Timaha cad ama Cirada sida Loo Badalo Saliidan iyo intan Kale isku Darso

  Рет қаралды 90,208

ilfis Family Channel

ilfis Family Channel

Күн бұрын

Timaha cad ama Cirada sida Loo Badalo Saliidan iyo intan Kale isku Darso

Пікірлер: 122
@deqamohamed8960
@deqamohamed8960 2 жыл бұрын
Sheikheena allaha ku dhowro naagta aan xishoonayn ha ujawaabin ilaahay raaci Ina kaba yare
@aminismail6362
@aminismail6362 4 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah shukran sheikh keep going
@maryanroon464
@maryanroon464 4 жыл бұрын
Maasha allaah sheekh waa faa iidooyinka dhan kasta ah
@zeinabhussein8954
@zeinabhussein8954 4 жыл бұрын
Sh.mahadsanid lkn ogoow in toonta qatar tahay in loocuno sidii kaniiniga qofkana wey dhawicikarta lakiin qofka in inu yar yareeyo ayu cuntada kucunikara illaa iyo halxabo waxii kabadana qatarteeda ayey leedahay marka jizakullhu qeeyr.
@cawoayaan4917
@cawoayaan4917 4 жыл бұрын
Timaha bixi waayay wax kastoo loo sameeyay maxaan ku samaynaa
@abdirahmanaskar8695
@abdirahmanaskar8695 3 жыл бұрын
sheekho nooso jawaab jawaab kama haynee ama labarkaan ka soo garaacno nosoo sheeg
@rabiamohamed5070
@rabiamohamed5070 Жыл бұрын
Jizaka allh qeyr
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 4 жыл бұрын
Allaaa sheekh maalinkasta karimaayee maxaa xal Ah ilayn timaha biyaha badan eelagu maydhaa mafiicna xaga dumarka ?
@faadumocalidegan8850
@faadumocalidegan8850 4 жыл бұрын
Masha allah sheekh wad ku mahdsanthy wana ka faa ideysaneyna shugran wlle
@gureygurey-vv1dp
@gureygurey-vv1dp 4 жыл бұрын
kheyr ale hakusiiyo sheikhow lkn hadii an su aal kuwaydiiyo aniga timahayga hal xabo xitaa malahan lkn garka ayaa timo ciro ah iga so baxeen marka sida timaha madaxa lomarinayay miyan u marsan karaa mise way kabadalan tahay jawab wacan
@farhiahassan7048
@farhiahassan7048 Жыл бұрын
Asc willo illaahay haidiin . Xiftiyo dhamaantiin
@cismaanmaxamed1881
@cismaanmaxamed1881 4 жыл бұрын
asc wllo shiikhow ilen waa waali cas sadex toona liiqe waxaad tidhaahda sadex midh oo yar yar sida kiniinka liiqa ileen sidaasi waa dabar gooyne sadex waaweyn yaa liqikara waa mar kiiba ha kaaboodo naftuye
@miymunaaweys661
@miymunaaweys661 4 жыл бұрын
Masha allah sheek jazkalah Khair
@cabdikariimxassan9817
@cabdikariimxassan9817 4 жыл бұрын
asc sxb waan ku salaamay salaan kadib waad ku mahadsan tahay videogaan laakiin mid ayaan ku waydiinayaa hadii aan habeenkii marsado kawaran
@michelman5660
@michelman5660 4 жыл бұрын
Jazaka allahu kheir Akhii Fadkan nala soo wadag Adigo isku daraya 3dan shay Inshallah bi'idnillahi kariim Wanad ku mahadsan tahay
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 4 жыл бұрын
Sheikhow adu wax maka aragtay ma isticmashay tin modow kuso noqonaysaa marumaysi wan sootujibin
@somalicomedychannel8344
@somalicomedychannel8344 4 жыл бұрын
M.a waad iga farxisay allaha kaafarxiyo
@aminaabdi3320
@aminaabdi3320 4 жыл бұрын
