TOOS U DAAWO MAXKAMADA CAASHA ILYAAS IYO WARAR CUSUB OO KASOO BAXAY GARSOORKA IYO EEDEESANAYAASHA

  Рет қаралды 170,213

Dhacdo TV

Dhacdo TV

Күн бұрын

FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO FILIMAANTA CUSUB EE SANADKA 2018 MAHAD SANID.

Пікірлер: 298
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Illaahow caaisha dhiigeedii iyo xaqeediiba usoodhici aamiin
@zainabosman6991
@zainabosman6991 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa Allah
@gobanimosom7599
@gobanimosom7599 5 жыл бұрын
Haddaan cadaalad lagu dhaqmin wadan xagga Allah ayaa ciqaab uga iman doontaa, sidii qawmu luud ku dhacday.
@amiromarali3770
@amiromarali3770 5 жыл бұрын
Waaba Niman farax San oo isku haleenqaba. Ilaahay waxaan karajeynayaa in xaqii marxuumad Aisha usoo degdego insha Allah
@cabdishakur1318
@cabdishakur1318 5 жыл бұрын
Siil
@cabdifatax9125
@cabdifatax9125 4 жыл бұрын
@@cabdishakur1318 waar kaalay mawaxaad lasocotaa dadka dilka gaystay mxaad inanta u caayi
@cabdifatax9125
@cabdifatax9125 4 жыл бұрын
@@cabdishakur1318 axmaqnimada koonfur taala wlhi aduunka mataalo dad caqliga ka dhintay haday wallaashaa ku dhici lahayd qisadani maxaad ku sugnaan lahayd ma dareemi karaysaaa
@mohashiine7865
@mohashiine7865 5 жыл бұрын
Subxana allah (dhiig bini,aadan allaah ayan kaman galay illaahow cadabtada inaga xuree aniga iyo intii islam ah amin amin amin plz wlle hadi ad aragtay farintayda like or subscribed isaar thnks
@habiboabdullahi8214
@habiboabdullahi8214 5 жыл бұрын
makamad.ta ni maaha .dhaqAnxumaa
@habiboabdullahi8214
@habiboabdullahi8214 5 жыл бұрын
subxaanaahi
@maankadeeqa8030
@maankadeeqa8030 4 жыл бұрын
Alle ayan kamagan galney dhiig islaam subxanaalah allow hanagukenin dhagar islaam iyagana alle haunaxaristo
@umuahmad2535
@umuahmad2535 5 жыл бұрын
Wamaxay sualuhu sow sheybaarku macadeyn danbiyada iyo dadki geystay Allah kariim
@iqraomar68
@iqraomar68 5 жыл бұрын
Ani waxa icajabiyay adeerka kow bilaabaya hadalka ooo sida cad cad wax ukala dhig shigaya maca sawirada keenaya illaaahay kaas ooo kale hanooo badiyo ilin iyo calool xumo inay hayso oo uu arinka gabadha ku dhacay ka xunyhy aya laga daremaya Masha Allah qof ahlu diina ayuu u egyhy aqoon buuxdana wuu leeyhy sida ka muuuqata waa of experience uleh xaqiiqdana wuu ka jadlayaa illaahayow ku dhowr walee damiiir adiga kaliya buuu ku jira inta nin madax buuran meesha dhooban allow yaaa clastar bomb ku garaaca gabigoodba waxa iiigu daran kan fooolxumada udhimanaya ee isku sheegaya Loyerka oo qaabka iyo sida loo istaagba aqoon kulaha xafiska xeer dhiliyaha illaahay ba hadalkii ka kala qaloociyay saa xaq dumar oo dhan buu duugi rabaahe lagu duug ooo dhulku kula go fooolxumo badan
@suhurmuse4444
@suhurmuse4444 5 жыл бұрын
casha ilhy xaqeeda haw so dhiciyo amiin
@mohamedmuse08
@mohamedmuse08 5 жыл бұрын
Ha moodina in maxkamad qabiil ilaahay ku hallaynayo kiiskii caasha yar Allaha xaakim ka ah baa wlhi haday xukun halkan kaga badbaadeen mid ka xanuun badan u dib dhigtay waayo dunidu Waa wareegto barri baa hablahooda mujrimiin kale lagu sallidi karaa, Amaba inta dibad loola cararo xabsiyada ragga lagu fara xumeeyo gali karaan...yagoo aan waxba ka odhan karin waligaa iska ilaali miskiin inaad dulmiso
