todabadle guri barwaaqo tik tok yaab

  Рет қаралды 5,573

Guri Barwaaqo

Guri Barwaaqo

Күн бұрын

Пікірлер: 74
@AnasMaxamad-z2p
@AnasMaxamad-z2p 9 сағат бұрын
Heesta sharma boy wAx ka soo dheh❤😂
@MrSahaldon
@MrSahaldon 8 сағат бұрын
War Reer Xamarleyne Guuroow Kala Saar Reer Xamarka iyo Dadka Dubka Cad Ama Maqaarka Cad" ee Kasoo jeeda Baraawe Iyo Marko Cadeey Ee Daga Xeebaha Iyo Dagmada Xamar Weyne Iyo Xamar Jajab" Marka Adeero Kala Gur Oo Ha isku qaadin Salaama Inta Samaha Jecel Asc Somaali Weyn🇸🇴🦁🇭🇹
@Cabdiraxmaan725
@Cabdiraxmaan725 6 сағат бұрын
13:13 meel fog ba laga keenay message kaa😂😂😂
@xamsesamaale6389
@xamsesamaale6389 3 сағат бұрын
Guuribarbwaaqo wllhi waa ruun hadan waxaa xuun lainaga ceelin lahayn qofkan mnta nahay manan noqonen ayaydayba alla yaa raxme markay ii koriinaysay moodi jiiray inay igu adagtahay kadib marka waynayde maraykan taage meel iskasosaray ayay idhahdey hooyo yarantaadi marka dhihi jiirtay hebel iyo heebalka jaarka nahay lalama hadle aniga kaligay maxaa waxaan samee laii haya waxaa rabay manta qofka thy ina noqoto hebel iyo hebelna xagay joogan illahow kunaxriiso dhamaan walidkeen waxaay ino cayan ino canantan ino Dilan inan inaga un dad toosan oo waxqabsada noqono 😢😢😢
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 3 сағат бұрын
Heesaa iga sax !! Wax jeceyl la moodaa 🤗🤗
@MrSahaldon
@MrSahaldon 8 сағат бұрын
War Ciyaal CBB Cabaadkoodu Badanaa War Waxeey Ma inii yareyd Ayaa la idiin soo diray" War Alle kaga baqa Madaxda Oo Haku Meel xun tagina🇸🇴🇭🇹🦁
@PaaskaCade
@PaaskaCade 2 сағат бұрын
Waanu fadhinaa waan qaylayaa camal😂😂😂
@engismaelEngwarsame
@engismaelEngwarsame 8 сағат бұрын
Sharma boy raadi sxb
@MaxmedKastam
@MaxmedKastam 2 сағат бұрын
❤❤❤sakari sudaysi miyan ciyaaraynaa imika guroow
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 10 сағат бұрын
Aar Guri barwaaqooY Sharma Boy heesta soo saray reaction kasoo bixi dee lasoo dhrre sxb❤🎉🎉🎉
@HamseMohammed-n5n
@HamseMohammed-n5n 10 сағат бұрын
Guri barwaaqo hore u soco🎉🎉
@yasminjamc3237
@yasminjamc3237 10 сағат бұрын
No1
@Hot1430
@Hot1430 9 сағат бұрын
we called Hagbad😂
@awkealiawkeali510
@awkealiawkeali510 10 сағат бұрын
Heestii Sharma Boy kama hayno
@Xikmaawi-n1h
@Xikmaawi-n1h 10 сағат бұрын
Waa ikan😂
@shacbaan17
@shacbaan17 10 сағат бұрын
War zxb Heesta sharma boy kasoo bixi reaction waanku sugaynaa😀😀
@YasinaminaIsmail
@YasinaminaIsmail 9 сағат бұрын
Ciyaalkii hore 4 iyo 4 Mr gurey
@AbdiraqibAbdiraqib
@AbdiraqibAbdiraqib 9 сағат бұрын
Sharmo boy😊
@sahalsaleebaanmaxamed368
@sahalsaleebaanmaxamed368 9 сағат бұрын
Guri barwaaqo ultra legendary
@MohamedApdilahi2188-k8v
@MohamedApdilahi2188-k8v 8 сағат бұрын
Gurow Heesta Sharma soo Reaction Garee 😊
@CabdifataaxXariir-n9d
