TOP NEWS (3938)

  Рет қаралды 12,861

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 3 ай бұрын
ITOOBIYA WAA in SOOMAALIYA Laga safeeya WAA SHEEGO kale
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 ай бұрын
Laakiin waxaan rabaa maxay u soo hadli waayeen Hiraabkii kadib markii Gurguurte cadeeyay oo dhehay itoobiya bad uma diidini laakiin aniga uun baa ka gedi karo
@D-izzy00
@D-izzy00 3 ай бұрын
Reer-Boorama talaabada ugu horayso ay qaadaan waa inay Eithopian guri ka kirayn, kuwa kirada kujirana kasaaraan guryaha. magaalada Booran laga sifeeyo eithopian ka. IIDoor Hargaysa, & Burco hadajiyeen Eithopian ka. Somali intay kacabanayaan ba way haysaa. Waliba colaad iyo xabad udheertahay. Dalkoodaa unabada ha aadeen. Period.
@cabdifatahcabdifatahyare3088
@cabdifatahcabdifatahyare3088 3 ай бұрын
Barina hargeyso wan idinla lenahay aa kuso xigto😊
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
1:00 Naagtaan baa ba ugu Darran. Af-Amxaar beey ba yaah. War Yaa Yaabay. LUUQADA 2BAAD, HADUUSAN KA DHIGIN AMXAAR. HALKAANA, HARGEEYSA LAGU WAAYO. ODAY BAA LAGU DAAWANAYAA INUU DALKA7 DUMIYO.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
34:10 1hal Qabiil unbaa raba ineey goaan. Waana 40/100. Qaran na ma noqon karaan, Laf-barrkeed. Ama 1Qabiil. Oo Somali ah. Hadana 30% ka yihiin Somali-nimo. Sidee Beey ula bixi karaan?. Magaca Somali-Dhul.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 3 ай бұрын
Subxaanallaah ⁉️ yaa waa wadan somaliyeed ⁉️ waxa Ethiopian ‼️ yaa ‼️‼️‼️‼️‼️ somaliyey ‼️‼️
@YusufMohamed-qg1cq
@YusufMohamed-qg1cq 3 ай бұрын
Turkiya aad
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 3 ай бұрын
Garowe
@koosmohamed7622
@koosmohamed7622 3 ай бұрын
😂😂😂 waarya Somalia iyda kL firirsan ee tiisa hadabosho Farmajo muxuu isagu waxbadli waayey xiligu joogy soki jiray dilku .dhacu Qaraxu bobku .waxba masokordhinyo isaga iyo shariftona Alle aya umaqan Somali .
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 3 ай бұрын
"Casharka wuu adagyahay" = Beenta xadka ayey ka baxday.... Waa kuwee elitka ka soo horjeeda s-land in ay gooni isku taagto..? ...
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
0:50 EEBE WUXUU DHAHAY. KII SIXIROOLE LA YIMAADAA, UMADA KAMA MID AHA. SHACABKU INTEEY MUUSE-BIIXI DABA JOOGAAN. BAA HABARTOOD LAGU? 🤔...
@hillowdiriye
@hillowdiriye 3 ай бұрын
Waad Ugu jawaabtey Kan Rabo inuu kumashquuliya rabo
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
0:40 🤔. HARAR WEEY BUUQATAAYE. AMXAAR HADUU, XAQUUQ UUSAN LAHEEN U HINGOONAYA. IYO MUAADINKII SOMALI OO DHIBAN.
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 3 ай бұрын
3:04- 3:33 bal afsomaliga sida loogu hadlayo eega. Intee la hurdey ayaa la shaqeystey, yaa dhihi karo somali ma tihid.
@abdiali4991
@abdiali4991 3 ай бұрын
Macalin sheik sharif iyo farmajo haa wayka gadmikaran shacabku wayo Somali inta uu badhan labadas madaxwene hore way raban balse xasan cali kheyre kawaran oo hada 1stll lulyo wuxu jooga minesota
@zeinabsaidsalah2678
@zeinabsaidsalah2678 3 ай бұрын
Foosiyooy iskajir yaan sun lagusiin cidna ha salladsmix biyo caagad kujira cidna hakaqaadan dadka ha aaminin
@سعيدالصومالي-د2ع
@سعيدالصومالي-د2ع 3 ай бұрын
sababta rer galbeedka ay iitobiya badda ugudidanhin iin ay cagaha lasogasho waa amar kanisada ordodhikisaka lagu didanyahay...
