QAMAR SUUGAANI | JINKAAGIIBAA IRAACAY | FANSAN SHOW 2019

  Рет қаралды 3,990,075

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

EREYADA : QAMAR SUUGAANI
LAXANKA: QAMAR SUUGAANI
MUSIC BY: MAFTUUX CADCEED
Hoyga Fanka & Madadaalada Hawraar Music

Пікірлер: 1 000
@Zakariyegd
@Zakariyegd 6 ай бұрын
Ereyo+laxan+cod🔥 Qamar Muxu Goat dhaafayy
@hassanhussein7607
@hassanhussein7607 5 жыл бұрын
Hargeiso wlahay waa Hoyga fanka Somaliyeed. 1. XIDIGAHA GEESKA IYO MUSICIAN FURINLE 2. FANSAN BAND IYO MUSICIAN CADCEED 3. DAYAX BAND IYO MUSICIAN BULSHAAWI 4. KAAHA FANKA IYO MUSICIAN DANAN. horey u socda sxbayaal from caasimadda ummadda Somaliyeed Xamar cadeey.
@axmedmahres5921
@axmedmahres5921 4 жыл бұрын
Misionku wa maftux cadceed wiilka sanadka
@hodanabdihakin
@hodanabdihakin 3 жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩
@Maxamedshaafici123
@Maxamedshaafici123 4 ай бұрын
Goat fanka
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 5 жыл бұрын
Mansha allh wiilashayadu qurux badanaa dhashii reer sh isaxaaq💯❤
@aadiimuhammad2462
@aadiimuhammad2462 5 жыл бұрын
Laakin magaca ka bedela. Qamar waa magac dumare.
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 5 жыл бұрын
Naanays weeye mohamed aya la dhahaa wiilka lkn rag iyo dumarba waa lo bixiyaa magaca
@mustafemiig7804
@mustafemiig7804 5 жыл бұрын
Wiilasheena somaliyeed dhamantod way quruxsan yihiin, Local haynaga dhigin isaqaxa inaga daa hhh mahadsanid. #FromHargaysa
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@mustafemiig7804 waaar soomaalaa la wasaaa inaga isaaqbaaa inala dhahaaaa somli maxaa inagag xidhan
@dheemanluula6151
@dheemanluula6151 4 жыл бұрын
@@cabdimawel1932 Alle hakusoo hanooniyee si maskaxeysan uhdl wll qabyaladu ma fcn
@СсСа-п1й
@СсСа-п1й 5 жыл бұрын
Wixii isaaqa Like isaara reer kaas aan rabaa inan kusobiiro wlhy waa reerka somaali ugushidan dhankastaba wey kadhisanyihiin
@batmanhassan7241
@batmanhassan7241 5 жыл бұрын
Soo dhawoow wll😍
@saedosmanmohamed3528
@saedosmanmohamed3528 5 жыл бұрын
Soo dhowoow walaalo.
@abdiwahidhalas5844
@abdiwahidhalas5844 5 жыл бұрын
Hahah wankuso dhawaynaynaa bro ❤❤❤
@arliyoanwar6212
@arliyoanwar6212 5 жыл бұрын
ku soo dhawaynaynaa walalkay❤
@fahadhusein8033
@fahadhusein8033 5 жыл бұрын
Welcome huno
@rukiahussein5348
@rukiahussein5348 5 жыл бұрын
heedhe wiilasha reer hargeysa qurux badanaa 😍😍😍😍😍masha alah waa idiin salamay from muqdisha
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 жыл бұрын
Wll alleh haku dhowro siwacanbaanu kaaga qaadny
@barkhadosman6680
@barkhadosman6680 4 жыл бұрын
Wlaal waan kaa qaadnay xagan imo weliba waxbaa kuu dhimane aad caadi u aragtide
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 жыл бұрын
@@barkhadosman6680 waa run walaahi anakaa fanaaniinta ka isteelsan bilaa caleyk duriyadu caadi maaha 💚🗯❤🙏🤣
@asiyaalihussein182
@asiyaalihussein182 5 жыл бұрын
Waaaw welee codbaa ku dhacey.masha allah Hargeysa hoega fanka iyo dhalinrar qurux badan 💚💚🗯🗯❤❤
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
Qamar 😍😍😍😍inaadeeroow waxa junuuda iyo cirkiyo xidigaha kugu falay ayuunbaan ka yaabee sida kale you are top hhhhhhhh
