UGBAAD ARAGSAN HALBAWLE NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD

  Рет қаралды 1,707,269

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Пікірлер: 406
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 4 жыл бұрын
ma heesti ugu horeeysa tolow aadbay u deganeed markan ugbaad waa quruxley masha allah xidigaha way ka yaabsatay markan ugbaad
@maryamali4778
@maryamali4778 2 жыл бұрын
Wa inan markan
@suubaanhirsi6962
@suubaanhirsi6962 7 жыл бұрын
laaabsaalax waaa warshad nooc walba iyo cadad walba zoo saaara nooolow viva xidigaha gezska ubaxiiii Dalka siraaadow
@fadumomoxamed3929
@fadumomoxamed3929 7 жыл бұрын
Suubaan Hirsi aad iyo aad wA mishimka xidigaha
@cabdirahmanciro1738
@cabdirahmanciro1738 7 жыл бұрын
Runtii xiddigu geesku afka Somali wey ku heesan lkn dhaqankoda iyo dalkooda kama tagaan mana caayaan we love Xiddigaha Somaliland
@salposalpo4598
@salposalpo4598 6 жыл бұрын
duluf
@najaxcabdi3590
@najaxcabdi3590 5 жыл бұрын
@@salposalpo4598 neef adigy
@cabdicabdilaahi3167
@cabdicabdilaahi3167 4 жыл бұрын
@@najaxcabdi3590 xasan aadan
@omargeedi7734
@omargeedi7734 7 жыл бұрын
qof bini aadam ah lama xaqiree qoftaan cod waaheysaa top song👌👌👌👌
@susansomaliland1
@susansomaliland1 7 жыл бұрын
❤️ miyaad hagran lahayd jacayl ❤️hareer maray ruux ku raba ❤️Halkuu ku habuu wadnuhu miyaad halis ❤️kula kacdaaa kula kacdaa 💕-------------------------------------------------------------💕 Hoheeey dhiiga horsataa Aaaaxeey dhiiga horsataa Halbowlee miyaad jartaaaa Halkuu boodhari dhigiyo & miyaad hodan ila rabtaaaa Halbowlaha dhiiga habay aduu Hayin kuu noqdee Hogaankaa kugu xidhan Haraadayee hayga goyn Haraadeeeey hayga goyn Ogow maahadaa I maqan Hamuun baaan kuu qabaa Jacayl baa igu habsaday Hurdana hadalkeeda daaa Halis buu igu wadaaaaaaa Hayaaan dheer baan jiraaa ogow Hadalada macaan sidii baaan u Haybiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅ 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@yusufsaidjama2099
@yusufsaidjama2099 6 жыл бұрын
Ogow hamadaa i maqan
@maankacabdi1267
@maankacabdi1267 5 жыл бұрын
Haha
@faraxcabdilahi3252
@faraxcabdilahi3252 5 жыл бұрын
Magazine and the surrounding countryside and 8
@hodancumar1667
@hodancumar1667 4 жыл бұрын
Susan Somalil
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💘🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💞💞💞💞💞💞💞😋😋💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@abdirachidahmedyousuf9376
@abdirachidahmedyousuf9376 7 жыл бұрын
hargeysa waa hoyga fanka soomaali oo dhan wxana ku cadeynaya kooxda sida weyn loola daba dhacay ee xidigaha geeska alle ha idin dhawro dhamaan xidigaha geeska
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
4 Sano ka diib mantaa Ugbad Aragsanta jirtaa 🤩👋
@yasinawale177
@yasinawale177 7 жыл бұрын
waa horyaalka fanka somaliyed xidigaha geesku noolaada ubaxa noo kacay
@suleekhaahmed8934
@suleekhaahmed8934 7 жыл бұрын
wooooof ax yaa shaw dheh nacabkin ha jabo cadawgin u ciilbaxa wxy tarayen baa yaraa
@aminaali9711
@aminaali9711 7 жыл бұрын
mansha allaah xidigah geeska khataar somaliyaay ha naga caryina ilxumi idima aragto💖💖💖💖
@nasraabdullahi9406
@nasraabdullahi9406 4 жыл бұрын
Dadkii ugu sameenta badnaa ee xidigaha soomaray 1.Nimcsan Hilaac 2.Yurub geenyo 3.Maxamed Bk 4.khadra saliimo 5.Hamda queen 6. Ugbaad aragsan .........one love dadkeygii❤ ................
@Askar1969
@Askar1969 7 жыл бұрын
just a real star Ugbaad La Diva. 100 kii sanaba xidig baa nuurta sanadkan waa ugbaad aragsan La Diva
@ayaansaabir4362
@ayaansaabir4362 7 жыл бұрын
yurub geenyooy wataa kun yurub geenya ku nool hargaysa viva xidigaha geeska
@NAJIIBB123
@NAJIIBB123 Ай бұрын
Lakin sawtu raxma codkeeda lama gaaro 😂
@ugbaadaragsanvevo4669
@ugbaadaragsanvevo4669 6 жыл бұрын
Waardee wey dhantahay walalahay hawraar iyo dhamaan tageerayaashayda waad mahadsantihiin
@zakialone3034
@zakialone3034 6 жыл бұрын
Waka way shidan tahay yartu
@queenmuhipo8111
@queenmuhipo8111 5 жыл бұрын
mnchllah ugpaat ku taageerah inaptih
@faraxcabdilahi3252
@faraxcabdilahi3252 5 жыл бұрын
Abdiqadir the same time as the first one is in the UK o5
@faraxcabdilahi3252
@faraxcabdilahi3252 5 жыл бұрын
HD video school of business and leisure facilities and services 05
@faraxcabdilahi3252
@faraxcabdilahi3252 5 жыл бұрын
@@zakialone3034 now after the meeting 666lol
@mbreezysnowdan3558
@mbreezysnowdan3558 7 жыл бұрын
Wowwwww Beautifull with gold voice UGBAAD !!! xidigaha geeska jiro jooga ## HANKIINU HADHAAFO NACAB 👌🏻🍾🎊🥂
@mutaazmohamed7867
@mutaazmohamed7867 4 жыл бұрын
Yaa dawday 2020 liketa hayla dhafin🥰💋💖💉
@faysailkacas4008
@faysailkacas4008 4 жыл бұрын
Bk k silimo ug aragsan h Queen n hilaac waa intii uugu shidnayd kooxda 👍💝
@farahdhulutudhe8095
@farahdhulutudhe8095 7 жыл бұрын
woooooooof axyaa heez waxaba idilay jaazka xidigihii geezka waala dul marayee
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
Wooooow Ugbaad Aragsan best song; style; beauty; lyrics and music Top of the top Xidigtii Xidigaaha Geska ma kala dhacdan horee u sooco Hargeysa walee wa warshaadi fanka Somalida so saraysay noolada
@aragsanmohamed5041
@aragsanmohamed5041 5 жыл бұрын
cidii 2019 dhagysanysa like iisara😁
@argzanahmed8427
@argzanahmed8427 5 жыл бұрын
🙋
@yasinawale177
@yasinawale177 7 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaa real queen singer star hambalyo ugbaad u a number one now love of jsl
@romanrings5962
@romanrings5962 3 жыл бұрын
Inata 2020 daawanayza 👉like
@ahmedabdi5660
@ahmedabdi5660 3 жыл бұрын
We33466800ou7⁶78906677890
@zakiali9305
@zakiali9305 3 жыл бұрын
Weeeey wa ninki shoodhe basadiir
@cumarmxmed7182
@cumarmxmed7182 4 жыл бұрын
Intaaa SOMALILAND JECAL LIKE
@nastehoabdi95
@nastehoabdi95 4 жыл бұрын
Fua8e
@ibbeergaal2000
@ibbeergaal2000 7 жыл бұрын
Kolay barri heestan jeclaan garanmaaye cawa la joogaye cawa ugbaad ba igu socota .
@abdiqaniseemo5775
@abdiqaniseemo5775 7 жыл бұрын
Ax ax wxa yari wacana oo macana weliba qalbi bay leedahay alla yaa ii keena wallahi waan ku ilaabi lahaa alla yaa caynaba iigu keenna
@siciidxadaari1669
@siciidxadaari1669 7 жыл бұрын
halbawlaha dhiiga habay aduu hayin ku noqdee axla music xidigaha geeska nolada dhamntin
@mnaaji559
@mnaaji559 7 жыл бұрын
tani yari wlhi waa talent cod . caadi maaaaha
@hamsearahman840
@hamsearahman840 2 ай бұрын
After six year farxada yaan la iska jiidhin😂😊
@susansomaliland1
@susansomaliland1 7 жыл бұрын
Heestani way igu socotaaa aaaax yaaaa heeeeees ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@riyaaqgsjtsgaugqbauhwfwige3833
@riyaaqgsjtsgaugqbauhwfwige3833 7 жыл бұрын
Susan Somaliland as a IOU
@riyaaqgsjtsgaugqbauhwfwige3833
@riyaaqgsjtsgaugqbauhwfwige3833 7 жыл бұрын
Susan Somaliland as away gag wife hsvaugaycwuhavtahhhhjjjjjjjjhhhhhh
@susansomaliland1
@susansomaliland1 7 жыл бұрын
❤️ miyaad hagran lahayd jacayl ❤️hareer maray ruux ku raba ❤️Halkuu ku habuu wadnuhu miyaad halis ❤️kula kacdaaa kula kacdaa Hoheeey dhiiga horsataa Aaaaxeey dhiiga horsataa Halbowlee miyaad jartaaaa Halkuu boodhari dhigiyo & miyaad hodan ila rabtaaaa Halbowlaha dhiiga habay aduu Hayin kuu noqdee Hogaankaa kugu xidhan Haraadayee hayga goyn Haraadeeeey hayga goyn Ogow maahadaa I maqan Hamuun baaan kuu qabaa Jacayl baa igu habsaday Hurdana hadalkeeda daaa Halis buu igu wadaaaaaaa Hayaaan dheer baan jiraaa ogow Hadalada macaan sidii baaan u Haybiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa ✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅ 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕 Sheeko nac heestani waaa 💯👍
@khadrakhaddra2321
@khadrakhaddra2321 4 жыл бұрын
.@@riyaaqgsjtsgaugqbauhwfwige3833
@maansoor8245
@maansoor8245 4 жыл бұрын
Tan yari ma ciidagalaa..........
@Zr-Muparik_
@Zr-Muparik_ 2 жыл бұрын
31.Jan.2022 Still Loving Ugbaad❤
@suhursuhur4398
@suhursuhur4398 Жыл бұрын
000
@Mustafe.17
@Mustafe.17 5 жыл бұрын
Best song hadaa iigu horeysa dhagaysiga heestan.... cimaamada kugu tuurey Ugbaad A
@hodanomer9402
@hodanomer9402 7 жыл бұрын
wooooooow waan sugaynay boqoradan yar ee qurux iyo cod isu darsatey eeshcalaa badalkii yurub way ku daysay
@caynancaynanmahamoudaden2101
@caynancaynanmahamoudaden2101 2 жыл бұрын
Maxa heestan ka macan wey itabatey . Nin walba wuxu ku intifaco ayu ka gobyaa kana geerara
@sirdoon1
@sirdoon1 6 жыл бұрын
ninka weyn ee BK caruurta ka qabta ma leeke like igu dhufo inta qosashay like like
@saidburale8208
@saidburale8208 2 жыл бұрын
Ugbaaday asma sabab way Ku necebtahay iska ilsali waa cadoowgaga kowaad waana xaasidkaaga
@somalilandsecretagency6916
@somalilandsecretagency6916 7 жыл бұрын
ugbaad Rani Miss u Baby Jacaylkaygii Roodhi kowda Berbera Daaroole Barigaad Suuxi jirtay Waad Qurux badnaatay Macha Allah 😂😎😘
@hodanciise6965
@hodanciise6965 7 жыл бұрын
wiz adnan mokhtar ma reer berbera
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 7 жыл бұрын
wiz adnan mokhtar niow ma zheeko ayd ku maqazhy mize reer berbera ayad ahayd ilaa barigaa way noo heezi jirty wlhi
@zakaaj33mahamed56
@zakaaj33mahamed56 5 жыл бұрын
M.a runtii way ka baxsaty sweet voice qoftan inaba caadi ma ahn
@maansoor8245
@maansoor8245 4 жыл бұрын
Hees macaan iyo quruxba way isku darsatay Ugbaad.
@suubaanhirsi6962
@suubaanhirsi6962 7 жыл бұрын
najiiiib allfa qumay maanzha Allah zoo qor ha cawriyin warayaaa nayaaaaaa👀👀👀
@cadiyoonis7883
@cadiyoonis7883 7 жыл бұрын
waaw dadkasi halkay ku qarinyen xidigaha geeska wale waa yaab bal codka inantan yar ufiirso geenyo bikh
@zamiradem2127
@zamiradem2127 7 жыл бұрын
wow wakuwaa xidigaha geeesku Hoyga fanaka somaliyeed
@muxiyadibabdi3450
@muxiyadibabdi3450 7 жыл бұрын
meshaaan hadayna jogiin yurub geyo aal fanan nimcan abduraxman hilac meshaan ma shiidno eee naguu klaa geeyaaa yaaaakhy
@warso-spt1
@warso-spt1 7 жыл бұрын
Muxiyadib Abdi kkkkkkk Labadasa sheegeysa hobalada kale xidigaha ya laga wa maarmi kara oo lo kuwa kalay lugu badali kara. kkkkkkk. That's how fucking filthy talented is Somaliland.
@zamiradem2127
@zamiradem2127 7 жыл бұрын
Nimcaan hilaacu muxuu ahaa Xidiguhuu kusoo shaac baxdee scheiße
@dahirxxusen4196
@dahirxxusen4196 7 жыл бұрын
Zamir Adem jyil
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
Heesti u horayse ay qaado ugbaad waa heestan intaan ogay
@jmcochamberlin1684
@jmcochamberlin1684 7 жыл бұрын
cod dagan mansahlah gbadh geedi dheer ugu jirata rumaynata horumarinta fankeeda
@aasiyamahamed2323
@aasiyamahamed2323 6 жыл бұрын
jmco chamberlin
@juwerianasteh4237
@juwerianasteh4237 3 жыл бұрын
AFTER COVID 19 😂😂YAA DAAWANOYA😍
@maxamedomer6927
@maxamedomer6927 7 жыл бұрын
waa inoo 2018 iyo Hoyga fanka. we Hargaysa
@hamdaali4211
@hamdaali4211 6 жыл бұрын
ugbaad maxamuud cabdi Hore usoco Eedo macaan cidikaama horayso
@axlamqurux9201
@axlamqurux9201 3 жыл бұрын
2021 inta dawanaysa love ta ku dhimana😈🤣
@khadeekeykey181
@khadeekeykey181 6 жыл бұрын
Ax ax ax war wa heez&badh runtiii HaradayE hyga goyN ugbadeY hezahaga way wada kaczanyihiN sister
@ff-qr4px
@ff-qr4px 3 жыл бұрын
Heestan wlhi waxY iGu leedaY xasuus Anan ilabaYn anigoo kasoo baxY Hargysa oo usii jeeda Kenya 🇰🇪 Ayaan sii dhagYsanyay markii Aan jidka kusii jiraY ilaa jig jiga IYo Addis ababa sii DhagYsanyay ma ilaabo wlhi
@cawalesarwadgoodirgoodir8381
@cawalesarwadgoodirgoodir8381 7 жыл бұрын
Wlle ugubaad waan u dhiimanyaa wllhaw iidooona
@caweesteyareofficial8881
@caweesteyareofficial8881 7 жыл бұрын
ar aragsan ii geeya hadan tol nahay
@amiirdokan4289
@amiirdokan4289 7 жыл бұрын
wooow nice one wlhi cod iyo miyaa yurub ayay calooshu xanuunaysaye waa ciyaar yahanka badalay
@abdourahmanomar5579
@abdourahmanomar5579 7 жыл бұрын
aniga xidagah geeska argasan uun bas u tagaraa
@mallaawiabde654
@mallaawiabde654 7 жыл бұрын
diidnay ma cod mcnaH uf xidigaha geeska
@malaak1
@malaak1 7 жыл бұрын
UGBAAD wow babe you sweet and what sweet tune ,, babe sing way
@cabdimaalihmahad6618
@cabdimaalihmahad6618 4 жыл бұрын
F
@cumarmxmed7182
@cumarmxmed7182 4 жыл бұрын
Woow SOMALILAND HOYGA FAANKA
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351
@fardouzjannogazhoabdiwahaa2351 7 жыл бұрын
waaaaaaaaw cod iyo qurux allahku dhameyay qalanjo nolow
@ricardoben5404
@ricardoben5404 7 жыл бұрын
wah xidigaha geeska fanka wad noolayseen . magicin ha jiro
@ifrahabdi8063
@ifrahabdi8063 7 жыл бұрын
tan aniga waba kamaseersanhay wayo sibey cirro ugu jabjabsantahay
@hawraarsan5093
@hawraarsan5093 6 жыл бұрын
Ifrah Abdi ma ifraax hargeisa ka kaca indeer
@abdirahmaanhassan2672
@abdirahmaanhassan2672 6 жыл бұрын
Raxma Ilwad kkkkkkkkkk wad iga qoalisay wlhi
@esmaxalva4953
@esmaxalva4953 7 жыл бұрын
xidiguhu way shidmeen alylheeeeee
@inantamusebihiadeerkauyaha6319
@inantamusebihiadeerkauyaha6319 7 жыл бұрын
Nagib Alva Alfa Nafta ku ogal walee Hargeisa Imo farst person Welcome 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@dr-sadikalijaama3336
@dr-sadikalijaama3336 7 жыл бұрын
Yartu way shidantay codna way haysaa halkaa waxad ka garanaysaa inay hargaysa hadh wanaag tahay hoyga iyo xudunta fanka soomaaliyeed nabad ku waar hargaysa hadh wanaag
@faraxcabdilahi3252
@faraxcabdilahi3252 5 жыл бұрын
Kayse kdg lfgciw Shustoke onyx 22
@MawaahibMawliid
@MawaahibMawliid 4 ай бұрын
Qaadirooow alahayoow adigu qumane iisoo xul❤😭
@khalidalijimcale9858
@khalidalijimcale9858 2 жыл бұрын
still watchimg july 2022 hogaankaa kuugu xidhan..........
