TOP SECRET (3918)

  Рет қаралды 16,978

shantasoomaaliya1

shantasoomaaliya1

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
Masha Allah 🙏🙏🕋❤Walal well done ✔✔ Darawiish SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 3 ай бұрын
Xasan ma yaqaano luuqda iyo terminologies ka siyaasada iyo diplomacy ga ....waxaa wax wayn la ah luqada isgriisiga in uu ku hadli karo xoogaa...... he has long way to go si uu luqada siyaasada u fahmo abuur ilaahna waa teeda dee😊
@Xxc-zu2xm
@Xxc-zu2xm 3 ай бұрын
WUU yaqaan xasan waa munaafuq turkaano ah
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 3 ай бұрын
Asc mudane aadanow waxan tacsiyo u dirayaa ama murugadu tiranyada la qeybsanaya reer cabdi Nuur abdiyow oo uu ugu horeyo wiilkeyga xildhiban xasan abdinuur abdiyow oo hooyadisa mcn mamo aamino oo ku dhimatay Degmada Saakow illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo wallkey qali iga gaarsi wa iga codsi mahd sanid 😢😢😢
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 3 ай бұрын
Xasan shiikh intaas uu yiri Hdii ay daacad ka ahaan lahed Itobiyaa mar Hore ayey ka bixi lahed afaraha badda Lkn waa 10 wajile khaa in wadani shaley wxuu lahaa itobia iney badda Somalia gaarto ma diidani
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 3 ай бұрын
Cumar carte qalib buu ahaa kii ciidanka yiri jabahadaha ha isu dhiibaan
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 3 ай бұрын
Yes adaa bixiyey, hada ma wuxuu moodayaa inuu wax fiican sheegayo allow advanced kaaga dacwooney
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 ай бұрын
Asc Adam ilaahey haku xifdiyo dabaalkaan ay mas uuliyada udhiibteen soomaali adaa naga yaceeya afkaaga iyo maskaxdaada ne ilaahey hanoo ilaaliyo thanks you so much 💓 ❤
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Ku soco maanta waa.maalinksa.macalinmiinta. ku.soco.
@miskimaxamed7
@miskimaxamed7 3 ай бұрын
Mashallah aadan guuleyso
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 3 ай бұрын
Waasax hadalkaga macalinka barakalah fiik.😂😂😂😂😂
@ezzaddinbaomar440
@ezzaddinbaomar440 3 ай бұрын
Waxaan leeyahay MW Xasan Sheekh haddii dawladaadda eey kula shirto Shabaab Magaalo Madaxdda dalka Qatar oo aad kula heshiisaan qeybsiga xukunka, waxaa hubaal ah in dawladaadda uu caalamka u aqoonsa doono Dawllad Shabaab ah oo ku hogaamineysa ummadda dhabo mugdi ah. Haddii Shabaab uu dawladaadda ka itaal roonaaday, raac tabtii Farmaajo oo ahaa canshuurtiina qaata, qaraxyadana naga joojiya . Waxaa hubaal ah in Saciid Dani haddii MW Somalia uu noqo lahaa, Shabaab lama heshiiyeen.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Kaas adeer baan u ahay.ku soco.. ka daa madaxweynaha waa hilmaam badanyahay.u fuuti.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Sabuurad iyo lamaanyo aan wax ku qoro goormaa iigu.dambaysz.war ka soo jeed badu xaday.waa badeeni ku soco.what a day.muumin laa yakdib
@sahroosman2092
@sahroosman2092 3 ай бұрын
Ilaahow saan xasan u nacay hay nacin xassan munaafaq
@akisheharara
@akisheharara 3 ай бұрын
Alla Munaafaqaan beenvadanaa oo isbedbedel badanaa, balaayo kugu dhacday, sow kii shalay yiri itoobiya weey soo gaari kartaa, waxaan ma waashay
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Waxaad ku qoslaydid macnaha ka dambeeyo aan fahmi karaa.ku shid waxii.kula qaldan oo aad u jeedid.thanks aniga ruuxayga macallin baan soamliya ka ahaan jirayo.macalliinka qishka iyo waxii la xadaayo ma ogola waa jinka ugu joreeyo bulshada oo arkaa macallinka lugeeya ku soco brother.casharka noo wad .
