Asc❤ Xabibti wadamadan tii africa ma talo mida organiga heystaa lakin sokor ayaa ku jirto
@jehtohnspielt27592 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️🌹🖐️
@umurayaan27742 жыл бұрын
Asc abaayo beer subaga iyo xameetida dhir loo cuno oo soo gali
@munaismail20192 жыл бұрын
Asc walalo khayr Illaahay haku siiyo ♥️ ❤️ waxan aad ugu baahnaa Naberkaaga WhatsApp haday suurta gal tahay suaal aan kaala maarmi waayey baan ku weydiin lahaa
@halimokhalif732 жыл бұрын
ASC abaayo naciimo waa mark ii 3 xaad aan kisoo waydiiyo kaabayaasha abaayo waxaan kaa cod sanayaa siday isku raacayaan kaaba yaasha iisoo sheeg please waa soo daawaday kabayaashii aatiri soo fiirso waa Mahad santahay mcnto inshallah habiibti
@suadmohamud91662 жыл бұрын
Chanelka hore uraac Xabibti
@princessibtisaam40032 жыл бұрын
WhatsApp ma iga so jawabtid habo mxa
@adigaisahaaw2 жыл бұрын
Ibtisaam Allaha ku xifdiyo, dad badan ayaa fariimahooda isoo gaaran. Aniga haddaun baan arkaa qoraalkaada, waxaan kaa codsanayaa inaad iigu soo celisid fariintii aad ii reebtay whatsApp-ka kusoo laba celi waxaa laga yaabaa inuu hoos maray oo fariimaha kalle kakor mareen, ama xitaa iisoo qor Asc markaa koruu soo marayaa inshaaAllaah. Hadda soo qor si,aan u ogaado qofka ila hadlaya!
@foos7262 жыл бұрын
Abayo zink malaga helaa timirta oo ma ku jirtaa madadaas fadlan abayo iso jwb
@xamdicabdiaxmed44112 жыл бұрын
Anoo iscaa teenaayo maaqo xabaa cunikaraa abaayo
@fadumahasan1080 Жыл бұрын
Asc Xabibti aniga timirta waa jicelahay mudo dheer ban cunaya guriga haddii ay timir oalin ama ilin waxan moda in eey wax badan ay maqan yahiin waxsy igu jirta dhalada oo kale subax waliba marka aan cadesto oo aan biyo wax yar kulul cabo aan sedex xabo ka cunaa ama borsta iyo cano ban ku dhex darsad hal kob oo yar aan sii caba marka aan shaqada uu sii baxo jiskalaahu qeer badan Nacimo ajir badan allha ka siyo Xabibti qaliya
@abukarabanur40832 жыл бұрын
Timirta cudurka macaanka mau ficanahay mise way udaran tahay