Waa Kuma Aqoonyahanku? Sh.Mustafe Xaaji Ismail

  Рет қаралды 36,626

True Cable Tv

True Cable Tv

Күн бұрын

please subscribe to our channel:
/ @truecabletvonline
website truecable.tv/
Like www.facebook.c...
Facebook / truecabletv
Share • Sidee Guusha Dhabtaa L...
Comment • Sidee Guusha Dhabtaa L...
Channel www.youtube.co...
Waa channel loogu talagalay inuu ka qayb qaato faafinta diinta Alle (SWT) si ay kor u noqoto isla markaana waxaad ka helaysaa muxaadarooyin, kutubo iyo duruus kala duwan oo idiin diyaariyey TV-Ga (True Cable Tv), ee ka faaiideysi wanaagsan cid walbana way u madax banaan tahay Sii Faafinta Barnaamijyadan.
Waad mahadsan tihiin
True Cable Tv

Пікірлер: 57
@IsseBiin
@IsseBiin 9 жыл бұрын
sh. Mustafa waa scholar waaana Religious as well ,waxu ka mid yahay cullimada somalida ee fara kutiriska ah ee Theory&Practical wax kugu fahansin kara ,Religion & science as well ,Masha Allah wada dhaha sheekena sharafa alle siiyey oo aan alle darti ku jeclaanay
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Isse Biin Waa sidaa walaal, Jazaaka laah akhii
@Dr.Khayre
@Dr.Khayre 8 жыл бұрын
Jazaka allah sh.Mustafe alle hakaa abaal mariyo, Miisaankaaga khayrkana alle hakuugu daro aamiin aamiin aamiin
@naciimaha2593
@naciimaha2593 8 жыл бұрын
Mashaa Allah! Sheikh mustafa is my favorite sheikh. Jazaaka Allahu khayran!
@abdismartt
@abdismartt 9 жыл бұрын
Jasakalahu khayr sh. mustafa, Masha Allah muxadaro qima badan
@aamiinwaxbartay3858
@aamiinwaxbartay3858 9 жыл бұрын
Jazaka Allah khyr sh/Mustapha Haji ismail Alle ha inaga dhigo kuwa wax ku qaata hogol tusaalayn intaasa ino gu filane
@EngBuuniAdamMBuuni
@EngBuuniAdamMBuuni 9 жыл бұрын
Maansho Allah, Ilaahay Caqliga iyo Cilmigaba ha kuu balaadhiyo
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Eng.Buuni Adam M Buuni Amiin Walaal, waynu u duceenaynaa mar kasta Sheekha
@abdoosiraaj2646
@abdoosiraaj2646 9 жыл бұрын
Masha Allah.. Allah ha ku barakeeyo caqliga wanaagsan Sheikh mustafe haji ismaciil, runti aad ban ula socon jiray muxadarooyinkisa, waa culimada fara kuturiska ah ee isku darsaday aqoonta maadiga iyo tan diiniga ah iyo waliba in ilahay siiyey aftahanimo uu ku gudbin karo.
@suman2ahmed
@suman2ahmed 9 жыл бұрын
Tabarakallaah sheekhanaaAlle hanaga yeelo qaar caqliga iyo caloshaba ka xorooba
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Siman Ahmed Amiin Walaashey.
@islamisthetruemeaningoflif3614
@islamisthetruemeaningoflif3614 9 жыл бұрын
rabigu haku dhawro sheikh jazaaka laahu khayr
@maxamedamiin8409
@maxamedamiin8409 6 жыл бұрын
masha alla illaahay misaanka xasanaadka ha inuugu darro sheekha iyo bahda soodiyaariseyba ee ka qeyb qaadatey soo hirgalinta tabintan shukran
@amaadin12
@amaadin12 7 жыл бұрын
Man sha allah sheekh mustafa allah bless u
@IsseBiin
@IsseBiin 9 жыл бұрын
Masha Allah ,proud to be your fouvarate bro sh. Mustafa
@abdullahisheikhabdi35