Asc shiikh badbaado.jazaalaahu khayra laakiin sowta layiraahdo toonta sideeda looma leqo caloosha waydaloolinkartaa waayo way kulushahay baltaa nooga soo jawaab
@ashakuurjiifyare5123
@ashakuurjiifyare5123 2 жыл бұрын
Hada maxaad daremosaa isbadal ma dareentay
@nurahmohammad9926
@nurahmohammad9926 4 жыл бұрын
Asc shukara sheekh waxaad ka wrnat toonata Dakaka gaasatirigale mi yaan waxa helayn
@luulabuuni8645
@luulabuuni8645 4 жыл бұрын
Shugran Akhii Alle hakusharfo
@labdikadircaden9673
@labdikadircaden9673 4 жыл бұрын
Wallhi sheeqow 14sano ayaa jiraa timaheyga ciro waaye saliida intee lagu gadaa Plz iiso jawaab
@ayaanapdi5030
@ayaanapdi5030 4 жыл бұрын
Mnshll sheekh ilaahy haku sharfo
@raqdamaxamed5469
@raqdamaxamed5469 4 жыл бұрын
Mnsha allh mhdsanid sheekh
@jijahaji4640
@jijahaji4640 4 жыл бұрын
Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq
@hooyoqali4135
@hooyoqali4135 3 жыл бұрын
miyada tijabisa wlo
@nuurakhadar67
@nuurakhadar67 Жыл бұрын
Sheekh cilanku ma xinahaa mise waa qasilka
@cabdifitaax1600
@cabdifitaax1600 4 жыл бұрын
Cilanka waa midkeeh wllo
@khadarcabdiraxman6660
@khadarcabdiraxman6660 Жыл бұрын
Sh badbaado what's Appkaaaga inaad iisheegto Ayaan kaacodsanayaaa
@filsanqaali7005
@filsanqaali7005 4 жыл бұрын
Biyo kulul AA bisinka timaha waydaadiyaan biyaha kulul Sheekh
@Xasanxidig
@Xasanxidig 3 жыл бұрын
Hal tuun ka badan haisku liqinaa waa qatar tuunta xadi badan lagama cuno Waa daawo waa sax lkn sadax tuun halmar IYO MAALIN WALBO MACQUUL maaha
@esmaabdullai222
@esmaabdullai222 4 жыл бұрын
Wadna xanuun qof leh macuni kraa toonta?? Iisoo jawaab insha Allah
@faidochannel7486
@faidochannel7486 4 жыл бұрын
Allah kucafiyo
@nimonorali4168
@nimonorali4168 4 жыл бұрын
Maasha Allah sheekh
@akmaofficial9648
@akmaofficial9648 3 жыл бұрын
Asc shiikh waxaan rabaa inaa kula soo xariiro intee kaala soo xariiraa
@amaalahmed1965
@amaalahmed1965 4 жыл бұрын
Mansh Allah
@fartuuncalicad9414
@fartuuncalicad9414 4 жыл бұрын
saliida.miyaa lagu qasayaa
@zainabcaatomaxamud3263
@zainabcaatomaxamud3263 4 жыл бұрын
Man sha Allaah good points😍😍😍😍
@xamdamohamet8302
@xamdamohamet8302 3 жыл бұрын
G
@suleimansaid9259
@suleimansaid9259 4 жыл бұрын
Maxa lagu qoshaya alaabta noocas aj
@dahabohasan8053
@dahabohasan8053 4 жыл бұрын
Qaxwada hadday sanjabiil leedahay ma wax bay dhibaysaa sheekh?
@mohamedhasan7634
@mohamedhasan7634 4 жыл бұрын
Mash Allah jezaakallahu qeyr
@sadiaabdullahi2654
@sadiaabdullahi2654 3 жыл бұрын
Aniga timah iimabaxaan waa iga go aan maxaku daweynkaraa isheeg sheekhow
@qalbiqaboojis9206
@qalbiqaboojis9206 4 жыл бұрын
Mashaallah
@liibaanxaaji7258
@liibaanxaaji7258 3 жыл бұрын
Wax kajira malahan. Toona 1 waxkanadan hadii laliqo waa qatar uurkujirta ayay kugoogoynaysaa.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 4 жыл бұрын
Sedex toon haduu liqo qof caloosha nabar ku leh gadaal ayuu dhiig kasii deynayaa I u dhintana way dhacdaa hadii lagu sababayo tuunta qofkasta a MA cuni karee umada yaan lahaligin.
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 4 жыл бұрын
Cilaanka keligii marsada weligeed tima madow leyska a lahaanayo waana cizi iyo sharaf mana noqoneyso ciro Mar hadey kugusoo bilaabato wabillaahi towfiiq
@amiinadan5821
@amiinadan5821 2 жыл бұрын
Shiiqoow tilmaantaada jeclahay
@xaliimosacdiya3827
@xaliimosacdiya3827 4 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم علي نبينا محمد
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Жыл бұрын
Scw❤
@aminamuse181
@aminamuse181 4 жыл бұрын
Wa mahadsanthy walalka kheyrka
@dahirlucky1634
@dahirlucky1634 2 жыл бұрын
Sheikh cilaanka waa noocee
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 4 жыл бұрын
Asc sheqow jasakalaho qeer
@muntazahmed4741
@muntazahmed4741 3 жыл бұрын
Asc
@mohanad143
@mohanad143 2 жыл бұрын
2019 Ciro malahen Wlhi hadneh we igu so badanosa 24yrs jira😢😢
@abdiqaliilibraahinitsveryn3832
@abdiqaliilibraahinitsveryn3832 3 жыл бұрын
ماشاءاللہ
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f 11 ай бұрын
Scw scw scw scw 🥰
@abdullahiaxmedd1546
@abdullahiaxmedd1546 8 ай бұрын
Saliid saytuunta mida cuntada lagu darsado maho
@leylomacalin4874
@leylomacalin4874 4 жыл бұрын
Shugran shiiq
@cadaanicadaani1296
@cadaanicadaani1296 Жыл бұрын
Hadan wayo saliid seytun maxan ku badala
@samirasaciidsamirasaciid1765
@samirasaciidsamirasaciid1765 4 жыл бұрын
Mashaa Allah
@abdimahadabdulle464
@abdimahadabdulle464 4 жыл бұрын
Masha allah... sheikh jizaa ka.laah... saliida imasa qaato baan ku darayaa? Tan kale toonta haddii aan ku shiido kawaran... sidoo kale qaatada hal qaato miyaa mase? Sidoo kale timaha shampoo miyaa ku meerayaa maalin kasta? Mahadsanid...
@abdimahadabdulle464
@abdimahadabdulle464 4 жыл бұрын
Waxaan kaloo kaa ilaaway maalin kasta ma dhaqayaa shampoo miyaan ku dhaqayaa ama ku meyranayaa?
@samiraali4678
@samiraali4678 4 жыл бұрын
Toonta wuxuu ku yiri liq
@gowsawayne8398
@gowsawayne8398 4 жыл бұрын
Sheikhow cirro dheh ama cirro caanod dheh daawo maleh lkn LIKE waa kuu saraa saa jeceshahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nuurkacade3762
@nuurkacade3762 4 жыл бұрын
Haddaad run sheegeesid maxaad u fiirsatay
@gowsawayne8398
@gowsawayne8398 4 жыл бұрын
@@nuurkacade3762 inuu cilmi kale sheegayo aan umaleynaayey lkn talo mahayo 👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽👌🏽
@munomaxamed2570
@munomaxamed2570 4 жыл бұрын
mash Allah ustaaduw
@munomaxamed2570
@munomaxamed2570 4 жыл бұрын
khaxawada shidan sajawil ayaa ku jirto marka sanjawil iyadoo kujirto maa la isticmaalaa mise sanjawil laan
@ceelbuur607
@ceelbuur607 Жыл бұрын
​@@munomaxamed2570Sedex sano kadib ciradii makuu madoobaatay😂😂
@raxiimamuxumad1239
@raxiimamuxumad1239 4 жыл бұрын
msh allh..
@dekakhalif1504
@dekakhalif1504 4 жыл бұрын
wadaadki maxaa bada naagaha galiyay
@yasminsadaqh8134
@yasminsadaqh8134 4 жыл бұрын
shiikh warkaaka maxuma laakiin waxu waatin adiguna dr matihid warkaan halkeekasooxigatay hadeey tintanagabido kawaran seekuaamina tintuwaaqaaliye
@samiraali4678
@samiraali4678 4 жыл бұрын
Intuuu sheegay kolay ax dhib keenaayo kuma jiro
@Nuusdayr
@Nuusdayr 4 жыл бұрын
Waxan fiilaya xadethku, ma xaadis saxix fadlan kunoqo shiikii
@maxamedfaysal4566
@maxamedfaysal4566 4 жыл бұрын
Sheekhaw waa danbii inaad marsato wax aan ahyn. Xinnaaha ayaa la ogol yahay. Inla marsato
@yywvy7025
@yywvy7025 4 жыл бұрын
Qaxawaha ma qaxaa kawadaa coffee
@adamjeilaniislow382
@adamjeilaniislow382 3 жыл бұрын
waa bunka sida waqooyiga looga yaqaano
@nadrafaarax801
@nadrafaarax801 4 жыл бұрын
Waa maxay qaxwuhu mashaahbaa misa waa kafay wllo
@saidabdiqadir2689
@saidabdiqadir2689 4 жыл бұрын
Ilaaahay ka cabso
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 4 жыл бұрын
Wllhi ciradi aduunka igu tala Qaxwe waa maxay
@jackfficialjack6751
@jackfficialjack6751 3 жыл бұрын
Fakarka iska yaree wllo
@nadaranadara4041
@nadaranadara4041 2 жыл бұрын
Sheqow dhowr dhibac o slida ah MA qoyse biyo ma lagu dara
@hamdifarah6797
@hamdifarah6797 4 жыл бұрын
shiiq magaasbaad nagukicirabtaa toon yaa cunikara
@barkadaden6012
@barkadaden6012 2 жыл бұрын
Masha masha
@army-on8wp
@army-on8wp 3 жыл бұрын
Hadi lagugu arko adoyar duqatahay lelagudhahaya
@CaashaOogle
@CaashaOogle 2 ай бұрын
Anigu wli dhalyaro ahay
@saidabdiqadir2689
@saidabdiqadir2689 4 жыл бұрын
Dadka sadex doon liqi kara waaa ayo
@hamdadubad8440
@hamdadubad8440 4 жыл бұрын
Scw
@najmoqasim8291
@najmoqasim8291 3 жыл бұрын
Manoqoney madaxa qurxon am waa been qof walibo wx low shegah yaa la,amin walalo ilah kacab so Run miya ishega
@cookingwithbasro9722
@cookingwithbasro9722 2 жыл бұрын
Gof soceliye jwaab Maku jira 4 bil ka kene natiijo
@saidabdiqadir2689
@saidabdiqadir2689 4 жыл бұрын
Waxaanad celmi u lahayn ha ka hadlin
@yasinsicid9107
@yasinsicid9107 3 жыл бұрын
Qaxwxu.rajiga.miyaa
@muntazahmed4741
@muntazahmed4741 3 жыл бұрын
👪 👨‍👧‍👧 family
@farhiya77sharif5
@farhiya77sharif5 2 жыл бұрын
SOMALIDA YOUTUBARADA CAJALAD AYEEY SOO TUURAYAN.RAIGA UGU DADWEYNAHA .IN HALMAR ISHA LAMARIYO .AYAA MUHIIMADA LOO GA JAWABAA .MAAHIN IN AAD U JAWABI KARTID DADBADAN..LAAKIN 40 SUAAL ILAA IYO KUNTON ..WAA IN AAD U SOO QORTAAN ..JAWAB.ILERYN .WAA WAX LA ISKU QASAAYO..DADKANA ISKU LAHJAD MAAHIN...QAXWO..IYO KAFEEY..SAMEESKOODA ISKU SIMAAHIN......ASC..
