No video

NAJMA NASHAAD | CALI ZAKI | HASSAN GANTAL | MA-HURAAN | NEW OFFICIAL VIDEO 2021

  Рет қаралды 7,602,582

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

NAJMA NASHAAD | CALI ZAKI | HASSAN GANTAL | MA-HURAAN
EREYADA CABDIQANI CM SHAAL
LAXANKA CUMAR DAB JACEYL
MUSIC HAATUF YARE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 600
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 2 жыл бұрын
Wuxuu Ahaa naxariis badane ilaahay caalamkan u soo Diray Nebi muxammed scw💗Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Жыл бұрын
Aaaameeen Aaaameeen
@maryancali-gf4kn
@maryancali-gf4kn Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gz6ow8op6i
@user-gz6ow8op6i Жыл бұрын
​@@maryancali-gf4kn😂😂😂😂a
@siciidmahamed1010
@siciidmahamed1010 Жыл бұрын
Amiin amiin amiin
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
aamiin aamiin yaa allah
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 жыл бұрын
Najma nashaad cod keedu waa dahabi ku wacnaan lahaa in qur’aanka kariimka ah lagu aqriyo..waa cod mcn tahay✅
@engmustafaabdirahman5879
@engmustafaabdirahman5879 3 жыл бұрын
Hadaan dumarkeenu rumayn hammigeena Miyaan hiigsanlaynba in aan heer gaadhno, Aduunkan hayaamay ragbaa u horseeday hablaha farxadooda , One of the best words 🥰
@AhmedNuur-mv9gk
@AhmedNuur-mv9gk 8 ай бұрын
Wcz
@user-uy1fv4zt4q
@user-uy1fv4zt4q 5 ай бұрын
Okkuihk🎉 1:28 ,tufu😊
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Ramadaanta Ilaahey hanugu gaadhsiyo caafimaad wan camal wanaagsan farxad Insha Allah kheyrkedana hanawafajiyoأمين آمين يارب
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@umuurihaam6443
@umuurihaam6443 3 жыл бұрын
Aamin ya rabi
@subeedacumar3833
@subeedacumar3833 3 жыл бұрын
Okkk(kkkkkkkkkkk
@ayanyousof758
@ayanyousof758 2 жыл бұрын
Asc wall dhamaanteen ayaan leeyahay khaatumudu Ale ahinagu simo aamiin ayaan leeyahay💙💙💙💙💙💙💙💙
@warere4161
@warere4161 2 жыл бұрын
@@ayanyousof758 ameen ya Allah
@clubhouse1207
@clubhouse1207 3 жыл бұрын
Hadaad illaahay taqaan wll hees naf maleh ee salaada tuko hadaad salaada xasuusatayna jannada alle haku geeyo ee like iisaar👍❤️❤️❤️❤️
@abdikarinhusseinomar10
@abdikarinhusseinomar10 3 жыл бұрын
Mahad sanid saladi oo iga tagi rabtan qoralkaga akhristey intan mobileka damiyayban so tukadey axld
@drmouledmohamoud1914
@drmouledmohamoud1914 3 жыл бұрын
xaqiiiq wlal
@Aldaarulsunnah
@Aldaarulsunnah 3 жыл бұрын
Mnsha allh wll waa sida allla yaxfik❤️
@clubhouse1207
@clubhouse1207 3 жыл бұрын
Waa mahadsantihiin walaalayaal dhalinyarooy heesaha hadaynaan daynayn an dhagaysano lkn salaada wakhtigeeda yaaanan ilaawin✅
@Anfac__anna
@Anfac__anna 3 жыл бұрын
Wll horta waa mahadsanthy waanada fcn balse si hadaa u eego adna daacad kaama ahee ee like baaku raadsaneysaa teeda kle heesta adaa soo doontay ayada kuma soo doonan
@mupashirmoh6823
@mupashirmoh6823 3 жыл бұрын
Team Hassan GantaaL idin ha la imuujiyo😃
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@fatimaAli-cw5uz
@fatimaAli-cw5uz 3 жыл бұрын
Anaa kula ah Team hasan gantaal
@abdishakurhassan8379
@abdishakurhassan8379 3 жыл бұрын
Xasan gantaal
@quennatazha3885
@quennatazha3885 2 жыл бұрын
Hubal garabkisa Hawen ninka wayay Halyey noqon mayo
@khadijafahiye2605
@khadijafahiye2605 Жыл бұрын
2:07
@aykc3505
@aykc3505 Жыл бұрын
Hees Walbo oo macaan.waxaa kamacaan quraanka allaha
@mariamohammed8367
@mariamohammed8367 3 жыл бұрын
Mar waa hagaheyga dhab aabbe i Saaray❣️mar waa ma huraanka hoy aan la wadaagay🥰mar hiiliye weeye geesiyow inankeyga❣️👑walal marna heegan ku howlan danteyda💉🥰allow xifdi dhaman waa ma huraane 🤲
@abdiqalaqosmanmohamed9281
@abdiqalaqosmanmohamed9281 3 жыл бұрын
My Mario ❤️💋🙌
@mohameddahir9257
@mohameddahir9257 3 жыл бұрын