@abdullahisheikhabdi35 9 жыл бұрын
ما شاء الله شكرا والف الف شكر, شكرا الذي لا يستحقه الا انت
@nasiimshawq4237
@nasiimshawq4237 9 жыл бұрын
masha allah wad mahadsantihiin true cable tv sheekh mustafa na alle ha ka jazaai siiyo maxaadiradan aad ka u qiimaha badan ..
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Nasiim Shawq Mahadsanid walaal
@saiddalmar
@saiddalmar 9 жыл бұрын
masha allah ilahay ha ka abaal mariyo sheikhuna mustafe
@ajakisiyojeeritv8366
@ajakisiyojeeritv8366 8 жыл бұрын
Maashaa alaah waxaad noo soo gudbisaan muxaadarooyinka sh Abdirizak xaashi
@Abdirahman-Cideeye
@Abdirahman-Cideeye 8 жыл бұрын
Msha allah jasakalah khayr
@layaan134layaan9
@layaan134layaan9 9 жыл бұрын
mansha allh illaahey misaanka xasanaadka hakuusaaro
@kasimsamaan1941
@kasimsamaan1941 6 жыл бұрын
Jazaka lahu kheyran sheikh mustafa...👍👍
@sabaadfaarax812
@sabaadfaarax812 9 жыл бұрын
mansha alh sheekh mustafe alle kahu xifdiyo
@ahmedheensaley5526
@ahmedheensaley5526 6 жыл бұрын
Jazaakalah sheekh
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 8 жыл бұрын
MASCHALLAH JAZAKA ALLAH KHAIR
@suhuurcarey
@suhuurcarey 5 жыл бұрын
Mansha allah sh mustafe
@mukhtarabdi5304
@mukhtarabdi5304 9 жыл бұрын
ilaahay haka jazaa siiyo sheekheena mustafe.
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Mukhtar Abdi Aamiin wll
@hodocabdi3269
@hodocabdi3269 8 жыл бұрын
masha Allah!😊
@cabdihasan8237
@cabdihasan8237 9 жыл бұрын
masha allah
@ahmedjk618
@ahmedjk618 9 жыл бұрын
true cable tv jazaakumullah wanaaga aad umadda u samaynaysaan. alle cimri dherer ha ku siiyo sh Mustapha Haji harun amen amen
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Ahmed Jk Walaal dhamaanteen Alle (SWT) ha inaga yeela kuwa umadooda waxtara. Shukran Akhii.
@ahmedjk618
@ahmedjk618 9 жыл бұрын
Wlll Aameen
@suhaybssd1813
@suhaybssd1813 7 жыл бұрын
Ahmed Jk TazT5b ,
@ahmedfqalinle4192
@ahmedfqalinle4192 9 жыл бұрын
Mansha Allah..... Waad mahadsan tihiin!
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Ahmed F Qalinle Adaa Mudan wll
@mohamudahmedademismiil4360
@mohamudahmedademismiil4360 5 жыл бұрын
Masha Allah ad bad umahadsantihiin true cable
@maryamamaryama8037
@maryamamaryama8037 8 жыл бұрын
masha Allah illahow ku dhoor wa sheikh kaliyah aan waqtiga igu badan An dhageysto allaw nagu Anfac aqoontiisa Allaha ku dhereyo cimrigaga
@aishahodan481
@aishahodan481 9 жыл бұрын
ماشاء الله
@IsseBiin
@IsseBiin 9 жыл бұрын
@true cable thank you akhi caziiz fii laah for your sincere feedback and for uploading this immense great clip
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Isse Biin Adaa mudan walaal.
@badmaceye2010
@badmaceye2010 7 жыл бұрын
☝Allahu akbar
@ilhanhashi6417
@ilhanhashi6417 8 жыл бұрын
Jisaaka allah
@hoodoxasan2683
@hoodoxasan2683 9 жыл бұрын
mansha allah wad mahadsantihiin idinka iyo sheekhuba
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+hoodo xasan Mahadsanid Walaal.
@isxaaqyareaxmed1309
@isxaaqyareaxmed1309 6 жыл бұрын
Masha Allah shayq
@salebanmahamedjaamac2640
@salebanmahamedjaamac2640 8 жыл бұрын
maasha ala ilaahaw ku dhawr
@abdinasirmuse1323
@abdinasirmuse1323 9 жыл бұрын
Waxbadn waad noo iftimaysa rabi haku dhowree
@Ducaysane29
@Ducaysane29 9 жыл бұрын
Mizanka xasanat ka alla ha ugu kordhiyo , shekha iyo inamada So dubay video high quality ah
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Cabdi Waxid , Shukran Walaal
@caynibilan4915
@caynibilan4915 9 жыл бұрын
بارك الله شيخ وجزاكم الله خير Walaalaha noo soo galiyay dhamantiin jazaakulahum qayraa Nasheedada magaceed yaana qaado? Xayaakumulhum
@MohamedAli-nv9bl
@MohamedAli-nv9bl 8 жыл бұрын
Jazzakallah kjeir, sheekh wa la samayn kara keyd aqooneed oo la hufi karo, lakin nasii xumo lcag ma jirto lagu tageero hawshaas, wadanka sidaad sheegtay wasaraduhu waa ada capacity building, lcagta ayr ee cashuurta aga uruuriyana dee malaha waa la musuq maasuqa ileen waligeen maynaan arag iyadoo dadka wax loogu qabanaayo, waxa kaliya aynu maqalna waa wadada turkey ba dhisaya ama US AID ba mashruuca hir geisay, tolow dakhliga dadka lagaga ururiya xaguu qabtaa?
@xuseenmaxamuud7704
@xuseenmaxamuud7704 9 жыл бұрын
assalaamu calaykum true cable tv waad mahadsantihiin. muxaadarada waxaa la qabtay muddo bil ka yer ka hor. hadda sheekha ma joogaa hargeysa? mase laga yaabaa inuu muxaadaro galo maalmahan dhow? waxaan donayaa in sheekhu talo_bixin i siiyo. hadduusan magaalada joogin sidee baa lagula xiriiri karaa? waa mahadsantihiin.
@Truecabletvonline
@Truecabletvonline 9 жыл бұрын
+Xuseen Maxamuud, walaal waad mahadsan tahay, waxaanan rajeenaynaa inaan kula wadaagno wixii Darsi cusub ah Inshaa Allaah ee uu sheekhu qabanayo, wixii walaal xidhiidha Sheekha ku saabsana ma balan qaadi karno. Mahadsanid
@cabdihasan8237
@cabdihasan8237 9 жыл бұрын
ggg
Sidee Guusha Dhabtaa Loo gaadhaa Sh.Almis
50:32
True Cable Tv
Рет қаралды 42 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 5 МЛН
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 81 МЛН
MUXAADARO CUSUB 2017 | Waa Kuma Mufakirku ama Aqoonyahanka - Sh Mustafe Xaaji ismaaciil
44:30
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 58 М.
SAWIRKII ANDALUS OO SOOMAALIYA KA MUUQDA SH MAXAMED CABDI UMAL XAFIDULAH
1:47:41
MUXAADARO JIILKII SAXAABADA | SHEEKH MUSTAFE
1:06:00
Daarta Xikmadda
Рет қаралды 87 М.
DULAANKA MASKAXDA SH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL XAFIDULAH
1:15:38
AL-BADAR CHANNEL
Рет қаралды 184 М.
La Socodka Dadka Wanaagsan - Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil
56:54
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 86 М.
MUXADARO QURANKA IYO SAYNISKA - SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL
1:01:01
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 169 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 5 МЛН