargeisa hoyga murtida iyo fanka suganta waba sidii wagii horee wabari danan horseed o kale ayay 10 band ka jiraan imikana masha Allah ilahay nabada haynoo dayo, bari dhawayd na khadra sinimo iyo yurub gernya live no heesahay wacdaro dhigay o u arko yaga 2 dooda wabari koxaan kalena dab yar ma shidayan, yartan nadiira lkn inaga yar farsameya, melahi ay ka timid majogte is tartiiba dhaha
@CiiseRuush001
@CiiseRuush001 4 жыл бұрын
Rasuulkeena suuban N..N.K.H Hees ha dul keynin wlhi waa dambi wiliba waa dambi diinta looga bixi kro waxan waa munkar munkarna rasuulkeena hada dul keyntid waa ridoobeysaa
@kooshin6180
@kooshin6180 4 жыл бұрын
Heesaha wax dambi ah ma ahan. Haddey heestu/musigu xaaran yahayna sida khinziirka ayuu Eebbe Quraanka inoogu sheegi lahaa. Ku raaxeeso fanka ama meesha ka bax.
@zeinaba.nurani5740
@zeinaba.nurani5740 4 жыл бұрын
@@kooshin6180 pk,k
@sahrogoogaa9051
@sahrogoogaa9051 4 жыл бұрын
Sax wayo wlh ani waxan aminsanahy dadkaas iney kuwa diinta ku qarabanayo iney yihin kirishtanki Somalida ahaa wayo qof rasulka scw jecel melahan cml makenan
@najaxmohmed9580
@najaxmohmed9580 4 жыл бұрын
@@kooshin6180 it
@najaxmohmed9580
@najaxmohmed9580 4 жыл бұрын
@@kooshin6180 ty ty ty razZf Plot
@Mohmett_Durran
@Mohmett_Durran 6 ай бұрын
Eid Al Fitri Mubarak ❤ 10/04/2024 Malin Arbaca Ah كل عام وأنتم بخير ❤🎉
@suhaybaadan1509
@suhaybaadan1509 3 жыл бұрын
inta nabiga jecel nabiga like saara
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 4 жыл бұрын
Inti heeztan coming soon zoo argtaY like izku muujiya❤✌🏿🍀👌🏻👌🏿
@hamdixilkasofficial2732
@hamdixilkasofficial2732 4 жыл бұрын
🧖🤷‍♂️🛫✈️
@quenqadra1343
@quenqadra1343 4 жыл бұрын
@@hamdixilkasofficial2732 à
@shamsoaliii6317
@shamsoaliii6317 4 жыл бұрын
X
@shamsoaliii6317
@shamsoaliii6317 4 жыл бұрын
Ffewwss ddddddfdddddddddgddddrrgddddfgddddfg
@amalfarax4770
@amalfarax4770 4 жыл бұрын
H
@guledantonio5210
@guledantonio5210 4 жыл бұрын
Hargaysa hoOYgii FanKa insha allh mar un wan iman from brussels Belgium😘
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 4 жыл бұрын
Inta nabiga jacel lakta sar
@hafsaabdirahim4968
@hafsaabdirahim4968 4 жыл бұрын
Haaa
@hafsaabdirahim4968
@hafsaabdirahim4968 4 жыл бұрын
Haaa
@tophbeifong3448
@tophbeifong3448 4 жыл бұрын
Alla like jacel sana
@abdihakimhusen9784
@abdihakimhusen9784 3 жыл бұрын
Scw
@ajvlogsandflims4936
@ajvlogsandflims4936 3 жыл бұрын
Nabiga Ku saliya walaalayaal hadaad islaamtihiin dadka ka dhex muuqda scw scw scw
@AliZakiMowliid2024
@AliZakiMowliid2024 4 жыл бұрын
𝑾𝒂𝒍𝒆𝒆 𝒏𝒊𝒏𝒌𝒂𝒏𝒊 𝒘𝒖𝒖 𝑻𝒂𝒈𝒂𝒚 𝑨𝒂𝒘𝒂𝒚 𝑻𝒆𝒂𝒎 𝑸𝒂𝒎𝒂𝒓𝒌𝒂4❤
@najmaahmed3087
