Asc sultan wa mahadsan tahay ala na ajar iyo xasanad ha ka siyo iyaga na ala ha kala qabojiye amin amin amin from puntland
@namiup02744 ай бұрын
Islaantu maa ilaahay kabaqdo ilaahbaa ilaahay bixiya qabiil dartii yeysan naar kuugu hiilin 😢😢😢😢😢
@Calidhoof-rg2kp4 ай бұрын
Laaya mareexan surre ahy macaana hargaysa ❤❤❤
@bazeera55204 ай бұрын
Illahow dabkan ka dami dadkaan dhiiga ku faana oo xaqa diinta islaamka ku daji .ameen
@cabdiaskari16404 ай бұрын
Sure guuuuul
@AdamIbrahim-hh4tt4 ай бұрын
Jazakallahu khayr Suldan
@Farhan-mi8rl4 ай бұрын
Dawlad ma jirto Kan oo kale Waa la xiri lahaa hadii wadanka dawlad ka jirto
@jamayusuf72054 ай бұрын
Somalida w dad fiicn lkn waxay wayen hogamiye wngsn ...RABI ba naga dhigay walaalo ..somaliyey midoowba ..muslim ba tihiin..taas ba la diidanyhy...by from somaliweyn
@cabdirshidosman96494 ай бұрын
Somalida dad fiican ma ahan, hadii kale hoogaamiye fiican baa kasoo bixi lahaa. Hogaamiyaha xun cirka kama soo dhicin Somalida ayuu kasoo baxay taageeryaalna wuu ku leeyahay.
@ahmedali59764 ай бұрын
Jazaaka Laahu khayr. Waar ninkan odayga ah waa nin caqli badan. Waar Dadow nabad qaata oo Ilaahay ka baqa. Adeer nabad qaata. Ina Lilaahi wa Ina ileyhi raajicuun. Waar somalidu goorma ayay waalida joojinayaan.
Bila calaykum war dadkaan kunool Galmudug maxey ahaayen diinbamaleh marwalbo waa isdilayan war Allah ka baqa walaahi Naar baad ku tegeysan dhaqan xumo iyo Aano qabiil meel ku gaari meysan ee dumarka haka ooyinsin waa dhaqan xumo utura dumarka.
@AdamIbrahim-hh4tt4 ай бұрын
ALLAHA Qabojiyo
@fadumoissa5324 ай бұрын
Waar illahay ha laga baqo oo dhiiga islamka hala joojiyo somaliyey
@hawohusenahmed80584 ай бұрын
Mashallah haweenka SOMALIYEED GUUUUUUUUUULEYSTA GUUUUUUUUUULEYSTA WELIGIN INSHALLAH Sasa la idinka raba maya maya dagaal lomabahno dagaal 😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@cabtanmohamed45144 ай бұрын
Dagaal qabiil mxu faida ah ayu leyahy ?
@cabdicaydiid33204 ай бұрын
Somali rag ma leh Allow Kala qabooji
@abdirahman-b9l4 ай бұрын
Alle hakala qaboojiyo
@engsayidmohamed75274 ай бұрын
somali way dhimatay iyada isbaabiisyyyyyy allle qalbiga somali haysu soo jeediyo
@hawohusenahmed80584 ай бұрын
Illahow kalaceli Cawantan dagal maya maya Illahey kacabsada Illahey kacabsada EhElunar waaye qofki ku DHINTO wa EhElunar 😭😭😭😭😭
@abdulkadirkadiye6464 ай бұрын
Ninkaa askariga EE laba qabiil oosoomaali ah manta sida uhadlayo runtiii waakaxumahay
@bongasasa38954 ай бұрын
Wadankaan Dumarka was in eey utaliyaan….they are the only reasonable group of ppl! Let’s vote in bare Abaayos tired of these freaks killing each other daily
@CllaahiMaxamed-d9f4 ай бұрын
Dadkumaxay yihoin magaalaa😊
@IltiredoualePort4 ай бұрын
Allah kacbalo wacd mahasantahay
@najmomaxamed91564 ай бұрын
Ilaahow umadaan ugargaar adigaa awoodlahe
@cabdiaskari16404 ай бұрын
Naa cabaadka joojiya daarood way kibreene
@AyaanWaano4 ай бұрын
Viiva viiva surre dir viiva ❤❤
@Dulqusley4 ай бұрын
Sure wa qoloma
@AbdullahiMohamed-py9pg4 ай бұрын
Waa oroma
@HamdaYacine-wc3fkАй бұрын
Dir dir 💪👏 fiom jabuti
@xamdiabdisalam-d7g4 ай бұрын
Wad qaldantahay sure iyo marexan madagalamayee dir iyo reer dalal baa dagalaya ficnan laheydaa inuu marexan is racoon allow is raaci aaamiin 🤲🤲🤲
@HamdaYacine-wc3fkАй бұрын
Waa sheekadinii xaaroodow fiom jabuti 😂
@AbdirahmanAdan-ru2ou4 ай бұрын
Dagaalka sokeeye joojiya
@abdiqadir30764 ай бұрын
Dagaalka xabuush iyo daarood yaa adkaaday
@ahmeddaud50754 ай бұрын
Mareexaan asagaa dagaaladii laascaano ka qayb ahaa oo daaroodnimo ku dagaalamay ,Gobolada dhexe waa lagu ka baxaa Garoowe ha isugu soo aruraan ,laylkase ,mareexaan ,dadka ay la joogaan haday nabad ka diideen waa in la edbiyo, Daarood waa may Gabdhaha ka waramiyaan iyo mar ay dadka xanuunsan gabdhaha intay dilaan ashahaado dhahaan oo ku faanaan.
