Waxa maqlay wa wilal maqaxi kashaqenayay alshabab maahen allaha unaxariisto
@fay6834 Жыл бұрын
Nin aan dembi lahayn maxaa loo dilaya bal is weydii, mise waxaa tahay mid ka mid ah oo is qarinaya maalintay noqotaba waa lagu KEENI Illaahay idinkiis, nin dhiig qabaa ma qarsoomo geeda xitaa sheegaya
@mohameddaaud1966 Жыл бұрын
Allahu Akbar❤ saas haloogalo al shabab🎉
@abdullahiahmed5903 Жыл бұрын
Dhagta dhiigga u dara tii aakhirana wey u dambeeysa qof muslim ah qofkii dila ee dhiigisa si macno daro ah u daadiya waa in isgana la qisaasaa xabadna lala dhacaa
@Rocco-v7h Жыл бұрын
Ala maxey dad dhibeen 😐 maantana waa kolkooda🤲 Yaa Rabi ilohow dhiig muslim hana galin.
@maanmohamed Жыл бұрын
come back Af meer meeshaan waxaa uga baranay taliye muumin, wariye timire iyo xil sanyare dadkii mudug shumaca u shiday. .... waxaa idinka soo salaama galmudug nolaada
KITAABTA CARUURTA LOO AQRIYO EE ARGAGIXISADA WADANKA KA SAARA IYO FIKIRKA WAHAABIGA SADEX TOWXIIDLAHA DHIBKU HALKAAS AYUU KA JIRAA
@NJawte Жыл бұрын
Sidan si ka foolxun in loo dilo ayay istaahilaan argagaixisada Al-qashin. Mid kasta oo ka mid ahi waxa uu diyaar u yahay in uu kumannaan Soomaali ah galaafto si uu maalin-qayil u helo. Alle idin mari.
@khalidsiyad854 Жыл бұрын
Istakin iyo liibaan madax kariye manool yihiin mase waaladilay tolow??
@ts7152 Жыл бұрын
Hawshaan koofur maa noo keentaan waa iska Celine waynay ee
@muqtaar1726 Жыл бұрын
Szp waa isla celin kartaa qabiilka shabaab malahan aan is garabsano wlahi
@jafariode7575 Жыл бұрын
Evil 👿 has no place in this EARTH 🌍
@mohamedabdiaden3602 Жыл бұрын
Dhalinyaro waa dhamaatay.alle yaa umaqan
@SSTV5080 Жыл бұрын
Shabaabka mudug 90% waa mj
@hdmovies6911 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@axmedkowdiid4235 Жыл бұрын
Shabaabka dila
@abdimalikahmed9709 Жыл бұрын
Alle yarxama
@abdinasirm6440 Жыл бұрын
SHAREECO SOO DOONTEEN IYAGA SHAREECADA ISLAAMKA LUGU OOFIYEEY QAWARIJ SIDAAS MUDAN YIHIIN GUULEYSTA BUNTLAND ALSHABAB BUNTLAND WAA LAGA CIRIBTIRAY U MALEEYN MAANYO INEEY MAR DANBE SOO HAWEEYSTAN DONAAN BUNTLAND
Islam allows capital punishment for three offences: murder, adultery and apostasy. Such crimes must be clearly proven and established by the correct processes of law laid down by the Shari'ah.
@ishaaqwardere Жыл бұрын
The Federal Government of Somalia is an apostate regime that is a puppet to Kenya, Ethiopia and the US.
@hibanura1929 Жыл бұрын
Ala maa liska daayo wadanka lagamasaafiriyo
@cabdikhaliifjimale7551 Жыл бұрын
Hhh jileec ku hayo ayaga asxaan mahor marsadeen
@MohamedMohamed-cw3ud Жыл бұрын
Alshayaadiin nacalatullah iyo Puntland State IL iyo aragti ayaa ka dhaxaysa saan ayaa loo xassiqaa nacalatullah.
@sultanc.kariim9366 Жыл бұрын
Waa wadan dadkiisi laynayaan habaar ka wayni majirto
@sulthanatips89 Жыл бұрын
Asc waad mahadsantehiin lkin aaway nimanke Ayub cumar shire iyo rage bosaso dadka ku dhamayay oo cali saleebanka u badnaa iyo wilashe wariyi jamaal delay iyo kuwo kali oo badan hanala tuso
@warfaa_soysoy Жыл бұрын
Fiiri videoga kan ka horeeyey Ragaas isla meel baa lagu toogtay bosaso
@geeskabarimedia9799 Жыл бұрын
Kuwaas manta bosado lgu laayey
@trumpppl2024 Жыл бұрын
CAYAYAANKA ALSHABAAB UGUS ALSHABAAB HALA LAAYO. GUUL CIIDAMADA
@abdikaka5414 Жыл бұрын
This people before you excute them check their mental health if they are ok
@mofosman4426 Жыл бұрын
Rasaas ayaa lagu diley. Waa loo fudeydiyey dhimashada. Waxay aheyd in labada qacmood iyo labada lugood mid mid loo jabiyo, ka dib ul iyo bir laulgu qaraaco ilaa hadalka ay gabaan. Ka dibna gazoil lagu rusheeyo oo dab la qabadsiiyo.
Kkkkkkkkkkkkkk ragaas godob laga galay kama haraan
@Suhayb1_46 ай бұрын
@@waliidaabihiisa2491hhhh waa runtaa 😂
@khadijohassanalasow9647 Жыл бұрын
Alllah laga baqo dadka aaad gardarada aaad ku dileeysan iska dhaaafa alshabaaab dheeel dheel kuma soo qababeysiiin
@M.Duran71 Жыл бұрын
Alshayaadiin waan ku raaxaystaa marka sidaa loo toogto nacalatullah hooygiina waa jahanama.
@xassansoudi4511 Жыл бұрын
Maxay naga tusayaan Raggan ay toogteen hadaynu nahay shacabka Somaliyeed marna ma aynan arkin goob lagu maxkamadeeyay iyo meel ay ku qirteen inay Al Shabab yihiin!! Waxaan dhihi karaa marba aysan jirin sababan xusay waa xasuuq loo geystay.
@MusaMohamed-st5ne Жыл бұрын
Anga og wxba shacab ha isku qarin dadkn walalynayaa keeni dhamda hala arko
@jaylaniyusufismacil9123 Жыл бұрын
Waan Ku raaxaystaa wlhi
@saidahmadainabtigey6122 Жыл бұрын
Good job 👏 👍 👌 🙌 😄
@mohamedosman4519 Жыл бұрын
kuwi idin so diray o ay ka mid yihiin cali dheere iyo mahad kartaay iyo kiwa kale e idin so diray maxay idin badbadin wayeen iyaga ha is qariyaan idinka dabka ha idin ku shuban
@hibohassan3817 Жыл бұрын
Rabow adiga dartaa baa loo diley alow shahadada ka aqbal
@hodoadam7781 Жыл бұрын
😂😂😂
@rahmamohamd5357 Жыл бұрын
Shahaado maxaya si fcn diinta u baro sxb macnaha shahaadada soo baro
@farhiyaali435 Жыл бұрын
Walee qof aan danbi laheyn haduu ku jiro waa cuqubad idinku soo laabaneysa iska baara ilaa iyo qofka wax dilo ha ku degdegina laakiin hadii ay si ula kac wax udileen that's what they get please haku fududaanina dilka ilaa xaqiiqda aad aragtaan nafsada waa waxa aduunka ugu qaalisan .
@mahmoudfarah5533 Жыл бұрын
Adaa ah as dhilo
@M.Duran71 Жыл бұрын
Kan wax dilay iyo kan abaabulay iyo ka quudiyay asagoo og inay wax dilayaan, ka qaraxa diyaariyay ama soo dhoofiyay waa isku mid.
@africandance4959 Жыл бұрын
Putland wax la xisaabtamaayo ayaan jirin Waxa kujira dadkaas dad aan wax galabsan cidee kashakiyaan way dilaan
@faysalxabiib3604 Жыл бұрын
adeer nabad baan ku seexanaa nabadna waa ku soo kacnaa taasna waxaa usababa wada shaqaynteena iyo iskuduub nideena 😅