@najmaahmed3087 4 жыл бұрын
Zxvb
@AliZakiMowliid2024
@AliZakiMowliid2024 4 жыл бұрын
@@najmaahmed3087 zxpoh
@nasteexoaxmed1893
@nasteexoaxmed1893 3 жыл бұрын
Wstxo
@engnurow2210
@engnurow2210 3 жыл бұрын
T q
@anasabdullahi2504
@anasabdullahi2504 3 жыл бұрын
@@nasteexoaxmed1893 bbe😥
@amiirajaamac8172
@amiirajaamac8172 4 жыл бұрын
dhaxaan heesta sugayey intii heesta ila sugaysay ku qapta halkii yarayd❤❤❤❤
@najmogalmudug6619
@najmogalmudug6619 4 жыл бұрын
Marky 1M garto Like isaar😂❤☝️
@shuceybcabdigaaciye8150
@shuceybcabdigaaciye8150 Жыл бұрын
Waa Sided hdda😂
@abduladow3861
@abduladow3861 Жыл бұрын
After 3year 8.5 beey maree
@noordinkhalid7213
@noordinkhalid7213 11 ай бұрын
❤❤😢😢😢
@xamza6
@xamza6 9 ай бұрын
8 Million lamarya ❤😂🎉
@teamqalbigaadke9064
@teamqalbigaadke9064 4 жыл бұрын
Qamar suugaani Dhiigaanan lahayn Ii dhowr Qalbikaga 💝😥 Qofka camerada ka dambeysay ee ka qoslineysaa waa Xaaskiisa Nasiin ha waaro jaceylku😍❤
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 6 ай бұрын
Heestan Dumaashidiin baan la.dhegaystaa habeen walba waa mid cajiiba.
@khalloweeye
@khalloweeye 4 жыл бұрын
*QAMARKA NINKA QUDHEE HAL MALIN LABA HEESOD SOO WADA GELIYAY EBIDKEED MAY DHICIN* KALSOONI Adna is canaano like ii saar🔥🔥🔥
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
Fankay leyihin zxp re Somaliland wn yaby anu
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
Fanku leeyahy
@ridwantimo4164
@ridwantimo4164 4 жыл бұрын
Xaqiiq waa kalsooni dheerad ah u leyahy
@xudayfiahmed4658
@xudayfiahmed4658 4 жыл бұрын
Good😎😎😎😎
@abshirdaud8070
@abshirdaud8070 4 жыл бұрын
OF heez maCaN qamaR zuuGaNi ♡♡♡◇◇
@karimadnaan6753
@karimadnaan6753 4 жыл бұрын
Wow Deeqsan ciyaarteda inaba caadi maha qofta iyo qamar wey isugu baxda ciyrta nio keep going sister
@Quen_Filsan_Said
@Quen_Filsan_Said 4 жыл бұрын
Hadaa jiif ku daawaneyso Like ta ha iLa dhaafin👍👈
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 4 жыл бұрын
Wll isoo booqo subscribe igu sharaf thankz 🙏
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 4 жыл бұрын
Hogaan kuxigeenka 😂😂🖐🏿✌🏿
@suldanshaatinho8349
@suldanshaatinho8349 4 жыл бұрын
Qᴜᴇɴ ғɪʟsᴀɴ ᴍᴀʀ ᴋᴀsᴛᴀ ᴄᴏᴍᴍᴇɴᴛs ᴀɴᴏ ᴀǫʀᴀʏᴏ ᴋᴜɢᴜ ᴀʀᴋᴀᴀ ᴄᴍʟ ʟᴀ.ᴀɴ ᴍᴀ ᴛʜʏ😃😉
@najmaahmed3087
@najmaahmed3087 4 жыл бұрын
Hnbvcfy 🌹🌹🌹🌹🌹hjfd
@mushinmohamedjama435
@mushinmohamedjama435 4 жыл бұрын
Niyada uqoslay qaado
@efootball24magic
@efootball24magic 4 жыл бұрын
War indr anigu yaabe Heesta wxd ku grnysaba inay hit tahay qofna mr ma cajisin o ma fadhisanba 💯💯
@hamzefamuoz4936
@hamzefamuoz4936 4 жыл бұрын
Heestan markay najma nashaad laJiibinyso mcnthy😘
@amaara433maxamed8
@amaara433maxamed8 4 жыл бұрын
Haa wlhi saw ilama arkin
@salmacaare2438
@salmacaare2438 4 жыл бұрын
Ha wlhi amazing codkeda Yar😂😂
@ismaacildanan536
@ismaacildanan536 Жыл бұрын
Deeqsan iyo Qamar suugaani waa isku jaas Bal u fiirso Deeqsan Cajiib🎉🔥🔥😂😂😂
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 4 жыл бұрын
WeWe Mucjisada Fanka Qamar _Sugaani👄🎧🎤❤ Cod HalaasiYa❤❤
@hanman7884
@hanman7884 4 жыл бұрын
💋
@nasrocadan9483
@nasrocadan9483 4 жыл бұрын
Han man
@fuaadahmed5332
@fuaadahmed5332 3 жыл бұрын
N A J😂
@razmijcyl4324
@razmijcyl4324 3 жыл бұрын
@@fuaadahmed5332 😂😂❤❤
@amal-4c3
@amal-4c3 4 жыл бұрын
Awwwww my fav singer qamar ♥️😍🥺 " I dhowr qalbigaaga" Bestie song😍♥️🔥
@ayeeyomuslimo915
@ayeeyomuslimo915 Жыл бұрын
ASC💜👩‍🎓👨‍🏫
@bbenacnac
@bbenacnac 4 жыл бұрын
Qamarki hirgaly ❤ My fav singer 💚🤍❤🔥
@yusufhusayn4934
@yusufhusayn4934 3 жыл бұрын
Hey can you say hlo pls!!9
@gulledsimba1010
@gulledsimba1010 3 жыл бұрын
Asc
@cabfikariimcali6634
@cabfikariimcali6634 3 жыл бұрын
❤💚
@salaadaxmed5896
@salaadaxmed5896 Жыл бұрын
😢❤❤❤❤❤ gdfy
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 4 жыл бұрын
Codka 100% Laxanka 100% Music 100% Stylka 100& Horaan Uga dhaartay Dhabtaada Xppti ✌✌✌
@ridwanyareofficial8561
@ridwanyareofficial8561 4 жыл бұрын
Inta ila aragtay qamarka iyo deeqsan inay dance ka isla haystaan ismuuji like dhac igu sii
@mohamedmouse6844
@mohamedmouse6844 4 жыл бұрын
wlhi q;ran h33stan
@mabroukaomer4656
@mabroukaomer4656 3 жыл бұрын
11p1
@mabroukaomer4656
@mabroukaomer4656 3 жыл бұрын
@@mohamedmouse6844 q1
@aziizamuztafe9792
@aziizamuztafe9792 3 жыл бұрын
Wedffth
@aziizamuztafe9792
@aziizamuztafe9792 3 жыл бұрын
Szeeyh
@noradinomer5457
@noradinomer5457 4 жыл бұрын
Wowowow uma dulqaadan karno qamarku wuxu samayanaYo umada somaliyed meelwalba ay jogaan waxan ushegaYa inaY bartaY joogan ku bananbaxan sababbto ah dulqaad umalihin qamar wuxu nagu samynaYoh
@mohamedmohamoud1696
@mohamedmohamoud1696 4 жыл бұрын
I am carab from qaahira i love somali songs Qaar ayaa ninkaygaa weyn ee carabka ah liketa ladhafi doona
@amaara433maxamed8
@amaara433maxamed8 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@nemodiamond6401
@nemodiamond6401 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khaliildayib1962
@khaliildayib1962 4 жыл бұрын
LMAO 😂
@hothoyazimali5466
@hothoyazimali5466 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@faryaadabdulaziis4845
@faryaadabdulaziis4845 4 жыл бұрын
Waxaa ku shaqayso dee 😂😂😂😂😂
@abdinasirmohamed7345
@abdinasirmohamed7345 4 жыл бұрын
I am from somalia ...🇸🇴 lke Somaliland pple.