@asiyafiican72064 ай бұрын
daaroood dal guduuud isgaa leh faaatixana kuma joooogo shalay urur samaale mareexan waa ku cibaaadeystey hadaad waxaaa keeen taaan waqoooyi iyo dal guduudna waanu idinka nadiiifin mareeexan keligiii ma aha laylkase iyo mareexan wa geeesiyo baarqab ah ina aaabaaar so habar gidir wax abna baaaad habra waqpoooyi isaaq habar gidir iyo sure u hiiilien tan idinku dhacda waad arki dooontaan ma ah 1`990 wakhtigu xisaab khaldan ayaaad isku dhufuteeen ilaaa reer bicidyahan ayaa dagaaalka sooo gelin oo dalguduuud ka dagaaalamin hawiye iyo isaaq ba waaanu isaga filanahay raxanweyna wwaa la hubaynayaa taaaanu idinku dhigto waaad arkin kulgiiin waxba bbaa la hayga yaacay ayaaad tihiin
asc umadan iscuuneso ilaheey hakala qaboojiyo soomaali waxa kudheex jira waa wadamo*hisheye qoorqooe away muu kala dheex galo malin walibo haweenka maxaad uga osisaan raga soomaaliyed duumarka warkoda maqla
@jamalibrahim24724 ай бұрын
Darood Ohiiin dhawa faan dhaawaa yaab wa bilabantay ohiinti
@adonallah4 ай бұрын
Mamadaan ayaa sheegTay dadkaas xukunkooda
@cabdicaydiid33204 ай бұрын
Dal hogaan waYey 60 sano
@MohamedOsman-z2p4 ай бұрын
War allah ka baqa joojiya dagaalada micno la aanta saraakiishan umadooda in ay layaan ayaa loo so towbaraa
@Shukri202674 ай бұрын
Koonfur dabka aad S/land ka Shi Deen ayaa idin soo gaadhaya,mareexan lacagtiiiyo hubkii aad ku shidaysey Laascanod ayaa ku haya,waxaad gacanta Ada ku grysatey ayaa kii yimi
@jamalibrahim24724 ай бұрын
Darood ohiinti miyaa bilabantaay
@lionofthehornofafrica36314 ай бұрын
Jahilnimo..Dir iyo Marexan waa walalo is gursada…Mahad Kwanle Salad aya iskudirey walaha.
@MashaAlllahAlhamdullilah4 ай бұрын
AFAR JAAGLE LAGABAQAY.
@NurRoble4 ай бұрын
Warbeena iyo caasimad waaye iyo fadaraal waaye ayaad ki jirtiin 1991 ilaa 2024 waa 33sano 7dowlad ayaa soomartay cali mahdi ilaa hada oo xsssn shiikh oo madaxweeynayaal daarood iyo hawiye leh duqmagaalo waxeey ka dhikeen mudulood waxeeyna ku siiyeen gobolka islaamiyiinta sadax ayee ahaayeen sadaxdaba waxeey ka dhigeen mudulood waxeey ka sii dhigeen reermataan xaqi ayee sii xoojiyeen dadka dhahayo habargidir iyo murusade ayee leh 33 sano inteey jireen nin wax leh shibmadhaheeyne mase waxeey ku lahaadeen isbaheeysigii aay cali mahdi aay xukunka uga tuureen labadaas qolo dagaankooda waxaa ugu sukeeyo matabaan iyo ceel buur mudulood gaal iyo muslim ayaa og in uu yahay dagaan koodii afgooye ka bilaaw ilaa xarardheere waxaan u mahad celi neeynaa 7dii xukuumadood iyo3dii islaamiyiinta sida aay xaqa dadkii dagaanka uu la haay eey u siiyeen ilaahna ajir hakasiiyo soomaali hanoo laato wa bilaahi toowfiiq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I love hawiye lkn hadii an runta inii sheego wd khaldantihiin maanta dowlada ba tihiin wa caadi mar adi mar ani wa heshiiis lkn anigu mareexan la xasuuqayo ma arkikaro..waxad ku tirahden farmaajo fiilda ka so bax mareexan ba thy ...wa ceeeb...hadan harti dhahy wn so dhaqaqeyna mana dooneyno niig muslim marka ...asc...by from growe puntland army
@FaaraxIbnushiikhdoon4 ай бұрын
Garowe
@firdowsmusay-ze9gs4 ай бұрын
askarigan sir bu fakiyay oo ah in dowlada soomaaliya dagaalka iyo qabyaalad hurinayan