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 жыл бұрын
Ereyada : Qamar Suugaani💯 Laxanka : Qamar Suugasni✔ Codka : Qamar Suugaani 🔥 Macnaha 75% heesta cid ugamuu baahan 👌 Al Qamari😂
@mucaadmuulla2289
@mucaadmuulla2289 4 жыл бұрын
Musigana ku indrkiiyo super subeer awal ahee ciidagale lows💚🗯❤🙏🤣✌🌹
@yahyaabdirahman133
@yahyaabdirahman133 4 жыл бұрын
😜😜😜😜😜
@suldaanofficial6110
@suldaanofficial6110 4 жыл бұрын
Music inuu tumto pis u dhiman
@abdallaabdukarin9193
@abdallaabdukarin9193 3 жыл бұрын
like Zakariye kobciye
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@daauudmohamed2804
@daauudmohamed2804 5 жыл бұрын
Qamar Suugaani maxaa lagu garanayaa inuu yahay duriyadii xalaasha ahaa Alla yacisak 👉Hadaanu nahay duriyada waxa nala kuyaqaanaa inaanu nahay miishiinkii fanka iyo murtida & madadaalada 🔥🔥🔥 my country #Somaliland 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷
@hamzaabdilahi3019
@hamzaabdilahi3019 5 жыл бұрын
Gar iyo gardaraba waan wdaa qamar sugani zhp wrkaa ku dhan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Kabadhkee baad qoraalka kasoo qoraysaa wll 😂😂
@daauudmohamed2804
@daauudmohamed2804 5 жыл бұрын
@hubbi hayii oo markaa waxba maad odhane afyartaad igu kala qabatee dhinac walba haygala hadlin 😂😂😂👆
@bashirfarahaliali2626
@bashirfarahaliali2626 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@abdoocabdillaahi5935
@abdoocabdillaahi5935 5 жыл бұрын
mon chalaha
@adhamzalad8765
@adhamzalad8765 5 жыл бұрын
Duriyada waxaan waa looga hadhey faraha lagagubtey allow dhowr duriyada
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 5 жыл бұрын
Amiin
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 5 жыл бұрын
That is so true.
@waziirabdale2339
@waziirabdale2339 5 жыл бұрын
GX
@djamalalidjama8134
@djamalalidjama8134 5 жыл бұрын
👑✔Qamarkii hirgalay 👑mohamed wardi 💯inta tageerta is muujiya liketa fanaankiiQarniga✔ fansan koox dhameys tiran 👏👏👏👏❤
@ahmedmohamedhassan9303
@ahmedmohamedhassan9303 4 жыл бұрын
Heesta kama Daaalo dhagysigeeda yaa ila daawinyaa 2020
@najmaqurux2710
@najmaqurux2710 4 жыл бұрын
Aniga waan jclhy
@dekaali6162
@dekaali6162 4 жыл бұрын
😜😜🤪🤪🤪😗😗😗
@caska123
@caska123 3 жыл бұрын
Ilikever
@fardawsacllaahi6844
@fardawsacllaahi6844 3 жыл бұрын
@@caska123 😂😂😂😍😍😍🤗🤗🤗
@samiiraqaliif4582
@samiiraqaliif4582 2 жыл бұрын
2022 aaba dawoya
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 5 жыл бұрын
Waynka best song ever qamar suugani igu qabo likta adoo mahadsan thnx 👆😍🤗👍bro and sis
@khadarsergioroberto9150
@khadarsergioroberto9150 5 жыл бұрын
Qamar wllhi kuwaTaa Heez iga DheH
@haajinaasir9351
@haajinaasir9351 27 күн бұрын
Zxb ma nooshahay 😂😂
@AmiinDaroogoOfficiall
@AmiinDaroogoOfficiall 5 жыл бұрын
Waaaw caadi mahan wlhi 🔥🔥🔥🔥🔥 Keep going wllky Qamar
@mohamoudmohamed3176
@mohamoudmohamed3176 5 жыл бұрын
Gulled Adika Iyo Qamar Suugani Hadaa aad Is Heshaan Waalayaabi Lahaa WllKY Ina Hooyo Qaali
@najahsuleiman8079
@najahsuleiman8079 5 жыл бұрын
Qamar su.aal inader hees CusuB maxd usoosaari weysay
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 жыл бұрын
De adna sanadkan wxba kama hayno sxb Guled
@murtiiyomadadaalo9062