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 4 жыл бұрын
Heeztan ya ila sugayay markaY zo dhacdaYna kadiz ku noqotaY🤤💋💋
@mohamedozil9470
@mohamedozil9470 4 жыл бұрын
xadisban sugayay anu
@suweeysxasan1092
@suweeysxasan1092 4 жыл бұрын
Aniga✋✋✋✋
@haboonmohed2652
@haboonmohed2652 4 жыл бұрын
Aniga☝️
@thomazkasudaysi7800
@thomazkasudaysi7800 4 жыл бұрын
@@haboonmohed2652 anigaH
@shaadiyaaxmed9141
@shaadiyaaxmed9141 4 жыл бұрын
Ssc
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Www fananinta sanad yadan danbe lagadaba dhacay Qamar suugani Deqsan c/nasir cali zaki Najma Nashaad iyo mclinka weyn musicga Maftuux Cadceed ❤❤❤❤👏👏👏🔥🔥👍👍
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 4 жыл бұрын
Heestan Wlhi way igu socotaa keep going qamarka fanka and HAWRAAR MEDIA 👏👏👏🙏
@abdikadirfarey5394
@abdikadirfarey5394 3 жыл бұрын
Dharaar qurxa heedhe Waxaad dhibsaneyso Inaan kugu dhaqaaqo Macaan dhicimeyso. 😍😍😍🙏 waa xaaska farey ee mustaqbalka.🙏❤
@ززللل-ن8ذ
@ززللل-ن8ذ 3 жыл бұрын
Dharaar qura heedhe Waxaad dhibsaneyso inaan kugu dhaqaaqo dhicimeyso
@macanbadan1056
@macanbadan1056 4 жыл бұрын
Ninkii Ciidagale waa tagey ❤️👑🙏🏽
@mawliidcabdiraxmaan2343
@mawliidcabdiraxmaan2343 4 жыл бұрын
Ceeb qabyalada kada umada nacas hanoqon
@macanbadan1056
@macanbadan1056 4 жыл бұрын
Qabiil iyo Qapyaalad kala baro wll Qabiilkisa sheegey bas xumanna kama waddo
@najmaapdillahi1276
@najmaapdillahi1276 4 жыл бұрын
😂😂😂
@Shamsudin01
@Shamsudin01 4 жыл бұрын
Duriyada ciidagaLe wan salamayya❤✌
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 4 жыл бұрын
Macan Badan Sandaladii Sheekh Isxaaq😊😊🦾
@rayaanhaldhaa904
@rayaanhaldhaa904 4 жыл бұрын
🤲 Ilaahayaw jidka toozan na hanuuni .. Dhammaan azxaaptay say" AAMIIN AAMIIN 🤲🤲"
@raysbilan4700
@raysbilan4700 2 жыл бұрын
Amin
@gungqadaafi255
@gungqadaafi255 2 жыл бұрын
AAMIIN AAMIIN AAMIIN WlshêÎ mãcååñ 😍
@mohamuud2477
@mohamuud2477 11 ай бұрын
Aamin
@yacqubaliartan817
@yacqubaliartan817 4 жыл бұрын
Qamar sugaani inu Yahay Mucjisada fanka Qarnigan Inti Igu Racsan. Like Ha ila dhaafina❤❤❤
@asadqiiroofficial8603
@asadqiiroofficial8603 4 жыл бұрын
Deeqsan Cabdinaasir Iney Dancer Loo Yaabay Tahay Yaa Ila Arkay🥰
@Never_give_up484
@Never_give_up484 4 жыл бұрын
Kal iyo laab heestan 1 million markey gaadho 👍 like ii saar 😳
@fadumoguled6681
@fadumoguled6681 4 жыл бұрын
💗💗💗💗💗💗💗💗💗
@abdiazizmoha1288
@abdiazizmoha1288 4 жыл бұрын
Iam from ceerigaabo iam Somalilander ich leibe Deutschland Aber I love muqdisho walhi ♥️♥️♥️
@hamsehargeisa4456
@hamsehargeisa4456 Жыл бұрын
one love somaliland ❤❤🥰🥰
@Viral_videos822
@Viral_videos822 Жыл бұрын
You sound like an idiot
@ahmedmuuseofficial9351
@ahmedmuuseofficial9351 4 жыл бұрын
Heesta waxaa shiday Deeqsan runtii 💗💗💗 qoftaas caadi maaha
@mohamedsuryan
@mohamedsuryan 4 жыл бұрын
Dance mcn ku tahay ma arkino kalay arag wye🤣
@سعادمحمودمحمود-ق1ط
@سعادمحمودمحمود-ق1ط 4 жыл бұрын
اختكم من اليمن تسلم عليكم استمر يا حبيب Hargeesa بس احب mugdeesho عشان خويي من هناك بس وقفو العنصريه انتو مسلمين زي بعض انتو إخوان يناس ووقفو الحرب
@farhiamumtaz
@farhiamumtaz 4 жыл бұрын
Weweee qamarkedaay sida u sugayay heestan 🔥👑💯❤horaan kugu dhartay dhabtada xabibi inaan ku dhamaysto dhamaan noloshayda 🤴❤💋💫✌🥰
@zakiabdi6144
@zakiabdi6144 4 жыл бұрын
Deeqsan dance wonderful wllhi ❤✌💃
@asiacise1671
@asiacise1671 4 жыл бұрын
Qamarka ninka fanka izka leh hore soco 💕 hawraar zhaqo fican bad hyzane hore u socda ❤️❤️
@salwasomali5765
@salwasomali5765 4 жыл бұрын
Maftuux cadceed wale iyo bile kooxda fansan isagaa soo shaac saaray iyo heesihii 2018 2019 2020 soo wada baxayoo dhanuu utimay muusiga isagaa wada qarxiyay mazha allah furunlaa faraha kaTaagay
@abdiahmandiyeshe3014
@abdiahmandiyeshe3014 4 жыл бұрын
Inata Allh jeceL iyo nabigena mohamed scw like saar
@khaalidaadan6700
@khaalidaadan6700 4 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@sakirepere8256
@sakirepere8256 4 жыл бұрын
Waan idin jeclahay dadkeeyga reer somaliland ☝️💚🗯❤ one love
@abdiwahapmohamed6076
@abdiwahapmohamed6076 4 жыл бұрын
Ezhcala song 🎼🎸qamar sugaNi mucjisada fanka 🎼🎼🇭🇺
@mutafaomar1567
@mutafaomar1567 4 жыл бұрын
Farxadaad udhibtotay hadaan dhisi waayo anaan dhinacayga dhabti garanaynin tan mustaqbalka nolosha la wadigi lahaa inkastoon somali ka aqoon kugaran maayo somaliyay iigu sooduceeya 👍👍
@hamzikvlogs4700
@hamzikvlogs4700 4 жыл бұрын
Like isaar intaa imisaan inuu qamarsuugani inuu yahay mucjisada fanka
@mofarah8431
@mofarah8431 4 жыл бұрын
Adds csads csads
@YaxyeYasiin-bz6gb
@YaxyeYasiin-bz6gb 4 ай бұрын
from Ethopian I love somali song ❤
@hehehehe7104
@hehehehe7104 4 жыл бұрын
War heedhe taas foosha xun intaad ka naxdaan Maa u labistaan nadiro nayruus
@nasriinnalka5765
@nasriinnalka5765 4 жыл бұрын
Hhhhhh wllhi inantan waan u qajilaa allayahdik
@drsayana9611
@drsayana9611 4 жыл бұрын
Lagu kari waa mxaa u diiday sida hablaha kale inay labisato 😂😂😂😂
@qalbidhaya9550
@qalbidhaya9550 4 жыл бұрын
Waa rer badiyo😂
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 4 жыл бұрын
ayuzha adam istaqfullah dee garacaa🥢🥢🥢
@aleshabrown9118
@aleshabrown9118 4 жыл бұрын
Hehe Hehe Walahi waxa tahay qof oo aqlaq lahen intan qof caynin adiga is firi haku mashqulin dadka kale ee tada ku mashqul
@abdirashiidcaano8565
@abdirashiidcaano8565 4 жыл бұрын
Suldaan suldaan ayay nagu wareeriyeen adeer hadaanu rer hargiesa nahay bal eega waxaanu meesha ku hayno QAMAR IYO QAAR KAALOO BADAN
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
Suldaankuba sawka hargeysa ka qadhaabta ciidana wu inala jogaye🤣🤣 fanaan hargeysa ka maarma ma jiree
@faisalali8055
@faisalali8055 4 жыл бұрын
Suldankaba hargeisa suldaan ka dhigtay
@Shortsyahye
@Shortsyahye 4 жыл бұрын
1:00 ilaa 1:20 heesta wax kale waaye dheeshana kaba siidaran heesta iyo dheesha waa isla socotaa🔥✌️ 24hr gudohood waxaan kaa heynaa 2 heesod oo kla daran🙆🏻‍♂️✌️
@zamzammahmed5208
@zamzammahmed5208 3 жыл бұрын
Eiophhuuu
@mustafecismancabdi3602
@mustafecismancabdi3602 4 жыл бұрын
Maftuux waa actor qamar sugani oo saxibkisa marna ardaygisa ahna wuu tagay mucjisadi fanka qarniga + mucjisadi musiga qarniga = fansan two big brothers hore usocda i like it mustafe hargeisa 4427944
@fahadcade5531
@fahadcade5531 4 жыл бұрын
Inta Music Maftuux Daremaysa Like dhac
@hilaalcisman5896
@hilaalcisman5896 3 жыл бұрын
Wad kabaxsatay hadadan kabixi doonin balanta lagashay xabiibtada bro axsan hees kunadhameyso akdeda nolaashada 👌✌💘💘💞
@maxamudabdulqadir1174
@maxamudabdulqadir1174 4 жыл бұрын
Nadiiiro dhar xumo io labis xumo lagu cadaaaaabin qoftu mxxxay thy yaaap Inta ila aragty gacan ta 🙋‍♀️
@Th3black15
@Th3black15 4 жыл бұрын
Best soNger somali peopLe I support This From Borame 💚💚💚💚💚
@amalali7104
@amalali7104 4 жыл бұрын
Woof😍❤️ meesha duriyad ba isugutimid, 💕💕 hadal iyo hugun makarayaan❤️
@inacumar170
@inacumar170 4 жыл бұрын
Farxada agtoda tala 😘
@amalali7104
@amalali7104 3 жыл бұрын
@@inacumar170 aad iyo aad wllo 💕
@Topspotstories
@Topspotstories 3 жыл бұрын
Qamar nin jira lpx😉😍 one of the beat songs my favorite💓❤
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 4 жыл бұрын
Alaha nayruusey goormad laabis baran blo ku qadeee naaa sadkad ku qurux bdnthu wale iyo bila aniga dharkii hablaha Yar Yar iida loo xidha jirey ha xidhane eeeg deeqsan iyo najma
@amaara433maxamed8
@amaara433maxamed8 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wl xgaas midhay habaar baa kaga dhacay
@kifahsaidmohamed4601
@kifahsaidmohamed4601 4 жыл бұрын
@@amaara433maxamed8 hh haah wlhi
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Wllhi waa runtaa🤭😂😂😂😁
@xiismaxamed7484
@xiismaxamed7484 4 жыл бұрын
Horaan _______ku dhaartay dartaa inaan kudhamaysta ___
@hoygaqisoyinka10
@hoygaqisoyinka10 4 жыл бұрын
Intii jiif ku dawanysa like ta
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 4 жыл бұрын
Meel xun bey like tu Kaa Gashay Aaminaw 😂
@hoygaqisoyinka10
@hoygaqisoyinka10 4 жыл бұрын
@@zakariemohamed8279 pro😚😄
@xaraarocabdi7640
@xaraarocabdi7640 4 жыл бұрын
Asc wllo
@cabdimuse1099
@cabdimuse1099 4 жыл бұрын
Qamrka Hirgalay Jiifa
@harun7450
@harun7450 4 жыл бұрын
Fanka somaalida horumar balaadhan ayuu sameeyay dhalinta yaryar meesha kaga haaya anagu gaboobnay
@abwaandaad954
@abwaandaad954 4 жыл бұрын
LYRICS BY ASAD ABDIAZIZ Daawaca ku haleelay Hadaan dhayi waayo Dhiig baanan laheeyne Ii dhowr qalbigaga Farxadaad u dhibtootey Hadaan dhisi waayo Anaa dhinaceeyga Dhabtii garaneeynin Caashaqa dhaxalkiisa KOORIS Horaan kugu dhaartey Dhabtaada xabiibi Inaan ku dhameeysto Dhamaan nolasheeyda BEYDHKA LABAAD Dharaar qudha heedhe Waxaad dhib saneeyno Inaan ku dhaqaaqo Macaan dhici meeyso Dhameeys noolasheyda Walee dhihi maayo Marna dhagahaaga Dhawaaq ku danqaayo Dhabtii uma quuuuro KOORIS Horaan kugu dhaartey Dhabtaada xabiibi Inaan ku dhameeysto Dhamaan nolasheeyda
@deeqaali3656
@deeqaali3656 4 жыл бұрын
À0
@abokorabdirahman3653
@abokorabdirahman3653 4 жыл бұрын
TANKZ wakhtigaad galisay
@shaaficimuuse2393
@shaaficimuuse2393 4 жыл бұрын
Thanks
@antonio169
@antonio169 4 жыл бұрын
Changes isn't change 😅😅😅😅
@abwaandaad954
@abwaandaad954 4 жыл бұрын
@@antonio169 what?
@abdimalikahassan9719
@abdimalikahassan9719 4 жыл бұрын
Fanaanka kaliya ee aan huba oo buuxinka kara booskii axmed cali cigaal iyo xasan adan samatar horey usoco legend.
@yusufhusayn4934
@yusufhusayn4934 3 жыл бұрын
Hear the song today, found it today, download it today, listened it carefully today, and downloaded so many of your songs today and add you to my fav. Singers.🥰🥰🥰
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Real recognize real bro 🔥
@xabiiboabdulle1253
@xabiiboabdulle1253 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk
@xamdihusen6609
@xamdihusen6609 2 жыл бұрын
🤎💚💛💙💜💜💚💛🖤🖤💙💙
@amiirbouh7549
@amiirbouh7549 4 жыл бұрын
Wlhi wax ka badan 20 jeer ayaan heesta daawaday Mohamed Abdi Abdillahi Ciyaarta Qamar iyo Deeqsan Ayaan ku haystaa❤
@anwaraar6573
@anwaraar6573 4 жыл бұрын
Madaxa Dance ga Deeqsan Hees dhamaytiran weeyi Qamarow Music waali Maftuux cadceed
@bileali8846
@bileali8846 4 жыл бұрын
Qamar suugani waa fananka kaliya ee hal Malin labo hees soo saaray waxas kalsoni laka dhaha
@ikranabib7919
@ikranabib7919 11 ай бұрын
Wow the legend Qamar Suugaani may Allah bless ❤❤❤❤❤❤❤
@nimoshwazirad2305
@nimoshwazirad2305 4 жыл бұрын
ayy deqasan lov yuh wlh waiska jeckahay deqsan anu 😍😍😍😍😍
@duubledarwiish3873
@duubledarwiish3873 4 жыл бұрын
Qamar Laxankiisu Waxbadan ku goostay Laxamo aan Caadi ahayn oo Aan Soomaali horey uaqoon Keep goinv AbTio Cadawgaaga Ha jabo.
@deeqiid4059
@deeqiid4059 4 жыл бұрын
Garxajis garacda fanka kk from baligubadle
@mohamedkiiko3836
@mohamedkiiko3836 4 жыл бұрын
Somaali markay noqoto fanka waxa lodaba fadhistaa isaaq isaaq dhexdisa markay Noqotona waxa lodaba fadhistaa Garxajis
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 жыл бұрын
@@mohamedkiiko3836 niyaw anaku uma daba fadhiisano garxajis ee labada ciidagale idheh
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 4 жыл бұрын
@@mucaadmuulla2289 habaryoonis dheh
@fahadmoh1060
@fahadmoh1060 11 ай бұрын
inta 2023 dhamaadkisa sooradisay heestan love saara😂😅
@faadumomacllin2674
@faadumomacllin2674 3 жыл бұрын
Marna lagama yabo inaa kudhaqaqo comanti qaladan dhaman uma quurno hooran ku tagerne 🥰🥰🥰
@zuuzanbbeqali6233
@zuuzanbbeqali6233 4 жыл бұрын
Qamar suugani iyo deeqsan Fanaaninta Sanadka ciyaarta see iskula helayaan idishay 😍😍
@m.sow5511
@m.sow5511 4 жыл бұрын
Hargaysa waa hormuudka faneed dhulka soomaaliyeed waqti hore iyo waqtigan dambeba
@maidomohamed4899
@maidomohamed4899 4 жыл бұрын
Nadiiray duruc mxaad usoo qaaday weysay
@ahlaamubdymohamettlonegirl6014
@ahlaamubdymohamettlonegirl6014 4 жыл бұрын
Haaa wlah 🤣🤣🤣🤣🤣
@amal-4c3
@amal-4c3 4 жыл бұрын
Horaan ugu dhaartey dhabtaada xapipi inaan ku dhameysto dhamaan nolosheyda 🌎🦋😍🥀🤴❤ Ayyyyyyyy so cute Qamarkeyga
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 4 жыл бұрын
1million markay gaadhay kadib hadaad daawanayso like iizar
@zakariyeabdizamad9220
@zakariyeabdizamad9220 4 жыл бұрын
Qamarka hirgalay soo nooleeyaha fanka mucjisada fanka iyo Aabaha laxanka wan ku wata brother Go forward Maftuux cadceed mucjisada musica shadaadiin aya la tunta malaha ninka musica hore usoco bro maftuux cadceed🙏
@elmanarab4034
@elmanarab4034 4 жыл бұрын
Another level weeye wxn zhp ragaaan kabtoodu 45 weeye anaga nooma gasho🤣
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 жыл бұрын
Heestan comming soon teeda inta tiktok kusoo aragtay like iisaar
@xamdarani9166
@xamdarani9166 4 жыл бұрын
Mnshallah qamar suugani halkaa kaga haya fananka sanadka
@dalxa1436
@dalxa1436 4 жыл бұрын
Definitely i like the way she dance. Deeqsan thump up 👌
@aaminaismaacil6726
@aaminaismaacil6726 3 жыл бұрын
Woooooow deeqsa way udunka wadataa meel walba wiil iyo gabarba
@ayanmaxamud829
@ayanmaxamud829 3 жыл бұрын
Walaahi ninkani waa mucjiso faneed qamar
@hippohassan8838
@hippohassan8838 4 жыл бұрын
inta nabiga jecel ku sali like iisaar
@cabdihaybe5723
@cabdihaybe5723 3 жыл бұрын
Somaliland waxay leedahy khayraad badan iyo qamar From Sweden❤️ 🇸🇪
@munobarako1213
@munobarako1213 4 жыл бұрын
Kooxda. Fansan. Slaan. Sare. Sxpiyaal
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 16 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 12 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 11 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 36 МЛН
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
SHAADIYO SHARAF BEST HIT MUSHUP SHOWGA QARNIGA ISMAACIIL AARKA 2021
5:45
Goodax Media Production
Рет қаралды 16 МЛН
QAMAR SUUGAANI | JINKAAGIIBAA IRAACAY | FANSAN SHOW 2019
4:13
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
SHAADIYO SHARAF HEESTA UGU SHIDAN SANADKA 2021
5:36
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 9 МЛН
Qamar suugaani Hees Cusub | Xariir Dahabo | Hees Cusub 2020 lyrics
5:57
YOUNGER LYRIC'S
Рет қаралды 1 МЛН
ABDIRAHMAAN NASRI FT AYANNA | MA-ADAA OFFICIAL VIDEO
3:44
Abdirahman Nasri
Рет қаралды 10 МЛН
Qamar Suugaani | Janada Ifku Waa Haween | Oficial Video 2020
5:17
Dayax Films
Рет қаралды 3,4 МЛН
QAMAR SUUGAANI-   JACAYLKU WANAAGSANAA  2021
4:12
Nassin soraan
Рет қаралды 8 МЛН
SAALAX SANAAG-ISMAAN DHAAF-OFFICIAL VIDEO 2023
5:09
Saalah Sanaag
Рет қаралды 14 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 12 МЛН