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Indheerta macslimiinta.like.you and me waaa dee ku soco,
@nboss8028
@nboss8028 3 ай бұрын
Dadka xaga berbera miyaa loo jaheyn rabaa 😂😂😂😂xasan kee waaye kan macalin kan lixaad ama kan sagaalaad
@CaamirWarfa
@CaamirWarfa 3 ай бұрын
Walleee xasan sheeekh waaa in uuu siyaasadda iska fadhiistaaa. Waayo maskaxdiiisa ma fadhido wax garashadiiii baa siii yaraatey. Marja odeygaaan nasasho ayuuu u baahan yahay
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
16:14 . Aqli Riyood waaye.. Haduusan dhiibin. Markii Baddaa la bixiyay MW-hii Markaa Joogay. Baa sxiixx laga rabaa. Kor iyo Hoos MW-hii Jagada haayay. Wax Bixin Ogolaan karra. Ee Xasan Waa Kufaar Qaluub Madoow.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
16:26 📝Saxiixa Xasan, Baa Bixin kara. Ee Waraaqduu 📝 Saxiixay. Muusan Garaneen?. Ama MW7 Muusan aheen. Lakiin Inuu Warkaa dhaho 😂. Jaahil-nimo kama aha, Jaahilkuba Marbuu Wax garraa, Waa Markuu,. Xin Iyo Qaluub madoow buu wataa. MW Xasan. Weeyna ka muuqataa. Naarta ALLAHA galiyo.
@abisinianancientsomalia2536
@abisinianancientsomalia2536 3 ай бұрын
Ciidamada ayaa Dembiga Iska leh hadda iyo Xal. Ciidamada ha weerar aan Bangiyada, iyo Anteenooyinka Dhulka ha dhigaan..Bangiyada weeyaan Alshabaab 😅😅
@MaryancabdiCabdi-c7s
@MaryancabdiCabdi-c7s 3 ай бұрын
Adiga beenta iyo dulmiga iyo shahaadu suurnimada mad iskadhaaftid aduun iyo aaqiro kuuma rooms gardarada waa xaaraan dulmiloow maliibaano
@xaawo1
@xaawo1 3 ай бұрын
Daarood tuugo maaha dhul islaameedne ma heestaan dhulkii dowadane ma haystaan waa dad nabada jecel soomaali nimadane ku weyntahay marka hassan wuxuu rabaa qof wax la dhaco la kufsado gabdhaha la xaraasho badane la xaraasho buntlandine intaas waa diidyay dani
@MonaHasan-f9f
@MonaHasan-f9f 3 ай бұрын
Hassan wadankan. Was dumiyey wuna gadey bad biyo
@ahmedpjamac7238
@ahmedpjamac7238 3 ай бұрын
WCS ASXABTA SMC SALAN SARE MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU
@maxamedadamcabdi8496
@maxamedadamcabdi8496 3 ай бұрын
Munaafiq hadalkiis waa kastaa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Macallinka weyn qosolkaaga waa iga qoslisiiyaa, maxaa yeelay waxaad
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 3 ай бұрын
Dr. Aadanoow salaan kadib Alshabaab waxaa loola heshiinayaa inay dhulka Mayland Xoog iyo xisbinimo ku joogaan maadaama aysan qabiil ahaan u joogi karin waxaana looga hortagi karaa in uu Lafta gareen uu xiniinyahiisa fuulo oo uu yiraahdo dhulka mayland hal xisbi oo maylaand ah ayoo joogi kara hadii aad rabtaan inaad xisbinimo la aada deegaanadiina aad kasoo hayaamteen.
@abdidegan8452
@abdidegan8452 3 ай бұрын
Ciidanka waa falayahin 😢
@KamalAbukar
@KamalAbukar 3 ай бұрын
Hasan Sheekh waxa uu la shaqaynayaa dad shisheeye ah oo diiday in Soomaaliya la dhiso waddan federaal ah oo qof kasta oo Soomaali ah uu xaq u leeyahay in uu ka tirsan yahay halkaas oo aan wax lacag ah laga qaadin ganacsi uu xor u yahay in uu baabuur ku raro haddii uu doonayo in uu wax keeno sababtoo ah ganacsigu xor buu ahaa. 1987kii dadka Soomaaliyeed way adkeyd Hasan Sheekh waxa uu hadda xadiday in qabiiladiisa ay u hogaansamaan.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 3 ай бұрын
0:28 Yuu ka hadlooyaa. 😂
@abdirashidmusse9614
@abdirashidmusse9614 3 ай бұрын
Berbera port isagaa saxiixay
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 3 ай бұрын
Cid uu jecl yahay ma jirto hataa qoyskiisa ha ahaado waayo maakir nimada ayaa ugu wacan
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Xasuusi si uu tan u dhiini,ar ku shid.geele ma dhaw canfar baa kala wsreegi.imasraadka puntland finally waa.ku boodnay waxaan dhahnay ninkii idinka gatay u doonta.case finish.
@KamalAbukar
@KamalAbukar 3 ай бұрын
Waxaan dib u soo celineynaa dalkeena oo ay ku jiraan dadka Soomaaliyeed waa in ay u mudaaharaadaan Soomaaliya waa in aynaan ogolaan in al-Shabaab ay qabtaan Hasan waxa uu isku dayayaa in uu soo dhoofiyo Al-Shabaab.
@4waabDhoowooy
@4waabDhoowooy 3 ай бұрын
Markii. Siyaad. Bare. Baxay. Ciidamadeena. Waxaa. Ku. Jirney. Hereda. Daraawishta. Sheelaro. Waxaa. Noo. Imaadey. Ahmed. Jaamac. Muuse. Oo. Ahaa. Markaasi. Taliyaha. Ciidamada. Qofka. Nakala. Direy. Wuxuu. Ahaa. Omar. Arti. Qaalib. Jabhadaha. Isku. Dhiiwa. Ayuu. Nagu. Dhaxay. Anagana. Qoryeheena. Ayaa. Qaadaney. Awdheegle. Ayaa. Tagey. Oo. Jabhad. K
@sahroosman2092
@sahroosman2092 3 ай бұрын
Falfaliir ayuu ku cadheye xalay odayga kk
@KamalAbukar
@KamalAbukar 3 ай бұрын
Waa in aan caddeeyaa falanqaynta aan ku dari doono bayaankan ayaa laydinku soo bandhigayaa daawashada muuqaalkan ayaa ah qodobka ugu muhiimsan ee dhacdooyinka siyaasadeed ee Soomaaliya ku soo noqnoqda aan faafreeb nagu lahayn maadaama aan la idinku dhaliilin haddii aad fahmi kartaan waxaan ahay. "Waxaan gudbinay fariin ah in dadka Soomaaliyeed ay ka baqayaan Allaah waxay ka dhigan tahay iftiin aan laga hor imaanin heer aan horay loo arag, inkastoo markii aan arkay fursada ay nagu hareeraysan yihiin dad martigelinaya.
@sudiissa5701
@sudiissa5701 3 ай бұрын
Dekeda bar bare isaaqa ayaa lehe sidaad tan xamar u tiraahdo unukale War u sheega MW xamar yaahuu😂😂
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 3 ай бұрын
IDOOR WAXCUSUB MAAH IN AY GAALO LEFLEFAA WAUDHAQAN
@AbdiAde-k5z
@AbdiAde-k5z 3 ай бұрын
Xasan dhiiqo waa ka daacad siyaasada ma yaqaano waa iska socdaa mooye wax uu kala ogyahay ma jiraan
@QaliSharif
@QaliSharif 3 ай бұрын
Waad bixisay xasan adaa saxiixay maxay ku maqan tahay ber bera in carabi waxay ku haysato
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 3 ай бұрын
Adeer Somaliland 17 qabiil ayaa degan ,hal qabiil ayaa goosiga doonaya inta kale waa Soomaaliweyn.
