Tobanka Caado ee Dadka Farxada Badan ay Leeyihiin

  Рет қаралды 723

TOBANLAYDA

TOBANLAYDA

Жыл бұрын

Maxaa dadka ka farxiya ?
Waa maxayse farqiga u dhexeeya dadka faraxsan iyo dadka murugaysan?
Su'aashaas jawaabteedu Way fududdahay dadka faraxsan iyo dadka murugaysan Waxay leeyihiin caadooyin kala duwan waxay u dhaqmaan oo u fikiraan si kala duwan muhiim maha haddii aad taajir tahay ama faqiir tahay haddii aad wadato gaari qaali ah ama mooto, haddii aad qurux badan tahay ama aad fool xuntahay, haddii laan dheere tahay iyo haddii aad laan gaab tahayba waxaad noqon kartaa mid faraxsan ama mid murugaysan. waxaan filayaa intaasi tahay war wanaagsan Sababtoo ah waxay ka dhigan tahay in farxaddaada ay ku jirto adiga gacantaada
Haddii aad rabto inaad faraxsanaato si fudud ugu dhaqan in badan oo kamid ah caadooyinka soo socda noloshaada.

Пікірлер: 3
@hodanalidirire3870
@hodanalidirire3870 Жыл бұрын
masha Allah
@QamarNuur-om1fj
@QamarNuur-om1fj 4 ай бұрын
M.a wiilka hadlayo wuxuu u cod ekahay kan u turjuma Afka somaliga ee say Hi ma ila aragteen😉
@asmamohamed4564
@asmamohamed4564 Жыл бұрын
Sidee dad lofarxad geliyaa
3 CADAWGAAGU WAX KAAMA DHIMO HADDII♥🤔
9:50
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
Kitaab | caadooyinka 7da ah dadka ugu kartidada badan ( cod )
11:01
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
5 KU DHIS NOLOSHAADA
9:30
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
Raali galinta dadka - Meehaal Podcast
17:01
Meehaal
Рет қаралды 4,3 М.
10KA SABABOOD EEY UGUULEYSTAN DADKA XIRIRAN AMA AFKA GAABAN.
11:27
Qaadi Channel
Рет қаралды 27 М.
How to Improve Your Life and Productivity with Dhikr
10:23
ArabicFluency
Рет қаралды 5 М.
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН