TOOS: Odayaasha Beesha Sure Fariin Adga u diray Beesha Habargidir, dagaalka Mareexaan...

  Рет қаралды 6,960

Daauus Media

Daauus Media

Күн бұрын

Пікірлер: 33
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 Ай бұрын
Shaydaanka Allah ha idin ka saaro, War dhiiga qofka muslimka ah waa xaaran yaa ladaadin , Allah dhexdiina wanaag ha dhigo ,
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 Ай бұрын
Dhulbahante Dirta waqooyi la dagaalay iidoor kaliya lama dagaaliin taas ha iska indhoo tiirin waxaana uu dheera tageero Hawiye..Haddi salka dhulka la dhigiin sii fiicaan isku baranayna.
@CabdiraxiinCunuga
@CabdiraxiinCunuga 25 күн бұрын
Dhulbante muxu ku dagalmyy so xaq maaahyn wlle
@saidahmed3524
@saidahmed3524 Ай бұрын
Labada dhinacba odoyaal 90 jiro ah ayaa dhalinyaradii isku dhameeyey allow soo hunuuni aakhiro waryaalaa
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed Ай бұрын
Ilaahayow kala qabooji islaamka❤
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 Ай бұрын
Habar gidir marka dhahaysan maa Darood iska celiin karan 😂😂😂😂 dadkan waligod dab lama sariin war balaayo ha uu yeedhaniina 😂😂😂😂
@xamdiabdisalam-d7g
@xamdiabdisalam-d7g Ай бұрын
Odayohow been loga ah goormuu mareexanoo dhan inladirira jifo reer dalal ayaa idin leysee cabdi wayeel maxaa u magee walee hadey mareexan inla diriraa dir iyo hawiyab gobolka wey ka sifeyn mareexan sade guuleysta 💪💪💪💪
@isseelmi1433
@isseelmi1433 Ай бұрын
Mariixaan soomaali oo dhan baan iska celinkarin adeeroow war ma qabtide
@aniwaaye484
@aniwaaye484 Ай бұрын
😂😂😂😂
@essaadam8050
@essaadam8050 Ай бұрын
Beenaale sowtii 2 bil kahor 100 dhimashaa & 100 dhaawaca dir kuu gaysatey hadana yaa daarooda aad u leedahay cabsi & fulanimo
@sacaadaat3178
@sacaadaat3178 Ай бұрын
Tuubuu ila laahi
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Ай бұрын
War kajooga codiyaal intaas laig oo dagaal u doodaayoo
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 Ай бұрын
Mareexaan walikiis madhihin yaa darood ah waa rag wax iska dhiciya odey beenta jooji
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 Ай бұрын
Odayaasha dadka walaalaha isku daraya ilaahay ha hanuuniyo. Ilaahayow naga qabo odoyaal xumayaasha.
@maryamosmaanahmed5494
@maryamosmaanahmed5494 Ай бұрын
Waxas inta liskadaayo Ethiopia Arinkeeda haloomidoobo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Direey markaan Xeraale oo hal waab ah oo timirta iyo tubaakada iyo shaaha lagu gado oo cidlada ahayd aan lo'da kuraacijiray xaggee jirteen.
@aminojama8762
@aminojama8762 Ай бұрын
Waa iska tolaaayeey yaa hiraabi! Awalba la yiri 91 loo noqono! Bal 1900 nagu celiya aan Engris la dagaalnee! Kaalay sure waaagas xagee jiray???
@MaxamedIbrahim-nl1lc
@MaxamedIbrahim-nl1lc Ай бұрын
Qaatumo xumo iyo aaqiro kuwan shaqo kuma laha war ilahy kabaqa
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 Ай бұрын
Waar heshiiya oo Allah halaga cabsado Mareexaan iyo Surre waa dad walaalo ah oo wada dega weligood oo culimo aan ku ogaa Walaalayaal culimoy gurmada oo labada qoys heshiisiiya oo weliba beesha mareexaan ha dul qaadato oo beeshan yar ee culimada ah iska daaya walaalayaal