Mar waa hagayhayga✅ Dhab Hooyo i saartay♥️♥️♥️ Mar waa ma huraanka Hoy ay aan lawadaago🌹💋 Mar hiiliya weeye Haldhaa inantayda♥️♥️ Walaal marna heegan♥️❣️♥️ Ku hawlan dantayda♥️♥️♥️♥️ Allow dumarkeenna somaaliyeed karaamee oo noo daa ♥️♥️♥️❣️
@mariamohammed8367
@mariamohammed8367 3 жыл бұрын
@@abdiqalaqosmanmohamed9281 walalkey🥰👑
@shabacbaradho3022
@shabacbaradho3022 3 жыл бұрын
Kaashi kudhashaq
@shabacbaradho3022
@shabacbaradho3022 3 жыл бұрын
Oohh hooyo mcn
@ayanlemg6250
@ayanlemg6250 3 жыл бұрын
From muqdisho idin jecelhy reer hargeisa ❤💯
@naimayousef6188
@naimayousef6188 3 жыл бұрын
tnk U wloo ankuba wan jecelanay muqdisho
@khadraciise2044
@khadraciise2044 3 жыл бұрын
Unukuna sido kle wan ku jecelnahay bro Shukran hadad rabtana waad noo imaan kartaa Shacab walalo ah baynu nahay Siyasiyiinta alle ha naga qabto
@boqoradasomaliland5920
@boqoradasomaliland5920 3 жыл бұрын
thank you wllo qali
@ahlaamjaamac5927
@ahlaamjaamac5927 3 жыл бұрын
@@khadraciise2044 🤣🤣
@essiahassan5157
@essiahassan5157 3 жыл бұрын
Thx anakuna reer Mogadisho wanu jacelnahay❤
@ikkyyaisto8403
@ikkyyaisto8403 3 жыл бұрын
Hargeysooo siraadanbaan arkayaayeeey allow barakee hadhwnaaaag❤❣👑🙏
@shadia44shaad52
@shadia44shaad52 3 жыл бұрын
Ameen
@khadrawlhikulamiidbanahyja1856
@khadrawlhikulamiidbanahyja1856 3 жыл бұрын
Amiin
@mukhtaarcaliawciise6140
@mukhtaarcaliawciise6140 3 жыл бұрын
Kgoegowehg
@mukhtaarcaliawciise6140
@mukhtaarcaliawciise6140 3 жыл бұрын
Jwrhht&%&&*&&&÷&&&^%$₩×£÷&
@xasancabdi7791
@xasancabdi7791 2 жыл бұрын
Immmmiiiiìn
@waxgarad6646
@waxgarad6646 3 жыл бұрын
Hees wacan waye cidii sidayda moobaayl sumsung isticmalaysa noocu doono ha ahaadee please lakta iigu qabo si aan moraal ugu helo sii haysashadiisa 😁
@mkceydidali61
@mkceydidali61 3 жыл бұрын
Anigu Samsung ma sito balze likta aan ku saaray Qosol baad igaga keensatay 😂😂✌️
@waxgarad6646
@waxgarad6646 3 жыл бұрын
@@mkceydidali61 yes alx waar balayada baas waa la iga xaday waan uduceeyey ikii xadey waar moobile muu ahayne wax xunoo A21s jajabey buu ahaa imika mid ii adeera baa Iphone 11 iigadey waa kareystey samsung iyo arag xumadiisii Alx💯
@ayanyousof758
@ayanyousof758 3 жыл бұрын
Heestawaydanashamanashaa💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@arwaabukar8594
@arwaabukar8594 3 жыл бұрын
Ragu waan ku hurudnaa been maaha hbnkii uu aabe maqan yahay ma anan hurdi jirin cabsi darten allaha u naxaristo aabe waan ku hurdi jiray 😭
@XamseGabal
@XamseGabal 11 ай бұрын
Amiin amiin alle ha unxristo isgaa iyo wixi islaama ahbaa
@RaxmoAbdiwali-o2h
@RaxmoAbdiwali-o2h Ай бұрын
❤❤❤❤
@mohamedabdullahi9071
@mohamedabdullahi9071 3 жыл бұрын
Heesuhu waxay horseedaan qalbijabka Qurankuna wuxu daweeyaa quluubta
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@khadraaadan2201
@khadraaadan2201 3 жыл бұрын
Sawdiga daawanaya dee iskada quraanka akhriso oo wa run quraanka ayaa ka wcn oo hees iyo quraan laysma mel dhigo ee orod quran akhri sawdiga heesta dhagysanaya de adigu marka hore heesahah iskda naftaada ka bilow adeer
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 3 жыл бұрын
Been maadan sheegin wll waan walwalaa markaan dhowr hees dhagaysto
@mameali1627
@mameali1627 3 жыл бұрын
Qalpi jabka wad nagula jirta sxp adi mxad u dhagysan Lo.yahay wxn ka necbahay malhn dadka diinta & quranka liketa ku raadiya
@fagirashid3314
@fagirashid3314 3 жыл бұрын
@@caddeeyembaxnaan7600 runta u sheeg dadkan caadi maaha wllhi😏
@abdinasir5544
@abdinasir5544 3 жыл бұрын
Heestan sida leyskugu tagay anigane isku kaaya taga oo like dhac dhac igu siiyaa
@halishhalish5660
@halishhalish5660 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk dac dacdacdac
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😫👐🏻
@worldtube3123
@worldtube3123 3 жыл бұрын
Hadad daawaneysid iyadoo gaarty heesta 1.1M kadib like ta igu sharaf sxb.
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
Ragbaa u horseeday hablaha farxadooda walahi taasaan been ahayn🤴🏻🤴🏻🤴🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️ilahaw rageena somaliyed noo xafid iyaga wax ku nahay❤️❤️🤴🏻🤴🏻🤴🏻🤴🏻
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
Amein || Calanka Aad Isticmashay RAG Oo Dhan Kuma Hoos Noola
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 somali waa somali walaalow ka dhac🥰
@ruweidahmahmett2680
@ruweidahmahmett2680 3 жыл бұрын
@@lamajofficial2446 muhiimadu waa wilasha somaliyed oo dhan inee waxkast noo yihiin wlal dunida melkst kajogan✌😍🙏
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 3 жыл бұрын
@@ruweidahmahmett2680 Excillent❤ Madaxaad Noo Saaran TiHiNo Idinkanu Wax Idinku Nahay Zizy
@adnanandres9362
@adnanandres9362 3 жыл бұрын
RaGa wa La GarTe caLaNkaNi Ma aayad quraaNa Maxad ka daBa wadaa😄😅
@islaam964
@islaam964 3 жыл бұрын
QARBA IMIKA ODHANA LIKE BU KU RAADINAYA WAR XUSKA NABIGA KA QIIMO BADAN INTII DAMIRLUNBA DAREMI KU SALINTA NABIGA ❤ (SCW SCW SCW)
@maxamedkaysecawil5671
@maxamedkaysecawil5671 3 жыл бұрын
Reblies
@abdillahihajji9888
@abdillahihajji9888 3 жыл бұрын
Scw
@djdhiigleh5423
@djdhiigleh5423 3 жыл бұрын
Scw
@yahyetony7380
@yahyetony7380 3 жыл бұрын
Scw
@abdirisak31
@abdirisak31 3 жыл бұрын
Scw scw
@mohamedofficial9
@mohamedofficial9 3 жыл бұрын
Wan ku jedaa adu amusan ayaad commentigeyga akhrineysa Liketa ha ila dhaafin 😀😀
@xamdixaajimuuse5014
@xamdixaajimuuse5014 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@sulekhodahir4413
@sulekhodahir4413 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 yaa kuusheegay waan kuusaaray liketa
@hadiaabdirahmanmohamed9148
@hadiaabdirahmanmohamed9148 3 жыл бұрын
Hadaa man weydin lahaa😆😅
@omarofficial24
@omarofficial24 3 жыл бұрын
Hadaan maxaan sheegaa heestaba ma garanayo wn kuu saary mohamed
@asmakhadar3935
@asmakhadar3935 3 жыл бұрын
waad ku dhacddy like tana kugu sadaqeystey😂😂🙄
@luulaadancusmaan2401
@luulaadancusmaan2401 3 жыл бұрын
HadaaN RagU JoogiN HaweeN DhinacoogA NoloshA LahabeeyniN HagaaG UbarbaariN HurdabA HurdabA HurdabA MaladeenEE Wllhi Tasaaa beeN eheeN Allow RaGa InoodAa 💖 XaajigayGa 💖💖💖💖💖💖
@deqomohamudahmed2418
@deqomohamudahmed2418 3 жыл бұрын
Mida dumarna kaxoogan
@somalirealitychannel5797
@somalirealitychannel5797 3 жыл бұрын
wlhie bilahi like ban ku srya wad dharate abaah iska saar😅
@ayaanhirsi3030
@ayaanhirsi3030 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@najiibcali9762
@najiibcali9762 3 жыл бұрын
Tuugsi badnidaa h wse
@abdirahmannaseep1259
@abdirahmannaseep1259 3 жыл бұрын
Waadba usaartay??????
