TIMAA BAXEENIN (RAG&DUMAR)

  Рет қаралды 38,822

Quluud Hair Affairs

Quluud Hair Affairs

Күн бұрын

Products keena customers dibada waxed kahelesaan websitekeena
quluudhairaffa... AMA whatsapp Numberka +31620246144
Somalia&Somaliland waxaad kadalbankartaan +252612481986
Kenya&Uganda waxaad kadalban kartaaan +254745964060
Share u dheh dadka kuudhaw si eey uga faaiidestaan adigoo mahadsan.
Soo raac baraheena bulshada👇🏽
TikTok : www.tiktok.com...
Instagram : ...
Snapchat: / t9wbw2rm

Пікірлер: 500
@salmamohamed6840
@salmamohamed6840 5 ай бұрын
Qurxey salida bidarta ma haysaa
@QuluudHairAffairs
@QuluudHairAffairs 5 ай бұрын
haa macaamiil please numberkeyga shaqada dhanka whatsapp kala xiirir +31620246144 adi iyo macaamiisha kale ba
@AbdikariimHassan-h1k
@AbdikariimHassan-h1k 5 ай бұрын
Wll gabadhu yurub wadankee bay ka joogtaa😢
@Zahralive
@Zahralive 5 ай бұрын
@@AbdikariimHassan-h1kHolland walal
@ayaanabdiwali71
@ayaanabdiwali71 5 ай бұрын
@@QuluudHairAffairsabyo wadankee ka jogta yurub😢😢😢plz isheg
@ubahabdi4027
@ubahabdi4027 5 ай бұрын
Holand bay joogta
@MaxamedXirsi-bz4nc
@MaxamedXirsi-bz4nc 5 ай бұрын
Walaashey macaaney illaah ka cabso oo is astur maal aduunyo waa la helaa coorada ugh weyn ee dumarka waa timaha shaqo ka fiican alle hakuu sahlo Ina gabeyrey
@Aminojnh
@Aminojnh 5 ай бұрын
Weeogthy kasoco adiga
@Lioness-je2dg
@Lioness-je2dg 5 ай бұрын
U so duceey and keep it movin. Inanta amaan siyaa. It’s between her and Allah swt.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 5 ай бұрын
Dee qofka hadii wax loo sheego ma ceebaa diintaa ku dhahaysa qofka wax usheeg
@Masago2025
@Masago2025 5 ай бұрын
@@kayfmohamed565marabto abayo wena ogtahay lkn waa ku mahadsan tahay inaa ka dalin hanunka leh
@RodaAbdulahiAbdi
@RodaAbdulahiAbdi 5 ай бұрын
Gabdha khayr unbay ladamacdeey Wayna unasteexeynaysaye Dadkan kasoo horeeya maxaa haya
@axlaamismahaan3389
@axlaamismahaan3389 5 ай бұрын
Abyo mahadsanid ee nimcada qarso qurux buu ilaahay ku siiyy wuuna ku waydiin geerida meel ay soo jirto lama oga😢
@sahraabdigubadleey2965
@sahraabdigubadleey2965 5 ай бұрын
Shugran wlhi abyo wax yabo badan kaa Faiday adoo ganacsi leh aa hadane nacawisaa qof walbo sas mahan ilhey haka abaal mariyo abyo❤❤❤😢
@Kiiney2883
@Kiiney2883 5 ай бұрын
Hadaladii iigu xanuunka badnaa ley dhoho tin biniaadam maahan mana jilcano mana adko waxan tin nocee waye maba isbadasho hdlkii iigu xanunka badnaa waxan tin mahe iska xiir wlhi blhi aad ugu xanuunsadey ereygas kadib waxan go,an sadey inan aniga badalo fikirkas qaldan ay aaminsan yihin badalo hdladoda negative ah aniga ima sameyn cagsi positive kaqaadey dalal yar sameyey isku badalen alx walina wan wadaaa waxan aaminey tin iney gacan kuqabasho tahey %100 mahadsanid Quluud ❤❤❤
@ubahsweets9089
@ubahsweets9089 5 ай бұрын
Anigaa sidaas ah tin suufaa 😢leyahy mana atka mana jilicsano isma raacsana
@ifraaxguuleed5155
@ifraaxguuleed5155 Ай бұрын
Hbbt miyaa xiirty ani in an xiraa rabaa
@Hurd512
@Hurd512 5 ай бұрын
We miss you and ur classes thank you habo
@SagalSalad-of8vb
@SagalSalad-of8vb 5 ай бұрын
Xijabo abayo😭🙏
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 3 ай бұрын
Walashay Quluud Horumar wacan Mahadsanid, fadlan tinta astur🫶💖
@aishatisa7648
@aishatisa7648 5 ай бұрын
First to comment from Nigeria. Can't wait to use Ur hair product
@umayma-l4l
@umayma-l4l 5 ай бұрын
See ku fahantay waxay dhahayso
@11naa44
@11naa44 5 ай бұрын
Did you order any products?
@munirawarsame3353
@munirawarsame3353 5 ай бұрын
Qof kasta saliid timaha wuu sameysan karaa lkn timaha gudaha ayaa muhiim ah ee gabdhaha waxyabaha ka saacidey u sheeg walhi bilaahi waxyabo timaha gudaha ka qurxiyo hadii adan sameyn walhi timahaaga ma hagaagayaan. Iyo in aad length retention sameyso
@Foosomar-c3d
@Foosomar-c3d 5 ай бұрын
Noo sheeg adiga abaayo
@Sabirin81
@Sabirin81 5 ай бұрын
Adiga noo faiidee bayo hadaaa garanaysi
@SabirinaAhmeddey
@SabirinaAhmeddey 5 ай бұрын
Noo sheeg abyo
@mssqosol
@mssqosol 5 ай бұрын
Abyo noo sheeg product geeda inaan gadano ma awoodno😢
@drawinglevel8736
@drawinglevel8736 5 ай бұрын
Dadka way usheegtay vedio yadeedii horw
@AmiinaMaxamed-kis
@AmiinaMaxamed-kis 5 ай бұрын
Timaheyga way sobaxayan Laki ,salka aye kagoan ee wax goowga karebayo isoshek walal farintey ina,arakti ayn rajena😊😊
@ShirhanHagi
@ShirhanHagi 5 ай бұрын
2 Maasha Allaah hooyo macaan horey.u socco FARIIDD , LAAKIIN uk 🇬🇧 AYAANN degenahey mana aqaan SAAN allaabtaadda ku heli karro plz🙏🏻🙏🏻
@mssqosol
@mssqosol 5 ай бұрын
Hooyo ana maa ii qaadid saliidahan😢
@MaryamAhmed-q4s
@MaryamAhmed-q4s 4 ай бұрын
Quluud xagaad nagaa aadey baryahaan.. Timaheygaa waa Timo aad u badan oo jjareer ah waxaa raba inaad ii ssheegto protein iyo keratin kaan marsado cuz aad Baan guy dhib qaba weyna IgA daaatan ❤
@shukriinamo86
@shukriinamo86 5 ай бұрын
Adoo mahadsan sawiradii hore ee timahaaga nala wadaag
@NaimaAli-v9h
@NaimaAli-v9h 5 ай бұрын
Number 2 ka so hadal ❤
@zamzamshire4832
@zamzamshire4832 Ай бұрын
Mansh Allah abyo ado rali ah senku hela bal kaso hadal qebta2
@NimoMohamed-n7e
@NimoMohamed-n7e 5 ай бұрын
2 please
@nacimoahmed5135
@nacimoahmed5135 5 ай бұрын
Abyo plz iso jawab wxn ahy low porosity tinta say ubadan thy uma dageyso wxwalbo hda protein kubadanyhy wan yareyey mxaa xal ah isineysaa😢❤
@Abyanlady
@Abyanlady 5 ай бұрын
5:45 thanks 😊 dear 😘 ❤❤❤❤
@Sahrayaan
@Sahrayaan 5 ай бұрын
Ani timahayga waa dhaadheer yihiin ❤lkn waxaan doonayaa inay sii dheeraadaan ❤maxaan mariyaa❤basal iyo toonta ma dhaadheereeyaan❤iisoo sheega bal
@bosteyaali184
@bosteyaali184 5 ай бұрын
Asc Mashaa Allah Gabar qaali ah baad tahay
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 5 ай бұрын
Markaa afsoomali kuhadashay baa ogaaday inaad soomali tahay qacdii hore africaanta kale ayaa kuumaleenaayay... subxanallah is astur walaaleey hadaa muslim tahay😢😢. Irzaaqad tan kawanaagsan allah haku siiyo😢😢