@mahadmohamed2153
@mahadmohamed2153 3 ай бұрын
MACALIN Yuu ku mashqulin
@ubaxadam6636
@ubaxadam6636 3 ай бұрын
Xasan xaaraash xasan labolabo nacalad baa ku taal
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 3 ай бұрын
xasan😅 karas❤Mali Faran ❤far maajo😊somaila soc❤
@caishamaxamuud4875
@caishamaxamuud4875 3 ай бұрын
Nacas afxun xasan tuug adaa dhibay bada 🥺🥺naga aamus. Eey
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
tuug isagaa bixiyay tuugu xadan wa xayawaan
@MahamadgabsoGabso379
@MahamadgabsoGabso379 3 ай бұрын
kusoco nio xasan diihqo munaafaq weeye been tii bakabadate😅
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Viva 26 june 1960 dalka barakaysan ee somaliland weeyi.
@MohamedOsman-fx3wg
@MohamedOsman-fx3wg 3 ай бұрын
Inan gumeed bilsaddex ah baatahey
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 3 ай бұрын
Ninkaan Mohamed Osman labaxday waxaad macalinka kutiri adaa ah waayo tung intaan tung ladhihin buukudhahaa.😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@SakariyeMaxamad-vp4qb
@SakariyeMaxamad-vp4qb 3 ай бұрын
Xassan dadka wuxuu u qabaa inuu ka caqli badan yahay lkin waa dameeraleey waa la fahmaa
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Suxaanallah.
@digitalphysical4228
@digitalphysical4228 3 ай бұрын
Sharadkada Kama biixii karaan,Ruun ahaanti madax weynaha afkisa ayuu isku kashifay. Ruun neeh haa sheegin, been neeh Ha Sheegin, hana amusin.waax lee sheeg, 😮
@QaliSharif
@QaliSharif 3 ай бұрын
Iyagaba shegaye maysaga inkiri karo.
@CaliMahamuud-nr3cq
@CaliMahamuud-nr3cq 3 ай бұрын
Salaam alaikum
@bby6
@bby6 3 ай бұрын
War somalida wali ma aamin sana in Hassan munaafaq ba saxiixay
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 3 ай бұрын
Xasan Beenaale qoolaabe amaana Cune qubuuro faagte, Munaafuq khiyaanoole argagixisada aabeheed wax Kuu qarsan ma jiraan xogtaada Waa lahaayaa🤣🤣🤣🤣
@AminaJama-v8i
@AminaJama-v8i 3 ай бұрын
Asc oo walaca macaaybaa
@farhiyosaid5300
@farhiyosaid5300 3 ай бұрын
ii wad sheekada
@MohamedHassan-re2hk
@MohamedHassan-re2hk 3 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkk
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Kashiido qatar waaye.what a joke
@cureji7877
@cureji7877 3 ай бұрын
Kkkkkkk
@amosnaftali2495
@amosnaftali2495 3 ай бұрын
Hassan isagaa gaday termkiisa hore Berbera iyo Bosaso iyo hadda ka gaday Ethiopia waa beenaale
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 3 ай бұрын
Xasan xoolo waa beenloow
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
May be he need more vocabulary,
@baabaCali-j6e
@baabaCali-j6e 3 ай бұрын
Really!!!! You are so funny 😅
@TripleA0825
@TripleA0825 3 ай бұрын
Hassan Sheekh asoo cimaamadii casayd wata waan aragnay Farmaajo oo siyaasi diplomacy 1987 safaaradda America 🇺🇸 ahaana waa AS waa caqliga gaaban ee beesha Hawiye 😂
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
Reer muduga waxay dhahaan hasha geela ,heeryada ayaa cuni , hadan cabaadi.waa political hype that make no sense.war cali waa wasiir itobiya ka soo jeeda sinji ahaan sharciyad uma leh inuu bad ssxiixo.ilaahayow yuu dadka iibsan.alxamdullilah maamulkiisa ma baahssna xamar ma dhaafo.taa aa sha huul.ummada somaliyeed.u soo hoyatay..waxaan dekeda baraawe inuu iibsan foono iyo tan😮war habaar beenloow ma kaco.
@abdirahmanmohamed2172
@abdirahmanmohamed2172 3 ай бұрын
War.macallin sare macallin waa balo.contradiction ayuu rabaa in uu qariyo xaqiiqda been
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Ma itiri
@ibraahimmursal4606
@ibraahimmursal4606 3 ай бұрын
Wasabka nambarisi ii soo dir macalin
@ibraahimmursal4606
@ibraahimmursal4606 3 ай бұрын
macalin wasabkaag ii soo dir saaxib
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax
@AadanshiiqmaxamadAadanshiiqmax 3 ай бұрын
asc sowhya
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ай бұрын
Sxbyaal qadaad wayn amba ha wareerto amba maryaha ha daadisee soomaalnimo Aabeheed waa hore goblamay iyo walaalnimo dhagaraysan'oo khuraafaad iyo ku salaysan khayaali iyo islaamnimo beena oo hadba sidii la doono loogu danaysto iyo muwaadiniinta iyo aqoon yahanka reer somaliland ee maalin joogtaba muqdisho iyo garoowe lagu qal'qashay oo lagu xasuuqo intaba laascaanood baa xaqiiqatan iilka lagu dhigaye cadawga reer somaliland ha loogu dhaarto please, dibna loo heli maayee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,dheeshiina waa wali iyo waxaad ka dheeftaan dheh,,yaaa munaafiqiin ilma munaafiqiin ilaahay ka go'ay sida doofaarkan xoolo daarood iyo xaaraantan beenta lagu dhalay ee muslinka khuraafaadka la soo indhaha cadle,,,, for ever Somaliland rep,,,,,
@AbunawafAljabarty
@AbunawafAljabarty 3 ай бұрын
QANDHO DAAROOD MAA KU HAAYO 😂😂😂 SAAN UJEEDO IN KARBAASHKA KU XANUUJIYEY MOORYAAN DAMEERAHA BARAHA BULSHADA 😂😂😂
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 3 ай бұрын
Hhhhh adiga beenloow ah M.weyne
@dahirjamaahmed
@dahirjamaahmed 3 ай бұрын
Beenlow isgaa saxiixay waxay taala xafkiisa farmajo ayaa hys filka
@WaberiYoussouf-gk3xk
@WaberiYoussouf-gk3xk 3 ай бұрын
ASC ADEN
@AQw-di5gc
@AQw-di5gc 3 ай бұрын
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂
@mohammedhassansaid1193
@mohammedhassansaid1193 3 ай бұрын
(0
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 3 ай бұрын
Beenloow way kula lahaanaayaan ma adigaa ka celin karo
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
kkkk runtu waaxanuun tuugan waalahaya xasan xabalo qote
@siradhersi2273
@siradhersi2273 3 ай бұрын
Digil iyo mirifli waxu ku neceb yahey, dalkiina inu la wareego ayu doonaya, dagaal xun bu rabaa inu idinku so qaado, Dadkina laayo, waxan rajeynaya ina iska dhicisan.
DEGDEG FASHILUU SHIRKII MUQDISHO (4715)
1:32:28
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 19 М.
SHIRKII VILLA SOMALIA (4714)
4:47:22
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 10 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 145 МЛН
4 xanuun oo ay dawo u tahay Aayatul Kursi "Sh Xasan Jaamici"
55:00
Xogmaal Media
Рет қаралды 552 М.
WAA KUMA LAFTAGAREEN? (4717)
28:38
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,4 М.
SHEEGA DEE (3870)
1:45:05
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 12 М.
ISTIRAATIIJIYADDA DAGAALLADA MUDUG (3923)
2:42:10
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 16 М.
Ahmiyada Af-Carabiga | Sh. Cali Maxamed Ismaaciil
58:18
Masjid Faadumo
Рет қаралды 35 М.
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,2 МЛН