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Illeen odayaashaa Soomaali ugu been badan.
@Milgomedia1
@Milgomedia1 Ай бұрын
Mareexaan Galmudug inyar baa kajoogtee magaca noodhiga dhamiijooy.
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f Ай бұрын
Addoonkii Cali Yuusufow sii haayso deegaanka Mareexaan ee laga billaabo Bandiiradleey laguna geeya Matabaan! Waxaana billaaban doonto in aan Gedo Madaxa kaga toogano wixii ah Addoontii Cali Yuusuf. From Gedo
@Milgomedia1
@Milgomedia1 Ай бұрын
@@Madaxey-r2f ana mareexaan reer Gedo ayasn ahay , ee waxaan kawadaa mareexaan odhan Galmudug majoogee meelo kaluu dagaa, sida Gedo iyo jubboyinka, sida gobolka liibaan, Qoraxeey iyo Doolo. Mareexasn beey iska leeyihiin meeshana mawada joogno.
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
been badnaa tuugadaan reer alamagan Dalal oo ah 5ta beel ee reer Dalal beel ka mid ah iyo futo samaale oo dir waqooyi ka maqan tahay dirtii koojfureed aan cid ka maqneen iyo habargidir aan hal ka maqneen baa dagaalka u dhaxeeyaay landheerna waa dhul reer cabdulle alamagan indho adeegiija maxaa idin keentay hadaan 6km baa reer cabdulle alamagan xeeraale u JIRAAN dusheeda ayeey fadhiyaan markii dagaalkii la idinkaga adkaday baa qeylo Dhaqan xasan dameer iyo futo samaale ka codsateen in dagaalka diyaradaha loo weeciyo
@essaadam8050
@essaadam8050 Ай бұрын
Walee kibir waa kan 20 km idinku aruurshey. Dir kaligeed waata 2 bil kahor 50 idinka dishay 100 idinka dhaawacday, ee ku socda
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Asc adoo dadaa Jira hadad fidno kasha qeeyney saan wallahi waa dhib . Oday marexan habar dugaag oodhan baa waxkateri waayey marka qaatumo xumo haku dhimane
@MahamedYoussoufabdi
@MahamedYoussoufabdi Ай бұрын
Odayashan mareexanow hal yan laga reebin xarata xaratu dhashay oo habarta ay ku qarabaneso
@mohamedbelel7385
@mohamedbelel7385 Ай бұрын
Yaa. Muslim Saasey Ku Yihii Shatwafo Yaal
@aba-fadliuna-ismael9047
@aba-fadliuna-ismael9047 Ай бұрын
Hawiye oo dhani waa jiir han ku waynaaday, wayo hantidii dawladiy somaliya iyakaa bililiqays tay oo itipiya iyo shisheeye ka gaday, dhul balaadhsi bay ku madqeen ee 70jiradani hadii nabad katalin wayaan waa la'iska dhabi!!!
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 Ай бұрын
Allow kalaqabooji dagaal umada
@MaaxDheeg
@MaaxDheeg Ай бұрын
Surre ha loo hiiliyo
@Mohamed-n9s2j
@Mohamed-n9s2j Ай бұрын
Wayaada Beenta daaya oo jojiyaa somlida aad iskudiraysiin
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Ай бұрын
Waad ogtihiin in aaydaan mareexan dhib isku hayn. Ee dadka idinku riixayo colada oo gadashiina tagan iska ciliya aan wax idiin tareen
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 7 МЛН
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
FAADUMO SICIID OO AFKA FURATAY | WADDANI BASAAS AYUU IGU SHEEGAY
16:25
GO'AANKA BEESHA SURRE DAGAALKA MAREEXAAN (3867)
22:21
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 6 М.
Får kunskapssamhället F i betyg?
1:19:12
Almega Utbildning
Рет қаралды 4 М.
Walking on LEGO Be Like... #shorts #mingweirocks
00:41
mingweirocks
Рет қаралды 7 МЛН