Masha allaa allahakubarakeeyo sh sharaf iyo karaamo igamudan marwalba
@zahrasaidmohamed7927 Жыл бұрын
Yascweb
@myhomecenter46144 жыл бұрын
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك Sheekh casharka daqiiqada 55:41 bal aan dib u baadhno oo hubinno hadduu ALLE idmo. Waxaan filayaa in hadalka ah " hadduu qof isha la' uu kuu soo dacwoodo ha xukumin ilaa aad qofkuu ka soo dacwaaday aad waraysatid ..." in uusan xadiis ahayn ee uu xikmad salafkii ah uu yahay. اذا اتاك احد الخصمين وقد فقئت عينه ...... Denbi dhaaf ALLE ha ina wada siiyo.