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ kheyr Rabi ha siiyo
@Qadra-Hussein722
@Qadra-Hussein722 5 ай бұрын
1&2 waan ubaahanahy❤
@itgirlinIT
@itgirlinIT 5 ай бұрын
abaayo i have a follow up question to your low porosity hair video, i did the test and found out mine is low porosity 😭 my hair is damaged and i think i abused it with protein hair products 🤣🤣 so i purchased your hair growth bundle since you were so spot on, i experience hair loss especially recently. but i am intrigued by your henna products, since you said i should be wary about anything protein ish.. and henna kinda do that, but i’m also greying and have fine hair :( would henna be something for me? i want my hair density to increase and grow it out the next year 🤍 - i used to have thick and long hair as a kid and i’m trying to bring it back:(
@ImanBoqorada
@ImanBoqorada 5 ай бұрын
Shukran Quluud
@Mindset-9891
@Mindset-9891 5 ай бұрын
Maxaad nooga soo daahda quluudey, takale videoska noodhere please
@Hurd512
@Hurd512 4 ай бұрын
Wah habo Maxaa kugu dhacay casharadiii aawey noo socday
@CanabAhmedAligacal
@CanabAhmedAligacal 5 ай бұрын
2noo soo dhameystirantir sisa mahsanid🎉
@bilanahmednour8595
@bilanahmednour8595 Ай бұрын
Quluud kawaran hadad lissage brésilien protéine marisay mad aag wadii kartaah gedahana sidaa( nalada talbaha dacarta xulbada karkadega)
@Hodanomar592
@Hodanomar592 5 ай бұрын
Number 2 plz abayo ❤
@Quran_Reminder2023
@Quran_Reminder2023 5 ай бұрын
abaayo is your products fragrance free ?
@mounaibrahim1190
@mounaibrahim1190 5 ай бұрын
Hu wanaca fonda ee funalan masamaynkaro isojawab wan ❤❤❤
@suhuursaed2624
@suhuursaed2624 5 ай бұрын
Asc abayo mxa hargeysa qayb uga furan weydey?????
@hafsazeylac7876
@hafsazeylac7876 5 ай бұрын
Mahadsanid abyo mcn ❤
@Özge_BalaM
@Özge_BalaM 5 ай бұрын
Timaheyga wey dhaqaqeen aalx lkn ma sameyn kraaa midaa😊
@munohussein5481
@munohussein5481 5 ай бұрын
Mxee kuugu dhaqaen abyo😢
@Özge_BalaM
@Özge_BalaM 5 ай бұрын
@@munohussein5481 wlhi wx dheri ah ma sameyso lkn wxn mrsan jiray flaxseed aayn hore mrn cilan mrkan awoda lkn wxa tinta badana bixiyo waa shanlada iyo salida habenkzto shanleey salidey afar galan Ka dhig
@11naa44
@11naa44 5 ай бұрын
Abyo wats good for dry ends ?
