TALO BIXIN CHANNEL,ka AH Marka Aad ereyada heesta qoreysid sidan aad ugu soo qortid ka daa oo waxaad ugu soo qortaa sidan Tusaale ahaan Waxaan uurka kaa jirin. Afka lagama sheegtoo. Afeef kuu horeeysiyo. Adkeeysigoo dambeetaa. Ileeyn lagu itaalaa. Calaashaan sidaas leyn leynka ah Sadarkiiba leyn mahadsanid
@suldhayyuusuf22312 жыл бұрын
lagend waan ku wadanaaa inoo soo badi bro
@mahuraanmedia10592 жыл бұрын
marka hore waad mahadsan tihiin marka ciga yaa naga qabanaaya cod
@FJMAHAD2 жыл бұрын
aniga diyaar
@hah7064 Жыл бұрын
Walaal heestan 3 bayd bay ahayd waxaana dadkan danbe ka dhigeen 2 bayd. Taasina waa meel ka dhac xuquuqeed oo ay sameeyeen kuwan dib usoo qaadaye fadlan music iyo midhaha qabta maqan ku soo dara idinkoo mahdsan.
@badmaceyeofficial89502 жыл бұрын
Sxb wlhi ad baan kula hestaa
@badmaceye1227 Жыл бұрын
war mxan dhaxan radiyay hestan o music keli ah war ina aniga leyahy ban modey heesta
@saleebanbaruud7977 Жыл бұрын
Wwwwww
@ramadanmohammed33883 жыл бұрын
Fadlan soo gali dauud cali maslax bishaarooy kaban keliya please thanks
@somalikaraokemusicchannel28893 жыл бұрын
Insha Allah Wll
@maxamedcalixasan92332 жыл бұрын
Zxp heskii hanoniye alla ha unaxariste ee adunyoy ku qbn wayey oo music ah soo geli iyo kii mxa gobla kaaga xidhan ma geelbaa kugu dhalay