They Say All Somali Men Are ''Bahalo'' | Somali React

  Рет қаралды 57,814

Somali React

Somali React

2 жыл бұрын

Пікірлер: 106
@sadiaabdi6491
@sadiaabdi6491 2 жыл бұрын
Hablaha dhan isku mid maahan oo mawada raacaan niman ka . Tankale haddayba dhacday nin inuu fursad oga faaiidaysto gabadh aamintay waa bahalnimo tii ugu waynayd Qofka ku jecel xumaan kuuma quuro marnaba
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Waa run isku wada mid maaha se muuqalkan waxa uu ku socdaa kuwa raaca ee meelaha daran u bareera si kasta oo uu ninku u af macaan yahay gabadhu ma sheegi karto waxa qalbigiisa ku jira alle ha ina wanaajiyo mar walba isaga ayaa wangsane ahe.
@maxamuudcabdirashiid5681
@maxamuudcabdirashiid5681 2 жыл бұрын
Markii la isla seexdo waxwalba ayaa dhacaya qofwalbana damac ayuu leeyahey cidna isma celin kadho payo marka xaaladaa lagu jiro wlahi waxwalba ayaa dhici kara
@sallyy396
@sallyy396 2 жыл бұрын
This is so true you can’t trust these men or anybody these days. Stay safe In’sha’Allah
@jiijajaalo5359
@jiijajaalo5359 2 жыл бұрын
Very good advice for every somali girl not to trust anyone special friends and boyfriend.keep going somali react✊🏼❤️
@sihlekotu5497
@sihlekotu5497 2 жыл бұрын
Thank you for bringing back the subtitles ❤️
@rodhaahmed6563
@rodhaahmed6563 2 жыл бұрын
woow nice I like it from Mogadishu Somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 xamar cadey
@lightlight5706
@lightlight5706 2 жыл бұрын
Dumarow xisaabtama weelwalbo aad joogtaan. Ilaahay ha idin xafidee🙏⭐️
@nt1231
@nt1231 2 жыл бұрын
Moral of story:- Nin aan kula dhalin ama ku qabin ha isku aamini inaad meel la kaliyoota. Wabilaahi tawfiiq👌
@A7S12
@A7S12 2 жыл бұрын
Short and educative videos good job somali react
@beyourself4996
@beyourself4996 2 жыл бұрын
Thanks this was big i ssue hope we girls, should learn.
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 жыл бұрын
Lax walba shilalkay is dhigtaa lagu qalaa, Waxaa kaloo la yidhi Doqoni calaf ma leh, inuu Bahal Horor ah yahay Waxaad ku garan Saaxibkii oo baahan buu Cod u Duubay, isna kama xishoone dabin buu u dhigay!!
@fatushaphlspher924
@fatushaphlspher924 2 жыл бұрын
Oo muxu samen lahaa , gabada miskinta mukaga tagi lahaa, dibka???? Seems like that's what u would have done
@queengobaad4144
@queengobaad4144 2 жыл бұрын
In leys amino inan leys aminin aba karon my formula✌😂
@mishamohamed4049
@mishamohamed4049 2 жыл бұрын
You are right sis
@MAXAMEDABTIDONOFFICIALL
@MAXAMEDABTIDONOFFICIALL 2 жыл бұрын
Www!!! So beautiful advice😍🥰❤ i liked
@zakriaabdiwahab8530
@zakriaabdiwahab8530 2 жыл бұрын
Keeping going 👊👊
@chigeh
@chigeh 2 жыл бұрын
So I guess if someone robs me, it's my fault for carrying a wallet. Very cool to know.
@imahhassan9356
@imahhassan9356 2 жыл бұрын
Well how unsafe you kept it made the robbery to take place. .Obvious if you careless you a prey to any thief. Same case with men and women segregation.