@muniiroali
@muniiroali 5 ай бұрын
Hair food marso Salida Marka marsato tinta Kore dry noqone Hair food Ku tijaabi u will thank me later
@11naa44
@11naa44 5 ай бұрын
@@muniiroali ok thanks abyo
@AmranMuhudiin-c7n
@AmranMuhudiin-c7n 2 ай бұрын
asc waxan kuwey dinay qalel iyo dhagdhagay iyo daadsho
@Zeinab-mn7nh
@Zeinab-mn7nh 5 ай бұрын
Wll is asstur ilaahay kaa cabsoo
@bosteyaali184
@bosteyaali184 5 ай бұрын
Sadexdaas lacagtooda I soo sheeg Ila a so xiriir
@naadiyaadeey9924
@naadiyaadeey9924 5 ай бұрын
Wan ku slmy quruxey wan kula soconaaa😍
@MuniishCali
@MuniishCali 9 күн бұрын
Tinteyda iyadoo badan hadana bexeenin
@zam2-1
@zam2-1 5 ай бұрын
Abyo frizzy hair ka mxa u roon ka soo hadal and thank u sis
@Esmahaneali
@Esmahaneali 5 ай бұрын
Assalamou alaykum Masha allah number 1
@bosteyaali184
@bosteyaali184 5 ай бұрын
Walaal sideshow u nafaqeeyaah Timaha please I soo jawaab
@umumastuurah2624
@umumastuurah2624 Ай бұрын
2 plz
@faadumafaaduma5074
@faadumafaaduma5074 5 ай бұрын
Halke laga helayaa somalia
@Userabtazia
@Userabtazia 5 ай бұрын
Walaalo soo samee falog adigoo sameenaya mask hair
@AishoAli-d8y
@AishoAli-d8y 5 ай бұрын
Garmalka jogaa mahelikaraa abayo pless iso jawab👏
@ayansaid2117
@ayansaid2117 5 ай бұрын
Ala ani qiso igu dhacdey gabadh iri abayo I dab tinta kulaha way gagaban yihiin😢😢 Kwrn ana wa u dabay
@MabsuudMabsu
@MabsuudMabsu 5 ай бұрын
Quuracda sesame qali ❤❤
@maryamyusufali5627
@maryamyusufali5627 5 ай бұрын
Abayo salida ayan raba xagen kala xiriraa Nairobi ayan jooga
@ikran3498
@ikran3498 3 ай бұрын
Queen❤️🥰
@bosteyaali184
@bosteyaali184 5 ай бұрын
Intaas lacagtooda I so sheeg walaal ama saliidda iga gad
@nasiinaxmed9723
@nasiinaxmed9723 5 ай бұрын
Wall masķa kenya keen tankale shampoo iyo conditioner sheeg oo dadka jilcisada marsaday ee iska dhaafay anfacayo
@MumtaasMuuse-sv1sd
@MumtaasMuuse-sv1sd 5 ай бұрын
Quracdi meday qulud
@sahraisse6100
@sahraisse6100 5 ай бұрын
No 2 plz sis
@samiramohamed3115
@samiramohamed3115 5 ай бұрын
Masha Allah
@suusaanabdi5058
@suusaanabdi5058 5 ай бұрын
Abyo routine maalin lahaa ee aad tiri waan soo samaynyaa soo samee
@jxsjjxs2329
@jxsjjxs2329 5 ай бұрын
Asc wallal waxa aan rajeynaya Please adoo mahadsan in aad ka hadashid “dermaroller”, intarnetka wax oo ku qoran in timaha la maydho markasta oo la isticmaalo. Run miya? That means i have to wash my hair 3 times a week?!!! Thats too much no? Walahi ma fahmin 😭please kahadal❤️💜thanks 😘🥰
@hamdamuse3410
@hamdamuse3410 5 ай бұрын
Halkee joogtaa wll product fiican xagee ka helayaa oo is wata bal isoo jawaaba
@IkhrahusseinMursal
@IkhrahusseinMursal 5 ай бұрын
Number 2 plz abyo
@jessicabhk
@jessicabhk 5 ай бұрын
Quruxleey love u thanks
@saredomahdi1569
@saredomahdi1569 3 ай бұрын
Numer 2 wll
@nawaalabdikani5496
@nawaalabdikani5496 5 ай бұрын
High porosity soo samee
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 5 ай бұрын
Saliidada Turk ma,iso diri karta wll
@huhhuh7909
@huhhuh7909 4 ай бұрын
Hair oli grow moet je het dan eruit wassen wanneer je hebt gemasseerd of laat je het gewoon en kan je het ook doen wanneer je haren nat zijn?
