Intelaguarkeey wazaraad hawenka ooo lodibayo niin janaraal aah😅😅
@CabdinaasirSiciid-p9x7 сағат бұрын
Meesha waa soomalia mahan itoobiya marka inaad tlitoobiya unoqoto is day hadiikale waa ladin xasuuqin oromo aatihiin dalka kusooduulay
@Mwalimu827 сағат бұрын
Hoyada siilka ka was aniga ka mid ciidankii ertiye laga keenay juppaland ka soo jeedo adeer qaran buu uu idhintay iyo qabiil buu u dhintay waa Kala fican yihin
@rock_diamond9475Сағат бұрын
Kan HOOYADA Aya Ka sheekaynaysa
@aliabdi834718 сағат бұрын
Ciidanka dowladda federalka waa cadowgiina imisaa la idinkaga. Qorshaha dowladda federalka wa burburinta ciidanka daraawishta jubbaland, si markaa kadib jubbaland loo keeno mid marxuum Xamza oo kale ah
@diniodawaa170516 сағат бұрын
Ethopia laga imahaa markasuu leeyahay haka baxaan
@IbrahimDahir-vs1ie9 сағат бұрын
somalia soomali baaleh afmasherow
@diniodawaa170515 сағат бұрын
XDS ayaan ka fiicanahay maad noo sheegeysaa sakay Cajiib
@geeljire165814 сағат бұрын
Haa way ka fiican yihiin sababtoo ah dowladdu ma haysato ciidan waxtar leh waxaan damiil kuugu filan xataa hal degmo oo xamar ah dowladdu kama taliso 100%. Xamar. Bakaare iyo villaddu waxay isy jiraan wax ka yar 1km haddan dowladu ma tagi karto Bakaare kamana talisa!!!. Waad ogtahay in bakaare laga mamnuucay cc camera da dukaamada lagu xiro kkkkk. immisa meelood ayaa lagu xasuuqay ciidanka dowlada? Tusaale ahaan maxaa ka dhacay cowsweyne???
@MaxamedFaraxtalan-j1c12 сағат бұрын
Siyaasada cidaanow iska baaaxa
@ismailfarah359618 сағат бұрын
VIVA JUBALAND. WAAN ARAGNAA IN UU IDINKA GARDARAN YAHAY XASAN MUNAAFUQ IYO XAMZE MARXUUM OO LOO ADEEGSANAYO DADKIISA IN LA ISKU JEBIYO. VIVA AXMED MADOOBE❤❤❤❤❤❤❤
@Goodmen-l5e18 сағат бұрын
Qax udiyaar grow laangaab yahow 😂😂
@MaxamedFaraxtalan-j1c12 сағат бұрын
Khawarijta magalada madaxdi ayay wali haystan 😂😂😂
@Tayib-c1v16 сағат бұрын
Adiga daaqada baalagaagasoogalin
@SA-pm1mu17 сағат бұрын
😂😂😂 WAR EYNU KA HADALNO. AXMED MADOOBE WUXU YIRI ILAA AN KADHINTO ANIGA UN BAA . MADAXWEYNE XATA XAMSA SOMA GALI KARO KISMAAYO MARKA DOWLADU CIIDANKA AYEY MIDEYNE QIILASHA SOMALI YED
Waa tuug weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
@Mahamed-y8c18 сағат бұрын
Hasan shekh cidan garane wuxu qa jecel yahey al shababta si uu uqu cadeeqto moriyanimada
@mohamedabdulle35818 сағат бұрын
😂😂😂ii wad sheekada
@qoobeeykaliilcawad802718 сағат бұрын
Waxa duulaanka lagu yahay waa JL, madoobe haduu xun yahay ama fiican yahay waxay u taal reer JL,
@Fiirso1418 сағат бұрын
Ninkan media ka reeba waa uu ku wareere.
@SaedDahir-v6d18 сағат бұрын
Madaxwaynaha markuu yidhaa meshan anaa leh umadbadan ayaa kahoos baxda sadex doorasho wax tagan lama arko aduunka meelwalba waxaa jira qabaail yaryar oo kunool waa in kuwaasna kalsooni latusa shabaabka markaad tidhaa ana leh qabaila ugalaya because awood ayad ushegatay
@abukaralasow849114 сағат бұрын
Ama haramcad ama gorgor dheh waligiin ma gaareesin weyna niga awood badan yihiin
@MohamedMohamed-ob5ot18 сағат бұрын
Dowlad haddii aad aaminsantahay ku biir laba dowlad majirto Sxb way joogaan haddii kale hadalkaas Waa lagu soo faray
@ZenomPUBGM12 сағат бұрын
War ninka caraw Sanaa 😂 ma danab ciidan jubaland bàa mise ciidankana xooga dalka 😂😂😂 qandho been badan
@SA-pm1mu18 сағат бұрын
😂😂😂 LABADIISA GARAB. LABADA CALAN KU DHAGAN WA CIIDANKA XOOGA IYO MAMULKA GOBALKAAS. WA WIILAL SOMALIYEED. IMAARAAD IYO ALSHABAB. CADAW WAYE
@ahmednuraden281416 сағат бұрын
Jigjiga soo xoree hadaad meel xoraynayso
@ogaaloge32815 сағат бұрын
Hadaa dagaal taqaanaan 11 sano kismaanyo duleedkeeda meydaan fadhideen idinkoo ku gambanaya kenyati axmed madoobe ha is soo dhiibo wabilaahi toowfiiq
@MaxamedFaraxtalan-j1c12 сағат бұрын
DANAB HAREMAAD HALIS
@adamyusuf336118 сағат бұрын
Waa war waqti hore ah
@saciidhaaji176618 сағат бұрын
War waad dhun San tahay
@MohamedM-yz2iy17 сағат бұрын
Reer baadiye ciidankii Xamar ka lugeeyay oo maanta Xardheere iyo Ceeldheer jooga iyagana kaalmeynaya buu hal dagaal ku fanaya oo ciidanka Federka oo 15 sano khawarijta la dagalamay wax ka shegaya shame on you .