@abdirahmannaseep1259
@abdirahmannaseep1259 3 жыл бұрын
Life goes on
@abdirahmannaseep1259
@abdirahmannaseep1259 3 жыл бұрын
Life goes on
@KhalidAbdi1
@KhalidAbdi1 3 жыл бұрын
Yaa ila arky inay imka ka shidan tahy Heesaha sida wada Jirka lo so qadayoH👍💚
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
🖐🏿
@sahalcabdilahi2012
@sahalcabdilahi2012 3 жыл бұрын
Dumar waa lama helaan mar waa hooyada mrna wllasha mrna xaaska allow idin dhowr zhrftayda ayaad mar wlpa tiHin 🙏😍🌎
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 3 жыл бұрын
Intaa ka sakow xataa bini aadam nhy afartaa uun hanoo eeginine🥺🤔
@queenphatxo717
@queenphatxo717 3 жыл бұрын
😢😟
@sadiamohamed9453
@sadiamohamed9453 3 жыл бұрын
Yield Kle I
@sadiamohamed9453
@sadiamohamed9453 3 жыл бұрын
👏👏👏👏
@asmamaxamuud4863
@asmamaxamuud4863 2 жыл бұрын
Thanks wl wa qiroday🥹😀
@yessboss9640
@yessboss9640 3 жыл бұрын
HARGEISA💚😍❤ Hoyga Soomaalida Geeska ❤Haween-waa-mahuraan❤
@abdulnajib2675
@abdulnajib2675 3 жыл бұрын
Xasan gantaal laandhere ogaden ah Qurux alle waku dhameyay huno m.a ❤✅
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 3 жыл бұрын
Nin maaha tahay mise naag dhaga 😂😂😂
@husseinahmed8112
@husseinahmed8112 Жыл бұрын
Cajiip ragi maaba sas dhahayo😃😃😃
@aadanmaxamuud2354
@aadanmaxamuud2354 3 жыл бұрын
𝗪𝗮𝗸𝗮𝘀𝘁𝗼𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗸𝗮𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗹𝗲❤️❤️
@ibrahimhazzan3260
@ibrahimhazzan3260 3 жыл бұрын
Wa ognhy lkn melahn okle quranka ale haku sheegin hadad iman ledahy
@mameali1627
@mameali1627 3 жыл бұрын
Quranka io diinTa like haku raadin inaadan aqooN baaba Laga yaaba xolayahw
@nasrimohamed5563
@nasrimohamed5563 3 жыл бұрын
Wlh wa run
@liibaanomarsabrie1459
@liibaanomarsabrie1459 3 жыл бұрын
Sxp quranka Like Hagu raadinin
@faisamohamed8678
@faisamohamed8678 3 жыл бұрын
waa runtaasi wllo illahay hasoo hadeeyo dadka
@hassanqurow
@hassanqurow 3 жыл бұрын
Haddaan dumarkeenu Rumeyn hamigeena miyaan hiigsan leeynba Inaan heer gaadhnoo Aduun la lahalmaalno ✍⚘
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Deera mool iyo buurta masalaha inta dareensan halka lagu duubay heesta like 🖐😃😉
@queeenamira7707
@queeenamira7707 3 жыл бұрын
Mar wa hagaheyga mar wa gesigeyga hoy an la wadagayo mar wa wllkeyga darti u han qaday mar wa inankeyga nolosha ii ifinaya🌹💋💋💋🙏🙏🙏 raga somaliyed Respect wax walba iii tihiin
@aliyuusuf8219
@aliyuusuf8219 3 жыл бұрын
Thanks wllshy somaliyeed quruxbadaney
@ahmednourhussein7449
@ahmednourhussein7449 3 жыл бұрын
💋💋💋🙏🙏🙏
@queeenamira7707
@queeenamira7707 3 жыл бұрын
@@aliyuusuf8219 thnks apowe🙏🙏💋
@queeenamira7707
@queeenamira7707 3 жыл бұрын
@@ahmednourhussein7449 🙏🙏
@ahmednourhussein7449
@ahmednourhussein7449 3 жыл бұрын
@@queeenamira7707 thanks👍👍👍👍🙏🙏
@inacumar170
@inacumar170 3 жыл бұрын
Hargeisa la anteded fanku inu abaar yahy inta og like igu qabta 😋
@shamsomaxamed3845
@shamsomaxamed3845 3 жыл бұрын
Fanka maxu so kordinaya war shaydanka iska nar
@thiagotakaweyne6562
@thiagotakaweyne6562 3 жыл бұрын
@@shamsomaxamed3845 waa hagaha bulshada somali hada nahay dad wax akhriya ma nihin lkin dad dhegta maala ayaynu nahay
@Zackpro212
@Zackpro212 3 жыл бұрын
Sharma boy wadanaaa reer muqdisho
@badeed1523
@badeed1523 3 жыл бұрын
Hoygii fanka iyo hal abuurka ❤❤ Hargeisa
@badeed1523
@badeed1523 3 жыл бұрын
@@shamsomaxamed3845 hadad sidan ugu baraarugsantahay inuu shaydaan wato waxan maxa halkan ku keenay kaliya wiilkan ku xume umbad uledahay
@Hannad_Music
@Hannad_Music 3 жыл бұрын
Najmo Abaayo Asturnaada Ku Qurxoon Tahay Ilhaahay hagu Soo Hanuuniyo 🙏🏼🙏🏼🙏🏼✅
@mohamedamin6875
@mohamedamin6875 3 жыл бұрын
Nimaan hoyga fanka hargaisa ka sooo heesin fanaan maaha hasan gantaal ku soo dhawaw dhulkaagi weeyi hargaisa keep going
@boosadem6902
@boosadem6902 3 жыл бұрын
Boqorkii Xasan Gantaal ahaa. Codka, la haysashada jiibta, dhaqaajinta xubnaha iyo labbiskiisuba waa heersare. Dhallinyarada danbe ee fanka Xasan Gantaal baa muunad ii ah. Barakoow Legend 😍
@yaasiinhawle3679
@yaasiinhawle3679 3 жыл бұрын
Inta ku xayaada buurta masalaha farta ha tagaan reer hargeysow
@nimcoayaan6197
@nimcoayaan6197 3 жыл бұрын
Waanakan xafadahayagii✌😎
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 3 жыл бұрын
Waana kan😂😂😂🇮🇹
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
Hasan gantaal inuu yahay fananinta ninka ugu qurxoon yaa igu raacsan😂🇸🇴🖐🏿
@filsansmart4334
@filsansmart4334 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 caaaac 🤮
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
@@filsansmart4334 miyaad ka xunthu wll😂😂😂
@filsansmart4334
@filsansmart4334 3 жыл бұрын
@@jecliyadalkayga3346 😂😂😂 ma waxan dheere madow wll ee kala jeeda jumecian buuba u eegyahe
@jecliyadalkayga3346
@jecliyadalkayga3346 3 жыл бұрын
@@filsansmart4334 haah dhererka iyo madowguba wa wuxu kaga hormaray raga kale madowgu wa qurux dhararna kii waya qurux in lagu tilmaamo daaye ka fog
@maajiddiaz3529
@maajiddiaz3529 3 жыл бұрын
@@filsansmart4334 dhirirka io dhisnaanta io madowga waa astaanta nimanka ragga qurux hdii ladhaho uma dhimano qrx kle
@MudaneChango
@MudaneChango 3 жыл бұрын
Woow Hablaheena Allow Dhawr waa Nimco ilaah Nasiiyay wlhi Dumarka somaliyeed wax walba aduunka yaala Ayagaa ka Qiimo Iyo Qaayo Badan Haween ninka waaya Halyey noqon maaye Waa Sax❤🇸🇴🙏🏿💯 Gob weeye gabdhaheena. Thanks Gantaal, Zaki, iyo Nashaad.😍😍😍😍😍😍😍😍🙏🏿💯💯💯
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Mesha somalia toosa kama shidna calankana. Logama baahna cidna gaar umay sheegine. Melaha Lagu tala galay kuso qora adiga waxa kula midka Dumar somalia lama dhihine uf🖕😷😈
@asmaabuukar1705
@asmaabuukar1705 3 жыл бұрын
Wiilasheena somaliyeed 😊😊😊😊 ilaahey ha xifdiyo❤🥰🥰🥰🥰❤ Inta xunna alle haso hanuunyo😢😭
@ilhaaniishamohamett9915
@ilhaaniishamohamett9915 3 жыл бұрын
Aamin
@hassanibrahim9323
@hassanibrahim9323 3 жыл бұрын
Amiiin abaaayo
@kifahmohamud7230
@kifahmohamud7230 3 жыл бұрын
I'm from Somalia 🇸🇴 i love heesaha somaliland 💓💓💓
@sarakookie
@sarakookie 2 жыл бұрын
😂😂😂
@IIheekeeychannel143
@IIheekeeychannel143 Жыл бұрын
Ghhhh
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajacuun war halmar kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw oo salaada tukada
@bashiirnuur6484
@bashiirnuur6484 3 жыл бұрын
GantaaaL ninkaas inta ila taagerta like isaaRa
@ahmet-yasiin8628
@ahmet-yasiin8628 3 жыл бұрын
Dumarku Waa Dhiiri GaliNta Qudha Ee RaGa In ta oG Like Ha Ila DhaaFina😍🥰✅
@hayaatahmetxurmoh3265
@hayaatahmetxurmoh3265 3 жыл бұрын
🥰💗💯💫💘🥰❤
@jimcalenuur9460
@jimcalenuur9460 3 жыл бұрын
Y
@husseinhandule
@husseinhandule 3 жыл бұрын
meeshu ma hoygii fanka mise anaa moodey wa hees iyo badh hassan najma ali saki you are super stars keep going like isaar hadad taagerto 3dan fanaan
@hamdalaki1787
@hamdalaki1787 3 жыл бұрын
Haa hargeisa weeyi
@husseinhandule
@husseinhandule 3 жыл бұрын
@@hamdalaki1787 mhdsanid sister
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 3 жыл бұрын
@@husseinhandule Raguna mukurka miyay yaqaan hhhh
@jimcalekaafi5616
@jimcalekaafi5616 3 жыл бұрын
First welcome hasan gantal hoyga fanka onther lovely
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@zakariyabinhusseinboy2337
@zakariyabinhusseinboy2337 3 жыл бұрын
Hadan Dumarkena Rumeyna Hamigeyna miyaan Qasari lahena Viva Hawenkena Somaliyed 1love my Grls somali🇸🇴🇸🇴😭😭
@adnanandres9362
@adnanandres9362 3 жыл бұрын
Kaw caLaNkaN maLiN dhaw meLaN caLaNBa LaGa raBiN iN la keeNa MacquUla😄😅🤣
@hanuush6787
@hanuush6787 3 жыл бұрын
Maradan mesha lagama shegin iyo dumar somalia indhaha Kala qaad xoolo iyo suraha mise heestii somalia tooso ka shidantahay ayaa moday🤗🖕😏
@Xikmaawi77
@Xikmaawi77 3 жыл бұрын
*HASSAN GANTAAL IN HARGEISA SOMALILAND 💚🤍❤*
@haniilkacaz7573
@haniilkacaz7573 3 жыл бұрын
Heestan xaqiiqda Ayey kahadlaYsaa 🥰❤🤴🏻👸🌹💖🤗
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
Kuwa quraanka liketa ku raadinaya like ha u saarina. Nadis weeye kuligood
@thetruthx235
@thetruthx235 3 жыл бұрын
Anigana ha ii saarina, commentiga imaada aan sheekaysanee 😂
@user-pd7nc3me8p
@user-pd7nc3me8p 3 жыл бұрын
اول يمني يسمع اغاني صومالي
@abdeknasser7708
@abdeknasser7708 3 жыл бұрын
Allow hawenka somaliyed iyo kuwa muslumka oodhan no dhowr laantod waxba ma nihin war ragow dumarka an dhowrano 😍😍❤
@pipostudio8087
@pipostudio8087 3 жыл бұрын
Yahuud ma tihiin waligey like male saarin Maanta ugu daaadiya bahalkaaas
@asmaladan4535
@asmaladan4535 3 жыл бұрын
Hargeisa oo siraadan🙌❤
@istahilaabdi1294
@istahilaabdi1294 3 жыл бұрын
Hargaysa wax kale weeyi ❤💯
@bashiirhassan4371
@bashiirhassan4371 3 жыл бұрын
@@istahilaabdi1294 ❣💝💝💝💝💝❤💞
@suhaybcali8686
@suhaybcali8686 Жыл бұрын
Gantaal wlhi waa fanaan iyo bar and two fans najma iyo ali saki hees buuqeeda wadata
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
Mother is the only person who carries you nine months in her belly, three years in her arms and forever in her heart (I have respect for all somali women's)
@halimoahmed3171
@halimoahmed3171 3 жыл бұрын
Very true
@suaadmohamed4316
@suaadmohamed4316 3 жыл бұрын
Absolutely you’re right wllo Allah ha cafiyo dhamaan hooyo macaan 🤲🤲
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 3 жыл бұрын
✔😁
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 3 жыл бұрын
@@suaadmohamed4316 aamiin wllo qali
@daganlovehoyofatima1203
@daganlovehoyofatima1203 3 жыл бұрын
Thanks brother we. Love you 😍 somali brothes
@aishaahmed2165
@aishaahmed2165 3 жыл бұрын
Love her energy just a happy soul 😍😍😍
@maxamedyareisaaqa
@maxamedyareisaaqa 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Anshax_Music
@Anshax_Music 3 жыл бұрын
Haweeenka soomaaliyeed abaaal wayn uhaynaaa😍
@AnasCabdiqani-nd4ue
@AnasCabdiqani-nd4ue 8 ай бұрын
Hees taan waxaan ku xasuustaah habeen anoo safar ah anoo dhagey sanayoh gaarigu ila tog man gaaray
@saidahmed4129
@saidahmed4129 2 жыл бұрын
I Love this Somali great song. Musica ayaa i dilay.. This is great tribute for Somali women. We Love you Najmo Najaad, Xasan Gantaal iyo Cali Zaki.
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 3 жыл бұрын
Adduunka Hayaamay Rag baa Hirar Geeyay Rag baa u Rumeeyay Haween Hamigooda 🙆‍♂️ QuruHdii Fanka Hargeisa HadHwanaag 💚🤍♥️
@ugaaskaramo7555
@ugaaskaramo7555 3 жыл бұрын
Inta igu raacsan in uu gantal ugu codmacaanyahay farta taaga😘😘😘😘
@muhimmudu2927
@muhimmudu2927 3 жыл бұрын
👍 aniiiiii
@casooweofficial2687
@casooweofficial2687 3 жыл бұрын
Hooyada walashaa iyo xaskaga intii dhowrta like saara👈👍👍
@ubaxhussein6390
@ubaxhussein6390 3 жыл бұрын
Gabdhada ka tagtay😂
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
najma nashaad Quruxda Hablaha arab we are proud you my cousin
@zakmire6925
@zakmire6925 3 жыл бұрын
It is about time , we celebrate all hooyos, sisters, wives and beautiful Somali ladies who sacrifice their soul and life to raise Somali men despite all the hardships they go through every day , we salute ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@faaisofaaisocumarmaxamed9150
@faaisofaaisocumarmaxamed9150 2 жыл бұрын
Sss
@zakariyemohamedabdi7544
@zakariyemohamedabdi7544 2 жыл бұрын
@@faaisofaaisocumarmaxamed9150 o
@saalaxcabdi-qq1fr
@saalaxcabdi-qq1fr Жыл бұрын
Salax cabdi
@AdanAbdi-dj9dh
@AdanAbdi-dj9dh 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@AdanAbdi-dj9dh😂😂😂❤❤❤❤❤
@mohamedabdiqadir7607
@mohamedabdiqadir7607 3 жыл бұрын
Hoygii Fanka iyo Heestii Haweenka 🙏🔥🥰❤
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@dhaladkasomaliland5878
@dhaladkasomaliland5878 3 жыл бұрын
xasan gantal mar hargysa hduu yimi iminkay ukala kacaysaa🥰💚
@fatimaAli-cw5uz
@fatimaAli-cw5uz 3 жыл бұрын
WOOW M.a Hasan gantaal mesha haduuba kujiro heesta in La dhagaysto waa mcquul 100%
@user-zu2dy6ye6p
@user-zu2dy6ye6p 2 жыл бұрын
مساءالخير يا صديق
@nimcaanbazhiir7910
@nimcaanbazhiir7910 3 жыл бұрын
HEESTA IN HARGAYSA LAGU DUUBAY HADAAA ILA.ARAGTAY LIKE TA DHACKUSII❣️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Najma nashaad and hassan gantaal cali zaki Eyy 🥰😋🌹❤in heesta sanadka tahay 😁🙄👍👍👍 1 March
@havvamehmet6722
@havvamehmet6722 3 жыл бұрын
Duriyadii iyo hoygii barbaarta caasimadii baxsan hargeisa cadeey allahumaa baarik💚🤍❤
@princesssz5557
@princesssz5557 3 жыл бұрын
Gantaal you gonna kill me that style, your tall, waxkale.
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Sxb Subscribe ii Saar Adna Eego tanks
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Inta najma nashad tagerta farta so tag✌🔥
@XOGTAQARSOON2024
@XOGTAQARSOON2024 3 жыл бұрын
HARGEYSA LAYSKUGU IMANAYAA XASAN GANTAAL NA WAKAASI REER HARGEYSA WAAN IDIN SALAANAY
@hibaqali4452
@hibaqali4452 3 жыл бұрын
Wan kaa qaadnay
@wardaaxmed1637
@wardaaxmed1637 3 жыл бұрын
Wan ka qadney wll
@cabdookaasim9592
@cabdookaasim9592 3 жыл бұрын
Dumarku waa lama huraan agtooda ayaa lagu dhargaa aloow noodaa amiin ammin amiin ammin amiin ammin amiin
@muniizessa9031
@muniizessa9031 3 жыл бұрын
Wlhi wa run ninka hawen garabkisa anay joogin Allow wilashayada noo barake ❤❤🥰 wiil hadanu kuladhalan hadka kucunya ragba hawenka hamigoda rumeyey Acxtel 🥰🌹🌹🌹👑👑👑🙋‍♀️
@abdikarinsaleban7507
@abdikarinsaleban7507 3 жыл бұрын
Heestii ugu Horaysay ee 3 Fanaan isla Heesan another Level reer Hargaysa 👌❤❤🥰
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Hees 10 fanaan isla hesen xita wanu leenahay Fansan ba la dhaha hadanad arag 😅
@donciiltrehjr1488
@donciiltrehjr1488 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 meel kasta way ka jiran 10 fanaan hees wada qadeen wlley fansan keliya mahe
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@donciiltrehjr1488 kiwe wada qaaday bal soo sheeg Fananinta imika e somali 🤣 wa sugayaa Waliba hees jacayl ah
@xasuusmedia338
@xasuusmedia338 3 жыл бұрын
@@ayaanmohamed1862 heesaha wadaniyada ka hadlo ma aragtiiiin miyaaaaa mase jcl ayaaa rabtiiiin
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 3 жыл бұрын
2021/2022 best song Haweenku waa hamiga kaliyen dunida ku haysano waana kuwa rag isku dilay najma nashaad ninkii helay wale nolosha Qiimahedu arkay🙃😘🤩
@hasanmataan8073
@hasanmataan8073 3 жыл бұрын
Hargaysa ayaa ku dakhramay bbbbbbbbbbbb meeshu caadimaaha🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙊🙊🙊🙊🙊
@deeqafaarax2037
@deeqafaarax2037 Жыл бұрын
Hal dhaaaa inantaada ❤🎉
@hamdalaki1787
@hamdalaki1787 3 жыл бұрын
Fanaaanada reer sheekh isxaaq najma nashaad tageero buuxda inader
@Munayo12
@Munayo12 3 жыл бұрын
@@morashiid hh reer mudug wa reer abtiyashed inbti😁
@shadia44shaad52
@shadia44shaad52 3 жыл бұрын
@@morashiid hooyadedba dhabayaco kaso jeda iyadu wa isaaq hno
@hamdalaki1787
@hamdalaki1787 3 жыл бұрын
@@Munayo12 ma najma nashaad naag isaaq weeyi
@bedramohamed5940
@bedramohamed5940 3 жыл бұрын
Hooyo waa qofka ku buuxin Kara booskasta balse ma jiro qof boskeda buuxin Kara 👑♥️💯
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 7 ай бұрын
❤❤❤❤wiilasha walaalahy laantood maba noolaadeen🎉🎉🎉alx wiilal inay dhasheen,naag aan oga hay ama waa bur burin ama way uhagaagin walaalky😢
@jeekoolrappniga7539
@jeekoolrappniga7539 3 жыл бұрын
Kkk adoo layaaban najmo nashaad sidey thy like igusii SUBXANALLAH😂😂😂
@hamdiamohameddjamahamdia4959
@hamdiamohameddjamahamdia4959 3 жыл бұрын
Dislik baan ku siyaye 😂🤣🤣OK
@amaalabdi3295
@amaalabdi3295 3 жыл бұрын
Love this song and I love how nashaad isgu kalsoontahay makeup free maanshaa Allah sis keep going
@cabdihakiimsiciidkoranto9207
@cabdihakiimsiciidkoranto9207 3 жыл бұрын
Inta sadexdan fanaanba jecel likta saara
@abdirisakjibril6331
@abdirisakjibril6331 3 жыл бұрын
Najma nashaadeey walaal waan ku jeclahay. 🥰