@mchanel.
@mchanel. 4 ай бұрын
Ligt aan je haartype, als je krullig of kroeshaar hebt kun je het gewoon er in laten. Ik zou het niet op zeiknat haar zetten want water en olie mengt niet dus je haar absorbeert dan niks
@AmiiinoMuumin
@AmiiinoMuumin 5 ай бұрын
Qaliyay hadan alabatada aan awod u lehen in aan gato mxaa ibadal ah plz
@LailaAbdi-vn7in
@LailaAbdi-vn7in 5 ай бұрын
Saa kusugeya le ❤🥺macaladeida❤
@MuniiraNaasir
@MuniiraNaasir 5 ай бұрын
Aniga xita
@HasanFarah-w2i
@HasanFarah-w2i 4 ай бұрын
Waxaa qoraalka kuu Soo qoraayo waa gabar ee wax yaabaha aan timaha marineeno noosoosheeg noh abaayo iyo hadaa heesid
@kaligeedsocoto
@kaligeedsocoto 5 ай бұрын
Quluudeey paayo koleyba waad arki comentkeyga walaashey icaawi waa markii labaad laygu kor bilaabo timobixin lkn aniga ma awoodo inaan iibsado pls walashey productigaga igu saacid reer coment iicodeeya pls❤❤
@muniiroali
@muniiroali 5 ай бұрын
Abayo cilaanka tijaabi Cilaan tinta Mari way baxaysa tinta plz cilaanka tinta Mari
@kaligeedsocoto
@kaligeedsocoto 5 ай бұрын
@@muniiroali cilaanka adeeg ayuu kadhiga tinteydana hadeyba adagtahay seen dhahaa
@rayaanclaahi854
@rayaanclaahi854 5 ай бұрын
Abaayo waa meeqo lcgteeda borodhagtigeeda qaali miyaa wan raba lkn lcg maheeste😢
@kaligeedsocoto
@kaligeedsocoto 5 ай бұрын
@@rayaanclaahi854 ma aqaan abaayo lkn product waxtarkiisa lahubo kolayba raqiis manoqonaayo
@ummusuheyla3203
@ummusuheyla3203 5 ай бұрын
Xppti isbucii hal mar marso cilan ukun qeybata jalaha iyo dhagayaraha oo shidan qado malaba iyo sadx qado salid seytun ama qumbe AMA macsa wllhi halbil hada marsato oo timaha kuu bixi wayayn bena kusheygay tijabi salida macsarta timaha wey jilcisaa hada marsato habenkasto adigo lafta garsin waxada awodin ha isku kurben wllhi hada salxo ledahay xita timo aya kasobaxa wad ii soduceyn donta sotijabi halbil bis
@Cafaafa
@Cafaafa 3 ай бұрын
Abaayo Reer masar sidee ku helaayaan Alaabtaada
@nabihamohamet1944
@nabihamohamet1944 4 ай бұрын
Wllo hargeisa noooga fur 😢
@cashomuse6123
@cashomuse6123 5 ай бұрын
Somaliya dadka joga abayo se u heli karaan producted kaga abayo side kaga gadan karnaa xbbti
@Oumou4
@Oumou4 4 ай бұрын
Salam sister , where are you from?