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 ай бұрын
Asc:: Mr AadanEnlcrease macalimow: Marka hore heer sare ayaa tahay: barnamijkaagan wuxuu soconaayaa ku dhawaad sadex saacadootd adigoon aadaan meelna warqad ah ka aqrineynin hadana tooos ayaaad barnaamijkan inaloola socodsiineysaa maxaa si ah macalinkoow warkanoo dhan maskaxdaada miyey ka buuxaan mise shaashadaa ay kugu diyaarsan yihiinoo aad ka aqrineysaa sidaas miyaa bal wax inoo sheeg macalinkoow.
@ahlamabdisalan576
@ahlamabdisalan576 2 ай бұрын
Adan jarerow wax socoto waxad ujeeday inad na durto dumarka waqoyi ku fahanay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 ай бұрын
Xaqmahan dad Masakiin ah oo shacab ah OO Dalkada magan gelyo, ujoogo inladhibo, Subxaanallah Ama Dalkoodi sharaf haloogu Celiyo, ama sharaf haloo dhaafo, Subxaanallah
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 ай бұрын
Soo hadla hee Hiraaboow laftagareen gaalo ayuu raacay hadda Gurguurte gaalo ma raacin miyaa hadda itoobiyaanka waa Hiraab soo ma ahan
@massmass8300
@massmass8300 3 ай бұрын
subxaan maanta somaalilaand ma hayso wxy ethopian siyaan
@hassanosman5669
@hassanosman5669 3 ай бұрын
Plz don't use abusive shameful phrase to Ur leader
@abdigah5364
@abdigah5364 3 ай бұрын
Aden MayMay ma dhararaqdaada ayaa Hargeisa dagaal ka rideysa . Hooyada iyo adigu kaalaya dagaal ka rida Somaliland
@daareyayale7013
@daareyayale7013 3 ай бұрын
Masha allah way guuleysan doontaa foziya
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 3 ай бұрын
Markaa Hassan sheekh maxay u rabaan iney dilaan muse iyo Geelle
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 3 ай бұрын
Barabno inay jaajooodan laakin ah loo ceesho waadanoodi
@Imaan92546
@Imaan92546 3 ай бұрын
Yaa ma ijaarbaaba laga dhiibi jirey muuse biixi lakiin shicibkii uu madaxweynaha u ahaana wey la yahiin waxey cunaan
@daareyayale7013
@daareyayale7013 3 ай бұрын
Kuwo badan oo larabay in ladilo Ayuu sh aadan fashiliyey waa cadaaaan Fowsiyo is ilaali allaha xafidee
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 3 ай бұрын
gabadheeni baad tahay dabadeedna pump off
@ahlamabdisalan576
@ahlamabdisalan576 2 ай бұрын
Insh aallah soomaliya ha guulrysto
@saafifood6518
@saafifood6518 3 ай бұрын
Xasan sheekh wa washey wlh. In uu dharka dhigto ba u hartey
@MoussaMasoul-mw5tp
@MoussaMasoul-mw5tp 3 ай бұрын
Xasangarguurte
@AnabSaed-us1wo
@AnabSaed-us1wo 3 ай бұрын
James Swan allow noo daa long life the world community in Somalia
@LibanxuseenibrahinArts
@LibanxuseenibrahinArts 3 ай бұрын
Markan arkey qosolka an anshaxa ka baxsan
@LibanxuseenibrahinArts
@LibanxuseenibrahinArts 3 ай бұрын
Cabtooy ayd u dhaqan egtahay
@khalidatteye8142
@khalidatteye8142 3 ай бұрын
Timahii wa soo baxeen 😂😂
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 3 ай бұрын
dalkiina ku noqda dheh
@abdigah5364
@abdigah5364 3 ай бұрын
Ethiopians are brothers . Our president his excellency Bihi Muse Abdi and the government should take care and protect refugee rights of Ethiopian brothers and sisters in Somaliland . At the same time the Ethiopian government and ato Abiye Ahmed could and should boldly and openly declare full diplomatic relations between Somaliland and Ethiopia
@cabdirshidosman9649
@cabdirshidosman9649 3 ай бұрын
Orom.