@maxamedaammiin6357
@maxamedaammiin6357 5 жыл бұрын
Ruuxan taageero ugbad aragsan codka100/100 Quruxda100/100 Lxnka100/100 Music 100/100
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Ugbaad Aragsan beautiful singer ❣️🤩🤩❣️😅😅 I really enjoy her tender loving voice great girl
@abdirisaqmustafe2008
@abdirisaqmustafe2008 7 жыл бұрын
wooooow caadi matihid ugbaad qqli
@mahadsuufi3650
@mahadsuufi3650 7 жыл бұрын
Ma ayadaaba wax sheegtay waa cabaada saaye
@ayaanlexuseen4558
@ayaanlexuseen4558 7 жыл бұрын
wooooooooow qurux badana ma qureeshtii baaa
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Alow u naxariiso maxamed miyir xaaji inbadan buu niyada noogu dhisay laxan naxariisle
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
I love her voice ❤️🤩🤩🤩 Ugbaad Aragsan she's a great girl always bless you you're very lovable
@abdirachidahmedyousuf9376
@abdirachidahmedyousuf9376 7 жыл бұрын
masha Allah cod baa ku dhan yarta all ha dhawro
@farahjama1093
@farahjama1093 4 жыл бұрын
Garoobada sharaftalee Ragoodii ay gabeen Gayaan bay suga hayaan Gayaan bay siga hayaan
@filkeedkaroon2903
@filkeedkaroon2903 7 жыл бұрын
woof wax IGA qurx badanba inatan ban hayaa
@yonisrashidyey2730
@yonisrashidyey2730 7 жыл бұрын
filkeed karoon hhhhhh makaq dhabaa
@shadiafuad
@shadiafuad 28 күн бұрын
Ax asma saban ilahay ha unxaristo 😢😢
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 7 жыл бұрын
Bahal cod layidha oo powerful ah ayay leedahay.
@kayseali8070
@kayseali8070 6 жыл бұрын
Ugbaad Maxamed Cabdi aragsan runtii waxaan ku xasuustaa qof aan jeclaa
@mumtazdugulo8179
@mumtazdugulo8179 7 жыл бұрын
ugbad aragsan codbey heysaa inaadeer codka IGA iibi hhhhhhh
@jamaalibraahin9476
@jamaalibraahin9476 7 жыл бұрын
wooow wad ifaysa
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Ugbaad aragsan the girl somalia is a beautiful thanks very much ilove you again if god permits song sweets thanks very much
@mowliidhariir9815
@mowliidhariir9815 7 жыл бұрын
heestani wey qaraxdey dee yurub yeenyo waa laga ilbaxey
@samiirmohamed1468
@samiirmohamed1468 7 жыл бұрын
weee khatar from somalia
@kaafiakaftan4597
@kaafiakaftan4597 7 жыл бұрын
waaa hees shidan iga dheh masha allah
@hawarobleh6830
@hawarobleh6830 7 жыл бұрын
m
@axmedmaxamed7773
@axmedmaxamed7773 4 жыл бұрын
Wll ilahy ka baqa oo madxa waxa ku xidha wll ialhy hadin sharfee ihay ka baqdda rag iyo dumarba wad mahad santin wllyaal
@رازارازا
@رازارازا 5 жыл бұрын
Hlbawlaha dhiga habay Adu hayn kunoqdee hogaankaa kuugu xidhan haradayee hay lugoynin
@munabatun9252
@munabatun9252 7 жыл бұрын
😘😘😘😘😘😘halbowlaha dhiiga habay aduu hayin kuu noqdeee hogaankaa kugu xidhan
@saimurmohamed2466
@saimurmohamed2466 4 жыл бұрын
Waaaaaaw♥️♥️♥️♥️♥️ugbaad aragsan cadi mshan
@abdiahmed4614
@abdiahmed4614 7 жыл бұрын
Yasalaam beautiful lovely voice
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Ogow hamada imaqan Hamuun baan kuuqabaa Jacayl baa igu habsaday Hurdana hadalkeeda daa Halis buu iguwadaa
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Ogow niyadaa imaqan Hamuun baan kuuqabaa Jacaylbaa igu habsaday Hurdana hadalkeeda daa Halisbuu igu wadaa Ogow hadalada macaan Niyaday uhiiliyaan
@nasrinajab7101
@nasrinajab7101 7 жыл бұрын
ugbaad waa Ku hystaa Codkeeda iyo heestedaba
@abdilqadirzkaysez6264
@abdilqadirzkaysez6264 7 жыл бұрын
wow wixii hore quba tanaa tidhiba cod muuqal intaba way haysaa
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
#Hargeysa #wershaddii #fanka vs #suugaanta................ 👍📹🎻🎵🎶🎤🎷🎧🎸🎺📀👉❤👈✌👌☝👆
@ayaanyusuf1983
@ayaanyusuf1983 6 жыл бұрын
Moh Othman kkk
@ayaanyusuf1983
@ayaanyusuf1983 6 жыл бұрын
Xcode
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
*searching ugbaad* *aragsan halke laga hela*
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Goljano
@khadarhello9071
@khadarhello9071 2 жыл бұрын
July 1 8 2022 still lestin 👤🤶
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 4 жыл бұрын
Waa gabadh cod wanaagsan. Islamarkana ku Hadleyso xigmadd.