@SabariinFaarax-qq7gs
@SabariinFaarax-qq7gs 5 ай бұрын
Productiyadan dalkena somalia malaga hela he saxibey
@FarhiyaHaaji844
@FarhiyaHaaji844 5 ай бұрын
Number 2 ka soo hadal
@hilaalanfac
@hilaalanfac 5 ай бұрын
2 abyo😊
@muhidinarab2574
@muhidinarab2574 5 ай бұрын
noo raqiiisi hee protuctigaaga waa qaaali danyar shaqo kuma lahn
@zamzammahamud7204
@zamzammahamud7204 4 ай бұрын
Product tigaaga somalia mayaalaaaa baayo
@nimcoruman1159
@nimcoruman1159 5 ай бұрын
Masha Allah ❤
@amalbulhan1824
@amalbulhan1824 5 ай бұрын
Product kaaga intee ka helaa muqdisho ayan joogaaa
@farhiyoabdi1604
@farhiyoabdi1604 5 ай бұрын
Waa sax 💯✅🥰🥰🥰
@shukrikayse5061
@shukrikayse5061 5 ай бұрын
1and 2
@mariahonest3007
@mariahonest3007 5 ай бұрын
Vedio yadi hore Maxa oga bixisay abyo😢 plz kuso celi wax bdn ka faaiide
@KaremahHuaweik88
@KaremahHuaweik88 5 ай бұрын
Is ther alcohol in the ingredients?
@MumtaasMuuse-sv1sd
@MumtaasMuuse-sv1sd 5 ай бұрын
Abayomahadsnid way icawisay salidadi salxamo bye by😊😊
@umuaalaan
@umuaalaan 4 ай бұрын
Wll macan is astur wll bal kawaran hadii Isla hada uu kuu yimaado malaku mawtkii
@SaaraHaji
@SaaraHaji 4 ай бұрын
Timaha daadanayo kasoo hadal abyo prt two
@samiyasaid9404
@samiyasaid9404 5 ай бұрын
Alabtada intee kahelaaa abyo ethiopia ayan jogaa
@11naa44
@11naa44 5 ай бұрын
Xamar ama Nairobi aya la hela
@KanuusAbdi
@KanuusAbdi 5 ай бұрын
2 abayo plz
@CaishaOmar-n3i
@CaishaOmar-n3i 5 ай бұрын
Abayo 2
@SacdiyaCabdiqadir-l1s
@SacdiyaCabdiqadir-l1s 5 ай бұрын
Shugran xabibti lkn madaxenu wa cawro iskaqari
@NimcoAbdullahixassan-o6w
@NimcoAbdullahixassan-o6w 12 күн бұрын
Asc
@Aminojnh
@Aminojnh 5 ай бұрын
Mashalah ❤❤
@امعبدالله-و5ف6م
@امعبدالله-و5ف6م 4 ай бұрын
Asc habo timaha aad ayeey iiga jaban ee maxaa u daawo eh
@SHABANYOUSSOUF
@SHABANYOUSSOUF 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@selma_abdi
@selma_abdi 5 ай бұрын
Abyo waxa kasoo hadasha biyaha roosmeriga aniga wa isticmala hada isla dhafo timaheyga way dadanayan hada wado qurux ii noqonayan
@natehamohadahir6285
@natehamohadahir6285 5 ай бұрын
2 byo ka soo hadal plse
@aishaayuusha-zg4sv
@aishaayuusha-zg4sv 5 ай бұрын
Asc apayo Qluud aniga dhibka i haysto aya ah in aysan tintayda si sahlan aysan ku baxayniin so marka waxan u bahanahy product adiga campay gaga so saray ina gato i.n so marka waxan ku nolahy somali side marka ku helaya how much are the ❤
How To Make Pure Flaxseed Gel | Ethiopian Hair Growth Secret
4:18
UnivHair Soleil
Рет қаралды 79 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
MASKII LAGA DAWA DHACAY #my_rajo
11:35
MY RAJO
Рет қаралды 157 М.
RIYADA  HOOYADEY AYAAN  URUMEEYAY SURPRISE LAMA FILAAN AH..?🥹
20:31
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 210 М.
MA CAFIN LAHAYD?
29:12
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 717 М.
6 TIPS TIMAHA KUU FUDUDEENAAYO
11:00
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 74 М.
TIMAHA LOW HAIR POROSITY
8:26
Quluud Hair Affairs
Рет қаралды 33 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН