sheeq mustafa waxaan alle kaaga baryay cafimad iyo cumri dheer oo barakeysan waxan kaloo alle weydisanaya sidoo kale toba dag dag ah inuu na wafajiyo aniga dhamaan mulimiinta oo dhan aamiin yaa xanaanu yaa manaan
@ahmedsharif51182 ай бұрын
Allah swt waa dhambi dhaafe Allah noo naxariisto masaakiin Allah ubaahan marwalba ayaan nahay. Gafkeena iyo geeridheena makulmiyo allahuma aamiin.
Iso duceeya plz inoo ilaahey heesaha iga ma dobeeyo😢😢
@AbwanMusseAli-gi6kq9 ай бұрын
Heesaha waa hadba sidaad kadhigato laysma raaciyo se ilaa xad waxa se la dhuuxa loo dhegaysta xigmada iyo murtida kudedene daahan ama daahsooney ka hadlayso tii cibroqaadasho leh aan jacayl iyo hodhodho ahayn afkaaga waa laga barta intaasaan ku odhan laha aragtiday waa uun afkaartaye anoo kamida kuwa sameeya muusig la'aan alle ha ka madoobeeyo waxaanad jeclayne yaa akhu islaam wsc.
@umocali22027 ай бұрын
Jsihdvdie❤❤❤
@Trolledits4457 ай бұрын
Allaha kaa madoobeyo anagoo dhan allaha noo dambi dhaafo
❤❤❤Allah ajar iyo xasanaad aduunyo iyo akhariba kugu sharafo cilmigiisa anagana cidii ku dhaqan cilmi culmudeeda gabeen habeen iyo malin utagan yohin in ay umma maxamed csw ay garsinayaan..😂😂❤❤❤❤❤❤
@ayanmohamed532729 күн бұрын
Jisaka Allah qhayran ❤
@maxamedhaaye-jq9lp7 ай бұрын
Allahu agbar😢😢allah wayn😅😅😅😅😢😢😢😢😢😢
@FadumocaliSaleeban6 ай бұрын
🎉😮
@DahirXasan-u1f6 ай бұрын
M.a
@safiyacabdi43336 ай бұрын
⁰@@FadumocaliSaleeban
@NajmaMahadOsman5 ай бұрын
Maxaa ku qosleysaa😢
@iphrahMoHaMeT5 ай бұрын
Emojika Ka qaldmey umleynaa😊@@NajmaMahadOsman
@Kawther-fx2xf10 ай бұрын
Iillahayow ii danbi dhaaf yaa rabi 😭😭😭🤲
@RuqiyoXulbaale5 ай бұрын
salaah calewhi Wasillam naxariisda alle
@najaahadam67953 ай бұрын
عليه أفضل الصلاة والسلام عليه أفضل الصلاة والسلام عليه أفضل الصلاة والسلام عليه أفضل الصلاة والسلام عليه أفضل الصلاة والسلام عليه أفضل الصلاة والسلام
@duceysansheikh70193 ай бұрын
Allaha ina asturo aduun iyo aaqiro😢
@AhmedfaysalIbrahim4 ай бұрын
laysma Raaciyo se ilaa xad waxa se la dhuuxa loo dhegaysta xigmada iyo murtida kudedene daahan ama daahsooney ka hadlayso tii cibroqaadasho leh aan jacayl iyo hodhodho ayaan afkaaqa waa laga barto intaasaan ku odhan laha aragtiday waa uun afkaartaye anoo kamida kuma sameeya muusig la'aan alle ha ka madoobeeyo waxaanad jeclayne yaa akhu islaam wsc..❤❤