@CabdifataaxXariir-n9d 10 сағат бұрын
Guri barwaaqo Magaca ha jiro sxb
@Taraafiko17
@Taraafiko17 7 сағат бұрын
Hesta sharma Boy
@MuuseMuxumed-kf5xz
@MuuseMuxumed-kf5xz 9 сағат бұрын
Sharmo boy hees cusub Reaction ka soo bixi🎉❤
@ays.32
@ays.32 9 сағат бұрын
Ar gurow naga soo hagag ❤
@amiroabshir
@amiroabshir 4 сағат бұрын
Mashaalaah ❤
@xaajiayax4885
@xaajiayax4885 10 сағат бұрын
Reactionkii sharma ka sugaynaa😊
@SalmaNChaMaHaZzAn
@SalmaNChaMaHaZzAn 10 сағат бұрын
Guri barwaaqo ciYaaLkii Hore 😂😂 garac guroww pin 📌 isaardee wllo❤
@axmedCali-id6bz
@axmedCali-id6bz 9 сағат бұрын
Heestii sharma boy meday😅
@Nasruiin
@Nasruiin 9 сағат бұрын
Guri barwaaqoy fadhigu waa luglaaban io taxtax mirqaane Sharma heesbu soo saaray 😅
@malyuunabdikariim8848
@malyuunabdikariim8848 9 сағат бұрын
Heesta sharma boy ee xasan shiikh reaction kasoo bixi lengnoow❤😂
@Abdiiidle
@Abdiiidle 10 сағат бұрын
Heesta sharma Region
@Motivitionmind
@Motivitionmind 9 сағат бұрын
NIO FLIMKII AAD ZOO WADEY MEE RAMADAAN WAXPA KAMA HADHZANE
@Maryamajama59
@Maryamajama59 8 сағат бұрын
Zharma heesta zo qabo gurow
@abdirisakawes6544
@abdirisakawes6544 9 сағат бұрын
Hahaha 🤣
@haboonmohamed8206
@haboonmohamed8206 9 сағат бұрын
Heestii sharma boy medydeeeee😂😮
@ibraahinAadan2024
@ibraahinAadan2024 5 сағат бұрын
😅😅😅😅😅😅
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh 7 сағат бұрын
Malmahan waaan wada haleeelaa
@MohaSaid-j8y
@MohaSaid-j8y 9 сағат бұрын
Gurayòw heesta sharma poy soqabo
@FarxaanCista
@FarxaanCista 8 сағат бұрын
Guraw sharma
@kingMoha707
@kingMoha707 9 сағат бұрын
Sharma boy reaction nio waxay waxan
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 5 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😅
@Clwazac
@Clwazac Сағат бұрын
𝖶𝖺𝖺𝗋 𝗂𝗓𝗆𝖺𝖺𝖼𝗂𝗅𝗈𝖶 𝖥𝗂𝗅𝗂𝗆𝗄𝗂𝗂 𝗆𝖾𝖾𝖾 😂
@daauud77
@daauud77 56 минут бұрын
Guri barwaaqo waan kusalaamay sxb markaad aakhiro ka hadlaysi sifiican uga hadashaa waxaadna sheegtaa inaad aakhiro rabti oo aadan 60 sano xiiso u qabin. Markaa hal talo sxb waxaad bariiska kala soo baxaysi iska hubi oo wax aan ilaahay banayn youtobe kaaga hasoo galin oo lacag haka samayn
@MuseMuna-t9s
@MuseMuna-t9s 7 сағат бұрын
Guurow maaha walal sheekh dirir ba ka dhagaystay maaha sax in walidku habaro awladiisa
@CabdikaafiMaxamed-g6p
@CabdikaafiMaxamed-g6p 10 сағат бұрын
War guriyow sharma boy kama heyno
@CxafiidFarax
@CxafiidFarax 7 сағат бұрын
asc ismaaciil cabdi laahi calaw zxp sethy
@ismael9517
@ismael9517 10 сағат бұрын
Asc guys
@C.rashiidMahdi
@C.rashiidMahdi 9 сағат бұрын
Anther vedoi
@Mahamed-l9j
@Mahamed-l9j 9 сағат бұрын
Gurow mclin bahalka naga badinio 😊
@CabdirizaaqCali-rd4pi
@CabdirizaaqCali-rd4pi 9 сағат бұрын
Gurow . Goat sharma . Soo qabo nio . Maanta madax Wayne isku sheegii buu kabaha la dul maray 😂😂 . Ku soo dhaqso nio
@saiddhamuke499
@saiddhamuke499 10 сағат бұрын
Heesta Sharma boy Reaction Buuqiisa wata kasoo bixi
@rabicabdi5118
@rabicabdi5118 9 сағат бұрын
Kama hayno sharma heestiisi
@MuuparikMohamoud
@MuuparikMohamoud 8 сағат бұрын
Sharma boy
@MaxmedBashiir-q3h
@MaxmedBashiir-q3h 9 сағат бұрын
Heesta sharma boy kaasugeeynaa
@Cabdiqanibulshawi7
@Cabdiqanibulshawi7 2 сағат бұрын
😅
@AxmedkaafiAk-t7f
@AxmedkaafiAk-t7f 9 сағат бұрын
Heesta sharma boy lagaaga baahanyhy lipx
@mascuudmuuse7610
@mascuudmuuse7610 10 сағат бұрын
😂😂😂
@AxmedShaakir-du6iy
@AxmedShaakir-du6iy 9 сағат бұрын
Reaction sharma so same lpx
@sharmaarkemshirwa4356
@sharmaarkemshirwa4356 9 сағат бұрын
Sharma boy reaction kasoo bixi
@mohamudsahal480
@mohamudsahal480 8 сағат бұрын
Sharma boy maka hayno iyo karbashaka xasan dhiiqo
@FarxaanCista
@FarxaanCista 8 сағат бұрын
Guraw sharma he's dabka kaso qaadey
@cabdirisaaqcali1481
@cabdirisaaqcali1481 9 сағат бұрын
SHARMA BOY REACTION KASOO BIXI
@GuuleedCabdi-g7i
@GuuleedCabdi-g7i Сағат бұрын
Sharma boy Soo qabo
@AaminaAhmed-k4l
@AaminaAhmed-k4l 7 сағат бұрын
🫶🫶🫶🫶🫶
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 9 сағат бұрын
Heesta sharmq boy waxka soo dhex
@maxamedcabdi9660
@maxamedcabdi9660 9 сағат бұрын
Heesta Sharma boy falanqayn ka soo bixi
@zalmaabdinuut3130
@zalmaabdinuut3130 7 сағат бұрын
Nio haahilnimada iska daa carruurta In hadal xun lagu dhaho xitaa haddii aan loo kasayn habayaraadeen waa mamnuuc diiniyan waliba haddaladaasi waa waxa asaagiin idinka reebay ee maskaxdiiba idinka dilay . Iska daaya dadka aad ku sasteen oo isdaba qabta . Qofkii wax wanaagsan idiin sheegaba waxaa kula soo ordaysaan gaalaa wax kuu sheegty marka hore diintiina si wacan u barta kadibna dadka la dooda.
@Motivitionmind
@Motivitionmind 10 сағат бұрын
Gurayow dagaalka ka soo hadal Dacawaly u ducee dadka nio
@KafiyaAdam
@KafiyaAdam 6 сағат бұрын
Guraw si xunbaa waxa ufahantahay
@SuldaanCqaadir-t6c
@SuldaanCqaadir-t6c 8 сағат бұрын
Heesta sharmo boy kaama hayo
@SiciidSulub-j2t
@SiciidSulub-j2t 9 сағат бұрын
😂😂😂😂
@Nimcosiciid-f6u
@Nimcosiciid-f6u 9 сағат бұрын
😂😂😂
Reaction tik tok Iyo Sheeko Guri Barwaaqo
19:18
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 17 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
"Heesaha aan qaado Ajar ayaan ka helayaa" Maxamed BK
23:24
MM Somali TV
Рет қаралды 8 М.
Reaction Guri barwaaqo Tik Tok
14:45
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 27 М.
Reaction Waliya Tik Tok Guri Barwaaqo Qosolkii Aduunka
12:09
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 82 М.
SHARMA BOY WAJI MALIHI // DIRISLE ABDI REACTION
9:47
Dirisle shaadhcade
Рет қаралды 15 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН