Kuwa kenya iyo wadama shisheye daaraha iyo hotelada ka dhisayow dalkinaa idiin baahan xeebtaan dheer ee quruxda badan oo ilahay nagu maneystay kaalaya dhista ayadaa nagabadan dhaqaale badana laga helayaa badana nimcada kabuuxda aan kala sobaxno somaliyey somalia somaliyaa leh ❤
@اممحمد-ج8ط6ظ7 ай бұрын
War somaali dhul kabadan alle waa siiyey lakin aqli bada ma siin waa imaan la,aanta waxa u sabab ahaqli yarida iimaanku waa muftaaxa nolosha war hala dego jasiirooyinka shaqo abuur qurux badan iyo lacag maaliyad weyn ahba waa laga helayaa hadana caafimaadkeedu badantahay walahi so.aliya somali ba leh qabiil iyo madaxba waxba nooma tari e haleyskaba tuuro ee gacmaha haleysqa sado shacabkana ha sameysteen nin oday soo.aaliyeed ah aabo dhaba waxna dhab ugu qabta kaasaan noo ah mid aan hogaan u dhiibano iyo anakoo walaalaa dhulalkeeniina soo ceshano kenya iyo ithopia naga heystaan guuuuul somalia❤ i love somaliya❤
Is ka nadiifiya wasaqda Somalia wasaq jeclaa melah dalxiska subax iyo galab lanadifiya
@daacadyare3967 ай бұрын
Masha Allah mr Jesow waad ku mahsdsanthy horumarka dalka qeybta libaaxa leh aad ka qaadatay waa neel qurux badan oo aad loogu bahnaa ❤
@nimcoomar76117 ай бұрын
maasha alah lakiin ka ilaaliya qMrida iyo daroogada
@Bambelmo7 ай бұрын
MAASHA ALLAAH, ALLAHA NAGU NABAD YEELO
@اممحمد-ج8ط6ظ7 ай бұрын
War somaliyey ajanibta dalxiiska ka hela lacag hotelo kasamesta maqayado ka sameysta dalkiina iyoxeebahiina nadiifsada jaziroyimkena hala dago si aanan cadowgu nooga damcin nabadgalyadedana hala xojiyo somali nina uma maqna anagaa isla dhalanay isu naxna isgarab qabana mwne kastaba qabiil ayu nabaraya somalina waxba uma hayan waa inana danaheena shacab ahaa eed ka fiirsanaa cadowga debeedana aan iska celinaa xuduudahana laga dago oo dadkeenu ay dagaan si aanan dhul danbe noolaga dhicin kii horana xoogama xeelad sidan ku heli lahayn falkeeda la galo ilove somaliya mypeopel ❤❤❤❤❤
@bellaguul8407 ай бұрын
MashAllah so beautiful 😍
@keyfmohamed83457 ай бұрын
Ascw maxa idiin diiday inaad labaxadan magacayada afa Somaliga ah hoteladina iyo dukamadina iyo waxa alale wixii fureyasin inaad ubixisan afakiina waa idinaku ceeb ma aragaten wadamada afarika ama ee shiya ama yurub oo labaxeyaso magacayo aan magaca dalakoda aheen warahoy isadaba qabata luqadii Somaliyed haluminina ilaheey ha idiin maceyo luqadina
@saaradahi66757 ай бұрын
Fusuqa soo maahan musica iyo dad is qabin ooisla baashalaya.
@jowharo45457 ай бұрын
Is ka nadiifiya horta Marka hore🙄😏
@Tamsim33587 ай бұрын
Oo xeebta ma iisaga iisga leh🤔
@aliabdi83477 ай бұрын
Intaad hurdeysay buu qabsaday xeebtaasi
@saaradahi66757 ай бұрын
Waa in dalkeena dhisnaa. U diidnas xu.aanta iyo dagaalka. Stop graynaa dadka is dilaaya inshaAllah