Quraanka ayaa ka mudan inaa dhagaysatid in lagu tartamo dhanka codkana isagaa u mudan quraanka❤
@yousufibrahim1208 Жыл бұрын
Waan kugu raacsanhy
@abdirizakjama8514 Жыл бұрын
Mahadsanid yousuf
@issayusuf3585 Жыл бұрын
Niyow waba dagesataye just belong to one group
@Mawgaofficial Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲🥰❤🥰❤
@inasayidabdule Жыл бұрын
SALALAHU CALEYHI WASALIM 😊❤❤❤❤❤❤0
@deeqaaliibrahim702 Жыл бұрын
Scw scw scw 🕋♥️
@luulhusien815 Жыл бұрын
Scw scw scw
@AyanHony-iz2yb Жыл бұрын
Scw
@nagam9246 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم
@FartunDuvetGirl Жыл бұрын
I enjoyed this masha allah 🔥
@Hakiiim-h9v Жыл бұрын
✨✅
@zarra1858 Жыл бұрын
Naagtii waxan na bartey😂
@HAAJIMOKTAR Жыл бұрын
Come and make it😢😢😢pls u so funny 😢
@AbdiazizSaidAhmed Жыл бұрын
Fartuun waa inaan copy right la tiigsanaa Mr. Qays maxaa yeelay Xasan Beylaani iyo adigaa first gaari la kaxeysto oo laga soo dhex heeso. Fartuun tolow darawalnimadii ma baratay mise sidii baa gaariga loogu kaxeeyaa. Qays hore u soco baynu leenahay waa nin dhalinyaro ah oo karti badan misana no stress ah
@Larasamira1 Жыл бұрын
Adaa laga bartay qurux qofwalba sameeyana wa taageersanahay ❤
@sahnim7481 Жыл бұрын
Quraankana Noogu dar iyo sheekha taarikh nololed kiisa. 🎉🎉
@Abdulkga Жыл бұрын
Masaajidka qabo, youtube iyo meel fanka iyo heesaha lagu raaxaysanayo ha ka niiclayn. Dadka noocaaga yaa horta soo dira? Lacag yar ayaa ku qaadataan sida aan maqlay.
@sahnim7481 Жыл бұрын
@@Abdulkga hhhhh waxan maqli jirey calmaniyiin Ale Neceb iyo Rasuulkiisa ayaa jooga wadanka, Waa adigoo kale. Allah ayaa balan qaaday in nuurkiisa islaamka dhamaystiryo. Waxba Diin Nacaybka igaga qaadi meysid.
@sahnim7481 Жыл бұрын
@@Abdulkga waxaan kaa hilmaamay magacana Noo dhig muslimiintaa leh maga caase, oo John labax.
@Abdulkga Жыл бұрын
@@sahnim7481 wadankee?
@ahmethzerka3849 Жыл бұрын
Next Qamarkii La Taagay yaa Igu raacsan...🤌✌️
@indho_adayg3268 Жыл бұрын
Saalax baa ku xiga 😂❤
@HamseCali-b4p Жыл бұрын
ILLBAXNIMO HARGEISA TAALA WALHI FROM DJABUTI 🇩🇯🙏🇭🇺
@team27_asad_hagio Жыл бұрын
qays qaysar the best youtuber🔥❣️✅
@ilhanishaa2635 Жыл бұрын
Koko je te salut
@mahadaidid6451 Жыл бұрын
what life circumstances you talking about he's in his home land living his best life
@Limbosaid Жыл бұрын
I don’t see any difficult circumstances that he is facing
@OmaarKamaluk Жыл бұрын
Your correct koko👍
@nimcocabdilcali815 Жыл бұрын
X
@hothen777 Жыл бұрын
Haboon waxay ku jirta fananinta nadirka ee codkogu khaaska u yahay ayaga lama keni karto fananad kale oo hesaheda ayaba wada rena ❤
@chanimohamed3667 Жыл бұрын
Elle a une voix magnifique machallah 🥰
@amranalihussen Жыл бұрын
Nice voice keep gonig qays qaysar👌👌
@nimcocabdi3520 Жыл бұрын
40 qof ducadooda waa la aqbalaye iso duceeya meel shaqo ayan tagayaye in ay khayr igu so dhamato😢
@monabeautychannel2931 Жыл бұрын
Barmaamijkan waxa lagu sameeya dadka caanka fanaaniin ama ciyaartoyda ee caalamka waaw keep going qays ❤🎉
@sumayasudi2300 Жыл бұрын
Ikr James cordon does it
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Golden voice haboon nuura 🎧🎤
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Waaaw si fiican baan u dabaashay Codka haboon nuura markaan maqlay ❤ Keep going Qays qayser 😊
@cumeerbigfan4 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and most shine created prophet mohamed scw ❤️💘🎉🎉
Inantaas Haboon aniga inu fanku ubaahan yhy wxn dareemy 2019 bishii November habeeki borama got talent ay ka heesty ee ay qaadaysy heestii aamina abdilaahi ee si yar si yar
@nuuraadan7196 Жыл бұрын
Golden voice habon Nuura ❤❤
@dasomalianoTv1 Жыл бұрын
Qoftaan awgeed fanaan unoqonaa si ay xaaskeyga mar uun unoqoto.❤
@ChucklHQ Жыл бұрын
NEXT NAJMA NASHAAD HALASOO CODEEYO ❤❤
@zakariaeprahim2893 Жыл бұрын
Abdikarin Ali Shaah markaa zoo qabo 🎶🎵🎵
@yoonisnuur9551 Жыл бұрын
Gaarigaan waa noocma Qeysroow maad nooga dhacdid. Waa Gaadhi sana noociisa dalka ku arkine.
@narmin6382 Жыл бұрын
Next legend kii wayna so qabo Abdikariin Ali shaah
@sahraabdi5003 Жыл бұрын
Habooney please wllo adigu heesahaaguun baad ku quruxbadn tee dadka kale ha ka kufsan heesaha😂😂😂😂😂😂
Je aime tout se chancent par exemple mililivo , hananka illah hu siyeh , etc
@mohamedabdilatif Жыл бұрын
Nabiga ku sali wll scw scw scw
@BarwaaqoClaahiDaroor-bx9yd Жыл бұрын
Next clkariin Cali shaah ❤😮
@apdishakuurarab1139 Жыл бұрын
Goats fanka C/KARIIN CALI SHAAH SO QABO QAYSAW ZXP
@kaifMohmed-f9v Жыл бұрын
My fv song mililico❤
@moh4127 Жыл бұрын
Ma gaadhiga iyo inantaan daawanaa labaduba way qurux badanyihiin .
@asmaibrahim6474 Жыл бұрын
Late late show with james garden Qaysqays somali version Keep going bro❤
@dalaiblob5073 Жыл бұрын
James Corden buu ahaa qof ila gartaan radinayey walahi ciyaalki marka tusay qurba ku dhashay riwayad bay ka dhigteen ana waaban ku xanaaqay qays waa no jabiyey laamiyada iyo xadhka laydhka ka dhaman wayeen
@mireshort6697 Жыл бұрын
Wad garatey somali iyo copy weeye 😆 🤣
@SafoMahadAbdullahi3 ай бұрын
waxasa ka coda mashalaha haboon nuura 🎉
@dalaiblob5073 Жыл бұрын
Qays waa na ceebaysay barnamijka inaad la sugtay ahayd inta lamiyada la qurxinayo ciyaalki qurba ku dhashay ee dawanjiray banamijkan waano jebisay oo kuwenu u horeyaan james Corden😮
@nasraosman9719 Жыл бұрын
Next abdiwalow qamar ❤❤
@Qalbisame_channel1 Жыл бұрын
Clkariin cali shaah ❤ku soo xigsii qaysow
@xamzebeyl11 Жыл бұрын
Haboon nuura is the best cood ❤
@marighazzan4901 Жыл бұрын
I like so this song deymene loula qamar suugaani my favorit
Next Najma Nashaad wllo Qeys codsigaa noo tixgali🥺
@kawsarcabdi4068 Жыл бұрын
Iso duceya walalayal😭
@IsmailHussein605 Жыл бұрын
Qamaar suugani next pro plz❤❤
@samiirsiciid7127 Жыл бұрын
Qays Qaysr to the world ❤️
@mo.dinaari5918 Жыл бұрын
Hesha music uunba ku macanaynayee walhi mesha cod kuma hayso yaa yidhi codkanba fanan lagu noqdaa War iga kexeee niow 😂😂😂😂😂😂 oo kalay hada fanka imka waan iska gali karayee 😂😂😂😂😂 fanan .... on the way
@amaladan5579 Жыл бұрын
She is so friendly this girl she also calm haboon degan