@maxamedfaysal4566
@maxamedfaysal4566 4 жыл бұрын
Qof ciraystay hadduu marsato. *Madaweysatada iyo *Waxaad sheegayso
@muqtarsheikhmuhamednur8213
@muqtarsheikhmuhamednur8213 3 жыл бұрын
lkn 3 dhibac salid ah kuma qasmaayo
@aydarousahmed8165
@aydarousahmed8165 Жыл бұрын
Cilaan muxuu uga jeedaa maan fahminbee
@AsmaAswan-hz1pj
@AsmaAswan-hz1pj Жыл бұрын
Xine
@nuurkacade3762
@nuurkacade3762 4 жыл бұрын
Cilaankee waaye
@army-on8wp
@army-on8wp 3 жыл бұрын
Walahi waruntiis kalarka wuubadiyaa
@fouziaali3993
@fouziaali3993 3 жыл бұрын
Anigu 22 jir ayan ahay maxan ku babiiya waye igu badanaysa
@mohanad143
@mohanad143 2 жыл бұрын
Fkirika iska yarey Wxyabha ad marinesidneh iska dhaf wllo anigaba 2019 Wxb malahen Hda we Iga buxda
@amiinadan5821
@amiinadan5821 2 жыл бұрын
Bishan 5teeda bilaaba hadan wax iskaga garan waayo wan ku soo raadinaaa hhhhhh qarashaadkii iga galay kasoradsanaa
@naimaadam5664
@naimaadam5664 2 жыл бұрын
Haye ka waaran maxaa is badal ah
@Mohamedsuldaan
@Mohamedsuldaan Жыл бұрын
wll natiijo fiican ma haysaa
@nimcokulan9185
@nimcokulan9185 3 жыл бұрын
ciradu ma ceybaa maya maaha ee wa heybad alle baxsho
@mohanad143
@mohanad143 2 жыл бұрын
Tan so degdegta kwrn hee abyo ani Hda 25 jir ahy 2019 Wxb mlhen hdaneh We Iga buxda😢
@mahamaddaki4391
@mahamaddaki4391 Жыл бұрын
@@mohanad143 sxb mir mir usiib waa kaa ba'aysaa insha allahe
@YaxyeRizco
@YaxyeRizco Ай бұрын
​@@mahamaddaki4391runta miyaa
@cabdifataax123dahir5
@cabdifataax123dahir5 4 жыл бұрын
Fid
@fartuuncalicad9414
@fartuuncalicad9414 4 жыл бұрын
9.o
@maxamedfaysal4566
@maxamedfaysal4566 4 жыл бұрын
Waxa ku aaminaaya oo marsanaya. Waxaad sheegayso. Dadka caqli gaab ka ah
@umurihamadan4384
@umurihamadan4384 4 жыл бұрын
Tonta dhiga cas ayey dhameysa dadka dhig karka qabo aya istacimal marka dhiglan hadhigin umada
@abdirahmanaskar8695
@abdirahmanaskar8695 3 жыл бұрын
asc zxp
@abdirahmanaskar8695
@abdirahmanaskar8695 3 жыл бұрын
sheekh waxaan ku idhi hawlo mihiima kaaga baahane labarkaa iga soo garaac 0634853937
@abdifitahsaajin-wz4ib
@abdifitahsaajin-wz4ib Жыл бұрын
Beenaale
@koraxpress7775
@koraxpress7775 4 жыл бұрын
Been iska daa
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 229 М.
MAXAA KUGU SOO DEDEJIYAY TIMAHA IN AY KU CADDAADAAN?
11:05
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 38 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 44 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 2,7 МЛН
CILAANKA TIMAHAA BIIL GUDAHEED KOGU SO DHEREENAYOW
18:19
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 191 М.
[FAAIIDO] Daawada Timaha Madoobayso Isticmaakeeda Kawaran?
3:48
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 22 М.
MAXAA LAGU DAWEEYAA  INJIRTA MADAXA. Dr faris
7:57
Dr faris Al attas
Рет қаралды 99 М.
Madobeyso dabiici o nafaqo leh timaha madow iyo dhalal kaga dhigeyso
9:39
Faiza’s World | عالم فايزة
Рет қаралды 65 М.
CIMRADA QAABKA SAXDA AH EE LOO GUTO  ᴴᴰ┇► SHEEKH MAXAMUD SHIBLE
18:22
Talooyin muhiim ah! Dulinka
0:57
Stångåstaden
Рет қаралды 11 М.
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 112 МЛН