@murtiiyomadadaalo9062 5 жыл бұрын
Ana hees kuhaya lkn de melan kuso mariyo ayanan hayn
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy
@Heyyyyyyyyyyyheyyyyyyyyyyyy 5 жыл бұрын
Waa isku cood fanaankan iyo guleed simba wooow
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 5 жыл бұрын
Waa hore.ayaan ninkan sheegay waa fanan aad u sareya.wuxuna noqon doona fanan wayn o caan ka ah dhaamaan umada Somaaliyeed
@abokormaxamed8723
@abokormaxamed8723 4 жыл бұрын
Haa wlhi mnta wakaa hirgalay bro
@zacidaxmad2394
@zacidaxmad2394 3 жыл бұрын
Maftuux cadeed the one and only legend bal fiiri tembada xogeda nacala abaha kuyaal legend💯
@jdayaxofficial2590
@jdayaxofficial2590 3 жыл бұрын
Wow muftax cadceed wlhi Best Somalia music tumow
@dabshide3878
@dabshide3878 5 жыл бұрын
Inta nebigeena mohamed jecel like ila dhac
@zerkaafficialking4380
@zerkaafficialking4380 5 жыл бұрын
kzbin.info @zallaan abdilaahi meeshe mac sida ah kadaa sali ga nabiga
@rajokunolow1816
@rajokunolow1816 5 жыл бұрын
Jaceylka nabigeena scw kuma xirna liketaada jaahilow cilmiga baro saad jaahilnimada uga baxdo
@qadiijoabdalla8927
@qadiijoabdalla8927 5 жыл бұрын
Qalbiga dhinaca jooga waxbaa soo jiidanaya
@abdihakimhusen3438
@abdihakimhusen3438 5 жыл бұрын
Scw
@maxamedabdi8388
@maxamedabdi8388 5 жыл бұрын
Zallaan Abdilahi scw scw scw scw
@apdiyare4788
@apdiyare4788 5 жыл бұрын
Qamar wa nin isu filan 😍 no xigigaha no qaar kle But qamar 💥😍
@mohamedlashin1915
@mohamedlashin1915 Жыл бұрын
2023 Yaa daawanaaYa Heeskaan
@officialbae7116
@officialbae7116 Жыл бұрын
2023😃
@ridwancabdi3564
@ridwancabdi3564 Жыл бұрын
Waligay ka Dali maayo heesten 😮‍💨
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 Жыл бұрын
Mia
@ridwaancali4169
@ridwaancali4169 Жыл бұрын
JUST NOW AM WATCHING
@ahmad___2748
@ahmad___2748 Жыл бұрын
​@@officialbae7116 yes
@maxamedkin571
@maxamedkin571 4 жыл бұрын
Xiligay soo baxday xiligedi ayan dawanaya good song wlhi ilahay Dambigena hadhafo amiin
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Garxajis gaar ahaaan ciidagale waaaa gobta isaaqa fan iyo hidi dhaqan baaaa looga hadhay gob hadaaaa maqasho waaa ayaka Fanka kii hore iyo kan danbaba cid kaga horeysa weli ma arag I love dhooq gale 😁 Dhaga dhaga
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 4 жыл бұрын
Garxajis weyne ♥️♥️cidagale nolada dariskiini from habar yoonis ♥️🙈😂🤙✍
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
War magaca hanaga ciyaarin waa ciidan gale
@farahmurtiile4555
@farahmurtiile4555 5 жыл бұрын
*Hees Aad Adigu leedahay* *Iyo laxan Aad Adigu ledahy Wa iska Sidan Walahi markaaa Qadeyso kuraxaysanyso* *Sugaaani Horey usoco Saxib* Hormar Wacan Baan Kuleyhy
@abdisamedmohamoudelmi4067
@abdisamedmohamoudelmi4067 5 жыл бұрын
Suldaan seeraar
@salmagirl507
@salmagirl507 5 жыл бұрын
Quraan laa lagu raxeysta ee hees laguma raxeysto Allah haa naa so hadeyo
@mukhtarmaxamed1647
@mukhtarmaxamed1647 4 жыл бұрын
Naaa wx baararaka lala galaa wala garanaya dhilo nacala aabahaa ku yaale dhilo saqajaamad niyow hala sheekaysayn car hadaaad naaaago tihiin niyo inabada galita awood laaan aday ku hysaaye mar dambe niyo caaayina
@mukhtarmaxamed1647
@mukhtarmaxamed1647 4 жыл бұрын
🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤬🤮🤮🤮
@mukhtarmaxamed1647
@mukhtarmaxamed1647 4 жыл бұрын
🤬🤬🤬🤬🤬
@mocena.mustafe1834
@mocena.mustafe1834 5 жыл бұрын
Qamaraw iminkana ma hestan mcn ayaad ka dhawajisay 2019 I Like Thanke U 💖💖
@zuhurshakwin2951
@zuhurshakwin2951 5 жыл бұрын
Naagti wacan waa tii ninkeeda raga dhaafsisa wakaa qamar suugani shalay iyo manta kala muuqday aadban ugu farxay inuu raga kadhexmuuqdo waliba ugbaadey ninkaaga hbnkii 3 ilaa 4 mar sida ilmahayar umir o dhargi wainay maseeran ragu lasocdo ilahay haysku kiin barakeeyo qalbiyadiinana hamideeye kasoo dhalaal qamar sugaani
@abumalik8309
@abumalik8309 5 жыл бұрын
kkkkk duluf bu ahaa haye duluf nimada bay ka bixisay ugbaad kkkk. allow xafid labaduba
@kaltuunmaxamed7137
@kaltuunmaxamed7137 5 жыл бұрын
Kkkkk miraa cadi matihid wll ugbaad halagaarsiyo😂😂😂
@korneylmohamed2579
@korneylmohamed2579 5 жыл бұрын
Gabadh duriyad ah oo dulufnimada iga saarta igu soo duce bal😂
@hoodolaki1908
@hoodolaki1908 5 жыл бұрын
Hhhhh ilahey ban ku waydinay mid farida sida ugbad aragsan
@canab9267
@canab9267 5 жыл бұрын
Hhhh ilaheey ha xifdiyo dumarka somaliyaad
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*Hargaisa xarago iyo qurux u daa* ❤👍
@imm4177
@imm4177 5 жыл бұрын
Wale waa run boowe anigu xagaasan u daayay labiska soomali o dhanba
@zhacroizhqi3122
@zhacroizhqi3122 5 жыл бұрын
qamr sugani hore uso wll
@nafiisaahmed3412
@nafiisaahmed3412 5 жыл бұрын
196 jzuso
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 5 жыл бұрын
muffs but rryhhddvjs bjidr guby
@fartungedi2260
@fartungedi2260 5 жыл бұрын
Qalbiga dhinacaaga Jooga Waxabaa Soo Jiidanaaya ❤😍💕
@queenmaayaa4433
@queenmaayaa4433 5 жыл бұрын
Qamar suugaani isbadalku waa ka muuqdaa walee naagaha sirtooda lama gaadho hory usoco qamar iyo xaaskiisa ugbaad
@bintuhalaal4345
@bintuhalaal4345 3 жыл бұрын
2021 hdad dawanyso ha idhafin
@calidabdi1781
@calidabdi1781 5 жыл бұрын
Bilowga heesta wale wuku raxeysat maxamed wardi ama qamar sugani hore usoco sxp
@housseinhaajitanzaani4788
@housseinhaajitanzaani4788 5 жыл бұрын
Mashallah hees macan ayad u qaadey xamar cadey nooollow qamar sugaani fanaaan an tageermo qamar sugaani 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdisamadjamac545
@abdisamadjamac545 3 жыл бұрын
Qalbiga Dhinacaaga Jooga Waxbaa Zoojiidanaya Ax yaa Hees Qamarka fanka Shidah
@amkh.ashayte4852
@amkh.ashayte4852 5 жыл бұрын
Weee maxamed cabdilahi qamar Suugaani fananka sanadka sxb Waan kugu ogaa kartida iyo hore usocodka
@barkadaabokor8113
@barkadaabokor8113 5 жыл бұрын
wuu jiitay ninkani waa abwaan fanan laxamiiste kasoo jeeda reerkii afsomaliga loga hadhay ciidagale laws hhhh kaftan
@cawil__tiiko__officail7922
@cawil__tiiko__officail7922 5 жыл бұрын
Hhhhh zomaha
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Thanks
@intafayowintafayow809
@intafayowintafayow809 5 жыл бұрын
War ninki sawka naaxay ba war guursada aad wada naaxdeen raga qalalan bn la hadali qamar sugani keeb going
@calidubad4892
@calidubad4892 5 жыл бұрын
hhhhhh dumarku waa nolol
@somalilandgirl8019
@somalilandgirl8019 5 жыл бұрын
Dadaki layga beeray Yaaa igu racsan Reer hargaysa inay yihiin dadka ugu xargada badan somali odhan like
@cintifaaxmuhudiincismaan8078
@cintifaaxmuhudiincismaan8078 5 жыл бұрын
😃😃😃😃😃😃
@nurronalkaofficial4866
@nurronalkaofficial4866 4 жыл бұрын
Maya
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 4 жыл бұрын
Anaa kugu raacey
@maanocumar8964
@maanocumar8964 5 жыл бұрын
Heestani waatee dishay hablaha soomaaliyeed qiiru daraadeed😍😍😍❤️💕💘💋💗💛
@shucaybbashiir4737
@shucaybbashiir4737 4 жыл бұрын
Keep going pro
@ibrahimabdi8900
@ibrahimabdi8900 5 жыл бұрын
War wuxu cod salaxanaa fanku iska so gal uun maaha ama iska soo hees inta codkiisa si gaara u, danaysa like
@shukriaxmed6132
@shukriaxmed6132 5 жыл бұрын
wawwwww yaaa ila arkey inuu naxay qamarsugani mansha allah dumarku wa horumar leysku dhafey ku fara adeyg ugbaad aragsan
@lulaym4706
@lulaym4706 2 жыл бұрын
Ouch🥺😃
@axmedwarsame5620
@axmedwarsame5620 5 жыл бұрын
Ereyada + laxanka + codka Cid isku darsata illaa hadda ninkan iyo zakariye kobciye la hayaH
@adamelmoge7943
@adamelmoge7943 3 жыл бұрын
Erayada+Laxanka+codka+musiga Waxa isku darsaday ismacil danan
@cabdifarax3115
@cabdifarax3115 3 жыл бұрын
@@adamelmoge7943 war benta nagada nio ismacil danan abwan mahe wa lo sameya
@fatumokamil7029
@fatumokamil7029 3 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2021
@asmaladan4535
@asmaladan4535 5 жыл бұрын
Ugbaad naag nool oo fariid ah waata kaso dhalaashy wle👏👏hawaaro jcylku💖
@Ahmed-ud1rh
@Ahmed-ud1rh 3 жыл бұрын
Sheydan iyo qamar baa degdega😂😂lagu kala tag
@mohamedismail104
@mohamedismail104 5 жыл бұрын
Waar wlhy kii yaraa way dhistay allow ugbaad oo kale iyo mid ka sii fiican ba gacan ba nadaashatee 🤔🤔😂😃
@Karisma187
@Karisma187 5 жыл бұрын
Cidagale royalty 😍👑😍
@zarazozo7753
@zarazozo7753 3 жыл бұрын
Of course 🩸 inderkay ♥️
@camaare9815
@camaare9815 5 жыл бұрын
Ereyada & Laxanka & Codka (Qamar Suugaani) Fanaan Somaliyeed
@mohamedmohamuud343
@mohamedmohamuud343 5 жыл бұрын
Somali kalama saaraayo plz wxi Somali ah like isaara
@soflyrey5962
@soflyrey5962 5 жыл бұрын
Mohamed ilka case qoraalkaaga aad buu isoo jiitay thanks
@maanocumar8964
@maanocumar8964 5 жыл бұрын
Wll carabiyad baan ahay maku saaraa like
@ahmedmahamedmahamed9476
@ahmedmahamedmahamed9476 4 жыл бұрын
Logo track
@nadaargsan5517
@nadaargsan5517 3 жыл бұрын
Zomali nahnay
@maruntageershow5243
@maruntageershow5243 4 жыл бұрын
Waa talented ninkan laxanka miraha iyo codka wa isaga musica unba lo tuma wax kale maya
@addaniofficialchannel8407
@addaniofficialchannel8407 5 жыл бұрын
Qamar sugani Axya fanan 🙌 Intii ka heshaY like Ta isar plz
@sacadmaxamed5619
@sacadmaxamed5619 5 жыл бұрын
Mohammed wardi {Qamar suuGani Ninkani waa nin GoptiiH CiidaGaleH aH In Uu iLmO mooGe iO muusE ismaiL qalinlE inOo padalaan RajynayaaH😘
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Cidgle mha wllo waa hbaryoniz isaga io xaaskisuba
@sacadmaxamed5619
@sacadmaxamed5619 5 жыл бұрын
UGBaaD ma shEegi karro lkn Qamar suuGani iska hupsOH wllzheY
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
@@sacadmaxamed5619 Wnku hupaa hno #bk, #ugbad,#qamar, c.#hani xaashi, c.raxmn #oday,intaasiba waa #habaryniz.
@sacadmaxamed5619
@sacadmaxamed5619 5 жыл бұрын
Hmmmmm wllzheY InkastooY na fCnaYey in ayNU QapiiL kU muranOH lkn hadana wall Qamar iO odayba waa CiidaGaleH cabdirahman oday anaaGa jaaR aH Huun lkn inta kalE waa kU saX✓
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
@@weloveboqoradacodkakhadrac4224 iska hupi ninkan waa ciidagale lkin gaexajis unbaynunahy
@sharafcaligeedi5421
@sharafcaligeedi5421 5 жыл бұрын
👍👍👍👍👍💕war nin kiiAmar sugaani a haa haloo baneeyo albaabka fanka soomaaliyeed Nita kale ha iska Dariis taan👍👍👍👍💕
@nadiifmustaqiim6573
@nadiifmustaqiim6573 5 жыл бұрын
Reerka la dheho duriyaada isaaq libaxyada somalida ugu reer magalsan like isaara wan idin taageersanahaye madaxda geeska
@muhiimabdirisak9040
@muhiimabdirisak9040 4 жыл бұрын
one love from isaaq girl
@suhaybomar6452
@suhaybomar6452 Ай бұрын
The real goat 🐐 maxamed cabdi cabdilhi qamarka suganta abuura mulaxam dhina walba ka diyarsan ninkas ayay kuso dhisayan cabdi kariin walee qamar wakhtigisii wuu so qaatay
@stayblue759
@stayblue759 5 жыл бұрын
Islantaydiii Qalbigaa DhinacaaGa JooGa wxbaaa So JidaNaaYa ...... 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 Ugbaad NinKeeDi HeZ Aan iNaBa Cadi AhaYn 👍👍👍✌👏👏👏👏
@hanakhadar7901
@hanakhadar7901 Жыл бұрын
Mlintan la kulmayey en arkay jamalkisa dholacadayntisa bushumaha ilahay siyey iyo ilkaha an midna mid ka sarayn iyo qaabka ilahay usameeyey midab casan xiga dherer ad u qurxon iyo hadal ad umacan wxasi waxay ihorseeden inan wxba ka fiirsan bilaaa shuruuud Ayan ku jecladay isna bilaa sabab ayu iga tagay markan taganahay meel anan kaso noqon karin😭😭😭runtii wxn iska ilmeeya
@richpop6133
@richpop6133 Жыл бұрын
Hays racin waxaas
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Hoyga Fanka Bilash Wlahi Loma Odhan Hargeisa xarago heesa qima Badan Iyo fanini qaliya halki Lagu Hubo Hargseiay😂❤️🌹❤️🌸😍
@suatomar8434
@suatomar8434 5 жыл бұрын
jinkaagi baa iracay qareenkagaa ila jaray qamar sugaani WaxBa lagama qaban karO nin aan cidna wax uga bahnayN keep going nio 👌👌👌
@Salmish12
@Salmish12 3 жыл бұрын
2021 yaa daawanayo heeskan 😳😂
@hakiimigemer4756
@hakiimigemer4756 3 жыл бұрын
Qamar iyo shaydaan baa deg dega
@suldaamadareerhargaysa6169
@suldaamadareerhargaysa6169 5 жыл бұрын
Ilaahay jacaylkiina kii waara oo wanaagsanaada alle haka dhigo qamar iyo ugbaad aamiinta raaciya
@shucayb271
@shucayb271 9 ай бұрын
Song is my fav 😍🙇‍♀️
@ismahanwarsame27
@ismahanwarsame27 5 жыл бұрын
Beautiful song with lovely words 💥
@guledkhadarabdi9568
@guledkhadarabdi9568 5 жыл бұрын
Qalpiga dhinacaga jira waxpaa so jiidanaya jwpna waxa ideeqda adoo jamajo ucodeeya walipa ila jila jcylka omg 😲😲😲😲😲😲😲😲sxp waxpo lagama qaban karO hore usoco pro qli
@guleidzultan8235
@guleidzultan8235 5 жыл бұрын
Nolow abti qamar iyo inantayda ugbaad nolada lamanaha aduunka
@eidali3960
@eidali3960 5 жыл бұрын
Suldaaanka
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 3 ай бұрын
Garucu barigu fanaanka buuxa ahaa se ilaa hada wan taagera inkastu tiktok ku waashay ninkii kkkk
@Mohamed-ll1gn
@Mohamed-ll1gn 5 жыл бұрын
Team dayax miyuu kubiray odayga sibuu unurayaye m.a keep going sxb
@weloveboqoradacodkakhadrac4224
@weloveboqoradacodkakhadrac4224 5 жыл бұрын
Ñaagtisa sidaa uqurxisy hño wxba kumuu biirine
@somalienterteinment8943
@somalienterteinment8943 5 жыл бұрын
Bqorad ayu gursdy nnka raliya hela dushsy ka muqata
@ahmedjr3788
@ahmedjr3788 3 жыл бұрын
Meel youtube ka wayn maa jirta tolow oo maanta wax lagu xayisiiyo
@abdihnazerganaczadeh9715
@abdihnazerganaczadeh9715 3 жыл бұрын
Inta DAAWANYZA 2021 😅👍👍👍👍🔥🔥🔥🔥♥️
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
Waa boqorka maxamed mooge noo bedelay nolow mxmaed wardi qamar zuugaani 😍❤
@gadarawiabdiahmed9399
@gadarawiabdiahmed9399 5 жыл бұрын
Wooow intan comments akhriyayay adan Ku arkay inan ilagaratay inuu badalkii mooge nobadalay yahay
@mohamedsahardidabdirahman2962
@mohamedsahardidabdirahman2962 5 жыл бұрын
mahamed mooge waxa uu ahaa legend xidigaha dhaafay dayaxana waxa uu ahaa haldoorka fanka soomaalida hormuud buu u ahaa inta heesta horyaalka codkuu ahaa haybadbuu ku lahaa fanka waxa uu ahaa macalin aqooneed horummariyaha fanka iyo dhaqanka somalida allah ha u naxariisto
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
@@mohamedsahardidabdirahman2962 aaamiin geezi bu ahaa wleee
@hibaaqwilzan3566
@hibaaqwilzan3566 5 жыл бұрын
@@gadarawiabdiahmed9399 tnkz wll
@zaxarlazz6777
@zaxarlazz6777 5 жыл бұрын
@@hibaaqwilzan3566 geesi buu ahaa ninkaas alle haw naxariistee.inankan heesihiisa lagu jaasayo ee lafmayo muu ahayn isaga heesihiisa qof afsoomaaliga laabay baa fahmi jiray. Alle haw naxariisto😍😍😍😍😍😍😍
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 2 жыл бұрын
Heestan waan xazuuzta 2019 ku dhagesan jirney bareefad yar oon dhigan jirney aniga iyo wiil aan zxp aheen marnabana ma ilawi doono wakhtigi qurux badna🥺♥️😔😦
@princess9205
@princess9205 5 жыл бұрын
Comment ga waxaan duriyada waa sidaan iyo sidaan ahayn kuma heysaan miyaa walalyal naga daaya dee waa nagu dawaqiseen waxaas oo kabadbadis ah😂 Viva Duriyada Dayaxa gaadhay😍
@asaldhaladnimco8307
@asaldhaladnimco8307 5 жыл бұрын
Durayadi ku waashen noolada dadkeeygi
@cadnaancabdi4886
@cadnaancabdi4886 5 жыл бұрын
Jamaalkaga ideeqey markaad dugsi yara dhaqaqday😘😘😘😘😘😆😆😆😘🤗🤗🙄🙄🙄🐴🐴🐄🐏🐏🐏🐑🐄🐐🔖🔖🔖📃📃📜💴💴🕋⛪🏗🏘🏙⛩⛩🕋🏗
@hassanyusuf3012
@hassanyusuf3012 5 жыл бұрын
Heesta sanadka 2019 inta ila qabta xaga ....... Like👍
@maminounou6870
@maminounou6870 5 жыл бұрын
ase
@samiraismacil410
@samiraismacil410 5 жыл бұрын
Unguduuxj7g
@ahmedplaymaker2211
@ahmedplaymaker2211 10 ай бұрын
Ahmed wali qof yaqaan aduunka majiraa😂❤
@buulounitedbossxh3252
@buulounitedbossxh3252 5 жыл бұрын
Ugbadey de ninki actar ayad kaso sartay hh nuukisa baxaye Ugbad kale iso radi like ha igala baqaylina somaliyey👌
@ayaanhassan1284
@ayaanhassan1284 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@dagansharaf9644
@dagansharaf9644 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@apazuk1158
@apazuk1158 5 жыл бұрын
M C K frankfurt Mr haku hadlin
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 3 жыл бұрын
Hapenkay soo baxday xasuus bay ii ahayd intii dawaneysa liketa 2021
@mohamuudyusuf8002
@mohamuudyusuf8002 4 жыл бұрын
Cadceed iyo qamar suugi is helay ishacalaa hees
@intawalanwalashod5354
@intawalanwalashod5354 5 жыл бұрын
eryada laxanka iyo codka intaba asaga leh woooow war ninka cadi ma aha
@blessed2023_
@blessed2023_ 5 жыл бұрын
Abwaan: Hees Ma Ku Sameeya? Qamar: Already wn sameystay Abwaan! Aniga: Big Thumbs up 👍
@sirafatihjmcdheere4082
@sirafatihjmcdheere4082 5 жыл бұрын
#Qamar #Qamar kuwataa Broh Sln sare from #gobolka_Ragga #wiilka noo badalay #Bk
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 жыл бұрын
Heestii ugu shidnayd 2019 ayaan u aqoonsaday bic resbect
@dhalboqortooyo602
@dhalboqortooyo602 4 жыл бұрын
Maxamed wardi qamar suugaani boqoorka fanka alla ya cizaak
@daudabdullahi3495
@daudabdullahi3495 5 жыл бұрын
Qamar suqaani king 🤴 bro aLfanaan ❤️keep going
@sakariyemohmoud7285
@sakariyemohmoud7285 11 ай бұрын
Qamar Greatest singer in our Generation🐐
@iwalkalone6183
@iwalkalone6183 5 жыл бұрын
Leading the group Bro This walking talent ✌️
@roodacadaad9525
@roodacadaad9525 5 жыл бұрын
Wahi wad kabaxsatay🙏💗
@canadianboy7750
@canadianboy7750 5 жыл бұрын
QalbIga DhinacaaGa JooGa Waxpaa zoo JiidanYa Hees Fiicna Qamar suugaan
@khaliivyouzuf9411
@khaliivyouzuf9411 3 жыл бұрын
erayada qamar suugaani 100 laxanka qamar suugaani 100 codka qamar suugaani 100 music by maftuux cadceed 100
@Abdiwakil-or5kk
@Abdiwakil-or5kk 5 жыл бұрын
mrkd joogsi yara dhaqaaqdo marku dhahayo e u horaysa actionka yare u samenayo ayan wlhi u qiray 100% nin tagay dheh duriyadi garxajis😎✌👍👍👍
@DJSAMIRLYRICS
@DJSAMIRLYRICS 5 жыл бұрын
jamaalkaaga ideeqay jirkiyo xumnahaa ijareeyay markaad joogsi yara dhaqaaqday Qalbiga dhinacaada jooga waxbaa sojidanaayay alla yaacisag jawaabna waxaa ideeqda adoo jama ucodeeya waliba ila jila jaceylka
@HooyoSaynab-wk6gl
@HooyoSaynab-wk6gl 6 ай бұрын
3:39 last nigth ramadan 2024 habeen salaasa ah
@ramlanuur9372
@ramlanuur9372 5 жыл бұрын
Janada ifka waa agtaaada jacelba igalay duul aaan jeclahy garan mayo malaha hebel jinkiisa iraacay😂😂
@abasabdikarim4526
@abasabdikarim4526 4 жыл бұрын
Ramla nuur kaygiibaa ku raacay😢
@nimcaanmarcozmaxamed7485
@nimcaanmarcozmaxamed7485 5 жыл бұрын
Qalbigayga dhinacaaga jooga waxabaa Soo jidanaya king qamar
@zamiirdaacadchannel9201
@zamiirdaacadchannel9201 5 жыл бұрын
Intii somalilander ah like iigu qabta
@nuursiyaasi8131
@nuursiyaasi8131 5 жыл бұрын
Jiijo jeexeygii baa thy jawharadii dumarka tahay kama jeesan karo janno baa ii tahay Jaceylkaaga jirkeygii oo dhan dhax qaado wallee jabuuti innaa uu dhalatey sheegitaan uma baanno jiijo
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
Ereyada, Laxanka iyo codkuba waa #QamarSugaani 👏👏👏👏
@MaandeeqMediaPro
@MaandeeqMediaPro 5 жыл бұрын
rooxaanta
@xamsehaybe3646
@xamsehaybe3646 5 жыл бұрын
bababababa qamarka codka muusiga ereyada fanan jiity ku wataa zxb
@mahamedyoonis5628
@mahamedyoonis5628 5 жыл бұрын
Maftuux cadceed music loo hagar baxo ugu kaalay
@ahmednew8264
@ahmednew8264 5 жыл бұрын
Ugbad aragsan iyo qamarkedaba wan wata tagero number 1
@rihaanhappy5864
@rihaanhappy5864 4 жыл бұрын
Qamar nool Wllo intad hesaha wadidi love you
@mowgayare916
@mowgayare916 5 жыл бұрын
Heestan arooskaygii baa iigu horaysoo waan is hayn kari waayey anoon rabin inaan jaaso ayay igu kaliftay inaan jaaso waa la yaabaan ku dhahay sidaan u dheelay habeenkaa 15/3/2019kii
@asiye717
@asiye717 4 жыл бұрын
Qalbiga dhinacga joga wxba so jidaya 😿 2020 hada dawnyso like saar
@najaxcabdi4906
@najaxcabdi4906 3 жыл бұрын
2021 dawanayaba🥰🤣
QAMAR SUUGAANI ADAA DUMAR UGU SITOO NEW VIDEO 2018 HD
6:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
QAMAR SUUGAANI NEW SONG SIDAADA QOF AH LIVE SHOW CAAQIL YARE 2019
5:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,1 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 53 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,7 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН
QAMAR SUUGAANI NEW SONG  (KU SIIYEE NAFTAYDA ILAASHO) EID LIVE SHOW 2018 HD
4:32
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
Qamar Suugaani |Jacayl Dhaxal Gala| Official Video 2020
6:34
Nassin soraan
Рет қаралды 15 МЛН
Qamar suugani UBAXA UGU QURUXDA badan
5:20
Dureera Tv
Рет қаралды 282 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
QAMAR SUUGANI SAGOTINTII NASSIN 2020
3:41
Nassin soraan
Рет қаралды 3,7 МЛН
UGBAAD ARAGSAN NEW SONG QAMAR DAWLADBAAD TAHAY 2019 HD
7:07
Hawraar Music Production
Рет қаралды 7 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 4,7 МЛН
QAMAR SUUGAANI NASIIN OFFICIAL MUSIC 2020
3:22
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,4 МЛН