@wajilacibweyn8401
@wajilacibweyn8401 3 жыл бұрын
Dadka nabiga iyo Diinta like ku radinayo Ilahey ka cabsada Cudur aan bexen ha idin ku dhecee😏😏
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 3 жыл бұрын
Scw
@rahmaomar2861
@rahmaomar2861 3 жыл бұрын
Amiin
@inaapdalla4093
@inaapdalla4093 2 жыл бұрын
Happy international women’s day👸❤️❤️❤️❤️
@deeqatusma8617
@deeqatusma8617 3 жыл бұрын
Ragbaa Uhorseeeday hablaha Farxadooda🌍❤🙏 AllaH Inagama Qaaado Wiilasheenna
@zamzamhassan9818
@zamzamhassan9818 3 жыл бұрын
heeatan sidaan udaawanayo anaa 1m gaadhsiinayaa
@cabdiqaadir7048
@cabdiqaadir7048 3 жыл бұрын
Heesta quraanka allah aa kfcn
@xalliyeofficiall4109
@xalliyeofficiall4109 3 жыл бұрын
Heestan markad dhagaysato waxay kugu qasbay saa inad kuzo cezhato😍🤩😘
@nasriinmuse8031
@nasriinmuse8031 3 жыл бұрын
Waan ku ceshadyba wlhi😂❤️
@simaneybae3108
@simaneybae3108 3 жыл бұрын
Beenta mhn runtii wll 😍
@mushtaaqqurux5311
@mushtaaqqurux5311 3 жыл бұрын
wlhi waan kuso ceshtay dhowr jeer
@hamseabdilaahi1763
@hamseabdilaahi1763 2 жыл бұрын
Waa ruunta sxb gcliye 60 jeer ban ku soo ceeshtyaaa
@ilwadcabdijamal7813
@ilwadcabdijamal7813 3 жыл бұрын
Ragba u hor sedaY hablaha farxadooda inamadaYada SOOMALIYeed I love you wlhi 🤴❤👊
@fadumoxasan4711
@fadumoxasan4711 3 жыл бұрын
Hawenku wa lama huran ali zaki 💋hazan gantal inamadaydi an kufani jirnay 🥀🌹🇮🇹🇮🇹
@fafintadacwada7960
@fafintadacwada7960 3 жыл бұрын
May hablaheena wax loodhiga majiraan allaw cimri dherer iyo cafimaad sii viva hablaha somaliyed Gobonimo kuwaaara love all❤❤❤❤
@abdirihimrodol5629
@abdirihimrodol5629 3 жыл бұрын
Aniigu waan kahelay heesta inti ila. mida like hayla dhafina
@ahmeddeeq7377
@ahmeddeeq7377 3 жыл бұрын
Good job Guys Allaah hnoonoo dhowro haweenkeena gabdheheena. ❤
@fatmaabdi6675
@fatmaabdi6675 3 жыл бұрын
Inta najma nashad ilajel..... liketa haigailobin❤️❤️
@qalanjadiiqardhood3956
@qalanjadiiqardhood3956 3 жыл бұрын
Another level Najma,Ali iyo Hasan 😘
@amiiramaxamudcumar1763
@amiiramaxamudcumar1763 3 жыл бұрын
fanaaniintayada africa gaadhiweydey❣🤘
@naimabilan5219
@naimabilan5219 3 жыл бұрын
I love somali songs ♥️am from Pakistan 🤣
@abshiralfa4611
@abshiralfa4611 3 жыл бұрын
Hees iyo badh xasan gantaal, cali zaki & najma nashaad three legends 🙌 ♥
@gardaasemedia9712
@gardaasemedia9712 2 жыл бұрын
Aan ku salino XABIIBKEENA Mohamed SCW SCW scw ❤🥰
ABDIRISAQ ANSHAX FT NAJMA NASHAAD XILIGU WAA SAACADII NEW OFFICIAL VIDEO 2021
7:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
NAJMA NASHAAD FEAT ABDIFATAH ALBAKRI - WEHEL OFFICIAL VIDEO 2022
6:08
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 17 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Musatafe Dollar iyo Rooda kayf hees cusub
4:25
Mawled10
Рет қаралды 34 М.
Ugbaad Aragsan Dhexdeena Jacaylka Yaal Official video 2021
4:55
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 11 МЛН
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 16 МЛН
CALI ZAKI HEES WALAALNIMO AH / AROOSKA HIBAQ GOBAD IYO JIMCALE
4:44
Ali Zaki Official
Рет қаралды 12 МЛН
Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
AMIIN YARE MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYEY NEW OFFICIAL VIDEO 2023
4:37
Hawraar Music Production
Рет қаралды 14 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 27 МЛН