@nasrihussein7596
@nasrihussein7596 7 жыл бұрын
ugbad that's a nice song
@sakifaax9936
@sakifaax9936 7 жыл бұрын
Waah waah inaba caadi maaha
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
Kkkk qofta yari cod wacana fanka miya lagu dhalay talow! 😂
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
Moh Othman waaryaahee waxa yari wacanaa Hhh malaa fan baa dhalayba
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
Mataan Ciideed adna mayla aragtay bro 😂 waaba xaysiis qoomka danbaa ban is idhi
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
😂😂😂 waar wixii hore fadhiistay tiriba waxayari ma samaday kasoo dhacday
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
Mataan Ciideed #kkkk waa #junior fanka dar dar iyo firfircooni la soo gashay habartii yurub ahyd haatan hawl gab bay ku dhowdahay beddelkeedina #academiyada #xiddigaha lagu soo carbi....... Ha socoto
@suldaanmuhammadmillion7411
@suldaanmuhammadmillion7411 7 жыл бұрын
Haa wejiyo cusub waa in lahelaa Dee ileen old face mar wlba lama daawan kareee hore u soco dheh waad dhiiqaysaaaye
@rayfarrah4130
@rayfarrah4130 7 жыл бұрын
Ya salaam, cod macnaa
@aminacabdi986
@aminacabdi986 4 жыл бұрын
Masha allha ugbaad aragsan qof aan taageero
@nimcorachid8841
@nimcorachid8841 7 жыл бұрын
maschallah ugbaad😙
@zamzamsawsan673
@zamzamsawsan673 6 жыл бұрын
Macha Allah you look stylish 😎
@2kk30
@2kk30 7 жыл бұрын
One love zidigaha geeska
@nadiadhowrzan2640
@nadiadhowrzan2640 5 жыл бұрын
Mchlha ugbaad Mohmed Abdi Qof qaliya ❤💋❤💋💋 xbbti
@shamai1570
@shamai1570 2 жыл бұрын
Stylish pleasing with a lively and very entertaining voice
@iloveyouallah4713
@iloveyouallah4713 7 жыл бұрын
Waan ka hali macn badan
UGBAAD ARAGSAN OO KABAHA KAGA SARTEY RAGA XIDIGAHA GEESKA CIID PROGRAM SHOW 2019
8:02
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,1 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 36 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 24 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 5 МЛН
XAMDA QUEEN NAFWAX JECELI DHIIG MALEH NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:05
Hawraar Music Production
Рет қаралды 506 М.
UGBAAD ARAGSAN 2018 | OROD DUNIDA SOO ARAG | HAPPY NEW YEAR
7:59
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,6 МЛН
UGBAAD ARAGSAN | INTAAD SACAB KA TUMILEYD 2021
5:40
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 9 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 15 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
UGBAAD ARAGSAN WALAALNIMO QABIILAYSAN VIDEO HD ERYAL TV 2018
5:29
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,9 МЛН
Mursal Muuse Iyo Khadra Silimo | LAHASHO | Official Video HD
7:20
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ugbaad Aragsan 2019 | Mar Uun Qanac | Music Video
5:16
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,7 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 16 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 36 МЛН