Ani ma aqaano sida qof balan looga baxo ama loogu daadiyo qof lagu daadiyay ama laqaanay markaan arko in aniga igu dhacdaa ugu naxaa dumarka isku mid maahan waa kala wanaagsan yihiin ragana sidookale laakiin qof ka bila aadanka waxaan jirin qalbigiisa laguma abuuro hadaadan jecleeyn lama lugooyo qof kastoo qof si xun ugalo asigana ciqaabtiisa wuu maraa taas hala ogaado halaiska ilaaliyo nabsiga
@abdiazizmohamed41702 жыл бұрын
@10:50
@amalamalahmedmahamed47203 жыл бұрын
Asc wll anig waxaa rabaa in aad ii tijaabiso jaceylkeeka waxaa joogaa moqdisho asaga waxa u joogaa moqdisho.waxaa rabaa in aad iitijaabisomarka ma iisameynkartaaa wllo
@ahmedsmall29853 жыл бұрын
Haa. Insha Allaah Waan Kula Soo Xariirayaa Sida Ugu Dhaw👍