@lubex6160
@lubex6160 2 жыл бұрын
Well if you go to the home of the thif and he robs you then it's your fault
@purplefire5
@purplefire5 2 жыл бұрын
@@imahhassan9356 Men shouldn’t be evil predators that women need to take precautions against, we shouldn’t be making excuses for monsters. How about they also try and reform their character and see women as human beings that deserve respect.
@alnimcahmedia4509
@alnimcahmedia4509 2 жыл бұрын
Favourite channel ✅❤❤❤
@otte_08
@otte_08 2 жыл бұрын
Finaly back alx idin xiisay
@soodagan3048
@soodagan3048 2 жыл бұрын
Be careful girl’s or woman, never 👎 go to a man house our meet him alone. If your going to meet up . Meet in a public area and return home by yourself in your own car. Don’t be too trusting, you never know what might happen.
@lubex6160
@lubex6160 2 жыл бұрын
What about the men who get blackmail...by women?
@mocarab7440
@mocarab7440 2 жыл бұрын
First like somaliyey ❤👍
@MUAD83
@MUAD83 2 жыл бұрын
Fact ⚔️
@nazmohammed5271
@nazmohammed5271 2 жыл бұрын
Ooh. Waa. Bahalo. Sister ❤️‍🔥
@aragsanheybe5270
@aragsanheybe5270 2 жыл бұрын
This is much better
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 2 жыл бұрын
Alla runbadanaa ilahay haydin xafido wacyi gelin run ah ayaad samayseen lkn saas eytahay inbadan kuma waana qaadanayaan
@hamzamohamedhamziinho1289
@hamzamohamedhamziinho1289 2 жыл бұрын
Wacyi gelinta wey wacan thy balse lasoco raga somaliye bahalo ma wada ahan 🙌 aniga 2 gabdhood oo qoryooley ka imadeen oo mel ay sexdan wayen wiliba xafada ey raween garan wayeen ayaan melee sexdan iyo waxey cunanba siiyay marka damirka iyo dadnima xumada raga somliyeed madhimanin rag xun iyo rag fican intaba wa ay jiraan balse raga dhan mawada xuma🙌🙌
@farhiyahasan7259
@farhiyahasan7259 2 жыл бұрын
@@hamzamohamedhamziinho1289 waa runtaa walal oo raga Somalieed geesi dhaxaa oo halyeey iyo ilaaliye miskiinkaal ah Allah cabsifiisona ku weyntahay wey ku jiraan lkn ? Nacaskaa ka badan walal inta wanaagsan. Waxaan rejeynayaa inaad intiina wanaagsani akhlaakhda bartaan nacasyada raga u ekayasha ah wabilahi towfiiq
@dheemanabdi4376
@dheemanabdi4376 2 жыл бұрын
Waa xaqiiiq taasi Lax wlbo meshee is dhigto baa lagu gowracaa kalsoonida xad dhaafkana waa mid bdn ay gdbho noloshooda qaaliga ahi ku waayen😩😥
@dulqad9183
@dulqad9183 2 жыл бұрын
Wax walbo waa Dicikaran gabdow is tosiya Somali React 😍😍
@mlielan2459
@mlielan2459 2 жыл бұрын
Maahmaahdaa waxaan ku aqaanay Lax walba shillal key is dhigtaa lagu qalaa. Intiinna aan "Shillal" ka aqooni waa dhagaxyo ama Ood ama Oodafooyin meel la dhigay oo ay isticmaalaa reer miyigu si ay neefta ugu qashaan.
@zakijalil4148
@zakijalil4148 2 жыл бұрын
Somali react❤️
@munafaisal6775
@munafaisal6775 2 жыл бұрын
💯
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 2 жыл бұрын
War gabdhow nin gurigiis ha uraacinina hadaad wax maqlaysaan nimanka inta Alle unaxariistay mooye inta kale waa bahalo is ilaaliya please Alle haina xifdiyo
@bartanabada2906
@bartanabada2906 2 жыл бұрын
nimanyhow maxaad videoyada noogu yaraysaan wakhtiga
@zeinababdi5419
@zeinababdi5419 2 жыл бұрын
Somalia react😍😍
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 2 жыл бұрын
😭😭😭 Wallahi sheekedan indhaheyga aya ku arkey. Wey dhacda inta badan.
@Aragsanahned1558
@Aragsanahned1558 2 жыл бұрын
“Dumarkina adinka qatarta u barerayo” qatar o dhan adinka linugu imana ee niman fcn noqda🙄
@hackerboysomali4136
@hackerboysomali4136 2 жыл бұрын
Kan hada matal waaye lkn ayadoo run ayee dhacdaa dumarka in kastoo iska badax adag yihiin hadana mafiicno in lagu cayaaro mise niyada laga jabiyo.
@hamzebeshir6406
@hamzebeshir6406 2 жыл бұрын
The exact meaning of that translation was every sheep is executed in its place
@daud1543
@daud1543 2 жыл бұрын
nah ure wrong
@hamzebeshir6406
@hamzebeshir6406 2 жыл бұрын
@@daud1543 prove me wrong
@daud1543
@daud1543 2 жыл бұрын
gorwac means slaughter not execute😂
@daud1543
@daud1543 2 жыл бұрын
Do you want us to assassinate the sheep??
@khadramuhumed3597
@khadramuhumed3597 2 жыл бұрын
haja oo qiil bd sameysanaysaan 😂
@nasradirir6209
@nasradirir6209 Жыл бұрын
one chilly night in town around 9 i was coming from class walking to the bus stop an old man looking like sheikh wearing kofiyad with beard and sujuud in his car stopped me and asked why i was walking late at night alone and if am going to islii i told him no. he insisted he will drop me wherever i am going i said it was fine i was walking to the bus stop it is five minutes walk, he said i can't leave you here it is late and it is almost raining let me atleast drop you at the bus stage. i agreed and he went on and on about how girls should be careful and they are hilib Bisil which irked me. we finally reached the bus stage but he still insisted to take me home that was like 40mins drive. i said no thanks adeer this is enough he stopped and as i was trying to open the door he was like you wont hug me and i was shocked and told him to please to open the door he did and i left feeling no one can be trusted i said alxamdulilah and i know i would have been blamed if something happened to me. anyway learnt my lesson it is better to assume they are all monsters no matter how they look.
@fadumaofficialschannel661
@fadumaofficialschannel661 2 жыл бұрын
Waa qalad hada gabar mel ad kuso daweeso in lafara xumeeyo
@nasrahudden2401
@nasrahudden2401 2 жыл бұрын
Advice for our girls keep going Somali react
@victors3130
@victors3130 2 жыл бұрын
Why are y’all saying this is good advice for women… wtf. MEN SHOULD BE HELD ACCOUNTABLE
@farhiyaa4880
@farhiyaa4880 2 жыл бұрын
That's called emotional blackmail... Young ladies are naive..and it's up to family to let them know. This guy spread bad rumour. Imagine in the west they will video record her and him together alone (haram activities) and put on social media.
@steffe9051
@steffe9051 2 жыл бұрын
Calm down it happens in our societu too
@farhiyaa4880
@farhiyaa4880 2 жыл бұрын
@@steffe9051 It should be a criminal offense to slander a person name and serious jail time for video recording person without permission of intimate contact...otherwise it will be widespread issue in society. We dont want to end up like Pakistan - recently a girl taking photo with friends in park got attacked by a mob of 400 men, she got raped and it was video recorded and put on social media. This was due to ongoing issue of raping women and nothing happening to criminals. It started with men groping women publicly...then became rape and video record it. Pakistan doesnt just have honour killing...they rape without fear of jail time. Few cases make it to court. They can just bribe the judge and walk free. So no justice. They have laws to protect women but dont enforce it. So a women is afraid to step out of home without a male relative present because of sexual assaults and murder of women. If you dont protect your women and girls today..tomorrow your daughters and sisters are at risk.
@lubex6160
@lubex6160 2 жыл бұрын
What has this to do with the west? "Wtf "
@lubex6160
@lubex6160 2 жыл бұрын
@@farhiyaa4880 not all men are like that only the cowards
@ahmedkroos6174
@ahmedkroos6174 2 жыл бұрын
WllhaY somali react
@nboss8028
@nboss8028 2 жыл бұрын
Sax subxanallah maxaa loo aaminaa
@AbdiasisAbdilahi
@AbdiasisAbdilahi 2 жыл бұрын
Khalad yar ood samayso ayaa mustaqbalkaga xumayn kara (inanta ka maqnaata habeen reerkooda meel aan dadkeedi ogayn Khayr ma soo wado)
@dream__girl-ih1gt
@dream__girl-ih1gt 2 жыл бұрын
Lkn mid waxaa qaldan inaad qof ku aaminey qiyaanto waxaan waa qiyaamo gabdhaha wey aaminaad fududyihiin Maha inaad kga faaideysataan😐 waana run Nimanka somalida waa bahalo..😏
@maskaqarazawi1978
@maskaqarazawi1978 2 жыл бұрын
Inaa saan uhadasho waa laga fcn yhy dadka wey isku dhex jiran gabdho bahalo iyo qiyaano badn wey jiran raga kaligood wax mashirqolaan meeqaa rag dumar losoo adeeg sadey
@dream__girl-ih1gt
@dream__girl-ih1gt 2 жыл бұрын
@@maskaqarazawi1978 adinka wixiina waa xad dhaaf 🤦mna dhihin majiraan gabdho xun ee wxaaba qalada qof aad ku tiri i aamin kadib in aad qiyaanto..😬
@omarabdi4193
@omarabdi4193 2 жыл бұрын
I'm interested 😄 video
@babkagazad5027
@babkagazad5027 2 жыл бұрын
Hi, guys. I don't know Somali language. What is Bahalo which it was written on the title of the video?
@RaeM-on6zk
@RaeM-on6zk 2 жыл бұрын
It can be translated as ‘monster’
@babkagazad5027
@babkagazad5027 2 жыл бұрын
@@RaeM-on6zk Thank you
@GeeljirePower
@GeeljirePower 2 жыл бұрын
Are you from Azerbaijan?
@saladohasan5844
@saladohasan5844 2 жыл бұрын
Fadlan filinka mowjadiisa afsoomaali ku soo qora. Can you please write the titles of your skits in Afsoomaali?
@qastimuse1568
@qastimuse1568 2 жыл бұрын
I am back to somali react
@abdifatahchina82
@abdifatahchina82 2 жыл бұрын
Qofkaas qoocha uekaa😂
@mrguled991
@mrguled991 2 жыл бұрын
Raga somalidu isku mid ma ahan waxa jira kuwo Bahalo ah. Iyo kuwa daacad ah.
@hindasaid4470
@hindasaid4470 2 жыл бұрын
Mine is different! kkkkkk.
@lagogoburundi7731
@lagogoburundi7731 Жыл бұрын
Good jop
@youngramjaniofficialyogii6286
@youngramjaniofficialyogii6286 2 жыл бұрын
All men are the same...?who told uh test all off them
@subanadam3803
@subanadam3803 2 жыл бұрын
"Qof ku jecel waxba kuuma dhibo" markii laga so tago marwaliba wa muhiim in diinta lagu dhaqmo waayo diinta wax waliba wayka feejignatay
@skyitoofficial1360
@skyitoofficial1360 2 жыл бұрын
Vedio gaaan lgadiina ka maqan
@mohamedali-wk8xm
@mohamedali-wk8xm 2 жыл бұрын
They say all somali man are "bahalo" I don't agree this , so what about all somali woman ?
@abbasjeeri7331
@abbasjeeri7331 2 жыл бұрын
no we are not this is the proof
@adenmanbuuq9300
@adenmanbuuq9300 2 жыл бұрын
Asc
@MaxamedXasan-gm3kh
@MaxamedXasan-gm3kh 2 жыл бұрын
Raga dhan sidaa ma wada ahan tan kale in oo isaga dhulka seexdo ama oo wada labadaba waa oo sameyn karaa wiliba isagoo fiirinaayo qanaaca_deeda ama xaga walidka waayo dhalinta hada jirto qaar_kood walidka wey ka fog_yihiin Soma ahan war dhalinyaroow walidka sxbo ka dhinta wn idiin baryaa
@subanadam3803
@subanadam3803 2 жыл бұрын
biyo intay kusoo gaarin aa la iska moosaa diinta horay ayay oga digtay nin io naag is doon doonayo inaysan isla kaliyoonkarin keep in mind bro
@MaxamedXasan-gm3kh
@MaxamedXasan-gm3kh 2 жыл бұрын
@@subanadam3803 sidoo kale adneh sister
@abasdirie5861
@abasdirie5861 2 жыл бұрын
I don’t agree that word bahalo, part of yes but all not thank you. Aniga maku raacsani erayga bahalo qeyb ka mid ah haa laakin kuli maya. Mahadsanid.
@aliabdikadir5076
@aliabdikadir5076 2 жыл бұрын
Wax garad tahay wlhi thank you siz
@bilqiis9099
@bilqiis9099 2 жыл бұрын
Naa this is not cool, means nothing if she stayed there and did nothing with you, you will need to bring at least 4 witnesses to proof it this is according to Islam plus remember spreading lies is the greatest sin.
@munaismailmohamed8044
@munaismailmohamed8044 2 жыл бұрын
You don't get the point of this video i guess my sister. The point is stay away by following a man at his house who is not you're husband or you're mahram. And the brother did say it to his friend he wants to play with her so he recorded it and that's a proof enough and a sin already he said it by his tounge. You can imagine things in the head that's not a sin but if saying by the tounge then you have committed that sin . And need to repentance
@bilqiis9099
@bilqiis9099 2 жыл бұрын
@@munaismailmohamed8044 You are right walaalo
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Sax waasse hadday wax maqlayaan
@eliasahmed6641
@eliasahmed6641 2 жыл бұрын
Been maahan Walhi
@ssssssss1435
@ssssssss1435 2 жыл бұрын
Stop saying somali men
When Your Father Doesn't Like You | Somali React
3:46
Somali React
Рет қаралды 274 М.
Violence Against Men | Somali React
5:38
Somali React
Рет қаралды 76 М.
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 115 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 6 МЛН
I Need A Child | Part 3 | The End | Somali React
4:13
Somali React
Рет қаралды 319 М.
Two Girls | Somali React
3:41
Somali React
Рет қаралды 32 М.
Black Corner | Somali React
6:42
Somali React
Рет қаралды 389 М.
The Receptionist | Somali React
3:00
Somali React
Рет қаралды 509 М.
A Happy Marriage | Somali React
4:49
Somali React
Рет қаралды 45 М.
She Trusted You | Somali React
2:28
Somali React
Рет қаралды 20 М.
Lit somali wedding!!
0:20
Muslim vibes
Рет қаралды 127 М.
Somalia is racist ? How racist are they. Let's discuss!
6:09
Kahunde the African Girl
Рет қаралды 42 М.
Three Levels Of Love | Somali React
3:25
Somali React
Рет қаралды 279 М.
🍁 СЭР ДА СЭР
0:11
Ка12 PRODUCTION
Рет қаралды 11 МЛН
1 or 2?🐄
0:12
Kan Andrey
Рет қаралды 22 МЛН
Её Страх Вполне Обоснован 😂
0:17
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 2,9 МЛН
Когда все обошлось 😮‍💨 | Королева Двора
0:16
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН
Идеальный день ребёнка😂
0:11
МишАня
Рет қаралды 2,5 МЛН