@anisoabdi1238
@anisoabdi1238 5 жыл бұрын
Rag waa way waan dhalikaraan cungut yar allowe ku caasho dhibk u kestay adun aqiro ku cadab 😭
@nadaofficial3106
@nadaofficial3106 5 жыл бұрын
Illahay sida xaqa ah xukunkaa ha u fuliyo isagaa cadli ah inantaa yarna cidii sidaa foosha xun u dishay Alle cadaabta ha ku fogeeyo Amiin
@xaajimacow8029
@xaajimacow8029 5 жыл бұрын
balayo idinku dhacday illahay xaqa caasha ha idinka soosaaro
@muhimastylish6473
@muhimastylish6473 5 жыл бұрын
bismilah 30years wa dad wawayn xas maleh miya 46years wa oday bismilah wa shock
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 жыл бұрын
46, 32 24, sano 😭😭😭😭😭 Aqli majiro ilmo yar ayay saas ugaleen Naxariis maleh
@caashogabooye8764
@caashogabooye8764 5 жыл бұрын
42 majiro waa been waa 57 jir
@rushrashiya9766
@rushrashiya9766 5 жыл бұрын
Waxaan maqli jiray deer muduga halgeela haduu kasoo jeedo waxeey dhahaan ma Arab Waa taboo kale
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 5 жыл бұрын
Subxaana llaah illaahow dhiig islaam ha igelinin anigana illaahow aanlayga gelin yaaeabi Ma awelay dhahayeen anigaa galay
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Procedure ahaan xeerku ma dhigayo in la duubo Dacwad socota gaar ah markay tahay first instant court ama marxalada dhagaysiga dacwada ee kowaad.
@nasirbeer1715
@nasirbeer1715 Ай бұрын
Aisha ilahey haunaristo😢😢😢😢
@nasirbeer1715
@nasirbeer1715 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@aminajafar1987
@aminajafar1987 5 жыл бұрын
Subxanallaah-Allaha kashifo-Caisho kuwa Dilka iyo Kufsigaa-u geystay-ARXANLAAWAYAAL!
@mohamedirran7390
@mohamedirran7390 5 жыл бұрын
Raga xamar kudhashy iyo hargaysaba wad sheegteena maxad intakale usheegi wayden gobty kukala dhasheen sani xaq maba ahane
@muhimastylish6473
@muhimastylish6473 5 жыл бұрын
mohamed jamac irran doesn't matter meshay kayimaden we dont care muhimadu wa in sharciga la mariya qabil iyo cuqdad masakinimo ah ba kuhaya shame on you
@anabsaid1270
@anabsaid1270 5 жыл бұрын
Aduunkan dadka kunool waa kala qolo waana qabiilo
@hoodoqueen5073
@hoodoqueen5073 5 жыл бұрын
Maxay maalin walba la hayaa Dib haloo dhigo😞😞😞😞😞
@mustaphaabdalla5616
@mustaphaabdalla5616 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh oo ma ninba danbi qiranaya wa side sidey wax u wadan nimankani takale meshan leys dhex fadhiya ma maxkamdba Alle ha sahlo waar dadka kadaaya filmka ad mataleysan
@sundusmohamed7389
@sundusmohamed7389 5 жыл бұрын
Mustapha Abdalla واو معك حق
@purjimohamed2955
@purjimohamed2955 5 жыл бұрын
Filim ma ahn dadka hku gafin asaln mrksta waa in processka weydiinta la mriyaaa wht ever u qiraneyn mrka angaa low brny ee wll waa sax waa in la weydiiyaaa taa kuma khldna lkn wxylo kle wey jirn lkn taasi waa sax ad adu ka hdshy first chnce iyagaaa leh
@muhubohassan3111
@muhubohassan3111 5 жыл бұрын
Maxkamada ma makiinad cajiinaa kudhex taala qararac badanaa mise cadaalad darada meeaha kajirtaa laguqarinayaa toloow
@mustaphaabdalla5616
@mustaphaabdalla5616 5 жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 5 жыл бұрын
wah saasmiyaa cadaalad ilaahayow caasho cadaalad fiiican usahal adigaa awood leh amiiiin yaarabi
@fartunsalahahmed7690
@fartunsalahahmed7690 5 жыл бұрын
Waa dhul ceeb wenaatey ku caan baxey umad ilaahey ka baqin fool xumadaan ayey mutaan kuwa horey xaqoodi duudsiyeen sababtaas ayaa keentey iney ku dhiradaan ceebland iga dheh
@saarmedia7662
@saarmedia7662 5 жыл бұрын
Allahu aclam wa rasuuluhu illahow xaqa so dadaji aisha yar laga galay
@jijojijo2908
@jijojijo2908 5 жыл бұрын
Wale hadad been sheegtaan allah ayaa idinka jari wale dhiiga islaamka ciyaar ma ahan
@rabiaismail3471
@rabiaismail3471 4 жыл бұрын
That's good aicha got justice
@maryambrahim82
@maryambrahim82 5 жыл бұрын
Aduunka Allah idinku ceebe
@sahrosaki5805
@sahrosaki5805 5 жыл бұрын
Dadka udoodaaya qabri malahan miyaa war allaah Uga baqa waxaad kuhad leeysaan subxaana allaah
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
Subxanallah sidatan maxkamad ma ahan cadalad majirto ilaha garsor ahe ilahay xaqa haso bandhigo waligey ma arag muxaamiyal kuwan cml Ilahay xaqa ha idinka so saro
@nuuramoha2185
@nuuramoha2185 5 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah ma 10nin oo dhan ayaa ilma yar oo aan qaangaadhin isku wada qaawiyey oo waliba nolosha ku aasay sidee damiirkoodu isku wada mid u noqon karaa isma wada dhaamin miyaa xoolahan lo,da ah uff allah akhiro iyo adduunkaba hoog ha idii sugo qudhunyow xumi uff😭😢😢
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 5 жыл бұрын
Sabtida sabtida sabtida sabtida bal hala sugo,Ilaahay waxan ka batyayaa Mucjiso in uu ifka Ku tuso iyaga iyo inta qarinaysa kuwii Caasha Cunay
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 5 жыл бұрын
Waxaan waa sheeko mid waliba haduusan denbiga gelin yaa dhibka geystay? Teeda kale garsoorku waa gadan yahay
@abukarindhoy8387
@abukarindhoy8387 5 жыл бұрын
Shirciga islan ka mxaa lo gu in qabilayhy dibilayasha
@nuuramoha2185
@nuuramoha2185 5 жыл бұрын
Why loo suaalayaa waba la ogyahay inanay odhanayn waanu samaynay falkaas
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 5 жыл бұрын
maxaad ku dhaliilaysaan wax fiican baa meesha kasocdee ma in dil lagu dhawaaqo halo dilo hal mar baa rabtaan danbiilaha waa laxaqiijinayaa kadibna waa lagu dhwaaqaa loyarona waa leeyihiin
@dekzanduale5792
@dekzanduale5792 5 жыл бұрын
Qareenka Hore Sida u Wax u Sharxay Wax kaqaldan maleh Waa danbilayaa inan kale Isagaba Mujrim gargaaraya oo u Eg Waxba islama hayo
@fadumohassan9108
@fadumohassan9108 5 жыл бұрын
Inti kii hore yidhi baa kan kale odhanaya waxasi maxkamad MAAHA su,aal baa la weydiiyey ma geysatey waa maya jawaabtu walaaxwla walaaquwata lilla billah
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 5 жыл бұрын
Maxkamada sideey waxuqaadeyso waaqalad subxaanallah cadalada marsiiya.
@drshodmanomar5629
@drshodmanomar5629 5 жыл бұрын
Acuudu bilaahi faraha uuba taagtaagayaa inaa lililaahi waa inaa ileyhi raajicuun waa niman waa weyn
@ابوسلمانابندااودعمر
@ابوسلمانابندااودعمر 5 жыл бұрын
Madax isku shega talinayow allihii idin aburtay kabaqa oo ogaada in malinta qiyaamaha sigooni ah leydiinla hadli doono 2 nin malinta qiyaamaha waxey sobaxayan ayago ninac ubuusan 1 khliga anan cadalad wax kuxukumin 2 walaba xaaslaha aan xaqoda sinin
@sundusmohamed7389
@sundusmohamed7389 5 жыл бұрын
الله يرحمها ويصبر اهلها هده المجرمين عقابهم أسوأ عقاب في دنيا
@كبرياءأنثى-غ2ش2ت
@كبرياءأنثى-غ2ش2ت 5 жыл бұрын
امييين ياارب بس تعرفي شي انا مابعتقد انو العداله لح تاخد مجرها مابثق هدوال المهم الله يستر
@ummuisra6721
@ummuisra6721 5 жыл бұрын
Ilaahow cuqabada ka soo saar dadkan
@nimoibrahim865
@nimoibrahim865 5 жыл бұрын
niman ka qaren mawatan miya
@xafsaqueen2215
@xafsaqueen2215 5 жыл бұрын
Meeshu buuq badan ooo qolku yaraaa mida kale ixtiraan meesha ma yaaal bal kan xeer ilaaliye la leeyahay Eee dadka u hanjabaya day bal eeg qareenka iska qoslaaya eee leh 10 cisho dib nooogu dhig bal eeeg dadka farah wada taagtaagaya waxaasi waaa dib u dhaca ka jira afrika caalamka qof walba kursigiisa ayuuu fadhiistaaa waana la is dhagaystaa ooo la istixraaama aniga marnaba ma arag cadaalad
@fartunsalahahmed7690
@fartunsalahahmed7690 5 жыл бұрын
Aaqiro qabiil idinkama saari doono nimanka koofiyaasha beenta wato wasaqda ciqaabtooda waa taqaniin sababta waqtiga loogu dheereynayo ma fahmin
@abdullahiaidid332
@abdullahiaidid332 5 жыл бұрын
Waxaa tihiin wasa nacal yahay waa niman ay soo guubaabiteen tuug maalin aa imaanayso ilaahay ag tiisa laidin wada keenaayo dhamaantiin
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 жыл бұрын
subxaan cadawsanaa ragani magacii raga ayay dileen wxn waa hablaheenii way ina dhaleen .way inoo dhaxeen waa tiirka iyo udub dhexaadka ilaahy wxn ku xamdiyayaa inuu i siiyay garaho oo intaan noolaa anan gacan u qaadin gabadhna godobna aanan ka galin
@israjohn2443
@israjohn2443 5 жыл бұрын
Subxanallah Bal daya yahuuda madmadow kuwani waa yahuuda madmadow Islam ma.aha wallahi wax aanan diin laheen kuligina waxa tihin dameer iyo dhagihiisa lamagootle ashahaado Lee illaha ilalaaha tuug tuuk dhalay nacalad baa idinku dhacdey wallahi waligina maku raagi doontan aruunkan
@maxamedsaleebaan6474
@maxamedsaleebaan6474 5 жыл бұрын
hadaa cadaalad la helaaye haala xukuumo waaclinta hala toogto
@berlinhussein3855
@berlinhussein3855 5 жыл бұрын
Caaisha cadaalad ha heesho ilahay kabaqa reer budlaan sharcigu ha shaqeeyo
@istarahmedmaxamed2975
@istarahmedmaxamed2975 5 жыл бұрын
Cadow buu rabaa inuu qiil udoono asagana halagu daro shagligiisu maficna waayo asagaaba iskashifay eega suu cadaalad kudonayo waa.khaa inkii ugu weynaa oo hablaha dhameeyey ilaahay ku ku kashif.hanugu doodin xaaramiina caruurta cunaya
@sagaalsaeedsamtar7474
@sagaalsaeedsamtar7474 5 жыл бұрын
Casho cadalaad ayaaa rabaaa somaliyeey
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Sabtidii shalay bay ahaayd xagee sheekadii ku danbeeysey kan lawyer ka isku sheegaya labo casho ka hor baa arinka naloo keenay wxuu isaga iyo ninka ag fadhiya waxaay kuwada hadlayaan waad arkeyseen xeer ilaaliyuhu cadaaymahaa uu soo bandhigay Mar hadii dna LA qaado nimankan an xabaalaha qodi jirin waar cadaalada puntland MA saasaa gabadha yari mahamoud saleebaan maaha waa hadaay majeerteen tahay waa looma ooyaan. .walaahi hadaan gabadha isku ehel nahay anigoo debada jooga maxaabiista marka gaadhiga korayaan baas marinlahaa kan lawyer ka sheeganaya isna waan ku dari lahaa
@medicyt522
@medicyt522 5 жыл бұрын
caashaw xaqaada waxaad helidoonta maalinta maalikalmulki uu xukmi doono adoomihiisa oo aysan ahayn maxkamad punland waalikii caasha yaree sabra tan maxkamad ma ahan
@gobanimosom7599
@gobanimosom7599 5 жыл бұрын
inkiraad bay ku talo galeen, mise raggii danbiilayaasha ahaa maaha. in laga hadliyo ma ahayn
@ahmedbilaahchanel8230
@ahmedbilaahchanel8230 5 жыл бұрын
Danbiga way kuwada simanyihiin hadayba is ogaayen ama isla socdeen lkn maxkamad iska daaye wax u dhow xitaa ma ahan. Ka gudub abukaatahan asigaaba saan danbi Kualay . Maxakamadaan mid garta kooyn karto ilama ahan ilaa iyo mudo aad ufog
@raaxacadeey2292
@raaxacadeey2292 5 жыл бұрын
Waxan ku faraxsanahay dambilashii iney halkan ka muqdan oo daliil u ah labadi la laha waa walalo
@sultanlife5385
@sultanlife5385 5 жыл бұрын
waa tuugo maasha iskugu timid maxey wax kuxug minayan ayaga ayaa ubaahan in laxugmiyo qabyaaled iyo qurun ayaa kabuuxa
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 5 жыл бұрын
walaahi waarun sheekadaan maxaafad baa mise maxkamad mise odayal dhaqameed iga jahlil bixiya aniga Kenya madhashey
@allamagan4561
@allamagan4561 5 жыл бұрын
Alla maxaa xiqdi & Xasad idinka buuxa Inta comments xumaanta ah dhiibanaysa war Allaah ka baqa oo somaliyeey qabiilka waa wax qudhmuun oo hadii si xun loogu dhaqmo Puntland hadii ay dad xun wada yihiin intaan xataa lama arkeen Maalin walba muqdishada aad ka hadlaysaan dhiigii umadaa ku dhamaaday kufsigana waa meesha laga sheegay Masaajida in gabdhihii ku dhuuntay xiligii xamar dagaalada sokeeye in lagala bixi jiray hablaha mazaajida Marka dee xanuunkii baan wali laga daawoobine Dee Allaha ina caafiyo Sababka kale een loo sheegin meelaha ay dadkani ku dhasheen ma dhici kartaa has nay thy inaan loo soo gudbin full Information sababtunavay thy somalida oon shaqanba u lahayn xataa inay si saxa u garan karaan da’dooda saxda ah Hadaba walaalaha uu ku dhacay cudur Mj Dee ma. HIV Buu noqday aan dawo lahayn difaac mooyee
@cabdikariinmaxamed1662
@cabdikariinmaxamed1662 5 жыл бұрын
Naarta illah idinkufogee calamo idin kudhacday illahy idanki wabay qoslayan intay ilma yaar siqira kufsadeen ayana dileen
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 5 жыл бұрын
Meesha maxkamad misan Ahayn ma riwaayadbaa Iskaddaya Akhiro Ayaa cadaalad laga heelaa Allo jashif kuwii caisho yar saa Ugalay
@abshireertahfagad3839
@abshireertahfagad3839 5 жыл бұрын
Dhulka lagulahooy kuwa gabdha SAA uu galay
@ashaparekh6839
@ashaparekh6839 5 жыл бұрын
Wey qoslayan kuwan kufsiga iyo dilka geestay
@jamalcabdinazir4472
@jamalcabdinazir4472 5 жыл бұрын
Wacalka
@saafixasan3920
@saafixasan3920 5 жыл бұрын
Garsorahan nin aan aqaano u egaka tan kale intey baxsaden ragii dinbiga geestay miya dad magalada lagasoo qabtay nala tusina Somali wanka dhashay wana aqana
@لقثغنبعب
@لقثغنبعب 5 жыл бұрын
maxkamad iga dheh tuuuuuuuuuuuuugo
@fartunadan8297
@fartunadan8297 5 жыл бұрын
Kkkkkk maxkamada maax lagukeenay ragan hadaanan waxba luhayn waa yaabe
@lulumuhamed8155
@lulumuhamed8155 5 жыл бұрын
Cashasho cadalad rabta ill siiiii ilhow siii cadalad
@idilidili9058
@idilidili9058 5 жыл бұрын
Ma galin.aa
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 5 жыл бұрын
Inay qirtaan miyaa laga sugayey suaalo iyo way inkireen kulahaa nimankaan hala ciqaabo
@ethio7409
@ethio7409 5 жыл бұрын
ax ax ax wallhi maragii masaakinta sida araxandarada udilay ayaa maanta wali nool aar ragaas dil mooyaane wax kale yaan loo yeelin sorrrrrrrrrrrrry
@istarhassan1148
@istarhassan1148 5 жыл бұрын
46 jir 😭
@cilmibaaris6733
@cilmibaaris6733 5 жыл бұрын
Oo hada dadkaan wa wayn ma gabar oo jirta 12 may u heshiiyeen alow ale xataa mid diinta islaamka waxay na fartay soo xasuusta mala wayay
@libancaaqil6706
@libancaaqil6706 5 жыл бұрын
Aniga waxn la yaabay kan qareenka isku sheegaya wuux sheegay labo qof oo xamar ku dhashay iyo mid hargeysa ku dhashay alora todobada kale xgee ku dhasheen ma dhulkee ka so baxeen teda kle ninkan wxiisa waaa meherada aniga iska leh qofkuu rabuu iska caynayaa teda kle wuxuu yiri dadkan sharfta dowlada puntland ayee ceebeeyen iska dheh dowlada maxamuud saleebn bey cebeyeen tuuga yahay tuugadu dhashay
@ashaluula5115
@ashaluula5115 5 жыл бұрын
War heedhe xumanta jooji wxasi wax lga hdlo mha
@yusurmariinxiga4277
@yusurmariinxiga4277 5 жыл бұрын
ifka halgu gubbo duliga
@shukrimahamud6648
@shukrimahamud6648 5 жыл бұрын
Mujiso Allahabad o
@nawaldahir326
@nawaldahir326 5 жыл бұрын
Waxan cawaanka ah ayaa ninka ka fogeeya
@perttylaaqiya6362
@perttylaaqiya6362 5 жыл бұрын
War meesha cadalad maa talo
@omahmed2994
@omahmed2994 5 жыл бұрын
Warwar hadaa yaa diley oo kufsadey cadaalad la aan iga dheh
@abdullaahiosman499
@abdullaahiosman499 5 жыл бұрын
maxkamada putland waa maxkamad daalan garsorka codkiisa mabalamaqlaayo marka dabi ayeykala cadeynkartaa wamaya maxayeley nadaam maba kamuqdo
@adanadan1926
@adanadan1926 5 жыл бұрын
Ninkan karsuraha wuxu qate lcag waan umalenaya
@axmadamiira2555
@axmadamiira2555 5 жыл бұрын
maxad kawada ma wilasah ayad diifacaysa lacak maxad ka wada ma diilin miyad ladahaye hhhhhh ilahaye ka baaq qaabil yano ku qaadiin
@idilidili9058
@idilidili9058 5 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 5 жыл бұрын
kuli ha LA dilo
@fartuuncabdi8758
@fartuuncabdi8758 5 жыл бұрын
Waayab maxabiista maxa dharka ardayda logu galiyey
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 5 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhh waalaal maxabiista dharkas xirtaan waa iga qolisey walhi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@idilidili9058
@idilidili9058 5 жыл бұрын
Maxkamada.cadaalad.ma ah
@kikitvkikitv984
@kikitvkikitv984 5 жыл бұрын
Foolxumo u baqtiya
@idilidili9058
@idilidili9058 5 жыл бұрын
10 aa
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 5 жыл бұрын
arintaan uma bogin
@adanadan1926
@adanadan1926 5 жыл бұрын
Waaryadahen kii sadxad maraka lamarayu muxu ukubudaya afarad waayab
@cabdullaahimaxamuud1693
@cabdullaahimaxamuud1693 5 жыл бұрын
ree mudisho ayaa ka dambeeya maa la dhihi rabaakkkkkkk
@halimaomulfisoayaaliidhihi5847
@halimaomulfisoayaaliidhihi5847 5 жыл бұрын
Ujeedidaaa
@axmadamiira2555
@axmadamiira2555 5 жыл бұрын
hala diilo raaagan maxay igo noolyahin ila hada
@mohamedelmi1065
@mohamedelmi1065 5 жыл бұрын
Hi is this muna your mahad sister I am Mohamed
@amalb6261
@amalb6261 5 жыл бұрын
Micnaha waxey la mid tahay wiil reer Puntiland ah wax ma dilo Waxna ma kufsado ma kufsado miyaa.
@gushuwaanololguuldaraduwaa3406
@gushuwaanololguuldaraduwaa3406 5 жыл бұрын
Ax soo muslin maaha dadka gawar wala shoda kuf saday allah idin cadawo adunyo iyo aa qiro kalaa biinyey xunxun ka ah
@sahrofarah5422
@sahrofarah5422 5 жыл бұрын
Been badanaa hadaa yay Caasha Ilyaas ku maqan tahay mise meesha dad aan daniga galin oo masaakiina baa la iska soo qabtay waa inay meesha wax saxa oo la hubo lala yimaado maxay tahay kuligood waxay leeyihiin danbiga maanaan galin? ??????????? Runta allaha u hiiliyo asaga wax walba arkee aaaaaaaamiin.
@abdinurhassan3729
@abdinurhassan3729 5 жыл бұрын
ma qof baa ku oranaya danbi baan galeey oo qiranaya waligaa ma aragtey qof danbi qirtaa ??
@xamdamaxamad678
@xamdamaxamad678 5 жыл бұрын
Abdinur Hassan haaa kuwa dadka dila ee qarxiya way qirtaan lkn kuwan wan fahmi wayey mar wanka naxaya marna wan kha imin ban umalaynaya lkn allaa wax naga og
@fadumoabdimaalim8556
@fadumoabdimaalim8556 5 жыл бұрын
Waxaan Ushegayaa dadka Gaalkacyo Dagan Ama puntland Ee Gabdhaha dhalay iskasoo guura Mesha Cadaalad Mataale Dad Qalataa Ku Noole
@mohameyareoffcialjaamac7066
@mohameyareoffcialjaamac7066 4 жыл бұрын
Subxan allah ileen dadka qajilaadu way ka dhamata
@muhubohassan3111
@muhubohassan3111 5 жыл бұрын
Kuwa xamar iyo hargeysa kudhshayba waala sheegaye kuwa kale maxaa loo qariyay meeshay kudhasheen waaweey
@farhiyoabdi8417
@farhiyoabdi8417 5 жыл бұрын
Hduu xamar kudhashay iyo hduu hrgysa kudhashay ama galkacyo kudhashy waa qurun waxma garata ah ee halgu jihaado wasaqdan qabiil mleh iska daaya qabyaalda iyo qurnka
@muhubohassan3111
@muhubohassan3111 5 жыл бұрын
@@farhiyoabdi8417 ss waaruntaa nin xuni qabiil malaha qabiilna wlh ciduu jano seexinaayo majiraane lkn maadaama uu 5shantii hore meeahay kudhasheen laaheegay why shanta danbe loo sheegi wayay waa intaas uun
@muhubohassan3111
@muhubohassan3111 5 жыл бұрын
Mida kale qofwalba meeshuu doonuu ilaahay kudhaliya isagoon kaso jeedin muqdiahana qabiil ugaara malaha ee qaladka uu garsoornimada kusheegaynaayo ayaaba qaldan xaqna ma simi karo ninka noocaas udhaqmaaya kuwaana inay yihiin kuwii gabadheena dilay iyo kuwo kaloo maqaar saar ah ilaahay baa og inagu ma ogin waxay yihiin raga meesha safan
@allamagan4561
@allamagan4561 5 жыл бұрын
Muhubo Hassan wllo muhubo ma Inantii Aisha ayaad qaraabo la thy Whafeec aakhiro Allaha uga dhigo reerkoda kuwii falkaas foosha xun sameeyayna Aduun & Aakhiraba. Allaha ka jaazeeyo Lkin iyaga waxa u fiican thy n xadka laga oofiyo
@muhubohassan3111
@muhubohassan3111 5 жыл бұрын
@@allamagan4561 maya walaalo lkn caisha waa gabar somaliyed misana gabadhayda oo kale ah inay cadaalad heshana walobahan yhy haday aduunka kuweyso cadaalad ilaahay agtiisa ayay kaheleeysaa cadaalad dhab ah misana ka kulul mida adunka loga dhaqmo qaasatan tan somaliyadeenN
@habibaali5794
@habibaali5794 5 жыл бұрын
Subxaana llah INKAARTII CAAISHA IDINKU WADA DHACDAY Masaanaa Maxkamad ah 😭😭😭😭😭
@ابوسلمانابندااودعمر
@ابوسلمانابندااودعمر 5 жыл бұрын
Wallahi waxa jiri donto maalin an dacwad iyo marqati anan lobahneyn caaisha alle ha unaxaristo waxan eebe uga baryaa in xaqeda alle usoo dadajiyo
@geeljire395
@geeljire395 5 жыл бұрын
Khanaasiir alle ka furtay. Naarta alle idinku fogee. Mujrimiin alle ka furtay oo arxan laaweyaal ah. Dhagar qabayaal. Waa jibkoodu waa dil iyo salbin.
@sundusyare7691
@sundusyare7691 5 жыл бұрын
subxanallah saan ma cadaalad baa allaahu akbar
@maayaabdalaa3401
@maayaabdalaa3401 5 жыл бұрын
Sax walahay waadil duliyiinta gaboobey ee saqiirka aduunka kakaxeeyay alaah haydin fogeeyo shayaadiin yahay umuda alaha kadhexsaaro war wuxu arxan darnaayeene
@rahmarahma574
@rahmarahma574 5 жыл бұрын
waba layska farax sanyahy alle hadin cadaaabo hadiii aad ka qiran waydaan halkan ood isqarisaan cid aydan kaqorsoomayn ayaa jira allaah subxaana huwatacaala alle haydinka jaro alle haydiinka jaro
@cumarkhaliif1314
@cumarkhaliif1314 5 жыл бұрын
Kkkk
@kungabdhoodkaroon8000
@kungabdhoodkaroon8000 5 жыл бұрын
Kuwan eedaysanayaal mahee waa dhagarqabayaal casha yar haday maanta cadaalad heli weydo waxa imandoonta maalin ay heli doonto waana maalinta maxkamada Allah lays hortaagi doono.
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 5 жыл бұрын
Waa runta ilahhey waa cadil una gargaromad luumka
@bardehanad4919
@bardehanad4919 5 жыл бұрын
Waxaan maxkamad ma ahan. Dad dhaqan maxkamadeed iyo cadaallad wax ka yaqaan raadsada. Meeshaan sida riwaayaddahii teleefoonadda iyo kaamirooyinka lala dhex fadhiyo maxkamad laguma sheegi karo.
@khadraali7026
@khadraali7026 5 жыл бұрын
Beenta maha bro
@halimodakane9857
@halimodakane9857 5 жыл бұрын
xasbunalaah wanicmalwakiil wax cad ayuu rabaa in uukadoodo rabina waxbo kama,qarsoono
@ubaxciise3270
@ubaxciise3270 5 жыл бұрын
0
@nasiibbadanmohamed5291
@nasiibbadanmohamed5291 5 жыл бұрын
imaanka ilaahay idinka kaqaad Wr meshaas nolol.mataalo Halagaso guuro.hablahii wa dhamaden kufsi iyo jir dil jir Meehan maxkamad uguma jede
Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Cabdi Maxamuud Xaashi.
5:57
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 69 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 12 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,8 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 12 МЛН
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
DEG DEG TAAKEEYE OO LA ILMEEYAY TOOGASHADA LAGU XUKUMI RABO & DADKII OO KACAY
31:55
Muxaadaro qof kasta oo iimaan leh ka oohisa ~ Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
19:03
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2,5 МЛН
DEG DEG AH: XIZBULLAH OO QIRATAY IN LA KHAARIJIYAY NASULLAH
28:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 64 М.
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 69 МЛН