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 3 ай бұрын
Hooyadaadii Baajuuntii ahayd Was
@Mrrred2023
@Mrrred2023 3 ай бұрын
Hada kadib magacoodu waa BEEYLAH QARAN????? BALSE KITAABKODU WAAXIRMY INSHAA ALAAH
@MaxameddeeqArbe
@MaxameddeeqArbe 3 ай бұрын
😮😮
@MaxameddeeqArbe
@MaxameddeeqArbe 3 ай бұрын
❤❤❤
@nalababy3825
@nalababy3825 3 ай бұрын
DALAANTEED
@SakariyeMaxamad-vp4qb
@SakariyeMaxamad-vp4qb 3 ай бұрын
Puntland
@zahrasaleh396
@zahrasaleh396 3 ай бұрын
Hargesia
@AbdillahiHarir
@AbdillahiHarir 3 ай бұрын
Hargeisa
@abdishakuurciise42
@abdishakuurciise42 3 ай бұрын
Vilada aad
@adenomar6153
@adenomar6153 3 ай бұрын
Garowe
@UsmanYousuf-f5y
@UsmanYousuf-f5y 3 ай бұрын
Garoows
@weswes4135
@weswes4135 23 күн бұрын
Muqdesho😊
@HusseinMaclin
@HusseinMaclin 3 ай бұрын
Kenya
@daareyayale7013
@daareyayale7013 3 ай бұрын
Kkkk kkk
@AliRer-xw5te
@AliRer-xw5te 3 ай бұрын
Turkiya
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 3 ай бұрын
Waa run Gurguurte c Ismaaciil iyo Biixi waa is ogyihiin Taas waxaa noo cadeeyay Gurguurte wareysagiisa ugu dambeeyay Gurguurte oo ka siiyay badda itoobiya
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 3 ай бұрын
CAAAAAC
@AbdullahiTas
@AbdullahiTas 3 ай бұрын
Turkiya
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 3 ай бұрын
Waqooyi galbeed ayaa la dhahaa maha waqooyi sxb macalnka luveeyow .
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 ай бұрын
Gabaygiii abwaan nageeye baa soo xasuustey
@Nobody-b9x
@Nobody-b9x 3 ай бұрын
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr 3 ай бұрын
War kuwakani kasaara dalka muuse biixi dalka iskamalaha ee noogataga
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 3 ай бұрын
Ilaahow hogaan wanaagsan nasii OO aamin ah Rabi ka baqaya Insha Allah. Ilaahow somalida bagooda burcad isu mari. Aamiin aamiin
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 3 ай бұрын
ERYA ERYA ERYA DHULKA KA BAXA EEYO EEYO DHALEEN ITOOBIYAAN HALA LAAYO SOOMAALIYA SOOMAALI AYAA LEH
@qatanfishing1090
@qatanfishing1090 3 ай бұрын
Maqalka waa fuul
@cismaanxasan6555
@cismaanxasan6555 3 ай бұрын
40 sano kadib kuwan maxay dhihi doonaan
@faizaaliabdallah5731
@faizaaliabdallah5731 3 ай бұрын
Aniga iskaleh meeshaan
@abdidegan8452
@abdidegan8452 3 ай бұрын
Kufsiiiii kuu dar 😢
@luqmanalxakiim4170
@luqmanalxakiim4170 3 ай бұрын
Guuleyso mcalin Adan
@caydiid498
@caydiid498 3 ай бұрын
hargaysa
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 3 ай бұрын
Lafti Nagaa dhulkii bay sheganaysaa.
@maxamedsaalax9613
@maxamedsaalax9613 3 ай бұрын
Codwaajiraa
@AmranaliYusuf
@AmranaliYusuf 3 ай бұрын
Harheysa
@AliHassan-sy5dc
@AliHassan-sy5dc 3 ай бұрын
Garowe.
@MAHAMEDADAN-c9t
@MAHAMEDADAN-c9t 3 ай бұрын
Garawe
@abdullahmusaabdiali4222
@abdullahmusaabdiali4222 3 ай бұрын
Qosolkaan waa iska keenoosaa macalin qosol kuhaayo maahan nagadaaa
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 ай бұрын
Yees thank you so much 💓 Adam inaan makhalno farmaajo oo soonokhonaayo farxad alow yaana udhinman Adam afgaaga caano lagu khabey cadawgaadana hajabo guuleyso mundane ❤
WARKA CUSUB LAFTAGAREEN (4694)
1:58:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 24 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:57
EVA mash
Рет қаралды 3,7 МЛН
DARBADA KU DHACAYSA MW XASAN SHIIKH (4697)
38:59
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,9 М.
CALI DAACUUN SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN MUQDISHO
13:51
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,5 М.
DAAWO LAFTAGAREEN OO KA SOO DAGAY MUQDISHO
6:02
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,5 М.
DAAWO MAREEXAAN OO CALNKA PUNTLAND KA TAAGAY BALANBALLE
13:47
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 15 М.
GEERI CULUS (3846)
18:30
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 21 М.
LAXAMADA KULKULUL (4691)
2:52:24
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН